A_Khadar
Nomads-
Content Count
4,252 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by A_Khadar
-
Nin-Yaaban;784421 wrote: I agree with you, its just a waste of money. I had a friend who spent $6k on his wedding, and this was the biggest wedding i've been to at the time. After spending all that money, things didn't work out between the two, and they end up divorcing few months later. What a waste. Did you mean $60k cause without the zero isn't much. Basic weds @ the local mosques cost nearly that much without party.. Anyway, Samjamaa, are you a single? PM if you don't want to say it publicly..lol..
-
Tan sow inagii horay uga wada hadalnay XX. TFG defense minister is your close cousin yet you're saying SL isn't part of TFG.. Marka ragaan aad sheegayso that your militia leaders pays will not change the fact that your whole project is a clan and it's one clan.. Weligaaba Akhadar baa sidan yiri dheh..
-
Maleeshiyaadka SNM oo aruursaday dadkii reer miyiga ahaa ee ku sugnaa jiida hore Maygaagle Waxaa saaka jiilka Burco la keenay dad reer miyi ah oo aad ulla yaabay maleeshiyaadka snm ee dagaalka kula jiray maamulka Khaatumo State. Waxaase aad loola yaabay shacabka ku sugan magaalada Burco inay arkeen dadka la soo qabtay inay yihiin dad reer miyi ah oo xataa sheegay in xoolihii laga dareersaday maxaabiis ahaan oo qabsaday si aysan xoolahoodii ugu hadlin. Marka aad eegto Dagaalkii shalay ay ku jabeen maamulka Somaliland State aysan eegin cidda jabisay balse bilaabay inay aruursadaan dadka reer miyiga ah, waxaase la yaab ah Dagaalku ma waxuu u dhexeeyay Maamulka Khaatumo State iyo Somaliland State, mise maanta waxay maraysaa in reer miyigii la aruursado oo la yidhaahdo waa maxaabiis. meelkasta reer miyigu waa joogaa, laakiin waxaa hubaal ah in reer miyigu uu leeyahay xuquuq gaar ah.
-
Mar u saaka booqday Wariyaha Hargaysa u jooga WidhWidh Online ayaa si gaar ah ulla kulmay mid ka mid Saraakiisha ku sugnayd Talisk Guud ee magaalada Hargaysa ee laga maamulo maamulka Somaliland State. Waxaan sarkaal waydiinay innuu waraysi nasiiyo si aan warbaahinte ugu gudbino waanu naga diiday, waxuuna naa sheegay in la dillayo hadii uu waraysi bixiyo, kadib waxaanu ka waraysanaya guud ahaan khasaarihii soo gaadhay shalayto Ciidamada maamulka Somaliland State ee la dagaalamaya Ciidamada Khaatumo State ee ku sugnaa Sooljoogto. Marka hore waxaan idiin sheegay in arintani ay tahay warbixin sir ah oo aan la sheegi karin, waayo Taliska Guud iyo shacabka Somaliland ayaa iska horimanaya hadii aan sida saxda ah aan diin ku waramo, laakiin waxii dhintay iyo waxii dhaawacmay caawa gurigooda ayaa laga tabayaa waxna idiin qarin maayo. Marka hore dagaalku waxuu billoowday 5:32 daqiiqo oo subaxnimo ah bariga Africa, Waxaana Dagaal soo qaaday Ciidamada Buuhoodle iyo dadka deegaanka, jiida hore waxaana naga joogay 4 Guute, labo waxay joogeen Qorulugud, labada kalana waxay joogeen inta u dhaxaysa Maygaagle iyo Sooljoogte. Ciidankayaga waa la gaaday oo gawaadhidaydu geedadka ayay isaga jirtay, si kadis ah ayuu dagaalku ugu biloowday oo ciidamada qaar ayaaba iska hurday oo aan wax dagaal u diyaarsanayn. Markaa qasaaruhu waa badan yahay illaa Labo