A_Khadar

Nomads
  • Content Count

    4,252
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by A_Khadar

  1. Because the project is built on emotion and when that emotions are no logner enlign with the interest of the persons, emotions fade away and they remember the blue flag.. wave that..
  2. xiinfaniin;763800 wrote: Mahiga did not call the recognition of Somaliland (at least in the purported video, which I watched). I think the protest is unwarranted. I also understand that separatists like Mintid Farayar are desperate for publicity. Praising peace and stability of a Somali region is not akin to recognizing or breaking Somalia apart it. Xiin even that peace and stability is no longer the case..
  3. Mintid Farayar;763788 wrote: Either you don't read most of what's been written internationally about Somaliland for the last 10-15 years or you're overcome by your bipartisanship regarding the Sool issue. What's the point of posting tons of articles about Somaliland's good governance when we've all read them throughout the years?? I'm not 'Duke'. I recognize your opposition to Somaliland and its claim of the Sool community but let's try to be realistic when it comes to its accomplishments in a harsh environment. Denying them doesn't do justice to your cause. I still have to see the proof of the self governance you claimed. In your explaination if that is THE one in comparison with South somalia, oh yeah well you have it then it's a great governance.. I have aware of the facts on the ground, and I am not denying the place is better condition than Mogadishu but wrong to say there is a self governance.. At least claim that people do their things without the mentioning of government..
  4. COL KU DHAC TUUGNA KUU CIIDAN‏( Xasuuqii SNM tu gaysatay) - Wararka ka Imanaya Degmada Baki, ayaa sheegaya in rag la tuhunsanyahay inay ka mid yihiin ciidamada milatariga Somaliland, si gaadmo ah ugu gawraceen tulaada Seemaal oo ka tirsan Degmada Baki, ugu yaraan 3 qof, dad kale oo aan tiradooda la sheeginna ay afdoobeen. Tuulada Seemaal, ayaa sida la sheegay ah saylad xoolaha la dhoofiyo lagu kala qato, sidaa darteedna ah meel ay isku yimaadaan dad farao badani. Sedexda Qof ee la dilay, ayaa la sheegay inay kala yihiin oday la yidhaa Dayib Maal Axmed Iyo wiil uu dhalay oo la yidhaa Cumar Dayib Maal Axmed, halka ninka sedexaadna la yidhi waa Ismaaciil Maxamuud Caateeye (Af-madhan Diid), kuwaas oo hada lagu aasayo tuuladii lagu dilay ee Seemaal. Raga dhitay ayaa sida la sheegay ka soo jeeda beesha Degmada Dilla: Waraka la xidhiidha dilka waxshimada ah ee ka dhacay tuulada Semaal, ayaa sheegay inay ciidamadu yimaadeen tuulada abaaro 5tii aroornimo, iyaga oo shiiska saaray meel makhaayad ah oo rag badani hurday, ka dibna ay tacshiirad aaan loo aabo yeelin huwiyeen ragii makhaayada hurday, halkaana ay dadku ku dhinteen. Tirada dadka la afduubay iyo inta fixadka ku maqan, ayaan weli la xaqiijin. Qorshaha iyo abaabulka dilkan maanta dhacay, ayaa la thunsanyahay inay ka dambeeyeen Dambiileyaasha Kala ah Nuux Taani ( Taliyaha Ciidamada SNM Abiib Timacad ( La’taliyaha Siyaasadda Siiraanyo Muuse Biixi Cabdi, ( Gudoomiyaha Jamhada SNM Iyada oo sida la sheegay raga dadka dilay wateen darayska arkasta Jamhada SNM, Baabuurtoodana ay ku dheganayd Taarikada Maamulka Hargaysa. Sidoo kale, Seddexdan Dhagar-Qabayaal