A_Khadar

Nomads
  • Content Count

    4,252
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by A_Khadar

  1. I am suspecting if he is mourning also? Since the dwart is gone, ATT disappeared unless he went back to O and planning the last knock off of Iley while he is mourning in Adisababa..
  2. Africa has no red tapes, you’re mixing it with West.. The place is Africa man. You're right he was there in London conf and his bosses were chairing it, but the man had his evil plans to undermine, this is my conspiracy believe and I have many tangible supports.. Dhalintii are gone, soon his forces will vacate the parts they are in Somalia, and Somalia will have a strong and functioning gov IA....
  3. ^^ Awoowe, states are just bigger shop nothing different if you look at it closely. From small shop to big state, functionality is the same but the tasks and their sizes are different. Even my own house functions like a state. beside the jokes, having said that, understand if things get really so bad like the man in judge was seriously ill and remained on his death bed, priority shifted and some of the less important tasks were ignored in the meantime.. I believe that is exactly what has happened here unless it's out of the blue co-incident. Since that midget remained on his hosp bed, things changed for Somalia towards to progressing. No more too much bickering except few here and there and even Somaliland was able to sit with her sister Somalia and had some sweet tea together.
  4. AYOUB;860148 wrote: Think about it; have Mullahs issuing death threats in Macalin backyard, big ships docking and planes landing in Kismayo, the photo of Godane "most wanted" not published, Dahir Aweys with no price tag on his head, etc etc. The game is bigger than Meles and Musevenis IMO. Till the day the likes of Farah Macalin speak the whole truth, I will still consider him scared or one of the little fish in the pond. It could be he isn't telling everything, but one obvious thing he told so far is that Malez had a main role with Somali's issue whether that might be distablizing or supporting mini regions and shabab's mouse and cat chase..
  5. ^^^ Completely makes sense cause they only could try hard to make sure Ethio remains stable and Shababi's support was less priority not only shabab but entire Somalia.. By now otherwise we would have seeing so called Somali leaders jetting to Malez back and forth.. Mijidkaas alla na dhaafiyey dhib weyn buu nagu ahaaye..
  6. Go Arab, the young man has potentials though he get little chances this time around..
  7. LANDER;860022 wrote: ^If he is a Somalilander and doesn't have any other ties to Somalia aside from his political ambition, he is a traitor according to our laws and should be considered as such. The fact that you suggest he would be involved in any dealings with Somaliland is silly. He should live as a refugee from his own country and be flagged at the airport until such time as a president from Somaliland grants him pardon like all those who went the same route before him. The era of trying to have your cake and eat it too is over. Which Planet are you from? I am sure you're not from earth...
  8. True, Allah waxwalba og. Same if Gaas is going to win. Love is big term to use but the fact there is one clan trying so hard against this man, and as far I know other somalis have no issues with man. That is the fact. BTW if an arrogancy is pride at you, you are clueless man..
  9. ^^^ Hehe, now we settling with the superstitions.. Oh Casha Abdalle attacked Gaas so he is going to be the president.. ;)
  10. ^^ So the many somalis is your clan? Cause the fact we have is the only people against him all alone is your clan.. Tell us if your clan now the majority of somalis as you were implying up there..
  11. That is the wishes some but Jawahir's is just break up the number's of Sakiin's clan.
  12. General Duke;859868 wrote: How did you get this information? .. 180 Mp's supporting him, he could be President overnight.. Awoowe, don't worry where he get those, probably mostly of them may have not vote for him if he wants the presidency, but but this is polotiking...You're asking the obvious thought you have known this..
