A_Khadar

Nomads
  • Content Count

    4,252
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by A_Khadar

  1. Jacaylbaro;775393 wrote: ;) ;) ;) Is that your respond for the embarrassment?
  2. Alle ha unaxariisto intii dhimatay labada dhanba waa dad islaam ah oo soomaaliyeed lakiin waxaa murugo ah in rag halkaan ka buuxa ay gardaro qaawan garab siinayeen oo ay dabaal degayeen in dad deris ah oo degan la wareero oo guryahooda la gubo. That is only found in somaliland clan in 21st century..
  3. This wasn't just a random pick, but selection process out of five names among KH, SSC, Darwiish etc.. So if KH wins with do process.. Welcome Maamul Goboleedka Khaatumo and its people are somalis and somalis from SSC.
  4. buuhoodle maaha baylah 1 buuhoodle waynoow ma tihid baadi xoolo ahe 2 beled qaranku leeyaad tahiyo baho daraawiishe 3 barqo weerrakiyo maaggu waa baaddilkuu yimiye 4 waa bixiso qaaray waddiyo boonku caasidaye 5 waa biidhi qaatiyo kuwii baydadka ahaaye 6 waa booli niman doonayoo booc madoobe 7 waa biliqaystiyo waxaan baran xalaal doone 8 waa baraq nugaylkii ***** iyo bulaankiiye 9 waa baali xooftiyo waxay berigi eedeene 10 baroortoodu waa dhawdihiyo ba,ayda naaguuye 11 mar haddii badheedh laysu helo waa lagaa baqane 12 birta cadawga loogama tudhiyo baaddilka u saare 13 barbaartaan ogaa igawallaan laga badbaadayne 14 waataa bannaannada la wadhay buufintii hore,e 15 bursayn keliya baa ii hadhiyo baasha kala raace 16 burco iyo hargaysaannu tegi bi,idnilaahiiye 17 baydhbaydhi maayoo dagaal waa is badinnaaye 18 baryo kuma tegaayee horaan baaciyaay idhiye 19 baallaha tolbaa kaa xigiyo biixi maaciyahe 20 waxba yaan budlaan bay nacdiyo been lagaa fidine 21 waa soo burmanayaa *****gu taniyo baargaale 22 burjigiinni waa soo noqdiyo biligi *** 23 baddagaracad buuraha qandala baaqu wada gaadhye 24 baaxadduu ugaadeen lahaa baahidaa maqalye 25 banaadiiq ********* sitiyo baalcaddaa imane 26 bogga tanade iyo awr tablaa baarri kuu jecele 27 bartire iyo abasguul ka kece baradi wiilwaale 28 baaruudda geribaa sitiyo boobe iyo faale 29 ninna baylahdaa ma oggoliyo baytimaal 30 dabkan beleley waa inuu berbera bila ka oogmaaye 31 bulsha waynta soomaalidaa birimo joogtaane 32 waxa dunida lagu baahiyaa buugga kuu qorane 33 billaddiyo abaalkiinnu baaqi weli yaale 34 bushaaraa idiintaalla meel barako guuleede 35 ka bogsaday busaaradiyo ciil wayga bi,iseene 36 boodhkiyo awaaraha ka tuma bururku waa soole [ abwaan suusle]
  5. SSC never gets humilated, but indeed brotherly supported from all those who are against aggression from s/l clan to innocent and peaceful cities of somalis are welcome..
  6. ^^ There is no such soldiers from Buhodle fought for your clan militia.. However if that is the propoganda you told, continue to intertain yourself.
  7. AfricaOwn;774960 wrote: This means on the next press release from (NSUM, they wont be crying right? Oops I forgot that you were also another cheerleader...
  8. Xaaji Xunjuf;774940 wrote: ^^ Meeshu horta wa maagaalo maha tuulo oo ta la soco, magaaladana shacab ba degen in la wax yeeleyo wa xaraan ciidanka qaranka mar walba wa inay ta iska ilaaliyan arintaas. You were congratualting your clan militia for attacking the peaceful and populated city of Buhodle on the other thread.. Oooh Allah, when would you people change?
