A_Khadar
Nomads-
Content Count
4,252 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by A_Khadar
-
Kool_Kat;762816 wrote: And what do you have show for it? I kid, I kid! Walahi I couldn't let that one slide, adaa goalkaaga ka dhaqaaqay nooh...hahahahaaaa Good luck to the brother...I hope Somalis in MN are different than those in Ontario, where voting is at the very bottom of our to do list, if even on the list! :) KK stop flashlighting@.. Nice rigooraa dhalisay..... At least I didn't say I gratuated, but just went..wink wink...
-
Xaalada D/Yagori oo Dagan iyo somaliland oo Loqabtay Mudo Koban Inay Kukenan GacanKudhiiglii Xaaladda Magaaladda Yogoori oo 70Km Laascaanood kaga beegan dhinaca Waqooyiga Galbeed ayaa degan kadib markii wadahadal 48 saacdood lagu balamay ay isla gaadheen odayaasha degaankaas iyo qaar ka mid ah masuuliyiin Hargeysa dhawaantan kayimi in ay mudo Dhaqso ah ay kahelaan hadal cad maamulka somalilad Balankan ayaa waxa uu salka ku hayaa in jawaab kama danbaysa maamulka Somaliland ay la yimaadaan jawaab qancisa dadka Deeganka Yaroori oo ah in gacan ku dhiiglihii dilka ka geystey arbacdii aan soo dhaafnay badhtamaha magaalada la keeno oo loo soo gacan geliyo beel ahaan iyo in talaabo laga qaado ciidanka duulaanka soo qaaday magaalada. Magaalada Yogoori ayaa ah mid xiisa colaadeed oo aad u baaxad lehi ay ka taagan tahay iyadoo meelo kala duwan ay isag yimaadeen ciidan beeleedyo kuwaasi oo ka biyo diidan dhacdada iyo sida ay saraakiisha ciidamadaasi ay uga jaawaabeen falkaasi ka dib. Odayaal haatan gacanta ku haya amaanka degaanka Yogoori ayaa sheegay inay ay xaaladu faraha ka bixi doonto hadaan sida ugu dhaqsaha badan looga jawaabin waxa ay dalbanayaan isla markaana aan laga rarin ciidamadda falkan geystey meesha ay degan yihiin. Ciidankan oo ay isku hayb yihiin madaxweyne Siilaanyo ayaa ah kuwo la qoray waqtigii uu socdey dagaalkii Kalshaale kadibna loo soo raray duleedka magaaladda Yogoori waqti cabsiyi ka timi ciidamo dhinaca bari lagaga soo sheegay magaaladda Laascaanood badhtamihii sanadkan Goordhow Daawo Maqal iyo Muuqaal ah Shirkaa Degmada Yagoori Cadnaan Saalax maxamed
-
Kuwan koreedka horta fahankii ma qaadkiibaa ka haleeyey... The three men spoke in the video if you watched are all from Yagoori where one of them is your project employee, and the person who is doing the business u mentioned is your old farty donkey Nuux Taani. Those in the video denounced his lies and demanded the men who invated the town to brought in specially the murders.. Now when u realized that your militia can no longer roam around the roads between burco and LA, you bring your usual xaar in public.. Caaaaaaaaaaac.. Warn ur men to pack up before it's too late..
-
XX, Awoowe, I am not.
