A_Khadar

Nomads
  • Content Count

    4,252
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by A_Khadar

  1. " frameborder="0" allowfullscreen>
  2. Xaaji Xunjuf;784581 wrote: A khadar remember when the professor was the prime minister of the late TNG he and the Ethiopians didn't get along and more than a decade later things are shifting we shall see how it goes from here. As for Somaliland the president of the republic has the people of his nation behind him and there will be no shedding of blood as Somaliland is always working towards peace in the larger horn of Africa. How lame is that of your argument.. Your president is doing what with attacking Buhodle? Probably feeding the poor with bullets!
  3. Xaaji Xunjuf;784566 wrote: A khadar perhaps the good professor should give a interview about his visit to Ethiopia it will clear things up i mean the ssc websites just stated he is in Addis but with no pictures something is fishy really we will find out soon. As for my nephew he is not the editor of various websites he just posted the news he never gave his opinion on the matter. He never give his opinion neither you did.. uncle and nephew as one!.. If they are meeting right and no pics or news about it, don't wish the worst. This isn't first time the two met, yet no pics for the prior meetings either. But I assure you things are going well for Khaatimo State. Give an advice to your old president to stop shedding any more blood for the failed project..
  4. Waryaa Carab anigu warkaa waa daayey dee! Cay baa ka soo hadhay waad iska xanaaqaysaaye..
  5. Xaaji Xunjuf;784544 wrote: Waryaa A Khadar awoow,, salax is my nephew and he is not a script he didn't say the professor was arrested in addis ababa he just posted some reported news from some websites not sure if its true or not. Indeed a nephew script..
  6. Your script Salaaxa posted it marka ha dafirin awoowe..
  7. War ninku sow tii laxidhay? Casumaad rasmi & xadhig siday isu geli karaan..
  8. ^^ Gaacuur, this is one of many recordings recorded from somaliland leaders including Siilaanyo, Ina Kaahin and others from that lot.
  9. Oodweyne;783220 wrote: Guys, Leave Khadar alone; he is basically ventilating the usual conspiracies of our Tolka's website, such as Jidbaale and the rest of them... Conspiracies? Glaydh is arrest in Adis Ababa is actually consipiracy posted by oodweyne website. The above meeting is possible factually or not..
  10. Somalis are all qabyaaladiists. Way uun kala sii daran yihiin.. So tell me if you are not somali, then I will beleive you!
  11. ^^ I thought you said he is already arrest? Ya successionist, this is more than desperation! Itaalkiinii ma habaar buu isug biyo shubtay!
  12. Gaacuur;784378 wrote: LOL waxay ku tusinee Daahir Calasow sida uu ula socdo the likes A/khadar Aniga ilama socdee he is unionist.. Are you not?
  13. ^^ If I have scirpts you, JB, have, I could be Calasow's script..... Anyway, Calasow is anti-succession and therefore him and myself have things we agreed on..
  14. ^^ His response will go like this "You are fat lier"...
  15. Xaaji Xunjuf;784033 wrote: A khadar i like reer Buhoodle they are my people and i do not want any one to hurt them but we need long lasting solutions not people declaringJihaad people need to talk and solve this issue Buhoodle Qurilugud kama maranto Qurilugud Buhoodle kama maranto coodanle Xadhadhanka kama maranto sidi dadku oo wada noolaan lahaayeen halaga shaqeyo. Stop lying, they are not your people and you don't like them.. Tell me who is attacking Coodale and Qorulugud and who is attacking Buhodle? Do your ears and mouth hear each other?