  9. Abokor Omar;774903 wrote: Silanyo jumped the gun. He should have waited for the outcome of the meeting or showed his disapproval from the start. To act now in my view shows indecisiveness. I thought his handling of the Kalshaale incident was below average also. If Siilanyo is a one term president as his claiming, decisions need to be clear and firm. Heheh, you were cheering on the other threads.. Now what has came over you?
  10. The Hermet;774789 wrote: First of all the troops that went into buhoodle were from las canod: so if anyone died: your own clans men died...at this moment in time: From what we know Somaliland has control of the town: but from your side there are conflicting reports...so lets wait and see when one side can be proven entirely wrong...lets wait and see. these are the latest reports: Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Gudaha U Galaya Magaalada Buhuoodle Iyo Warar Iskhilaafsan Oo Soo Baxaya. Buhoodle (Ramaas) Jan. 15, 2012- Wararka ka imanaya degmada Buhoodle, ayaa sheegayaa in cutub ka tirsan ciidanka Qaranka Somaliland oo uu ho Buhoodle (Ramaas) Jan. 15, 2012- Wararka ka imanaya degmada Buhoodle, ayaa sheegayaa in cutub ka tirsan ciidanka Qaranka Somaliland oo uu hogaanimayo abaanduulaha ciidanku Ibraahim Caydiid Dhab-dhab in ay gudaha u galeen Magaaladaas oo ay ka socdaan ilaa hadda dagaao l qadhaadh oo dhexmaraya ciidamada Somaliland iyo kuwa jabhada SSC. Wararka qaar ayaa sheegaya in ciidanka Qaranaka Somaliland ay muddo kooban la wareegeen gacan ku haynta Magaaladaas, laakiin ay markii dambe kaga baxaan sababo lagu sheegay xeelado dagaal, laakiin waxa taas beeniyay qaar ka mida taliyaasha falaagada oo la hadalay saaxafada. Qax ballaadhan ayaa ka bilaabamay Magaalada Buhoodle,iyada oo boqolaal qoys oo afka saareen dhanka dhulka ku jira gudaha dalka dariska ah ee ETHIOPIA, gaar ahaan deegaanka Laandheer, waxaana ay dulsaar yihiin ku noqdeen dad ay qaaroobo yihiin oo xool dhaqada ah. Ramaasnews Desk ;) you so funny.. War ileen nimaan xishoonayn waa kanoo kale..
  11. AfricaOwn;774933 wrote: You see it as "naked aggression of the secessionists" . Everybody has their story to tell, the other side are saying the terror group began this work. Who is able to prove their case the best to the whole world? AfricanOwn, go back to read the news posted by JB, XX and Oodweyne if the otherside you said has the story. Your militia invited to Buhodle inside SSC and tried to capture Buhodle.. Your mates were celeberating here all night but no reality hit them and all disappeared. The left ones left and Salaax who is clueless but keyboard beater.. This was a mere aggression and bases of underminning what this community is trying to do which is Taleex outcomes.. Now Buhodle stands free after your militia attacked.. Hope only that this war won't spead to every where.
  12. Oodweyne;774801 wrote: ^^ Samafal ,... :D Only in your dream, dear lad. But, then, again, it's the vocation of the pirates that turn tail when other come looking for them. Hence, you could be forgiven, in here; since what you seamed to be doing is a bit of a "projection" , as they say in the clinical psychology, indeed... Couldn't read all pages of this thread and the mere emotions of landers and empty celeberations.. God, don't they ever learn and can't they even hide their evil hateful and supporting the invasions to the somalis. Where my lads here, hope you all stick here and update us where about your militia. I have images of fallen militia which I am very sudden for the lost of any somali and rather not post them.
  13. MoonLight1;774660 wrote: keep the marqaan Oody, reality will hit you soon ;) God.. Landers, you disappointed me.. Can't even hide your hateful until you certain what you gained.. Where are the Ciidamadii Qaran?