  13. Sida warar xaqiiqa ah, Sheegayaan ilaa iyo maalintii uu Madaxweyne Shariif Sheekh axmed Magacaabay Ra’iisal wasaare Gaas ayaa wuxuu ku waday Dhabar jebin iyo dhaleecayn dahsoon, waxaa jira dacwooyin badan oo uu gudbiyey, Dowladaha Soomaalida daneeya iyo Ergayga qaramada midoobey. Haddaba maxay ahayeen dacwadahaasi. Ra’iisal wasaare gaas oo ka shidaal qaadanaya adeerkiis iyo la taliyayaashiisa ayaa u arkay in xalka keliya ee ku gaadhi karayo kursiga madaxnimada tahay inuu ka daba qaato ninkii soo magacaabay isaga oo ay riyadaasi run ula ekaatay. Waxaa ka mid ahaa, dacwooyinkiisa kuwii uu ka dhawaajiyey Mahige ee ahaa in madaxtooyada Afgambi lagu qabsaday, In la doonayo in la khaarajiyo, iyo in Aalasheekh ka mid tahay ururada argagixisada ah. Mudo markii la waday baadhitaanka ayaa bulshada Caalamka iyo xafiisyadii shaqada ku lahaa arrimahaasi waxay dareemen inay tahay been abuur iyo arrimo Probagando ah oo lagu dhaleecaynayo hogaanka sare, waxaa jira heshiis ay wada galeen Mahige iyo Faroole iyo Gaas ayaa ahaa in nin weliba meeshiisa sii joogo si ay arrintaasi u suuragashona cid kasta oo ay u tuhmaan inay xidhiidh wanaagsan la leedahay, Madaxweynaha ama ay tahay beesha uu ka soo jeedo, oo iyaga ka soo horjeeda ama aan la hadaf ahayn inay dhinac uga soo wada jeestaan. Ka dib markii Gudiga Xulista baarlamaanka uu Mahige oo ku hadlaya Afka Faroole iyo Gaas u dhiibay liis ay ku qoran yihiin, Magacyo ka soo jeeda hal beel ayaa waxaa cadaatay in si cadaawad ah loola dagaalamayo, waxaa taas ka sii daran, in beesha Xawaadle sidoo kale Afduub lagu sameeyey Xildhibaanadeeda oo la gudbiyey 8 Xubnood oo aanay Golaha dhaqanku waxba ka ogayn. Waxaa iyana la af duubay Beesha Xawodle oo iyada arrin aan waafaqsanayn heshiisyadii Roadmapka lagula kacay taas oo ah inay Hogaamiye beeleedka Puntland uu soo xulay Ergooyin ka mida kuwa beelaha Puntland dega iyo Beesha Khatumo oo iyagu leh Maamulka Khaatumo inuu soo xulo, taas oo aan ka mid ahay heshiisyadii dastuurka Roadmapka, ee Mogadisho, Garoowe, iyo Adis ababa, Nairobi, iminka ayaa waxaa soo if baxday in dhamaan heshiisyadaasi ahaayeen kuwa lagu dhagaraynayey oo lagu dhabar jebinayey beelaha H iyo beelaha ay isku dhaw yihiin ee xidhiidhka siyaasadeed ka dhaxeeyo. Hogaamiye Faroole ayaa caddeystay Cadaawadiisa isaga oo sheegay in dadka dhibaatada ka wada gobolkoodu yihiin reer koonfur, kuwii laayey ee reer magaalkooda dilay ee qixiyeyna yihiin reer koonfur, taasi waxay kuu cadaynaysaa in beesha Faroole iyo Maamulkooduba ay qabaan , Colaad fog iyo cuqdad, iyada oo ay soo if baxayso isbedelka siyaasadeed ee ah, inay maanta nimanku fan garayn jiray ee dakhliga siin jiray waa Alshabaab ay yihiin cadowgiisa koowaad, uuna u qaatay in lala galay heshiiskii uu la galay oo kale, Fu’aad Shangole ayaa ahaa wakiilka Puntland u qaabilsan isku xidhka Shabaab isagiina waxaa lagu daray liiska dadka la raadinayo, waxaa dhacay isbedel balaaran kaas oo saamayn