A_Khadar

Nomads
  • Content Count

    4,252
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by A_Khadar

  1. Che -Guevara;782956 wrote: Isn't Somtel the one that shuts down all communications when there's fight? That is what I was saying. They are and even one time their base in Buholde was almost distoyed by angry people after they shut down the communications during the Kalshaale fight..
  2. Shacabka Gaalkacayo Oo Looga Mahad Naqayo Garabkay Muujiyeen Goobo badan oo ka tirsan daahafaha aduunka ayaa waxaa naga soo gaadhaya Mahadnaq balaadhan oo loo dirayo shacabka Ku Dhaqan magaalada gaalkacayo sida wanaagsan ee ay isu garabtaageen dhaawacii dagaalkii ka qarxay duleedka Sool Joogto ee ay iskaga horyimaadeen Malayshiyadda SNM iyo shacabka SSC . Waxayna dhamaantood dadkii mahadnaqa na soo gaadhsiiyey ay sheegeen in ay shacabka ku dhaqan deegaanka Gaalkacayo ay uga mahad celinayaa hawshaas ay dhamaantood qabteen , isla markaana ay isku garab taagayaan walaalahood oo ay tilmaameen in ay taariikhdu xusi doonto.
  3. Wafuudan oo muddo saddex casho ah ku sugnayd magaalo madaxda DDS Itobiya ee Jigjiga ayaa waxay kulamo kala duwan la qaateen madaxda dalka iyo Bulshada ka soo jeeda deegaanka SSC iyo weliba madax dhaqameedada deegaankaasi.. Weftidan ayaa waxaa lagu casuumay Caana ku shugka Garaadka beelaha ****** oo ka dhici doonta deegaanka Killinka Shanaad. Madaxwaynaha DDS Cabdi Maxammuud Cumar ayaa oo safar ugu maqan magaalada Adisababa ayaa la sheegay in uu maalinta beri ah soo gelayo Jigjiga halkaasi oo ay weftdan kulamo yeelan doonaan dhinac yo badan taaban doona.
  4. ^^ one can wish worst for others but let us see when the 20+ year of wet-dreamings of your lot end up with..
  5. Xaaji Xunjuf;782933 wrote: So now dahabshiil is an arms dealer Dahabshil owns armors and they were involved both Kalshale and the last fight in Buuhoodle. This is a well known story. Nothing new about on that. If you recall back after Kalshale fight where armors were purshased and they were in transit to Galkacyo where incident happened between the militia transfering the armored vicheles and Ethois, the vechiles were purchased from Dahabshil.. I am not making up this but I know brother of one of the killed militia with that incident..
  6. Somalina;782932 wrote: @Jidbaale. C'mon Khadar! you can do better than that. Jidbaale may have bad track record of propoganda, but I have heard inside source that such meeting happens. Somtel's involvement is obvious whenever a fight start that part of the region, the telecommunications are disconnected. So I won't be surprised if they colleberate with their militia leaders..
  7. A_Khadar;782913 wrote: Heestii Khaatimo State of Somalia Indeed Khatumo Ha dheeliyin..
  8. A_Khadar;782912 wrote: " frameborder="0" allowfullscreen> This video is a must watch/listen one.. Great speech by Abdirashid Macalin..
  9. Shirkadda Dahabshiil ayaa Maamulka Siilaanyo ku wareejisay 17 gawaadhida lagu rakibo qoryaha dagaalka iyo rasaas fara badan sida ay Jidbaale uga xog warrameen ila wadareedyo u badan ragii ay wada shaqaynsan jireen Daahir Riyaale. 6 ka mida gawaadhida Shirkadda Dahabshiil siisay Siilaanyo ayaa lagu rakibay qoryaha dagaalka kuwaas oo kala ah, Qori Zuu badeed ah, 3 Dhashiike iyo labo qoriga loo yaqaan Shilkaha, iyadoo baabuurta kalena ku socoto farsamada qori-saarka gawaadhidaas, oo ku sugan garaashka ka danbeeya ina Qulumbe ee magaalada Burco. . Hubka Dahabshiil iibiyey ayaa waxaa sababay markii ay ku jabeen labo dagaal ay soo qaadeen ciidanka SNM, ee ay isku beesha yihiin mulkiilaha shirkada Dahabshiil. Waxa kale oo tuulada Qori-lugud ku sugan raxan Wasiirro ka ah maamulka Hargeysa, iyadoo halkaas abaabul dagaal laga wado. Duullaan ay u baxsheen Samriye ayey go'aansadeen in ay mar saddexaad soo qaadan, taas oo dhaqaalaha ugu badan ee ku baxaya 4tii maalmood ee ugu danbeeyey Qurba-joogta beesha taageerta maamulka Hargeysa ay dibadda si lixaad leh uga wadeen iyo shirkado ka taageeri doona xagga dhaqaale & hubka. Go'aankan Qori-lugud lagu gaadhay ayey waxay isla garteen in xaduudda la soo xidho dabadeedna shirka sannadkan bishiisa labaad ka dhacaya magaalada London ka sheegtaan in dhulkii British proctate Somaliland la odhan jirey ay maamulaan, maamul Khaatumo la yidhaana aanu meesha ka jirin. Dagaalkan la abaabulayo ayaa Shirkadda Somtel waxay ballan-qaaday in telefoonada Saraakiisha iyo dadka muhiimka ah in telefoonadooda codka duubaan, maamulka Hargaysana kaga caawiyaan waxii macluumaad ah oo hadba soo kordha. Shirkan ayaa waxuu ahaa mid afar geesood ah oo u dhaxeeyey Dahabshiil, Somtel, Qurba joogta & Maamulka Hargeysa. Maleeshiyooyin Qabiil ayaa beryahan laga aruurinayey degaamo hoos yimaadda magaalada Burco, iyadoo diresyo loo xidhayo, kuwaas oo loogu yeedho Ciidan Qaran..
