A_Khadar

Nomads
  • Content Count

    4,252
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by A_Khadar

  1. Che -Guevara;771033 wrote: ^Your b*chting about Somalia makes an abused girl friend with abandon issues, now seek some help or go back to your asylum. ;)
  2. ^^ Amazing and patriotic kids.. I am very hopeful for Somalia now..
  3. NGONGE;770985 wrote: ^^ How long is this predicted to last and are you planning to post some extracts from the speeches (I don't want what Liibaan does ). NG, If you watched the Dr. Ali Isse's interview with SomaliSat, he said there is no set schedule to last.. I will do my best to post any recording (vedio/audio) of the conference.. I posted few above already from the opening remarks by the two Drs and Garaad Jamac..
  4. Xaaji Xunjuf;770983 wrote: Professor Cali khaliif galaydh walahi wa aftahan gartisa wa naqsaday wa u sarbeebey hadalka wa usi duurxulay hadalkisa wa qodobeyey wedhisa na wa dhiibtay wana goodiiyey amazing leader dadkisana wa la taliyey spoken like a true leader. Do you wish that Siilaanyo to be like Ali? lol..joking.. You're right Ali spoke well so as Dr. Ali Isse.. Dr. Ali Isse's speak and interview moved more than any other speach I ever listened.. I am praying good things for all somalis to come out of this conference insha'alah..
  5. Waxaa maanta ku tegay safar gaaban magaalada Xalin Garaadka Guud ee SSC Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac iyo Odayaasha Aqoonyahanka ee G6 qaar ka mid ah, Safarkan oo ahaa kormeer u u guurgelida xaalada Nololeed ee Xoola dhaqatada iyo Beeralayda deegaanka Xalin ayaa waxaa ka mid ahaa wufuudii tagtay Dr: Cali Ciise Cabdi, Dr: C/Kareem Xassan Jaamac,Eng: Maxamed Buraalle Faarax iyo Odayaal kale iyo siyaasiyiin deegaanka ah oo uu ka mid ahaa Aqoonyahan C/Rashiid Ismaaciil Dheere oo ah madaxa amaanka ee degmada Taleex iyo Shirka Khaatumo2. Hadalo iyo Googaabooyin koo kooban oo ay odayaasha Aqoonyahanku halkaas ka jeediyeen ayaa ku dheerigeliyey shacabka deegaankaas inay sii wadaan horumarka dhanka Tacabka beeraha iyo weliba horumarinta deegaankooda guud ahaan. Odayaasha ayaa aad ugu baraarujiyey shacabka degmada Xalin inay sii labo jibaaraan horumarkooda , Sidoo kale Garaad Jaamac ayaa asaguna shacabkaas uga mahad celiyey horumarka iyo waxyaalaha ay ku talaabsadeen ee dhanka tacabka beeraha, beerahan ayaa waxaa ay hodan ku yihiin, dalagyo kala duduwan, sida Saytuunka, Babayga, Mooska, Liinta, Basbaaska, Cudbiga , Timirta iyo weliba Xab xabka. Booqashada Garaadka iyo odayaasha ayaa waxaa aad u soo dhaweyey dadka ku dhaqan deegaankaas Xalin, kuwaasoo ayaguna dhankooda balanqaaday inay sii wadi doonaan horumarkooda dhankastaba.
  6. Peace Action;770829 wrote: Is Ali Khalif wearing the Somali flag? If so that should send power message for all to see. Yes as well as other G6 memebers..
  7. Aaliyyah;770721 wrote: actually yesterday i was thinking that Saado Cali should be there..it would be awesome and she will get to sing live her new songs geesh,shuushow bax, Run.... ( Akhadar if u havent heard those new songs check them out..) salaam I will insha'alah..
  8. Somalia;770718 wrote: Why would you post from a source you've called; ? This is just a meeting taken out of proportion. Because that was the search keyword "somaliland" result.. Wax fahan..
  9. ^ I haven't heard yet that but I will find out first in the morning..
  10. ^ Indeed that was a great interview. I am sure that wed was after KH1 and his neice was getting married. I love his somali accident btw..:D All eyes on KH2.. Will update more insha'alah.. I am constantly in contact with organizers over there in Taleex, and things are going smooth so far besides the overwelming turn out of SSC people filling in Taleex.
  11. ^^ Awoowe XX, bal kan kaa sareeya ee maskaxdu caabuqday wax u sheeg ee taleexmedia la shir imaanaya waxay dhaheen as it worth to answer what they said....
  12. A_Khadar

    .

