A_Khadar
Nomads-
Content Count
4,252 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by A_Khadar
-
Gaacuur;775980 wrote: Hello Khaatumo State of Somalia.. A_khadar, Calanka iyo Madaxweynaha goormee lagu dhawaaqayaa? Very soon insha'alah.. We all are waiting..
-
Maansha'allah.. That is so nice! I missed that.. Peace is beauty..
-
^^ Exactly Somalina. There is no such ciidamo qaran in reality but they may exist in the successionists hearts virtually. Warkoodu wuxuu ahaa propaganda and it's heartaching that likes of JB, Oodweyne and XX were clapping for the attacks of peaceful towns and burning poor somali people's homes in this day and age.. Alle ha sahlo..
-
Exactly.. This train moved and moved so fast. It's time to layout parameters for cooperation and collaboration.. Seems that secessionists lost that opportunity and the two admins started on wrong foot already.. Alle ha sahlo..
-
Ahmed Karaashe is among those who are interested in the top three posts of KHS, but I heard another gentleman from Taleex and if that is the case, he has no chance for the top three posts.. The formula is 3.0!
-
She got a talent! Voice and vocal...
-
Carafat's poke gone wrong terribly.. Blue is down to earth somali sis with very straight forward personality, sincerity and honesty are pluses (++). So Carafat, if you like her, be precise and say so.. Otherwise give an apology to the sister..
-
@malware indeed.. Becareful folks.. JB's malware after losing!
-
Wararka naga soo gaaraya Deegaanka Widh widh ee Gobobolka Cayn ayaa sheegaya in Ciidan halkaasi ku sugnaa islamarkaana lagu tirinayay in ay ka mid yihiin Maamulka Somaliland uuna horkacayay gudoomiyihii hore ee Gobolka Ceyn Keyse Cabdi yuusuf ay iminka Calanka Soomaaliya ee Xidigta Shanta geesleh ka daageen deegaankaas gubeena Calankii Maamulka . Wararka ayaa intaasi ku daraya in xaflado iyo dabaaldegyo ay halkaasi ka sameynayaan shacabweynaha iyo ciidanka iyagoona ku faraxsan go’aanka ah in ciidamada iyo maamulkii halkaasi ka jiraba qaataan in ay ka mid yihiin Calanka Soomaaliweyn. Lama garanayo Sababata keentay arintan balse waxaa laga warhayay in keyse Cabdi yuusuf oo horay uga sameystay Xisbi siyaasadeed dhanka Maamulka Somaliland islamarkaana lagu magacabay SSC ay halkaasi ku sugnaayeen .
-
Saldhigyada Laascaanood Oo Qafilan, Taliyaashii Iyo Ciidamadii Booliska Ka Goostay Kuna Biiray Khaatumo State Of Somalia (Sawiro+Vedio) Taliyaha Kuxigeenka Gobolka Sool oo kasoo ayaa maanta kasoo goostay ciidan ka maamulka Soomaali land waxaan si wayn loogu soo dhaweeyay Magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn. ugu horayna waxa ku kalifay inuu kasoo goosto maamulka uu ka tirsanaa. waxa uuna ugu baaqay ciidamadii ay wada shaqaynayeen Ee ku hadhay maamulkaasi inay ku soo biiraan maamulka Deegaanda Ssc ee Khaatumo State Of Somalia. Dhinaca kale waxaa Socdaalka ku weheliyay qaarkamida ciidamii uu taliyaha u ahaa waxayna sheegeen inay ka dhiidhiyaan dhibaatooyinka lagu hayo shacabka deegaanda Sool, Sanaag iyo Cayn. iyagoo xusay inay kago’antahay difaacida Qaranimada Maamulka Khaatumo State Of Somalia imika wixii ka danbaysana ay ku biirayaan Maamulka khaatumo Sate Of Somalia. Dhinacooda waxaa si aada usoo dhaweeyay qaarkamida dadka shacabka ah ee kudaqan magaalada Buuhoodle iyagoo ku tilmaamay arin Taariikhiya Ugu danbayn ayaa waxaa hadal ka soo afmeeray taliyaha Ciidan Daraawiishta Gobolka Cayn isagoo tibaaxay inay Hanbalyo udirayaan dhalinyaradan goorta dhow kasoo goostay maamulkaasi wuxuuna ugu baaqay kuwadku hadhay inay kafekaraan Masiirka Deegaanda Ay kasoo jeedaa. Dhinaca kale waxaa xalay magaalda Laascaanood kasoo goostay ku dhawaad 30 kamida ciidanka Police ka iyadoo lafiyalayo inay soo gaadhaan magaalada Buuhoodle Halka dadwaynaha reer Buuhoodle ay diyaar uyihiin inay si diiran usoo dhaweeyaan. By Axmed Darwiish Video http://www.youtube.com/watch?feature=player_detailpage&v=xduvuw-zNsg" frameborder="0" allowfullscreen>
-
Taleex,(Lasanod Online)- Waxaa saaka sacab iyo sawaxan qaatay daqiiqado badan lagusoo dhowqeeyey ciidamo kasoo goostay.. Booliska ciidamada maamulka Somaliland ee magaalada laascaanood. Ciidamadan oo tiradoodu gaadhaysey 14 ayaa xalay soo gaadhay caasumadda maamulka Khaatumo ee Taleex. Mid ka mid ah ciidamdan oo hadal ka jeediyey shirka ayaa sheegay inay go'aan ku gaadheen inayan dib ula shaqeen maamul dad kale leeyahay ayn au yimaadeen inay ku biiraan ciidamada maamulka Khaatumo. Gudoomiyaha gudida fulinta Khaatumo2, Dr Cali Ciise Cabdi ayaa goobta uga mahadceliyey geesiyiintan qaatay go'aanka wadaniga ah, wyuxuuna sheegay inay tusaale u noqon doonaan qaar kale oo badan. Dhanke kalena waraka hadda ka imanya magaalada laascaanood ayaa sheegaya inuu xilkii iska casilay duqii magaalada laascaanood.