Guudto ayaan meel ay mareen la garanayn, Dhimashada tiro ahaan aan hayno waa 32 qof, laakiin waxaa jira Ciidan kale oo habaynkii ka soo baxay duleedka Yagoori kaasi nooma tirkoodbayn oo waa beel qudha waa Harbajeclo waa reerka daga Qurulugud, markaa kuwaasi wax ka dhintay garan mayno. Saraakhiisha waa 3 Nin oo aad u qiimo badnaa runtii markii aan maqlay waan ka naxay waayo ragani waxay ahaayeen kuwii loogu tala galay inay qabtaan Buuhoodle waxaa intaas dheer waraaqihii dagaal iyo sir badan oo meesha laga qaatay. Dhaawucu waa badan yahay oo qaar waxaa loo daayay Qorulugud, caynaba iyo OOG, Laakiin waxaa jira kuwo la keenay Burco tiro ahaan kuuma sheegi karo, kolay waxaan maqlay in 50 ay kor u dhaaftay. Gawaadhida gaashaamaan Waxaa nalaga qabsaday Sadex gaadhi iyo Iskarogo raashin saaran yahay, waxaana nalaga gubay sadex gaadhi labo waan soo jiidanay midna waan ka soo tagnay. Walaahay arinkani waa arin culus oo aad aanu ugu yaabanayahay aniga iyo Co. Jidhif, dadkani waxay yihiin garan mayno, kuwo Lascanood iyo kuwan lagu sheegayo reer buuhoodle isku dadba mahan isku dagaalna ma ahan, dee garan mayno waxa ka soo bixi kara dagaalka danbe kolay Jidhif ayaa yidhi ama aniga ayaa maqan ama Buuhoodle ayaan gacanta ku soo dhigayaa, laakiin anigu waxaan kula talay in ciidamada la keeno Qorulugud kadibna aynu biloowno wada hadal toos ah, laakiin waa iga diiday shalay ayuu ka tagay Taliskan Guud………….. mid ka mid ah gaadiidkii dagaalka looga qabsaday S/L.. Kala soco Radiowidhwidh.com
-
Wararkii u danbeeyay dhaawicii ugu liitay oo galabta Hargaysa la geeyay iyo Shacabkii Magaaladaas oo aad kacsan caawa Wararkii ugu danbeeyay ee ka soo baxaya galabta mar aanu booqanay Cusbitaalka Guud ee Hargaysa ee la dhigo Ciidamada Mamulka SNM ayaa waxaanu indhahaya ku soo aragnay………… Dhaawac aad u tiro badan oo aan waxba laga qaban kari waayay Magaalooyinka Burco iyo Qorulugud, dhaawacan ayaa waxay u badan yihiin beelaha Hargaysa iyo Boorame oo labadu ku jabeen dagaalkii u danbeeeyay lana waayay Guutooyinkoodii sida xun loogu jabiyay dagaalkii u danbeeyay ee ka dhacay duleedka Sooljoogta iyo maygaagle u dhaxaysa. Guud ahaan dhaawaca ay warbaahinta widhwidh online soo aragtay ayaa ahaa kuwo aad liita tiradoodu 36 qof oo midba kan kale ka daran yahay, haysa yeeshee waxaa aad looga yaaban yahay rag hubka ku dhacay oo takhaatiira hargaysa ay aad ugu naxeen dhaawaca hada yimid xiligan ay daawadu aad u yartahay, inkasta oo dalabkii dubia uu illa barito imaanayo ayuu yidhi Dhaqtarkii halkaas ku sugnaa. Isku soo wada duubow waxaa hubaal ah in hadii dagaalkan lagu dhamaaday uu sii socodo in la waayi doono dhamaan dadka ku dagaalamaya inta u dhaxaysa maygaagle iyo Sooljoogto, waxaana ku jabi doono ciidamada SNM ee duulaanka ku soo qaaday deegaan aysan lahayn. kala soco Radiowidhwidh.com
-
After Buuhoodle Defeats, Siilaanyo Fires Militia Leaders
A_Khadar replied to xiinfaniin's topic in Politics
Hargeysa,(lasanod Online)- Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa galabta xilkii ka qaaday Taliyihii Maleeshiyada Somaliland.. Maxamed Xasan Jidhif iyo Abaanduulihii Ibraahim Caydiid Dhabdhable. Siilaanyo waxa uu u magacaabay Taliyaha cusub Ismaaciil Shaqalle. Abaanduulahana waxa uu u magacaabay C/laahi Xaaji Jaamac Calas. Bedelaada Saraakiishan ayaa loo aanaynayaa khasaarihii iyo jabkii maleeshiyada Somaliland kaga dhacay dagaalkii ay la galeen Ciidamada Khaatumo ee Buuhoodle. -