  10. ^^ He is the last standing one to defend the project, the one before him who vacated his spot was NG.
  11. Xaaji Xunjuf;782341 wrote: No one is talking about kids or the small skimirish in Buuhoodle read again this is about enemies wax fahan:D So that was small skirmish. Like how you down play. That attack with over 60 armors and over 500 foot solders, burned armors, POW, many deaths on both sides and defeat of your militia is a small skirmishes.. You must be on something.. What is it plz?
  12. Xaaji Xunjuf;782422 wrote: The unity of Somalia in Minneapolis these people are hilarious Xiinfanin the Garowe clan enclave needs CLAN unity and you are talking about a party. Where booty shakers will wrap themselves with the Somalia flag and that will miraculously unite Somalia in the twin cities really:D It did except the dulusional sapertists..
  13. Attendees were overwelming, filled over 4000+ ballroom capacity where many stood and more were outside of the ballroom. Great even, and all Somalis showed their support to Khatumo Community.. Will post the pics, videos and other info..
  14. What was that somali famous statement "Habar dhaliweyday alele ku waalatay"..
  15. The Zack;782322 wrote: NGONGE, The khaatumo clan sat down and decided to discuss what they really want to do with their state, the garaads, the issimo, the culimaa were there. They decided whatever they decided. It's up to them it it works or fails, the concern we have here is simple. One clan doesn't tell another clan what to do with their towns. Why is it difficult the SL clan to understand that simple logic. These people have spoken and they have spoken very clear and loud, they don't want to have anything with SL. There are some of them that are still in hargeisa and what so but you and I both know where the majority stand . The arrogance part of yours is obvious, you implied the Khatumo people are inferior and are not capable to have and manage their own state. If SL did it, what makes you think that Khatumo can't? Keep in mind this community is now more united than they have ever been. Zak, you can't reason with such BS people.. Let it have and baac with whatever their mirqaan gets on..
  16. STOIC;782366 wrote: Ngonge there is nothing arrogant about what you stated.You just stated the obvious.Without risking to oversimplify the complexity of the historicaL process between the two communities it seems that Somaliland state is way ahead.But astonishingly enough, some in here want to convince us that newly formed state is in same league with twenty year old Somaliland.When the community in question see-sawed betweenSL and PL its hard to take them serious. The anger and bitternes of the supporters on that state doesn help it either including the instigators from other region.Anything resembling a clear cut military victory is possible with SL army but that is not going to help the contours SL has to navigate to win the hearts and minds of the people ;)
  17. Xaaji Xunjuf;781002 wrote: We are that two Somalilanderska oo dhan wa ehel walaalood. This only reminds me afte Kalshaale XX's beel again started digging wells (baraago) another territory of SSC in the Kilil5. Tension raised and Ethiopians army intervened so thing don't get out of hand like they did in Kalshaale. So when two sides meet with Etho for mediation, SSC claimed the area where other side dug wells is theirs, secessionists said the land is for all people and we are brothers and share.. Ethiopians said there is no such thing and you guys if you were brothers or have any relation, you won’t be using “PM” to kill each other just few months ago.. Marka XX his somalinimo, reer Waqooyinimo and the rest only is only applicable when it suites his ambitions.
  18. Geedow ma waxaan ku mooday mise waxaad noqotay? Suldaan shir ku dhex dhuusay iga dheh..
  19. IamRev kuwan maskaxda waxaa kaga dahaaran ciidan qaran iyo somaliland waxkale ma aqbalaan aan ka ahayn defeated and they got that again. They attacked buhodle a week ago and they were chased. They again attacked Buhodle when they heard Khatumo leaders came in town.. Again they were defeated.
  20. Che -Guevara;780945 wrote: Somaliland, situated in northwestern Somalia, ;) Fudayd iga dheh..
  21. Partly the Sheekh is ok, but I was hoping he said that Salaadiinta kubaaqay colaada in lagu duulo daaaka islaamka ah way khaldan yihiin. Ohh well anyway, fiqi tolkii kama jano taq. Qoladaan waqooyigana xaga qabyaalada waa ku siiba badan tahay.. That needs no proof by one sees those in here..