    FP, awoowe, it's beyond that now. The only thing expected from Taleex is (Ismaamul) regardless of its sort and capacity... Held that dream up..
  13. ^^ Need no muran... take it to someone with somewhere else..
  14. ^^ Thanks Bashi. I will update tyou o the best of my time and what information I find..
  15. Daawo Sidii Uu U Furmay Shirweynaha Khaatumo2 Ee Maanta 05-01-2012 Taleex(Allssc): Shirweynaha Khaatumo2 Oo maanta si habsami leh uga furmay magaalada Taariikhiga ah ee Taleex ayaa Ergada SSC ay aad u buuxdhaafisay, waxaana ay dhamaan soo wada gaashay ergadii loogu talagay inay ka qayb qaataan Shirweynaha Khaatumo2 waxana sidoo kale Magaalada Taariikhiga ah ee Taleex soo buux dhaafiyay Shacabka SSC , Bulsho weyn Somaliyeed oo jecel Midnimada Soomaaliyeed, iyo warbaahinta Somalia, waxnaa dhamaan laga Dhursugayaa inuu Shirkan kasoo baxo Hadaf mida iyo Horusocod.
  16. A_Khadar;770623 wrote: " frameborder="0" allowfullscreen> Great interview.. This is not just conference for SSC but entire Somali peninsula.. Allow khayr ku dhamee..
  17. Khaatumo2 Taleex: Warsaxaafadeed:Furitaankii Shirka, Maalintii 1aad Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 05/01/2012, si rasmi ah u furmay Shirweynihii Deegaanada Sool ,Sanaag iyo Cayn ee Khaatumo2. Shirweynahan oo ahaa wejigii labaad ayaa waxaa si rasmi ah loogu furay Aayadaha Qu’raanka Kareemka ah, kaasoo uu akhriyey Sheekh Axmed Nuur, waxaa sidoo kale Wacdi iyo waano diini ah halkaas ka soo jeediyey Sheekh Cumar Sheekh Cusmaan. Waxaa halkaas hadal soo dhaweyn ah ka jeediyey Chief Caaqil Axmed Askar oo magaca deegaanka ku hadlayey kaasoo soo dhaweyn iyo Boogaadin u direy ka soo qayb galayaasha shirka iyo Marti sharafta. Shirka waxaa si rasmi ah u furay Garaad Maxamuud Cusmaan Warsame (mashqare),isagoo u mahadceliyey Ergooyinka iyo martida shirweynaha Khaatumo2. Waxaa qudbad muhiim ah, halkaas ka jeediyey Dr: Cali Khaliif Galaydh oo kamid ah Gudiga fulinta (G-6), oo u mahadceliyeyey kooxda G-15 oo iyagu ahaa kuwii kormeeray deegaano farabadan oo ka tirsan deeganada Sool, Sanaag iyo Cayn,Pro: Cali Khaliif Galaydh, oo ka warbixiyey ujeedada iyo baahida shirka loo qabtay. Pro: Galaydh ayaa sheegay in ay isku xilqaameen in dadka taladooda la mideeyo, Pro: Galaydh wuxuu hoosta ka xariiqay in shirkani uu yahay mid Soomaali weyn oo dhan dan u leh, wuxuuna ku nuux nuuxsaday in talada Soomaliyeed aysan dadka SSC aysan cidna marti uga ahayn. ‘’’ Umadda Soomaaliyeed waxay ogtahay in beelaha Deegaanada SSC ay ka midaysan yihiin midnimada Soomaaliya” iyo umadda Soomaaliyeed midnimadeedu marnaba ayna gor gortan galayn’’’’’ ayuu yidhi Pro: Cali Khaliif Galaydh. Dr: Cali Ciise Cabdi oo ah Gudoomiyaha shirgudoonka shirka Khaatumo2 ee Taleex, ayaa hadal qiimo badan ka jeediyey madasha , asagoo sheegay in ay doonayaan in ay cidkasta nabad kula noolaadaan ayaguna dhexdooda nabad helaan.’’’ Beeshu waxay doonaysaa in wax aan ayada ka go’in oo aysan raali ka ahayn aan Dhegaha loogu riddin’’’’’. ‘’’’’. Waxaan dadka dhegahooda ka batay in beeshani aysan midoobi Karin, waxaa marag ma doonto ah in qurbajoogtii ay midowday, intii kale ee guduhuna halkan ku dhamaan doonto, isla markaana dib danbe aan la isweydiin talada *********** meesha ay ka go’do, isla markaana qof meel kale ama cid kale u adeegaya aan talada dalkan iyo dadkan ka go’in’’’’’’’’’’. Talo la’aantu maanta waxay ka muuqataa Caafimaad la’aan, horumar la’aan, Waxbarasho la’aan iyo adeegyo la’aan. Sidoo kale waxaa kelmed soojeediyey Boqor Abdullaahi Axmed Cali, wuxuuna sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay shirka iyo qaabka loo soo Agaasimey. Gelinkii hore ee maanta waxaa shirka soo Xidhay Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac, oo halkaas ka jeediyey hadal dulucdiisu ahaa dhiirigelin, talo gelyo iyo Guubaabo. Garaadka ayaa sheegay in maanta Madaxdhaqameed ahaan ay diyaar u yihiin inay waxa shacabkoodu go’aansado u Gudoomiyaan, asagoo sidoo kale u mahadceliyey bulshada reer Taleex, ee gogosha dhigay. Garaadka ayaa duco ku soo xidhay shirka, asagoo guul u rajeyey. Xafiiska saxaafada iyo xidhiidhka Khaatumo2 Ee Taleex,