Ayaa La sheegay inay ka mid ahaayeen dadkii qorsheeyay, isla markaana hirgaliyay dilkii loo Geystay Afartii qof ee Musaafurka ahaa ee lagu Googooyay tuulada Alaay-Baday, labo sano ka hor Kuwaasi oo Kala Ahaa Sidatan- Marxuum Cali Aw Cumar Barre, Marxuum Mawliid Xassan Cumar, Marxuum Daa’uud Xaashi Jaamac Marxuum Cali Maxamuud Nuur (Bagaashle) Taas oo loo nisbaynayo inay kicisay dareen curfi qabiil ku dheehanyahay oo waagaa beelaha dhexe saameeyay, kana dhan ah reer Awdal, sidaa darteedna xisbiga Kulmiye u sahlay inuu hanto ama kasbado taageeradooda. Waxaa Kale oo aan Marnaba Quluubta Dadka Reer Awdal State Ka Go’ayn Dilalkii Qorshaysnaa ee Loo Gaystay Haldoorkii Umadda Waxayna Kal Ahaayeen- Marxuum Cali Farax Sayax ( Siyaasi & Ganacsade ) Marxuum Maxamed Cabdi Dhimbil Galbeedi ( Siyaasi Marxuum Cawaale Bustaale ( General Marxuum Cadayste ( General Marxuum Dhido ( Ganacsade Mrxuum Yuusuf Cali Talan ( General Degmada Baki, gaar ahaanna degaanka Ceel Bardaale, ayaa waayadanba ahayd goob ay maleeshiyo beeleedyo ka soo jeeda Isaaqu ku laayaan Gadabuursiga dhulkaa dega, dilkan maanta ka dhacaynna uuna ka gedisnayn kuwii hore uga dhaci jiray aagaasi, kuwaas oo dad aan waxba galabsan lagu layn jiray. Dilkan foosha xun oo dabo socda kuwo noocan oo kale ah oo ka horeeyay, ayaa sida la sheegay ujeedadiisu tahay xaal abuur lagu baro kicinayo dadyoowga ********** ee degaankaasi ku nool, waxaanu hor dhac u yahay qorshe balaadhan oo dhul boob ah oo ay wadaan beelaha dhexe ee Somaliland. Waxa hadaba xusid mudan maxay odhan doonaan maanta siyaasiintii iyo madax dhaqameeyadii doraato lahaa waxan dugsiga Sh. Cali Jowhar dhagax dhignay taaladii nabada. Aaway nabadii taalada loo dhisayay? Ugu Dambayn Waxaanu Leenahay Hadaanu Nahay Shacabka Reer Awdal State Waa Inay Jawaab Ficil Ah Ka Baxshaan Arrimahan Iyadoo Kaa Shanaysa Dowladeeda Awdal State- Xafiiska Wararka Awdal State United Kingdom Allaa Mahad Leh
  5. So SNM must be the somaliland enemy.. COL KU DHAC TUUGNA KUU CIIDAN‏( Xasuuqii SNM tu gaysatay) - Wararka ka Imanaya Degmada Baki, ayaa sheegaya in rag la tuhunsanyahay inay ka mid yihiin ciidamada milatariga Somaliland, si gaadmo ah ugu gawraceen tulaada Seemaal oo ka tirsan Degmada Baki, ugu yaraan 3 qof, dad kale oo aan tiradooda la sheeginna ay afdoobeen. Tuulada Seemaal, ayaa sida la sheegay ah saylad xoolaha la dhoofiyo lagu kala qato, sidaa darteedna ah meel ay isku yimaadaan dad farao badani. Sedexda Qof ee la dilay, ayaa la sheegay inay kala yihiin oday la yidhaa Dayib Maal Axmed Iyo wiil uu dhalay oo la yidhaa Cumar Dayib Maal Axmed, halka ninka sedexaadna la yidhi waa Ismaaciil Maxamuud Caateeye (Af-madhan Diid), kuwaas oo hada lagu aasayo tuuladii lagu dilay ee Seemaal. Raga dhitay ayaa sida la sheegay ka soo jeeda beesha Degmada Dilla: Waraka la xidhiidha dilka waxshimada ah ee ka dhacay tuulada Semaal, ayaa sheegay inay ciidamadu yimaadeen tuulada abaaro 5tii aroornimo, iyaga oo shiiska saaray meel makhaayad ah oo rag badani hurday, ka dibna ay tacshiirad aaan loo aabo yeelin huwiyeen ragii makhaayada hurday, halkaana ay dadku ku dhinteen. Tirada dadka la afduubay iyo inta fixadka ku maqan, ayaan weli la xaqiijin. Qorshaha iyo abaabulka dilkan maanta dhacay, ayaa la thunsanyahay inay ka dambeeyeen Dambiileyaasha Kala ah Nuux Taani ( Taliyaha Ciidamada SNM Abiib Timacad ( La’taliyaha Siyaasadda Siiraanyo Muuse Biixi Cabdi, ( Gudoomiyaha Jamhada SNM Iyada oo sida la sheegay raga dadka dilay wateen darayska arkasta Jamhada SNM, Baabuurtoodana ay ku dheganayd Taarikada Maamulka Hargaysa. Sidoo kale, Seddexdan Dhagar-Qabayaal Ayaa La sheegay inay ka mid ahaayeen dadkii qorsheeyay, isla markaana hirgaliyay dilkii loo Geystay Afartii qof ee Musaafurka ahaa ee lagu Googooyay tuulada Alaay-Baday, labo sano ka hor Kuwaasi oo Kala Ahaa Sidatan- Marxuum Cali Aw Cumar Barre, Marxuum Mawliid Xassan Cumar, Marxuum Daa’uud Xaashi Jaamac Marxuum Cali Maxamuud Nuur (Bagaashle) Taas oo loo nisbaynayo inay kicisay dareen curfi qabiil ku dheehanyahay oo waagaa beelaha dhexe saameeyay, kana dhan ah reer Awdal, sidaa darteedna xisbiga Kulmiye u sahlay inuu hanto ama kasbado taageeradooda. Waxaa Kale oo aan Marnaba Quluubta Dadka Reer Awdal State Ka Go’ayn Dilalkii Qorshaysnaa ee Loo Gaystay Haldoorkii Umadda Waxayna Kal Ahaayeen- Marxuum Cali Farax Sayax ( Siyaasi & Ganacsade ) Marxuum Maxamed Cabdi Dhimbil Galbeedi ( Siyaasi Marxuum Cawaale Bustaale ( General Marxuum Cadayste ( General Marxuum Dhido ( Ganacsade Mrxuum Yuusuf Cali Talan ( General Degmada Baki, gaar ahaanna degaanka Ceel Bardaale, ayaa waayadanba ahayd goob ay maleeshiyo beeleedyo ka soo jeeda Isaaqu ku laayaan Gadabuursiga dhulkaa dega, dilkan maanta ka dhacaynna uuna ka gedisnayn kuwii hore uga dhaci jiray aagaasi, kuwaas oo dad aan waxba galabsan lagu layn jiray. Dilkan foosha xun oo dabo socda kuwo noocan oo kale ah oo ka horeeyay, ayaa sida la sheegay ujeedadiisu tahay xaal abuur lagu baro kicinayo dadyoowga ********** ee degaankaasi ku nool, waxaanu hor dhac u yahay qorshe balaadhan oo dhul boob ah oo ay wadaan beelaha dhexe ee Somaliland. Waxa hadaba xusid mudan maxay odhan doonaan maanta siyaasiintii iyo madax dhaqameeyadii doraato lahaa waxan dugsiga Sh. Cali Jowhar dhagax dhignay taaladii nabada. Aaway nabadii taalada loo dhisayay? Ugu Dambayn Waxaanu Leenahay Hadaanu Nahay Shacabka Reer Awdal State Waa Inay Jawaab Ficil Ah Ka Baxshaan Arrimahan Iyadoo Kaa Shanaysa Dowladeeda Awdal State- Xafiiska Wararka Awdal State United Kingdom Allaa Mahad Leh
  6. COL KU DHAC TUUGNA KUU CIIDAN‏( Xasuuqii SNM tu gaysatay) - Wararka ka Imanaya Degmada Baki, ayaa sheegaya in rag la tuhunsanyahay inay ka mid yihiin ciidamada milatariga Somaliland, si gaadmo ah ugu gawraceen tulaada Seemaal oo ka tirsan Degmada Baki, ugu yaraan 3 qof, dad kale oo aan tiradooda la sheeginna ay afdoobeen. Tuulada Seemaal, ayaa sida la sheegay ah saylad xoolaha la dhoofiyo lagu kala qato, sidaa darteedna ah meel ay isku yimaadaan dad farao badani. Sedexda Qof ee la dilay, ayaa la sheegay inay kala yihiin oday la yidhaa Dayib Maal Axmed Iyo wiil uu dhalay oo la yidhaa Cumar Dayib Maal Axmed, halka ninka sedexaadna la yidhi waa Ismaaciil Maxamuud Caateeye (Af-madhan Diid), kuwaas oo hada lagu aasayo tuuladii lagu dilay ee Seemaal. Raga dhitay ayaa sida la sheegay ka soo jeeda beesha Degmada Dilla: Waraka la xidhiidha dilka waxshimada ah ee ka dhacay tuulada Semaal, ayaa sheegay inay ciidamadu yimaadeen tuulada abaaro 5tii aroornimo, iyaga oo shiiska saaray meel makhaayad ah oo rag badani hurday, ka dibna ay tacshiirad aaan loo aabo yeelin huwiyeen ragii makhaayada hurday, halkaana ay dadku ku dhinteen. Tirada dadka la afduubay iyo inta