  16. source! waxaa maanta gaadhay magaladda Adis abab waftidii ka socotay Khaatumo State ee maalmahan ku sugnaa Magaaladda Jigjiga waftidan ayaa diyaarad Khaas ah geysay Adis ababa waxana Garoonka Diyaaradaha ku soo dhaweeyey madax sare sare oo ka tirsan Dawladda Itoobiya Waftidan ayaa Casuumad rasmi ah ka helay R/wasaaraha Itoobiya Melez Zanawi taas oo ay ugu gudbeen Adis ababa waxana la sheegay in lagu dajiyey Hotel Hilton isla markaasna loo qaabilay si heer sare ah waxana la filayaa in Kulamo ay la qaateen R.wasaaraha Itoobiya iyo waliba Safaaradaha beesha Caalamka ee ku sugan Adis abab Dawladda Itoobiya iyo Maamulka Khaatumo ayaa wadaaga Xuduud dheer waxana lama huraan ah in labadda dhinacba ay iska kaashadaan wada shaqaynta Amaanka iyo Horumarka dhinackastaba, waxana wanagaasan iminka xidhiidhka labadda dhinac
  17. Bayaan ay soo saareen wadaadada reer UK ee kasoo jeeda gobolada SSC (Sool, Sanaag iyo Cayn) oo ay ku cabirayaan dareenkooda ku aadan dagaalka ka socda deegaanada beelaha ***********. Mahad dhamaanteed waxaa iska leh ALLAHA inagu galadaystay nicmooyinka tirada badan ee ay ugu weyntahay nicmada islaamka, taasoo mudan mahadnaq ballaaran,sida ALLAAH yidhi, ( وإن تعدوا نعمة الله لاتحصوها إن الإنسان لظلوم كفار Intaa ka dib waxaan tacsi u diraynaa dhamaan dadkii ku waxyeeloobay duulaankii qaawanaa ee maamulka, Somaliland kusoo qaaday Degaanka SSC. Waxaan cadaynaynaa in dagaalka iyo collaadda ay ka wadaan maamulka Somaliland degaanada SSC uu yahay mid dullmi ah, ayna dadkaasi xaq sharci ah ulleeyihiin in ay is difaacaan. Sida Rasuulku (scw), kusheegay xadiiskiisa uu kaga hadlayay difaacu nafsiga ee uu kulahaa sidan; وهذا نصَّ عليه النبي -صلى الله عليه وسلم- عندما جَاءَ رَجُلٌ إِلَى رَسُولِ اللَّهِ -صلى الله عليه وسلم- فَقَالَ يَا رَسُولَ اللَّهِ أَرَأَيْتَ إِنْ جَاءَ رَجُلٌ يُرِيدُ أَخْذَ مَالِى قَالَ « فَلاَ تُعْطِهِ مَالَكَ ». قَالَ أَرَأَيْتَ إِنْ قَاتَلَنِى قَالَ « قَاتِلْهُ ». قَالَ أَرَأَيْتَ إِنْ قَتَلَنِى قَالَ « فَأَنْتَ شَهِيدٌ ». قَالَ أَرَأَيْتَ إِنْ قَتَلْتُهُ قَالَ « هُوَ فِى النَّارِ Sidaa darteed dhiiga muslimku maaha mid lagu daadin karo si fudud,waana lays weydiinayaa qofkii ku dhiiranaadana waa ruux banaystay denbi weyn oo kabiira ah, ILLAAHAY agtiisana ka ah Jariimo. Waxaanu dhinaca kale, soo dhaweyneynaa maamulka Khaatumo State of Somalia, ee ay sameysteen dadka dega degaamada SSC. Ugu dambayntii waxaan ugu baaqaynaa Culimada, Isimada iyo waxgaradka Soomaaliyeed guud ahaan,gaar ahaana kuwa kasoo jeeda degaanada duulaanka laga soo qaadayo, in aanay indhaha ka laaban waxa ka dhacaya gobolada dagaalladu ka socdaan, ILLAAHAY na uga baqaan masuuliyadooda. Waxaa Saxiixay baaqan magacyada hoos ku xusan: 1) Xasan Cabdillahi Cashuur 2) Xuseen Ibraahim Ducaale 3) Feysal Maxamud Aaden 4) Cali Xasan Shire 5) Ciise Maxamed Cawl 6) Cabdillahi Maxamed Xasan (Fallaalug) 7) Maxamed Axmed Xasan (Somali) 8) Xussen Maxamed Xaashi 9) Maxamed Cumar Xirsi ( Indhabuur) 10) Maxamed Ismaaciil Nuur (burci) 11) Ismaaciil Cadaani Axmed 12) Siciid Cabdulaahi Aar 13) Cabdixaafid Xuseen Jaaweli 14) Cabdikhaaliq Xasan Aar 15) Cabdishakur Maxamed Dirir 16) Faarax Maxamed Warsame 17) Mubaarak Xasan Aar 18) Axmed Maxamed Xasan (Fallaallug) 19) Maxamed Xuseen Axmed 20) C/kariin Xaaji Khaliif 21) Cabdicasiis Cali Sulaybaan 22) Maxamud Xasan Xirsi (Cidhib) 23) Mohamed Cali Yuusuf 24) C/salaan Maxamuud Ismaaciil 25) Jaamac Saleebaan 26) Yaasiin Xuseen Faarax (Abtiile) 27) Aaden Cabdi Ducaale (Ina Cabdiyare) 28) Cabdikarim Aw Yuusuf 29) Maxamed Xuseen Axmed 30) Cabdirisaaq Siciid Saleebaan 31) Saleebaan Xaaldiid 32) Saleebaan Caydiid Jaamac 33) Yuusuf Xasan Warsame (ileeye) 34) C/raxmaan Maxamed Nuur Yare 35) Xuseen Maxamud Faarax (Waraabe) 36) Xuseen Nuur Axmed 37) Cumar Cabdi Xasan (Jiir) 38) Cabdiraxman Xusan Bare 39) Cismaan Maxamed Cabdi (qayliye) 40) Kayse Saleebaan Axmed (Darwiish)