-
This is what Nuux Taani, Taliyaha Milishiyada Qabiilka reported about the incident happened in Yagoori.. Some successionists will come around and argue that donkey/ximaar is their taliye.. taliyeyaasha ciidammadda qaranka iyo booliska somaliland oo ka hadlay khasaarada ka dhashay labada askari oo gabdh isku qabsaday Taliyaaasha Ciidamadda Qaranka Somaliland Nuux Ismaaciil Taani iyo Taliyaha Booliiska Maxamed Saqadhi Dubad ayaa shaac ka qaaday in is-rasaasayn maanta magaaladda Yagoori ku dhex martay Askari ka tirsan Ciidanka Qaranka iyo mid booliiska ahi ay sababtay in uu dhinto kii Booliiska ahaa isla markaana Ciidan kale oo u soo gurmaday uu isna ka dhintay Askare kale Sideed kalena ku dhaawacmeen kadib markii uu la qalibmay gaadhigii ay wateen. Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Nuux Ismaaciil Taani waxa uu sheegay dhacdadaasi inay ka bilaabantay arrimo dhaqan kadibna ay is-afdhaafeen Askari ka tirsan Ciidanka Qaranka iyo mid ka tirsan Saldhiga Booliiska Yagoori kuwaasoo midkoodna dhintay mid-na dhaawacmay oo ay Madax xabadi fadhido. Nuux Taani waxa uu sheegay Madaxweynaha Somalilnad inuu Amar ka bixiyay in si dhakhso ah Maxkamadda loo horkeeno Askarigii Dilka geystay taasoo uu sheegay inay baadhid ku wadaan, isagoo raaciyay Amarkaas Madaxweynuhu inuu siiyay Maxkamadda Ciidamaddu inay fuliso. Taliyuhu waxa uu sheegay ilaa hada inay u hayaan dhacdadaasi qaar ka mid ah Ciidanka falka geystay, sidoo kalena ka dhaawaca ah ay daweynayaan, halka uu sheegay dhaawicii Askarta Gaadhigu la dhacayna inay keeneen Cisbitaalka Burco. Dhinaca kalena Taliyaha Ciidamadda Booliiska Somaliland Maxamed Saqadhi Dubad ayaa sheegay in niman dhaawac ahaa oo dhawaan diyaarad madaarka Hargeysa soo fadhiisatay ay keentay oo dhaawac ah baadhitaan ku wadaan isla markaana ay ku celin doonaan Diyaaradii keentay
-
Successionists lie always but can it stand.. Watch this video where Yagoori community spoke out..
-
^^XX, don't spoil the moments....
-
Abdul;762637 wrote: Oh..Those teenagers,I still remember how they whipped you in kalshale. ;) They still believe it wasn't us but Jiman iyo Malaa'igo..
-
Insha'allah..
-
Thanks blue.. Roda Afjano is a legend poetor..
-
As locals said the two many had arguments and one wipped the other.. No female involve.. I don't believe these guys with mirqaan 247 have tendacy for women.. then the wipped man brought with other men from his group and attacked the one wipped him earlier day.. fight broke and one non the two fight killed... Nuux taani need rehab. I still remember the hey days of Kalshaale when he beat the bushes that the attacker were AS, ONLF, Dblck and also brought back Siyad bare from the grave.. I can believe this dude is still around.. ooh why not, it's all about clan..
-
^^ That supposed to be for Aliyah.
-
Absolutely Blue.. Probably lack of resources is blame.. Let us dig this resource in underground and we will be a happy family... Those who enjoy high mirqaam will have all they want, those who enjoy having daanto sessions around have them, with those Moxog desire, let them enjoy, those love Malaay will catch more, those can live with Waarikow, let them have always and I will enjoy my camel milk..
-
Yeah somali unity for all, but to be satified all, let regions administer their local issues..
-
I give u rep out to Carafaat..
-
US Franklin Bank Stops Serving Somalia Remmitance Companies
A_Khadar replied to xiinfaniin's topic in Politics
I don't think it's the bank itself. I recall when other banks denied to serve Hawalaas.. It's the rules and scrutiny involve and banks found that it's not worth the hassle. -
US Franklin Bank Stops Serving Somalia Remmitance Companies
A_Khadar replied to xiinfaniin's topic in Politics
This is no good. That was a last and the only left bank that hawals can use in MN.. Most bank close the hawala banks because of the scrutiny from the gov.. Some somalis may smile though;) -
Official Somaliland provincial football tournament thread
A_Khadar replied to Xaaji Xunjuf's topic in General
need to saperate the two.. Social and politiking.. Xamudaa idinku yar badan ee have some pain killers.. -
Official Somaliland provincial football tournament thread
A_Khadar replied to Xaaji Xunjuf's topic in General
Sool is my #2 and Sanaag #3.. -
Official Somaliland provincial football tournament thread
A_Khadar replied to Xaaji Xunjuf's topic in General
You assumed my #1 is Sool? It's not.. Burco man if they playing with name of Togdheer.... Preferred this tournament played by all regions of somalia.. -
Official Somaliland provincial football tournament thread
A_Khadar replied to Xaaji Xunjuf's topic in General
Carafaat;762380 wrote: A_Khadar, a Garaad fella once said that Garaad folks are only Somali's that are part of TFG, Puntland, Somaliland, djibouti, Somali region of Ethiopia. And that SSC politicians should not lock themselves up but be part of any political arena. I though that he had a quite refreshing and sportive argument, dont you think? I already said that when it comes to sports yeah, we play ball. But ur lot is playing politiking and and imitation of Garowe..