Laascaanood,(Lasanod Online)-Isu Socodka gaadiidka ganacsiga ayaa hakad galay kadib markii maleeshiyada Somaliland qabsadeen gawaadhi.. dhawr ah oo horey oga soo kictimay Magaaladda burco. Ciidamada Maamulka Somaliland ee shalay looga adkaaday dagaalkii sool-joogto ayaa bilaabay boob loo geysanayo dadka deegaankaasi kadib markii ciidanku ay jid gooyo u dhigteen gawaadhi sidey badeeco u socotay degaanadda widhwidh iyo degaano ka tirsan gobolka sool. Gawaadhidan oo tiradooda lagu sheegay 2, ayaa waxay badeecada ka soo qaadeen Magaalada Burco. Gawaadhidan oo sidii caadadada ahayd si nabadgalyo ah u mushaaxaya deegaanka uguna gooshaya wadooyinkiisa kaladuwan ayay Ciidamada Somaliland sheegeen inay sahay u sideen ciidamada Khaatumo. Sida ay wararku sheegaayaan waxaa gawaadhida la keenay magaalada Qorulugud isla markaana waxaa bilaabmay dacaayado ay ku sheegayaan inay soo qabteen gawaadhi ay wateen ciidamo beeleedyo. Arintan oo ay ku marin habaabinayaan shacabkooda islamarkaana ay dhici karto inay xidhanto isku socodka gawaadhida rayidka ah ee u kala socda Degaanadda labada Maamul ee Khaatumo iyo Somaliland. Arintana ayaa waxay saamayn ku yeelanaysaa ganacsatada isticmaasha wadooyinka u dhaxeeya maamuladda Khaatumo iyo somaliland iyadoo horeyba u jirtay xiisad baqdin ah.
-
Ciidamo Kasoo Jeeda Magaalada Boorama Oo Shalay ay xasuqeen Maleeshiyaadka Beesha Qorulugud Markay Diideen Dagaalka Waxaa shalay lagu dilay duleeda ” Bali cayaale ” Shan ka tirsan ciidanka maamulka SL oo kasoo jeeda Magaalada Boorama Kuwaasi oo watay gaadhiga dagaalka kana baxsaday dhirbaaxadii ciidamada Maamulka Khaatumo State diidayna inay ka qaybqaataan dagaalka xaqdarada ah eelagu wado deegaanada Khaatumo State, waxaana halkaasi ku laayey Ciidamo Beeleedyo kasoo jeeda Beesha Bariga Burco, Warkan ayaa ah mid xaqiiqa oo aan been laga sheegaynin, ciidaamada nimankan laayey ayaa kasoo kicitimay tuulada Qorulugud intii socday dagaalku kadibna markii ay ciidamadani diideen inay kula soo laabtaan dagaalka ayaa halkaasi waxaa lagu laayey dhamaan ciidankaasi waxaana dib loogu soogalay gaadhigii ay wateen dagaalka. Sidoo kale waxaa khal khal iyo jaah wareer soo wajahay Jabhada SNM waxaana xasuuqa ciidamadaasi keentay inay xalay kadareeraan ciidamo tirabadan oo kasoo jeeda deeganada Galbeedka waxaana ay xiisadi imika ka dhextaagan tahay Maleeshiyaad beesha bariga burco iyo ciidamadii kale ee katirsanaa Maamulka SNM kuwaasi oo lagu khasbayo inay kadagaalamaan dhul ay san lahayn. Markasta oo dagaal dhaco waxaa yimaado khal khal iyo Jaah wareer soo Wajaha Ciidama Jabhada SNM. Magaalada Boorama ayaa siaada waxaa looga Xumaaday xasuuqa midabsooca ah ee ay Maleeshiyaad Beesha Qorulud kula ka ceen ciidamadaa markii horaba uu soo biimeeyay Horjoogaha Jabhada SNM kaasi oo go ‘aankiisu yahay in ciidamada kale ay beeshiisa ku caanbaxday dhulboobka uqabtaan dhul ay ku habsadaan – oo ka tirsan deegaanada Khaatumo State.