  18. Abtigiis, you are good but you are starting to develop same symptoms of those Oodweyne suffers..
  19. Keyboard hero.. Alla yaa ku geeya mesha maxaa xaar kaa quban lahaa.. XX, warmongers are well known here, just have self respect for your own good. Guryaad islaameed baad ku duulaysaa and you calling owners of the house warmongers! Caqli ma jiro..
  20. Buuhoodle,(Lasanod Online)- Culimadda Degmadda Buuhoodle ee gobolka cayn ayaa bayaan kasoo saaray Dagaalkii ka dhacay deegaankaas. Shiikh Saleebaan Maxamuud Jaamac ayaa ugu horayn saxaafadda la hadlay, waxaana uu sheegay in dadka deegaanka Buuhoodle xaq u leeyihiin inay isdfifaacaan oo ay la jihaadaan maamulka Somaliland maadaama si garadaro ah loosoo weeraray. Xuduudaha Somaliland ku doodayso ee xadkii ingiriiska ayaa culimadu ku tilmaantay mid baadil ah sh Saleebaan Maxamuud Jaamac ayaa arintaasi bayaamiyey xili uu ka hadlayey shir jaraa’id oo culimadu ku qabteen magaalada Buuhoodle. Waxaa isna halkaasi ka hadlay Sh Maxamuud Yuusuf Dhuux waxaana uu wax ka bayaamiyey sida diinta islaamku u xaaraamaysay in deegaan lagusoo duulo aan waxba kaala socon, waxaana shiikhu sheegay in cidii maamulka Somaliland kaga dhimata dagaalkaasi ay yihin dad naarta ka socokeeya inta ay naftu kujirto sida uu sheegay. Sidoo kale Sh Cabdicasiis Yuusuf ayaa isna halkaasi ka hadlay waxaana uu mudo 3 maalmood ah u qabtay maamulka Somaliland inay ciidamadooda kala baxaan dhulka SSC, Sh Cabdicasiis wuxuu sheegay mudadaas hadii ay kala bixi waayaan inay dadka deegaanku ku jihaadaan dhulkoodda iskana kiciyaan dadka daalinka ah ee kusoo duuley dalkooda. Hadalka culimada deegaanka Buuhoodle ayaa kusoo beegmaya xili dagaalo ka soconayaan gobolka Cayn kaasoo ay duulaan kusoo qaadeen maamulka Somaliland & beelaha bariga Burco oo iskaashanaya.
  21. Addis Ababa,(lasanod Online)- The Ethiopian government which has always welcomed Somaliland delegations including ministers of the government has withdrawn the red carpet treatment for Somaliland's erstwhile minister of Foreign Affairs, Dr. Mohamed Abdillahi Omar. The minister who has been in Addis Ababa on "official government " business since the beginning of the recent AU Heads of State and Foreign minister summit had to decided to leave for Kenya after the normally welcoming Ethiopian government gave him the cold shoulder. According many sources close to the matter, the Foreign Office in Addis Ababa refused to receive the minister due to his lack of diplomatic credentials and in one bizarre incident, the minister, Dr. Omar went with the Somaliland Home Affairs minister Mohamed Arraleh Duur, who had a scheduled meeting with his Ethiopian counterparts. After the Home Affairs minister Duur's, return to Somaliland, in which he held a press conference to address the visit to Addis Ababa and its results and ramifications for Somaliland, Dr. Omar decided to stay on Ethiopia in the hopes of meeting with senior officials from the Ethiopian Foreign Office. Sources confirm that the Ethiopian government finally decided to give, after much pleading Dr. Omar, an audience with the Minister of State, Dr. Tekeda Alemu, and only after Dr. Alemu has completed his normally daily activities and engagements. Dr. Mohamed Abdillahi Omar, who has been Somaliland's Foreign Minister since June 2010 has managed to lower Somaliland's standing and prestige in international circles due to his lack of diplomatic skills and competence. As Somaliland debates whether or not to attend the up-coming meeting on the Horn of Africa in London, irrespective of the decision Somaliland takes, minister Dr. Omar can best serve the nation by staying at home.