A_Khadar
Nomads-
Content Count
4,252 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by A_Khadar
-
Nin-Yaaban;751638 wrote: Oo imisaad jirtaa Khadar? Ma maqashay "Waa la qarin" Hadii la sheegana? "Hada waa la go'i"...
-
^ Is that why u went to, cake? lol.. Just teasing u oday.. I never gone to one. For some reasons, mid October happens to be my get out of town week..lol.. I
-
Shirka wadatashiga wejigiisa labaad oo LOO DIIDEY GAROOWE
A_Khadar replied to Jiiroow Bakaal's topic in Politics
www.jiiroowbakaal.com -
More pics from MN.. https://picasaweb.google.com/104401641629160995430/SSCSoomaaliya?authkey=Gv1sRgCIP9nez5v4uTmQE&feat=flashalbum#5664480824826750722
-
Clan Clashes erupt in the dacawalay Hawd region of Ethiopia+Casualties
A_Khadar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Where the hell is this Baligubadle? Other day I was Siiraanyo visiting it?.. Alle ha kala qaboojiyo.. -
Jacaylbaro;751689 wrote: Shukaansi xumaa kani .. ;) budh la duul....
-
Clan Clashes erupt in the dacawalay Hawd region of Ethiopia+Casualties
A_Khadar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^ so you wanted more blood spill.. Alle ha kala qaboojiyo umada soomaliyeed... BTW where is this gobol of Hawd in eithoipia or somalia? -
Jacaylbaro;751943 wrote: Because we hate ethiopia doesn't mean to be bias dee ..... We? are you one of the weee? Keynya to attack to somalia is completely wrong and somalia's gov shoud say something about this unless this is a plan in the mix to completely get rid of AS..
-
Yh Ahmed Gaashan - ahmed yare.. I guess he looks better after braces.lol.. That event of MN was on fire.. I heard it was $20 and proceedings will go the Buhodle airport project... Good stuff..
-
Can't wait to see London Event.. Here it's ad video....
-
<- Love this song..
-
Lol.. Came back in town late at night ..
-
Holland oo lagu xusay sanad guuradii labaad ee SSC isla markaana lagu taageeray gudiga G6 iyo shirka khaatumo II. Written by C/rashiid Galbeedi Monday, 17 October 2011 07:42 Waxaa xalay lagu qabtay magaalada Vlaardigen oo ka tirsan wadankan Nederland xaflad aad u balaadhan oo looga kala yimi wadama Belgem,Faranca, Garmany iyo dhamaan Gobolada wadankaan Nederland . Xafladan oo loogu dabaal degayey sanad guuradii labaad ee kasoo wareegtay aasaaskii SSC ayaa waxaa laga soo jeediyey khudbado aad u qiimo badan iyo weliba gabayo,riwaayado iyo ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka . Ugu horayn waxaa lagu furay aayadaha quraanka kariimka ah,intaas kadib ayaa Xuseen kaneec oo xaflada xidhiidhinayey wuxuu kusoo dhaweeyey codbaahiyaha Gudiga jaaliyada SSC ee Holland oo ay u hadleen laba xubnood oo kala ahaa C/laahi Dhega horay iyo Caasha shire Cabdi iyagoo ka war bixiyey aasaaskii SSC iyo wixii ay qabteen intii ay jirtay,waxay kaloo ka hadleen shirka khaatumo Two ee ay ka socoto qaban qaabadiisii gudiihii dalka gaar ahaan Magaalada Talleex waxayna ku booriyeen dhamaan dadkii kasoo qayb galay xaflada sidii ay maal,muruq iyo maskaxba ugu taageerilahaan shirkaas. Dhanka kale waxay isku raaceen oo ay sibuuxda u tagaareen dhamaan dadkii shirka kasoo qaybgalay Gudiga G6 ee kasoo shaqayey soona qaban qaabisay shirka khaatumo II ee dhawaan la rajaynayo in uu ka dhaco gudaha dalka. Waxaa iyana lagu soo dhaweeyey Codbaahiyaha Xamsa Hanoolaato oo masuulka ah mid ka mida ururada Soomaaliyeed ee ka dhisan wadankan Nederlan Xamsa waxay ku dheeraatay sida ay usoo dhaweynayso uguna