  14. Oodweyne, Indeed, make sure you don't disappear in couple of weeks as you always do when things are moving to the direction of your unfavoriate. I am believing one thing which is the only reason ur militia is holding on to LA is because of that said clan is divided among themselves between p/l and s/l and now they are united free from both lands.. You, on the other hand, are beating your chest as though you holding the city (LA) with your mighty so called "Ciidamda qaranka".. That very point is what we will see in few weeks time.
  15. You didn't complete the whole sentense.. Hadii ay jireen baad ka tagtay... Shuruudaha lala saxiixday somaliland were obvious and they are peace treaty mate..
  16. I heard that Yemen clans has some sort of what Carafaat is talking about. In Yemen, if you decide to leave your clan and join a different one, you call up both clans olders/leaders and pronounce your departure and join the new clan.. From that day you are no longer that clan.. BTW, you can disassociate the clan's idealogy, but I think you always be that clan. Think about becoming what somalis call "Inan la'yaal" which mean get marry a lady from the clan you want join and live with your in-laws.. over the years, you may become one of them. If you don't, may be your kids will..
  17. Bred and raised mogadishu, ku qaan gaadhay xeryaha qaxoontiga, ku ciraystay USA..
  18. Khudbado kala duwan oo ay soo jeediyeen bulshada qaybeheeda kala duwoan iyo Ardaydda Mac-hadka Caafimaadka Laascaanood oo iyana madasha siraaday. Waxaa saaka mar kale si rasmi ah u furmay shirka Khaatumo2 waxana maanta madasha ku sugan dhamaanba inta badan waxgaradka SSC, waxana shirka saaka bilawday khudbado ay jeedinayaan bulshadda qaybaheeda kala duwan. Ardaydda Mac-hadka Caafimaadka Laascaanood oo ayaa madasha ka soo jeediyey buraanburo iyo gabayo ay ku muujinayaan xaaladda deegaanadda SSC, waxana sidoo kalena qaar ka mid ah Abwaanadda SSC ay madasha ka jeedinayaa Riwaayado. Gudoomiyaha Jaamacadda Nugaal Prof. Cabdirisaaq Lafoofe iyo Aamina Xasan Kurtin oo ka mid ah Masuuliyiinta Machadka Caafimaadka ayaa ka hadlay xaaladda waxbarasho iyo caafimaad ee deegaanadda SSC, waxana ay labadan mas’uul ka warbixinyeen inta Arday ee wax ka dhigatay deegaanadda SSC, Aamina Xasan Kurtin waxa ay sheegtay in Koox Caafimaadka ay keentay taleex kuwaas oo daawooyin iyo hawlo caafimaadba ka qabanaya magaaladda. Dr Axmed Maxamed ( Daakir) oo ka mid ah Qurbaha joogta SSC ee MN kana soo jeeda beesha Gabooye ayaa sheegay in beesha gabooye ay si weyn u taageersan tahay midnimadda iyo horumarka SSC waxana uu sheegay in uu doonayo in beesha Gabooye ay doonayso wixii xaq ay ku leedahay ee kaga aadan Maamulka cusub ee gobaladda SSC. Gudoomiyaha Jaaliyadda Uk Cabdilaahi ******* ayaa madasha ka hadlay waxana uu sheegay in jaaliyadaha dibadda ee SSC ay kaalin muuqda ka qaateen halganka umadda SSC waxana uu sheegay in dhamaanba shirarkii kala duwanaa ee bulshadda SSC ee dibaddu ay Jaaliyadda Uk qayb libaaxleh ka qaadatay. Will post Speeches!
