A_Khadar

Nomads
  • Content Count

    4,252
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by A_Khadar

  1. Boosaaso,(lasanod Online)- Maamulka Puntland waxay sabab aan la qeexin awgeed ay magaalada Boosaaso ku xayireen Ahmed Tabaatiig oo ah.. aqoonyahan u dhashay gobolada SSC,ahna guddoomiyaha Jaaliyadda SSC ee dalka Kuwait. Kadib markay diyaaraddii Ahmed la socdey soo caga dhigatay Garoonka Bandar Qaasim ee magaalada Boosaaso,xannibaadan oo qaadatay saacado badan ayaa Ahmed loo geystey,kadibna waxaa laga qaaday waraaqihii socdaalka(passport) uu sitey,inkastoo warar sheegayaan in la sii daayey baasaboorkiina la siiyey.. Ahmed wuxuu fasax u soo qaatay inuu ka qayb galo shirka Khaatumo 2 ee idinka Eebbe dabayaaqada bishan December 2011 beesha SSC uga furmi doona magaalada Taariikhiga ah ee Taleex. Xog isa soo taraysa waxay tibaaxaysaa in xorriyad iyo waqti ka qaadka Ahmed lala xiriirinayo shirka Khaatumo 2. Xog kale waxay tilmaamaysaa inay jiraan ashkaas kale oo magacooda la dhigay garoomada Puntland oo iyana mudan doona xayiraad haddii la arko. Waa fal aan qalin iyo qawl midna lagu cabbiri karayn,una dabran jawaabta ay ka bixiyaan inta leh Damiir weli damqada ee u dhashay deegaanka SSC.. M.H.Buraleh
  2. Without me siding with Abtigiis, but the lot from snm neither deny nor nullified the accusation against their entities past and present of using their women to further their political ambitions.. As long Abtigiis keeps pushing that button, JB remembers Allah, NG waits the meal to be ready and Carafaat beats the bush by taking it to wrong direction.. ....
  3. Complicated;766252 wrote: Wakaas waxaan ka yaabanaa, even the few sensible Solers waad ka xanaajisaye maad Abtigiis naga daysid waxan aad walaaqayso. Do you mean few sensible successionists.lol.. Abtigiis never blinks for such opportunities..
  4. Qandalawi;766159 wrote: Dancing on duty.. Just typical militia with uniforms..
  5. Aado weyn qurux badan baa ka buuxda meeshee.. Denbigana waa 50/50.. you post it, and I deeply watched it..lol..
  6. Aaliyyah;765904 wrote: Somaali jamaceed yaa dhankiina joogta, gobanimadu yay jabin. Dalka yaan lakala jarin...Jilibki darwiishkow.. My favorite song I can hear it million times...tacabkiini hore jira oo ilaashada indeed. salaam Nice video and Sado rocks.. Alliya aad baan wax u fiir fiiriye in that video wixii danbi iiga yimaada xagaaga.. BTW, where was that party? Meeshaan waa inaan next week aadaaye..
  7. Carafaat;766028 wrote: Galkacyo, the last divided city of Somalia should indeed unite. Even Muqdisho has one admin nowadays. :D:D
  8. I realized now how old XX is..lol.. Exactly XX.. Maanshaa-Allee dumarku waa ma-hurtadeenniiye Waa midho inoo wada dhexoon cidi ka maarmeyne Xaal ha la siiyo hablaha somaliyeed oo dhan..
  9. Nin-Yaaban;765191 wrote: Knowing UK has more Qat chewing Somalis than anywhere else, hope there is way for addicts to get help. Like a rehab center or something. U don't wanna ban it all of a sudden and expect Khat addicts to cope with it. UKers are no good for business what bunch of reer Waqooyis.. If other places, this would be a good business to make money out of it to open rehab centers and solicit funding from governmental and none orgs to support... NG, think about this, it could fatten your retirement account..
  10. NGONGE;764832 wrote: Nope. Nor would I encourage anyone to sign this kneejerk nonsense. Malika, what difference does it make is not really an argument though, is it? He doesn't want to be ban it... Wax fahan.. Norf, I didn't read all pages and I you mention it can be faked some of the address in UK for those outside UK, can you give some sample address to modify/duplicate etc.. NO idea UK's address format.. Does p.o.box work?
  11. congrats Nuune.. Rain on us more Jinni and dooro kaliifkeed stories..
  12. Dumarka Somaliyeed ceeb malaha cayna yaan loo quudhin.. What was that famous poet said, when a Bari poetry man bad mouthed the women from the North, "Dumarka waa inoo dhex".. was the respond somthing like that.... Markaa hablaha yaa lacayn.. Regarding to this poet now, Gabyaagu uun wuxuu sheegay in gabadhaa Mhagia la siiyey uu Godane kaga haboonaa..
  13. ^^^ XX please put this on rest once for good, it's undefendable!
  14. " frameborder="0" allowfullscreen>
  15. burahadeer;765207 wrote: now they run to anotha show when buhoodle gave up yesterday:D help your kin nxt door.No you can't! a lot easier to keep talking:D U have jokes.. Buhodle gave up? Now buhodle is few men?
  16. N.O.R.F;765060 wrote: This is a meeting for the sake of peace and should welcomed. Put pride and so called 'nationalism' aside people. NORF, it would be nice if it's peace, but in reality it's not.. We went to road many times and nothing came out of it..
  17. Nice pics.. Maxay keeneen? Lacag, qaad? what?
  18. Carafaat;764913 wrote: Liibaan,nin weyn baa tahay ee iska daa sidan ciyaalnimada ee u hadlisid. every single post you repeat the same copy pasted lines. Do you come here to discuss and debate or just to wine and cry. Awoowe Liibaan intaad eegaysid kan buur Saalax miyaadan arkayn..
  19. Carafaat;764734 wrote: A_Khadar, its a tragic event and the accusation of Ina Cali Shire is quite a seriouz one and I am afraid the issue already became political. Why do you think Ina Cali Shire has said this? As obvious, he is not happy with the up coming Khatuumo2..
  20. Jacaylbaro;764568 wrote: This reer xamar dude was giving an advice to another one from Xamar who wanted to go to Hargeisa. Bigays bigays bigays hadaad maqshid…. Shaah ranji leewaaye I seconded on this last one.. I don't think reer Xamar calls it shah rinji ah.. This must be wrongly ordered..
  21. It's a tragic incident and has no any relevence to Khatuumo2, but previous incidents. This will be resolved insha'alah by its people so no need to parade about lost lives here ya successionists. AUN inta dhimatay..
  22. This was a tragic incident.. May allah rest on peace those died.. Both lands shoud not politicized this. Let this be resolved by its people..