A_Khadar

Nomads
  • Content Count

    4,252
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by A_Khadar

  1. Che -Guevara;777077 wrote: Click What is his motivation? Just he didn't get elected/selected. I deserved to lead or be part of Khatumo state, but again he shouldn't react such a way of opposing it. This is the will of the SSC people.
  2. Carafaat;776880 wrote: Ngonge's predicment is becoming reality. Didn't know you also fall for the clan site's baaaaaaaaaaaaac..
  3. Maamulka KHaatumo State of Somali - aka SSC - Audio http://sscradio.com/playaudio.php?id=106
  4. ^^ This is all wish more than anything. If people of Khaatumo are determine which they are now, they will make this baby to stand, walk and fly. As far as I care, things are going well to the right direction.. These are sum of things done and to be done 1. United the community - done 2. Agree on a new admin - done 3. Set the blue print of the admin - done 4. Announce the new admin - Done 5. Elect its branches - done 6. Defend free parts of KH land- done 7. Free LA from SNM rats - on progress 8. Implement and stablize the admin - on track 9. development and peace - will follow 10.
  5. Tiradda Golaha Baarlamaanka Maamulka Khaatumo State of Somalia oo lagu dhawaaqay Golaha Baarlamaanka Khaatumo State of Somalia ayaa la filayaa in maalmahan soo socda la soo xulo waxaana xiligan ay ku soo baxayaan qaabka qabiilka, tiradda Golaha Wakiiladda ayaa lagu sheegay 47 xubnood kuwaas oo kala noqonaya sidan 1. 27 waxa ay imaanayaa Saddex Meeleedkii D-block ( Gudaha) 2. 9 waxa ay ka imaanaya Saddex Meeleedkii D-block ( Jaaliyadaha) 3. 6 waa hablaha Khaatumo ( 3 gudaha iyo 3 dibadda) 4. 3 beesha Fiqishini 5. 2 beesha Gabooye
  6. Dabaaldegyo waa weyn ayaa ka soconaya Magaalooyinka maamulka Khaatumo State, kuwaasoo ay ka mid yihiin Laascaanood, Buuhoodle, Widhwidh iyo Boocame. Dabaaldegyadan ayaa waxaa lagu soo dhaweynayaa Madaxda cusub ee lagu dhaariyey magaalada Taleex ee taariikhiga ah. Magaalada Laascaanood ayaa waxaa xabado ku faray Maleeshiyaadka SNM ee magaalada joogaa, waxaana maanta soo gaadhay Habro fara badan oo ah kuwa la qidhaabta SNM oo cagaha ku jiitaan. Buuhoodle waxaa isugu soo baxay boqolaal qof oo taageraya maamulka cusub, kuwaasoo hadalo soo dhaweyn ah ku qaylinaya. Magaalada Widhwidhna shacabka halkaas ku dhaqan ayaa aad u soo dhaweynaya madaxda cusub. Boocame ayaa waxaa ka soconaya sidoo kale dabaal deg , kaasoo ay ku hambalyeynayaa maamulka cusub.
  7. Taleex,(lasanod Online)- Waxaa hadda lagaga dhawaaqay Berdaha Khaatumo ee Magaalada Taleex, xubnaha hogaanka u qabanaya maamulka Khaatumo- xubnahan ayaa la sheegay inay xilka haynayaan muddo gaadhaysa 18 bilood, si looga baxo xaalada adag ee lagu jiro. iyadoo hadda loo dhaariyey xilkii qaar kamid ah. Waxaa si ku meel gaadh ah loogu doortay magaalada Taariikhiga ah Taleex inay noqoto Caasimadda maamulka Khaatumo. Waxaa iyana lagu dhawaaqay in Golaha Wakiiladu ka koobnaan doono 47 xubnood oo 9 ka mid ah loo qoondeeyey inay noqdaan Hablaha Khaatumo. Magacayada Golaha madaxtooyada ayaa kala ah: - Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) - Maxamed Yuusuf Jaamac (Indhosheel) - Cabdibuur Cilmi Qaaji (Biindhe)- (Dib baa laga dhaarinayaa) Magacayada Golaha Wasiirada: 1. Xuseen Saleebaan Xaaji Axmed (Dabay)- Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Caalimiga iyo Jaaliyadaha 2. Maxamed Ducaale Cabdi- Wasiirka Amniga Qaranka 3. Cismaan Axmed Jeex- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda 4. Cabdikariim Faarax Dhaaye- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta iyo Khayraadka Dabiiciga 5. Maxamuud Diiriye Cabdi Joof- Wasiirka Wasaaraada Adeega Arrimaha Bulshada 6. Yasiin Axmed Sulub- Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha
  8. Taleex,(lasanod Online)- Waxaa saaka soo buuxdhaafiyey madasha shirka ee Berdaha Khaatumo ergooyinkii iyo daweyne tiro badan oo u yimid.. inay ka qaybgaataan shirka maanta oo la filayo in lagu dhawaaqo golaha sare ee maamulka Khaatumo. Golaha sare ee maamulka oo ka koobnaan doona seddex golha madaxtooyada iyo lix wasiir. Waxa kaloo maanta la ansixinayaa qaabkii ama distoorkii ay ku shaqan doonaan madaxda maamulka Khaatumo. Shacabka saaka fadhiya madasha shirka waxaa wejiyadooda ka muuqda farxad. Lasanod online waxay idiinsoo gudbin doontaa magacayada maamulka Khaatumo marka lagu dhawaaqo