fixadka ku maqan, ayaan weli la xaqiijin. Qorshaha iyo abaabulka dilkan maanta dhacay, ayaa la thunsanyahay inay ka dambeeyeen Dambiileyaasha Kala ah Nuux Taani ( Taliyaha Ciidamada SNM Abiib Timacad ( La’taliyaha Siyaasadda Siiraanyo Muuse Biixi Cabdi, ( Gudoomiyaha Jamhada SNM Iyada oo sida la sheegay raga dadka dilay wateen darayska arkasta Jamhada SNM, Baabuurtoodana ay ku dheganayd Taarikada Maamulka Hargaysa. Sidoo kale, Seddexdan Dhagar-Qabayaal Ayaa La sheegay inay ka mid ahaayeen dadkii qorsheeyay, isla markaana hirgaliyay dilkii loo Geystay Afartii qof ee Musaafurka ahaa ee lagu Googooyay tuulada Alaay-Baday, labo sano ka hor Kuwaasi oo Kala Ahaa Sidatan- Marxuum Cali Aw Cumar Barre, Marxuum Mawliid Xassan Cumar, Marxuum Daa’uud Xaashi Jaamac Marxuum Cali Maxamuud Nuur (Bagaashle) Taas oo loo nisbaynayo inay kicisay dareen curfi qabiil ku dheehanyahay oo waagaa beelaha dhexe saameeyay, kana dhan ah reer Awdal, sidaa darteedna xisbiga Kulmiye u sahlay inuu hanto ama kasbado taageeradooda. Waxaa Kale oo aan Marnaba Quluubta Dadka Reer Awdal State Ka Go’ayn Dilalkii Qorshaysnaa ee Loo Gaystay Haldoorkii Umadda Waxayna Kal Ahaayeen- Marxuum Cali Farax Sayax ( Siyaasi & Ganacsade ) Marxuum Maxamed Cabdi Dhimbil Galbeedi ( Siyaasi Marxuum Cawaale Bustaale ( General Marxuum Cadayste ( General Marxuum Dhido ( Ganacsade Mrxuum Yuusuf Cali Talan ( General Degmada Baki, gaar ahaanna degaanka Ceel Bardaale, ayaa waayadanba ahayd goob ay maleeshiyo beeleedyo ka soo jeeda Isaaqu ku laayaan Gadabuursiga dhulkaa dega, dilkan maanta ka dhacaynna uuna ka gedisnayn kuwii hore uga dhaci jiray aagaasi, kuwaas oo dad aan waxba galabsan lagu layn jiray. Dilkan foosha xun oo dabo socda kuwo noocan oo kale ah oo ka horeeyay, ayaa sida la sheegay ujeedadiisu tahay xaal abuur lagu baro kicinayo dadyoowga ********** ee degaankaasi ku nool, waxaanu hor dhac u yahay qorshe balaadhan oo dhul boob ah oo ay wadaan beelaha dhexe ee Somaliland. Waxa hadaba xusid mudan maxay odhan doonaan maanta siyaasiintii iyo madax dhaqameeyadii doraato lahaa waxan dugsiga Sh. Cali Jowhar dhagax dhignay taaladii nabada. Aaway nabadii taalada loo dhisayay? Ugu Dambayn Waxaanu Leenahay Hadaanu Nahay Shacabka Reer Awdal State Waa Inay Jawaab Ficil Ah Ka Baxshaan Arrimahan Iyadoo Kaa Shanaysa Dowladeeda Awdal State- Xafiiska Wararka Awdal State United Kingdom Allaa Mahad Leh
  7. Mintid Farayar;763780 wrote: The radicalization of the NSUM diaspora will eventually burn itself out. They will eventually come home, just like the Samater brothers. The SL gov't just has to concentrate on keeping the intercommunal peace internally - a challenging task among poor, aggressive 'geeljireyaal'. You jumped of the question? Bring some help to your claims. Peace was the only over rated claim that s/l used and that is a history now.. Anything else?
  8. Sayid*Somal;763751 wrote: :D Talking about waxa la yidhi - Jacaylbaro aya laga haya hadda ka hor in adiga iyo marwodaado in aa hadal kaan soo socda is waydaarsateen mar aad gaariga Jacaylbaro ku wada jidheen idin koo arkay dibiyaal meel daaqaya - markaasad adigu hadalka bilowday - adoo dhahaya; Mr Ngonge - (pointing to the bulls grazing) "relatives of yours?" Mrs Ngonge - "yes, they are my in laws" War Sayidka got jokes.. That was so funny.. "yes they are my in laws..".. war caadi maaha..