faraxsantahay SSC oo ay tidhi waxay u taagantahay Gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn iyadoo sheegatay in ay markasta garab taagantahay SSC iyo cidkasta oo Soomaalinimada jecel oo aan raali ka ahayn in lakala gooyo dalka. Intaas ka dib ayaa waxaa lagu soo dhaweeyey codbaahiyaha martida ka soo qayb gashay shirka oo qaarkood ka yimaadeen wadamo ka baxsan dalkaan Nederland kuwaas oo kasoo jeediyey khudbado aad u qiiro badan iyagoo sheegay inay sibuuxda u taageersanyihiin SSC ayna la shaqayn doonaan. Waxaa iyana goobta ka hadashay Maryan Xassan Goonle oo ka timi dalka Faransiiska kana soo jeedisay xaflada khudbad ka qiiraysiisay dhamaan dadweynihii ka soo qaybgalay xaflada iyadoo ku boorisay in ay midoobaan cadowga dalkooda kusoo duulayna ay sidii ay uga xorayn lahaayeen gacmaha isu qabsadaan dalkii iyo dadkiina ay ku taageen waxkasta oo ay awoodaan si looga samatabiyo dhibaatadan ku habsatay . Waxaa iyana aad looga maqsuuday oo xaflada lagu soo bandhigay gabayo ay tiranayeen dhalinta SSC kuwaas oo ku cabirayey gabayadooda dhibka haysta dadkii iyo dalkii iyo sidii looga samata bixinlahaa. Waxaan la hilmaamika Hobaladhii iyo fanaaniintii kasoo qaybgashay xaflada oo aad u ruxay dadka iyagoo goobta ka qaaday Heeso isugu jira Guubaabo iyo Cishqiba waxaana ka mid ahaa fanaaniintaas Siciido Shiino iyo Maxamed Deeq iyo Sidiiq Iidle. Ugudanbayn waxaa lagu soo gunaanaday xaflada ciyaaraha hidaha iyo dhaqan oo si aada loo soo agaasimay isla markaana ay gabdho iyo wiilaal sifiican uyaaqaanaa ay hal mar isala heleen Jiibta iyo jaantaba C/rashiid Galbeedi
-
Darn it.. I missed that off the hook party in Minneapolis.. Happy anniversary to SSC...
-
UAE - Dubia magaalada shaariqa gaar ahaan hoteelka weyn ee lagu magacaabo MUBARAK CANTER xaflad aad u qurux badan xafladaas oo ay soo abaabuleen jaaliyada ssc ee wadanka imaaraadka iyo dadweynaha soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkaasi imaaraadka iyaga oo aan u kala hadhin gobol kasta oo ay ka soo jeedaan.umadii soomaaliyeed ee ku dhaqney imaaraadka Nasiib wanaag waxaa isna goob joog ka ahaa GARAAD JAAMAC GARAAD ISMAACIIL DUCAALE oo goob joog ka ahaa indhihiisana ku arkayey munaasabadii goobtaas lagu soo bandhigey. FURITAANKII. XAFLADA. Waxaa lagu furey aayado quraan ah oo uu soo jeediyey sheekh cali maxamed obsiiye oo dadkii goobtaas ku sugnaa ugu duceeyey in ay sanadka kiisa kale ku gaadhaan bash bash iyo barwaaqo denbi dhaafna ee uu siiyo intaa ka dib waxaa hadalkii lagu soo dhaweeyey GARAAD JAAMAC GARAAD ISMAACIIL DUCAALE . Garaadku waxa uu ugu horeyn u mahad celiyey jaaliyadda ssc ee wadanka imaaraadka sida wanaagsan ee ay u soo dhaweeyeen .waxa kale oo uu u mahad celiyey dadweynihii soomaaliyeed ee goobtaas ku sugnaa garaadku waxa uu guud ahaan kula dardaarmey in ay umada soomaaliyeed gacmaha is wada qabsadaan kana shaqeeyaan sidii qaran soomaaliyeed u soo noqon lahaa loona ilaalin lahaa wadajirka iyo midnimada umada soomaaliyeed. DHANKA SSC IYO SHIRKA KHAATUMO 1- 2 Garaadku waxa uu goobtaas ilyartu is qabatey ka sheegey in uu soo dhaweynayo shirka khaatumo ee ka dhici doona magaala taariikhiga ah ee taleex isla markaana uu ka qeyb geli doono hadii alla idmo waxa uuna bulshada ssc ka codsadey dal iyo dibadba in ay u diyaar garoobaanka ka qeyb galka shirkaas . Intaas ka dib waxaa hadalka lagu soo dhaweeyey gudoomiyaha jaaliyadda ssc ee imaaraadka ENG CALI XAAJI CIGE ENG CALI XAAJI CIGE mahad celin ka dib waxa uu