  9. AsadSL;776513 wrote: Walahi if these reports are correct i am not happy ina umad somaliyeed madaafiic lagu garaaco if its true then i am against this. The Somaliland National Army is outside the town and left because the government told them to leave to aviod making it look worse then it was but people and websites are claiming the victory of some locals with guns. @government! How many governments are we talking about? The above man is the government and he claims that his millitia controls the city is baac...
  10. NG, I thought I should make a quick correction first about this statement you said.. Khaatumo does not yet have any of the usual departments that any state would have yet it decided to have THREE vice presidents It's one president and two vices.. This arrangement has its madness. The rest you're so close to the facts, however your insistence of that Khatumo has no significances and differences from the past about this community in question (ssc) would be more of "Xaasidnimo" because even without the outcomes so far, everything happened in Taleex is a historic. Of course a lot has to be done, but Xiin is right on this by saying this is a huge and it’s a game changer. The least evidence of that is your lot’s (clan admin) desperate attempt of attacking Buhodle and your SOL clanmates’ jubilation here from the other night. The celebration was a good temptation for you as well but what helped you to stayed away and take the time to certain is because of you being from Arabia rather than the dusty triangle towns where stick waving (budh laduul) is the norm.. Welcome to Khatumo State of Somalia and wish the best for your brothers..
  11. Ciidamada qaranka oo hadda si buuxda gacanta ugu haya guud ahaan Magaaladda Buuhoodle ayaa madaafiic badan ku garaacay deegaano dhinaca bari ka xiga Buuhoodle oo si aan caadi ahayn ay isugu urursanayaan kooxahaasi oo doonaya inay weerar rogaal celin ah ku soo qaadayaan Ciidamada qaranka oo fadhiisimo ka samaystay gudaha iyo daafaha Buuhoodle kan nuux taani baaba ka roonaa saa been intaa le'eg muu sheegi jirin.. Xagay buhodle gacanta uu kaga hayaa.. Allow ceeb astur..
  12. Lol.. I was there though came later towards the end so which one you spotted me. I haven't watched them all..
  13. The Hermet;776045 wrote: Ciidamada Qaranka Somaliland Ee Gacanta Ku Haya Buuhoodle Oo Madaafiic Ku Garaacay Fadhiisimada Ay Dib Isugu Urursanayaan Maleeshiyaadka Xooga Lagaga Saaray Magaaladda Buuhoodle (Ramaas) Jan 17,2012 – Ciidamada Qaranka ee gacanta ku haya Magaaladda Buuhoodle ayaa maanta madaafiic ku garaacay fadhiisimada ay isku urursanayaan Maleeshiyaadka nabad-diidka ah ee laga saaray halkaasi. Ciidamada qaranka oo hadda si buuxda gacanta ugu haya guud ahaan Magaaladda Buuhoodle ayaa maanta madaafiic badan ku garaacay deegaano dhinaca bari ka xiga Buuhoodle oo si aan caadi ahayn ay isugu urursanayaan kooxahaasi oo doonaya inay weerar rogaal celis ah ku soo qaadayaan Ciidamada qaranka. Madaafiicdan ciidamadu ku garaaceen Maleeshiyaadka ayaa lagu macneeyay in ciidamadu ay ku kala eryayaan Maleeshiyaadka si ay ula dagaalamaan inay fursad u helaan si ay isku abaabulaan mar labaad. Lama sheegin wax khasaare ah oo madaafiicdaasi u geysteen Maleeshiyaadka reer Buuhoodle, balse wararka halkaasi laga helayo ayaa sheegaya in kooxahaasi ay ka firdhadeen meelihii ay isku urursanayeen isla-markaana ay u guureen meel qiyaaastii 22KM u jirta Buuhoodle La soco Warkan wixii ka soo kordha.:cool: Ramaasnews Desk Hargeisa This sounds a bed time story for the seniors from the triangle community.. JB, XX and Oodweyne can read/listen have a good night sleep..
  14. @source! Only if they have idea where and how G6 came into Taleex in the first place..
  15. The Hermet;776029 wrote: SOMALILAND SITS IN LAS CANOD AND BUUHOODLE. Ku noqso..
  16. That flag isn't an official one yet.
  17. Alliya, you have lots of history.. Educate the kids here... Tell them about Gol khatumo and its history..
  18. If they joined their brothers after the community united, they are welcome. Part of the KH2 was to reconcile and sort the differences..
  19. No and I don't think he will.. However, we will find out very soon who is the leader insha'alah..