-
After Buuhoodle Defeats, Siilaanyo Fires Militia Leaders
A_Khadar replied to xiinfaniin's topic in Politics
It will be the wisest if they remove their militia from khatimo cities. This will save many lives from both sides and people will have health relationship and somalino and live, visit, do business with each.. Allow wada toosan na tus.. -
Wasiir ku Xigeenka Arimahadda Dibadda Maamulka Khaatumo Oo ka Jawaabay Hadalkii Madaxwayne Faroole. Anigga Oo ku Hadlaya Magaca Wasaaradda Arimaha Dibadda Ee Maamulka Khaatumo Ee Soomaaliya, Waxaa Doonayaa in aan ka Jawaabo,Hadalkii ka Soo Yeedhay Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Puntland Uu ka Yidhi Saxaafadda Maanta. Marka Ugu Horeysa, Waxaan Doonayaa inaan Uga Mahad Celiyo Codka Uu Ku Muujiyay in Maamulka Duulaanka Ku Soo Qaaday Degaanadda SSC in ay ka Baxaan Magaalooyinka ay ka mid Tahay Lasanod inta aan la tagin Shirka Ingiriiska, Si Loo gaadho geedi Socodka nabadda Soomaaliya, loona Soo Celinlahaa Qarankii Soomaaliya. Siddoo Kale, Waxaana Doonayaa in Wax ka Iraadho Hadaladdii Uusan Faroole U meel Dayin ama Uusan Ka fikirin Saamaynta ay ku Yeelan karto Bushadda Walaalaha ah Ee Khatumo State of Somalia iyo Bulshadda Puntland of Somalia. Faroole Ayaa Si Isdaba joog ah U Mucaaraday Maamuladda iyo Hogaankii SSC Ee Doonaayay in Maamulka Soomaaliland ka Saaro Degaanadda SSC. Waxaan doonaynaa in Madaxwayne Faroole Uu dhowro,Darisnimadda,Xiriirka Bulsho Ee labadda Maamul, Waana in uu joojiyaa faragalinta Uu ku Bilaabay Madaxbanaanidda Degaanka iyo Maamulka Khaatumo State of Soomaaliya, Bulsho Wayn Khaatumo Uma baahno Hagardaamo iyo Hadal Aan Waxqabad lahayn Madaxda Maamulka Khaatumo State of Soomaaliya Waxaa ka Go’an Sidda ay U Dhan Yihiin in ay Soo Celiyaan Sharaftii iyo Degaanka ka Maqan, Waxayna Siddoo kale u Istaageen in ay Horumariyaan,Midiyaan,guul deg deg ahna ka gaadhaan Arimaha Degaanadda SSC.
-
Wednesday, February 8th, 2012 | Posted by admin TOP News: Dagaalkii ay ku jabeen maamulka SNMTA ayaa wuxuu sababay inay garan waayeen cidi la dagaalantay..(Beelo ka baxsan reer buuhodle ayaa na soo weeraray) Taliyahii Ciidanka SNM Maxamed Xasan C/laahi(jidhif) ayaa tvga universal ka sheegay in dagaalkii maanta lagu jibiyey ay ku soo qaadeen maleeshiyaad aad u tira badan oo aan aheen, kuwa reer buuhodle iyo maamulka khaatumo state of somalia. jidhifi oo oo hadlaya wuxuu yidhi ” maleeshiya fara badan oo ka tira badan kuwa reer buuhodle ayaa ciidanka qaranka soo weeraray waxaana hubnaa in maleeshiyada faraha badan aysan aheen reer buuhodle oo ay yihiin kuwa laga keenay meel ka baxsan buuhodle” ayuu yidhi jidhif oo ciidankii uu taliyaha u ahaa maanta dhagta dhiiga loo daray. wuxuu kaloo sheegay in maxaa biis ay gacanta ku hayaan. waxaana warar aan la hubin ay sheegayaan in dad reer miyi ah oo reer baadiya ay kaxaysteen ay hayaan lakin aysan cid ciidanka xaq u dirirka ee khaatumo state aysan hayn. Dhanka kale waxaa aflabadii yeedhay beesha SL oo maanta sheegtay in ciidan beeleedyo fara badan oo kaymid beelaha Galkacyo, Caabudwaaq, Goldogob, Kilika5. iyo kuwa alshabaab ah ay ku soo duuleen waxay u yaqaanaan ciidanka qaranka ee maleeshiyada SNMTA, Dagaalka beelaha S/L oo ku soo qaadeen dhulka Katimo waxaa jilibka u aasay mujaahidinta u dhalatay beesha dagto dhulka ssc ee ***********,mana jirto ilaa hada beel kamid ah beelaha ay sheegayaan oo dagaalkaas ku soo biirtay. waxayna arinkan marqaati u noqonaysaa in beesha ***** ay u gurbaan tumaysa in dagaalka ay ku soo biiraan beelaha ay sheegeen. OOHInta orgiga ka weyn maalmihii la soo dhaafay waxay warbaahinta SNMTA ay qoriyeen in deegaanka buuhodle ay soo gaadheen ciidan onlf iyo maleeshiya beeledyo kale oo ay sheegayeen in ay ka soo duuleenka meel ka baxsan buuhodle waa marmarsiyo lagu banaysanyo dhiiga reer buuhoodle waana hadal aan sal iyo raad laheen ciidanka xaq u dirirka ah ee reer buuhodle ayaa jabiyey oo jilbaha u aasay, . waxayna marlabaad doonayaan in ay dhiiga reer buuhodle ku banaystaan, beelo kale ayaa nagu soo duulay Dagaalku waa maamulka khaatumo state of somalia iyo maamulka Somaliland Hadalada ka soo yeedha beesha SL ee lagu qoraya warbaahintooda waa habar dhali wayday aleelo ku walatay.