-
Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland Maxamed C/laahi Cumar oo qolka nasashadda kula hadleyay warbaahinta ayaa sheegay in ay safarka Faarax Macalin uu ahaa mid ay isku og yihiin isla markaana ka soo tashadeen, iskana soo raaceen dalka Kenya , Laakiin hadalkan wax beeniyay isla markaana waxba kama jiraan ku tilmaamay Gudoomiye ku xigeenka Kenya waxana uu sheegay in ay ku kulmeen diyaaradda, sidaas awgeedna aanuu la socon safarka uu Wasiirku ku joogo dalka Kenya. Ileen Ceeb looma dhinto.. Warkan wasiir ku sheeg xaa ka siya oo ninka qofkii oo ag fadhiyoo been ka sheegayaaye..
-
http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=do37DvNdZW0" frameborder="0" allowfullscreen>
-
" frameborder="0" allowfullscreen>
-
" frameborder="0" allowfullscreen>
-
Qaab dhismeedka Maamulka Khaatumo State Of Somalia Doodii maanta lagu ansixiyey dawlad goboleedka Khaatumo State Of Somalia, ayaa waxay u dhacday si aad u heer saraysa, waxaana si xigmadaysan loo Asteeyey qaab dhismeedka dawladda Khaatumo ee SSC yeelan doonto. Maamulku wuxuu ka koobnaan doonaan afar qaybood oo kala duduwan. Golaha dhaqanka: Madaxdhaqameedka SSC ayaa waxay yeelan doonaan doorkooda dhaqan iyo Gudoomineed oo aan cidina ku faro gelin dooonin. Kooxda G9: qaybtani waxay ka koobnaan doontaa lixdii odey ee Aqoonyahanka ahaa iyo saddex kale oo lagu daray kuwaasoo ayaguna la shaqayn doona maamulka cusub, siiba arimaha debeda iyo dhaqaalaha miisaniyada kala talin doona. Golaha fulinta: Waxay ka koobnaan doonan Madaxweyne iyo labo ku xigeen kuwaasoo, midkastaba xilka hayn doona 6 BILOOD,ISKU DAR sanad iyo badh inta uu qori doono axda KMG ahi. Waxayna isugu wareejin doonaan mudadaas KMG ah, waxkastana way ka wada tashan doonaa, sidoo kale golle wasiiro oo ka koobnaan doonan 6 xubnood ayaa raaci doona. Kuwaasoo ayagana lagu soo xuli doono aqoon , karti iyo firfrivoonidooda. Golaha Wakiilada: Golahani waa kuwa Barlamaanka tiradoodu wey koobnaan doontaa waana sharci dejinta iyo weliba miisinayada ansixinta , oo ah shaqooyinka Barlamaanka ee caadiga ah. Dhamaan waxaa la samayn doonaa Axdi KMG ah, oo kala hagaya awoodahan iyo weliba arimaha shaqooyinka, sidoo kale waxaa jira hay’ad ka wada madaxbanaan kuwaas, oo ah golaha Garsoorka ee Maxkamadaha, ayagu waxay noqonayaaan kuwa shaqadooda u madax banaan, oo uu weheliyo Xeer ilaaliyaha guud iyo hanti Dhawrka maamulka ee Guud. AHMED XIIR TALEEX KHAATUMO STATE
-
Heheh, come again oday. Nothing new such lines from your lot when their initial parades is over.. Way before KH, Nuux Taani said.. Too bad.. Where are they now, your clan militia? Still in Buhodle? What went wrong with your clan militia?