warbixin ka bixiyey aasaaskii ssc isga oo goobtaas ka sheegey in umada degta gobolada ssc ay u taagan yihiin sidii la isugu keeni lahaa umada soomaaliyeed ee kal irdhowdey ENG cali waxa uu cambaareeye falkii arxan darada ahaa ee 4/10/2011 ka dhacey magaalo madaxda soomaaliya ee muqdisho kaas oo lagu xasuuqey ardey soomaaliyeed oo aan waxba kalabsan waxa uu u tacsiyeeyey umadii soomaaliyeed ee awlaadoodu halkaas ku geeriyootey waxa uuna ilaah uga baryey in uu naxariistii jano eebe ka waraabiyo kuwa dhaawacan ilaah uu caafimaad siiyo dhanka shirka khatumo mar uu ka hadlayey waxa uu sheegey in ay jaaliyad ahaan taageersan yihiin waxa shacaweynaha ssc ay rabaan kaas oo ah ka qeyb galka shirka khaatumo ee ka dhici doona magaalada taleex waxa uuna sheegey in ay u dirsana doonaan wafti aad u culus oo ka qeyb gala shirkaas. waxaa isna lagu soo dhaweeyey xildhibaan ka mid ah xildhibaanada dowlada federaalka xildhibaan kaas oo ah xildhibaan CABDI WELI SHEEKH MAXAMED waxa uuna u hambalyeey dhamaan bulsho weynta ssc meel kasta oo ay joogaan Waxaa isna goobtaas gabey ay dadkii ka soo qeyb galey dareenkooda ruxey ka soo jeediyey Maxamuud cali cade CAWJAD. Isaga oo murti aad u qurux badan ka soo jeediyey xafladaas taas oo ay muujineyso sida ay uga goantahey bulshada ssc uga midha dhalin lahaayeen shirkaas khaatumo ee taleex waxaa isna habalyo ka soo jeediyey ILYAAS HUSEEN CALI oo ku hadlayey magaca AWDAL STATE Waxaa isna halkaas ka hadley odey SICIID SAALAX oo ku hadlayey magaca maamulka RAAS CASER Ugu danbeyntii xafladaas waxa ay ku soo gaba gabowdey jawi aad u heer sareeya oo lagu farxo.
-
Minnesota SSC 2nd Anniversary... Happy 2nd birthday of SSC Ahmed Gaashan on SSC
-
Full Video - Buhodle
-
SSC - Nairobi audios Waxaan halkan idinku soo diyaarinay Qudbadihii laga jeediyey Sanad guuradii Labaad ee Maamulka SSC ee Nairobi. Halkan Ka DhagaysoHalkan ka Dhagayso hadalkii Taariikhiga ahaa ee Madaxweynihii Hore ee Maamulkii Puntland Maxamed Cabdi Xaashi. Halkan Ka Dhagayso horufadhi.com
-
Buhodle - SSC 2n Anniversary.
-
Lodon - Images... http://boocameonline.com/?p=20521
-
waxaa Maanta Laga Xusay Magaalada Buuhoodle Ee xarunta G/cayn Sanadguurada Labaad Ee Maamulka SSC waxaana si wada jira uga soo qayb galay hogaanka sare ssc bulshada qaybeheeda kala gadisan. ciidamada qaranka ee maamulka ssc oo yaguna goobtasi ka sameeyay dhoolatus malatari iyagoo magaalada ku soo maray gaardis waxaana ciidamada daba socday tiknikada ciidamada xooga ssc. xafladan ayaa ah midii labaad ee ka soo wareegtay sanad guurada 2 ssc waana markii labaad ee siwayn looga xuso magaalada buuhoodle waxana dhamaan bulshada reer buuhoodle saaka ka muuqatay shucuur dareen farxadi ku dheehantahay.
-
Qandalawi;751467 wrote: Welcome to Hargeisa thread! I thought this guy was hired by the mayor of the city or tourism ministry to publicize the city and advertise for potential visitors. I was expecting proper guide through pictures and other interesting attractions from the city. All we get is some second hand opinion and a chit-chat. Crap! Probably!!! But he wasted all energy in a wrong place.. The ones reading this if there from that area, they will go anyway regardless, and those aren't more likely will go their little tuuloos instead..
-
Since Oodweyne and GD are retired from this forum, I automatically became the OLDEST member of this forum..
-
xiinfaniin;751613 wrote: ^caku nin weynaan qabiil ku bartay. :D:D:D:D:D
-
Popular Contributors