-
After Buuhoodle Defeats, Siilaanyo Fires Militia Leaders
A_Khadar replied to xiinfaniin's topic in Politics
^^^^ If that is the case, I think the strategy is to boost the power of keeping LA since ina Caydiid dhabdhable couldn't help the capture of Buhodle. It seems that successionists are now worried about LA and gave up Buhodle.. -
After Buuhoodle Defeats, Siilaanyo Fires Militia Leaders
A_Khadar replied to xiinfaniin's topic in Politics
Xaaji Xunjuf;787248 wrote: A khadar not at all General Jidhif wanted a full scale offensive Siilaanyo didn't want a full scale war they had a dispute on how the army should should be led that's why he was sacked. ;);););); Walee, kow.. Where is my tea bal ii wad sheekada! -
Look at your hypocracy again! TFG's defense minister is from your subclan yet you want people to beleive that you're saperate nation of somalia yet you want me to explain to you how so your militia is a clan when in fact it has hired employees from other clans. If that makes non-clan militia just because it hired freelance militia from other clans, then Qatar's army is not only qadari army but also Somalia's army since it has hired many somalis in its army..
-
After Buuhoodle Defeats, Siilaanyo Fires Militia Leaders
A_Khadar replied to xiinfaniin's topic in Politics
Is he the Taliyaha Ciidanka or Abaanduulaha? Besides, this emergancy sackings only highlights the desperation of the project and also uplifts the Katimo's self defense from your militia's aggression. Allow Xaqa u hiili.. -
Universal TV broadcast the fight in Buhodle between s/L militia and Katimo army by interviewing and broadcasting the interviews/speeches of both S/L side and P/L however didn't broadcast news from where fight actually happened let alone Katimo side of the story. This wasn't first fight and all it broadcast was S/L's side of the story. This TV isn't partial at all.
-
After Buuhoodle Defeats, Siilaanyo Fires Militia Leaders
A_Khadar replied to xiinfaniin's topic in Politics
Which Chief? Abaan duulaha or Taliyaha? -
Somali goormay Siyaasad beeleysan ka weynanayan
A_Khadar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Xaaji Xunjuf;787210 wrote: Ma marka dalkooda laga ibiyo Ethiopia iyo Kenya Ma marka dadkooda oo dhan laga barakicyo umado kale lugu beero Ma markay xoriyadooda wayaan Ma markay diintooda cidhidhi gasho Ma marka xeebahooda la ibsado Ma marka dalkooda xoog lugu qabsado Ma markay dhaxal guuraan? what year 2015 2025 2030 2040 2070 Goormey Somalidu siyasaada beeleysan ka korayan? Welcome back XX and please don't retract back to your steps again.. Let us move forward and no more Ethio boys are more closer than Southern somali boys like your uncle once puked with.. -
Che -Guevara;787203 wrote: Xaaji and others have been engaging in political diversion tactics:D Have you noticed that too.. All these new threads from Galkacyo fight to Gamabadha chase to faroole thing.. XX why not ask yourself why s/l millita was defeated and more than 4 vehicles were captured? What happened to the might clan army?
-
XX, awoowe, tell me if somaliland is attending this conference as an independent country or if they are a regional admin within Somalia? Bal warkaaga cadee waxba gidaarada ha isku masixine..
-
xiinfaniin;787179 wrote: Somaliland achieved recognition in Somaliaonline pages. Thanks for Libaax-Sankatabte