-
Waxaa maanta booqasho ugu tagay Ciidamada naftood horuyaasha Wufuud sare oo uu hogaaminayo C/kariin Xasan Jaamaca oo kamid Ahaaa ergooyinkii soo qaban qaabiyey shirwaynaha khaatumo 2 ee kasocda magaalda Taleex. Ugu horayn waxay in dhadhayn ku sameeyeen Xoogaga Naftood horuyaasha ee shalay sida xooga ah uga soo saaray Ciidamada Maamulka hargeisa waxaana halkaasi kalmado kooban ka jeediyey Baliga Shangalle Qaar kamida qurbajoogta kasoo jeeda deegaanda Sool, Sanaag iyo Cayn iyagoo ku dheeradaay inay shacabka deegaanada Sool, Sanaag iyo cayn Ay xaq uleeyihiin inay is difaacaan cidii dhimata ay tahay Shadiid. Sidoo kale waxay ugu baaqeen waxgaradka iyo culimada maamulka waqooyiga Soomaaliya Inay ku wacyi geliyaan horjoogaha maamulka hargeisa dhibaatada ay leedahay dulmiga lagu qaado cid aadan wax ku lahay iyo weliba inuusan marna guulaysanayn Dulmigu. iyagoo dhanka kala xaqiijiyey in shacabka Deegaanada Ssc aysan Rajo danbe ka sugay maamulada Hareeraha. hadii waxkasta dhacaana aysan dib ugu laaban doonin. Ugu danbayn ayaa waxaa halkaasi ka hadlay Wasiirkii Hore ee Warfaafinta Dawlada Federaalka Soomaaliya C.kariin Xasan Jaamac wuxuu ugu horayn utacsiyeeyay dadkii dhimashadu kasoo gaadhay dagaalka Ciidamada Milatariga Maamulka Waqooyiga Soomaaliya ay kusoo qaadeen shacabka magaalda Buuhoodle , kuna doonayeen inay ku qabsadaan magaalada Buuhooodle ee Xarunta gobolka Cayn. waxa uu ugu baaqay hogaamiyaha maamulkaasi inuu faraha kala laabto tixgeliyana rabitaanka shacabka Deegaanada Ssc, waxa uuna xusay inaysan suurta gala ahayn in si khasab ah cidna loogu khasbi karo meel ay san doonayn. Sidoo kale waxa uu xusay inay dhamaatay xiligii lakala jiidan jiray Shacabka deegaanada Sool, Sanaag iyo Cayn ayna imika samaysteen maamul madaxbanaan kaas oo si rasmiya uhoostageya Dawlada Soomaaliya. Ugu danbayna waxa uu ugu baaqay Madaxda dawlada sare ee soomaliya inaanu war saxaafeeed laga soo saaro meel dad lagu laayey aanu waxba tarayn hasa ahaatee ay wax qabadkeeda kaga aadan kaqayb qaadato. Ugu danbayn ayaa waxaanu waraysiyo layeelanay qaarkamida saraakiisha hogaaminaya ciidamada waxayna kawarameen xaalada ciidamada Xoogaga maagaalada Buuhoodle.
-
Sababaha Lagu Xushay Magaca Khaatumo State , Dhagayso audio -
-
Waxaa hada lgaga dhawaaqey madasha shirka wadatashiga beesha *********** ka socdey hada laga dhawaaqey magacii ay ku heshiiyeen ergada mateleysey dhamaan beelaha mandiqada SSC. Mgacan leysku raacey ayaa noqdey ”KHAATUMO STATE OF SOMALIA” Dad badan oo ay ugu horeyso shabakada ALLSSC.COM ayaa jeclaa in la qaato magaca degaanka ee ah SSC STATE, laakiin anaga hada weaxey noola muuqataa in magacan siyaasiyan loo doortey kii horena looga guurey arimo khuseeya xaga siyaasada, waxaanuna mar walba u hogaansanahay rabitaanka ergada meteleysa ee ay soo doorteen dhammaan beelha dega mandiqada SSC. Kawaramaya Magaca maamulka Cusub Iyo qodobadii Shirka Looga Hadlay maanta Wariye saleban xaashi http://allssc.com/?p=20841
-
Jacaylbaro;774695 wrote: It is a dangerous but a much needed move sxb. Somaliland has done everything to keep the peace and provided the Gogosha Nabada for more than a year now. It is not a wide scale right now but it has its long term strategy for the good of Somaliland. ;)Yeah it's not wide scale yet..
-
AOB = Absolutely Option Busted..
-
Anigu been sheegi maayo ee ciidanka qaranka wax khasaare soo gaadhay lix Askari oo ku dhaawacmay markii maanta ay magaalada dhex marayeen oo laga soo toogtay guryo ku yaalay magaalada, waxa kale oo aan idiin xaqiijinayaa in kooxahaasi aanu ka gubnay saddex Taangi isla markaana aanu ka qabanay baabuur Tikniko ah”, ayuu yidhi Taliyaha Ciidanka Qaranka oo caawa u waramayay Cidaacada Radio Hargeysa. Yes, he is not lying and he is in Buhodle... Taliyaha Ciidanka Qaranku waxuu sheegay in kooxda Al-shabaab iyo Maleeshiyo beeleedka oo is garab sanayay ay dhirbaaxo kulul ku dhufteen ka dib markii ciidanka qaranku ay saaka galeen magaalada Buuhoodle. Che predicted this... Also ONLF took a part..