  19. Oodweyne;773610 wrote: ^^ :D Like you have telling us wait and see what we do to you in Las-Anod in the last 4 years ; which was ever since of October of 2007 .. :D Adeer , take it from me, if you bring the whole of your cousins in the pirate-land , with you; I can safely say to you, that, the idea you will win an inch from that city, if we are determine to hold on to it (which we are now, unlike back in 1998 ) is so false, it beggars belief. Perhaps, you should asked your teeming "Siyadist Uncle" in MN , particularly as to who is who in the Somali peninsula; and who is known to turn tail when bullets start getting fired in anger... This news may help you to rethink about your chest beating.. Maamulka Hargeysa Oo Ka Walwalsan Maamulka Taleex Laga Dhisayo Hogaamiyaha Maamulka Hargeysa ayaa wali la Jahwareersan shirweynaha khaatumo 2 ee degaanadda Sool Sanaag Iyo Cayn ay ku dhisanayaan maamul u gooni ah waxaana soo baxaya khilaayo horleh uu u dhaxeeya horgaladda degaanka ee la shaqaysta maamulka somaliland iyadoo Axmed Cabdi Xaabsade Oo Maamulka Somaliland Ugu magacaaban Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta ayay wararku sheegayaan inay mar kale qaar ka tirsan mas,uuliyiinta maamulka somaliland isku seegeen jawaab la doonayay inay maamulka ka bixiso go’aankii ay shalay shirkaasi kaga dhawaaqeen maamul Goboleed inay samaysanayaan. Wasiir Xaabsade oo maamulka hargeysa u qaabilsan arrimaha Warfaafinta ayaa la sheegay shalay in la isku dayay in uu qabto shir jaraa’id si uu ugu jawaabo shirka beelaha ssc Taleex wada iyo dadka hayb ahaan uu ka soo jeedo ee taageeraya shirkaasi, . Dhacdadan ayaa la sheegay inay timid mar uu isku dayay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta Feysal Cali Sheekh in uu u soo Ururiyo Warbaahinta taasoo aanu marka hore Wasiirku ogayn laakiin markii uu ka war helay baajiyay oo aan qabsoomin sidoo kalena ka hor waxa la sheegay in ay Wasiiro isku dayeen inay ku qanciyaan ka hadal Shirka Taleex balse arrintaasna waxa la sheegay inay ku qancin kari waayeen kadib markii uu mawqif adaga iska taagay ka hadalkeeda. Si kasta ha ahaatee hadal la’aanta Xaabsade ayaa la sheegay inay ka dhalatay talada Gobolada barri oo uu u arkayay in uu yahay mudakarkeeda in lala gees maray isla markaana lagu diiday talooyin badan oo uu ka soo jeediyay bilowgii arrintan. Waana markii labaad ee ay dhacdo in uu afka ka xidho ka hadalkeeda.
  20. Warsaxafadeed:- Maanta oo bisha Janaayo tahay 12, waxaa si habsami ah saaka uga furmay madasha shirka magaalada Taleex, shirweynihii Khaatumo2 ee beelaha Deegaannada Sool, Sanaag & Cayn. Shirkan saaka waxaa hadalo kasoo jeediyey dhamaan madaxdhaqameedka beelaha SSC oo kalsooni buuxda siiyey go’aankii ergooyinka ee ahaa in la sameeyo maamul goboleed gaara oo ka taliya aayaha shacabka SSC. Isimada oo mid mid uga hadlay madasha waxay cadeeyeen inay taageerayaan rabitaanka shacabkooda ee ah yagleelka maamul goboleed ka taliya deegaanada SSC. Hogaamiyaha hogaanka SSC Saleebaan Xaglotoosiye ayaa isna shirka ka sheegay inuu xilkii hogaanka maanta laga bilaabo uu kusoo celiyey ergooyinka shirka khaatumo2, si buuxdana uu u taageersanyahay go’aankii ergooyinka SSC ee maamulka cusub lagu dhisay. Shirkii maanta waxaa khudbad uu isimada iyo ergooyinkaba uga mahadceliyey go’aankooda kusoo xidhay Gudoomiyaha gudida fulinta Dr. Cali Ciise Cabdi. Guddiga Warbaahinta Khaatumo-2.
  21. You're another Waraabi in SOL. Your clan is bravest and most powerful clan and no one can move you an inch.. That says all about your mental state..