  9. A_Khadar

    Hysterical

    grasshopper;763606 wrote: another embarrassing story coming out of the UK. Wow, these lowlife b1tches should have got tougher sentencing...I can't get over how one of the girls was 28 years old and acting like a damn teenager... two are 28 yrs old..
  10. A_Khadar

    Hysterical

    Narniah;763583 wrote: I'm utterly disgusted what a disgrace.The British justice system is a joke! That white guy was a complete disaster though. How was he not able to knock those drunken chicks out? He kept throwing punches but they kept getting back up. He seems drunk himself too unless the girls knocked him down...
  11. Carafaat;763767 wrote: NSUM only cares about Somaliland. What Mahiga and other UN officials have done in Somalia or Moqdisho they dont care. Quite ironic for those pretending to care about Somalia. You wrong up there, they don't even care about somaliland.
  12. But the prevailing good governance in Somaliland is harder to cover up these days. These are the positive side effects of the increasing international presence in Somaliland. Where did you get this info about the good governance in s/l? Also define what is the good governance mean?
  13. ;);) Politics xaal ha la siiyo..
  14. What is up with the use of these free email services for the non-existing nation officials?
  15. Looks Qarannews broke the norms of that lot which was to hide any facts that can damage with any cost..lol..
  16. Yeah the district is where many somalis reside but can't be proved if they are majority. Nice try though, this is his second lost, but I will encourage him to never give it up.. Try again.
  17. Som@li;763648 wrote: this is what happens when parents are fully occupied with ayuuto, and non sense, instead of raising good kids, who respect themselves and others! Why blaming parents, these girls are grown ups and should be parents themselves for their ages.. 24 and 28..Two of them already hit the mid-age mark..
  18. Carafaat;763707 wrote: Somaliland's nr 1 enemy is a virus called clannism. Pointing to others will only distract people from their domistic and destructive enemies. The killers of 2 years ago are all known and walk freely around in Gebiley and they dont belong to ONLF and Al Ithihaad. If ONLY if all successionists have thoughts just like yours , waxba ma ka xumaadeen..
  19. GD, let me know where and when Noor is campaigning anywhere I may meet you there and let you know..lol.. FB same to you..
  20. Right on Truman!.. Those who know anyone living in that district, please encourage to come and vote for Noor..
  21. Written by Qaran news Dec 01, 2011 at 05:27 PM Waa emailo sir ah oo laga hayo wasiirka arimaha dibada Somaliland Wasiirka arimaha dibeda ee Somaliland oo caadeystey inuu la gorfeeyo dawlada ka jirta Soomaaliya ee TFG da iyo dad aan dawlada ku jirin kana mid ahayn mustaqbalka JSL isagoo ku hadlaya afka xukuumadiisa oo aan arinkan kula wada socon isagoo foof'tag ah oo ku dilaal tagey magaca umada JSL waa khiyaamo qaran waana musiibo ku habsatey umada Somaliland.Emailkan oo cadeynaya wasiirkoo u jawaabaya soo diraha emailkaasi oo ku leh waad ku mahadsantahay oo xidhiidh ayaan la leeyahay dawlada Shariifka ee TFG da iyo isagoo leh waan kugu raacsanahay in lala xidhiidho TFG dan intay jilicsantahay.Arintan oo dhabar jab cad ku ah shacabka Somaliland waa in laga qabto ninkan iibinaya qaranimada JSL iyo shacbigan aan ka war hayn wuxuu wado iyo safaradiisan isdaba jooga ah ee aan marna guul usoo hoyneyn Somaliland iyo shacabkan samrayey 21 sanadood isagoo wasiirkan “Jug Soo Dhacdeyda ah” la damacsan iib iyo baayactan xaaran ah oo aanay raali ka ahayn. Sideedaba xidhiidhka uu wasiirku la sameeyay TFG- waa mid ku dhisan suuq madow iyo mid ka baxsan shuruucda dalka u yaala waana xaaraan in Koonfurta Somaliya uu wasiir kaligii cararayaa uu heshiis la galo. Emailkan oo qofka usoo direy lagu magacaabo Eng. Balayah ku leeyahay waa TOP SECRET waxa uu dhabar jab aan laga soo kacayn ku yahay JSL waana in laga xayuubiyo jagadiisa maadaama uu arinkani yahay KHIYAAMO QARAN – lana baadho inay xukuumadiisani ka war hayso arinkan uu ku kacay ama ay kula socoto. Waa in Madaxweyne Siilaanyo, golihiisa xukuumadu iyo xisbul xaakimka Kulmiye cadeeyaan inay kula socdaan wasiirkan dilaalka ah qaran dumiskan iyo iibintan uu qaranka iyo umada JSL ku iibinayo. Golayaasha qaranka iyo axsaabta mucaaridku waa inay arinkan ka hadlaan hadii kale kacdoon shacbi oo lagu kala guuro ayaa dhici, wasiirkan dilaalka ahina waa in talaabo adag laga qaadaa. EMAILKII TOP SECRET KA AHAA WAAKAN KU LIFAAQAN: From: momar@hotmail.co.uk To: mobalayah@yahoo.co.uk Subject: RE: Who is easier to negotiate a strong TFG or a weak TFG regarding the recognition Date: Tue, 1 Feb 2011 13:20:51 +0000 Dear Eng. Balayah, I am in contact with the TFG and I agree with you that it is much easier to negotiate with the current weak TFG. Thanks. Mohamed Date: Tue, 1 Feb 2011 10:30:33 +0000 From: mobalayah@yahoo.co.uk Subject: RE: Who is easier to negotiate a strong TFG or a weak TFG regarding the recognition To: momar@hotmail.co.uk Dear Dr. Mo, I am writing my opinion that could look a bit contraversial at this time but I believe now is the right time to brain storm this issue about the recognition directly dealing with the TFG. It is much easier to negotiate with a weak entity than a strong entity. I believe Sh. Sherif and co. are very weak now and are on the edge, meaning, have only six months to go. In addition to that, he and his team have no political future in future Somalia; therefore they would do anything possible to grab some money in exchanging of any deals. Do you believe they grabed only $5M USD from a UAE company and signed for them a contract to takeover Mogadishu Airport and manage it completely. We need forge a deal with them and make them sign recognition before they leave the office; the west gave money to General Bashir to let South Sudan go. UK & USA can make him sign our recognition. The key is how to do that sensitive brokership & who is the best broker??? I suggest to seek advise with the British and Ethiopia plus a bit of the UN/IGAD because they know very well the future of these individuals. Do have in mind ways to forge this deal before August 2010? Please make this discussion is top secret til we come up some kind of solution. Please write back or let me know if you have Africa online telephone (it is the american lines usually people have in Hargeisa) and I could discuss with you a bit longer. Just now I heard a sad story, the sudden death of prof. Ibrahim Meygaag Samatar. Somaliland lost another great guy; Inna-llillaah wa inna illeyhi rajucuu.!!! Please reply. With best regards, Eng. Balayah London UK On Mon, 31/1/11, Mohamed Omar < momar@hotmail.co.uk > wrote: From: Mohamed Omar < momar@hotmail.co.uk > Subject: RE: TFG in life support - attached draft will come out officially To: "Balayah" < mobalayah@yahoo.co.uk > Date: Monday, 31 January, 2011, 15:27 Thanks Eng Balayah for this. Mohamed Date: Mon, 31 Jan 2011 12:31:51 +0000 From: mobalayah@yahoo.co.uk Subject: TFG in life support - attached draft will come out officially To: momar@hotmail.co.uk Hi Dr. Mo, Useful doc. attached which overviews the current situation of the TFG. With best regards, Eng. Balayah http://www.qarannews.com/index.php?option=com_content&task=view&id=12267&Itemid=62
  22. AUN inta xaq darada lagu dilay.. Alle ha kala qaboojiyo umada soomaliyeed..
  23. Xaaji Xunjuf;763367 wrote: Akash when did suldaan Selebaan became the Sultaan of the Entire Awdal region last time i checked he was the Sultan of the Dila District Community only When spoke against snm, he is just a Suldan of Dilaa but when for snm, he is Awal Sultaan.. XX caadi maaha..
  24. Jacpher;763229 wrote: Looks like SOL is officially endorsing the brother. What's wrong with the photo? Ciyaalka in the pic dayacaa ka muuqda? Ma ula kas mise better professional oo sawir kala xiran qaadaa la waayey? I am not in his district so I wish him all the luck. Do you know the district he is campaigning in? Who needs to look to fancy? I think the pic is perfect to his targeted audiences, since many of them are low income families..