ku yeeshay Faroole iyo maamulkiisa, Booraamo haddimo ha qodin ku dhici doontaana ma ogide. Faroole iyo Gaas ayaa siyaasadoodii ay dalka u dumiyey 1978deedii ee ahaa ********** ha noolaado Soomaalina ha macluusho ayay la wareegayaan 2012 oo laga baxay siyaasad ku salaysan damac beeleed iyo sadbursi. Isbedelka soo socda ayaa waxaa soo baxaya wajiga dhabta ah ee Faroole dowlada Rasmiga ah waxay awood u leedahay hadduu la shaqayn waayo Hogaamiye deegaan beeleed in cod aqlabiyada baarlamaanka looga qaado, ka dib la wargeliyo cida deegaankaas iyo golayaasheeda dhaqanka iyo Barlamaan hoosaadkooda inay bedelaan , haddii la diido ay Dowlada Federaalka ah Talaabo sharciya ka qaado isaga iyo waxii taageersan. Halkaas waxaa ka baxaya Eraygii ahaa dadku waa Saxeexayaal oo waa isku itaal waxaana soo baxaya in uu Gudoomiye ka yahay Gobol ka tirsan Gobolada Soomaaliya war jiraaba Cakaaru iman waxaan sugnaaba waa Dowlada iyo dhiskeeda iyo hannaanka Faroole jeclaaday ee Federaalka ninkay u darnaato iyo ninkay caano ka daataan. By Khaliif Cali Caraaye
  14. Caasho Axmed Cabdalle oo kamid ahayd Xildhibaanadii Baarlamaanka Dowladda KMG Soomaaliya ayaa eedeyn dusha ka tuurtay Ra’iisul Wasaare Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Golihiisa Wasiirada. Caasho Axmed Cabdalle oo ka hadlaysay kulan ay Musharixiin dhawr ah ku yeesheen Muqdisho ayaa waxa ay ku eedeysay Ra’iisul Wasaare Gaas iyo Golihiisa Wasiirada inay lunsadeen kuraastii ay haweenka Soomaaliyeed ku lahaayeen baarlamaanka cusub ee Somalia. Caasho ayaa tilmaamtay in Gaas iyo golihiisa Wasiirada ay haweenka duudsiyeen kuraastii ay lahaayeen iyadoona xustay inay rag ay iyagu wataan ay ku badaleen. Xildhibaanad Caasho ayaa beesha caalamka ugu baaqday inay fara gelin ku sameeyso musuqmaasuqa ka jira qaabka loo soo xulay baarlamaanka cusub ee Somalia. Gaas iyo qaar kamid ah golihiisa wasiirada ayaa waxa ay qeyb ka yihiin xildhibaanada cusub ee baarlamaanka la dhaariyey ee uu yeeshay dalka Soomaaliya. Xafiiska wararka Muqdisho
  15. Dr. Cali Khaliif Galaydh ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqey in uu tartamayo jagada Afhayeenka barlamaanka Somalia (Somalia parlament Speaker), Xaflad aad loo soo agaamiyey oo lagu qabtey Hotel Saxafi taasoo ay ka soo qeyb galeen inta badan xubnaha cusub ee barlamaanka Somalia iyo marti sharaf ka socota beesha Caalamka, odayaasha dhaqanka Somaliyeed ayuu Dr Galaydh kaga dhawaaqey Mushraxnimadiisa afhayeenka barlamaanka Somalia. Dr Galaydh oo xafladaas hadal aad u qiima badan ka soo jeediyey ayaa waxaa kamid ahaa hadaladiisii qiimaha badnaa ”waxanu wax badan ka badali doona awoodaha barlamaanka iyo awoodaha madaxda dowlada,waxa soomaalia ragaadiyey ayaa ah inaysan dhowrayn waxa ku qoran Dastuurka oo ah ka bulshada kala hagaya”ayuu Yidhi Dr Galaydh. Dr Galaydh waxa uu ka hadlay inay aad u ilaalin doon qodobada Tastuurka Uu Dhigayo Isagoona Siweyn ugu dheeraday inay barlamanka yahiin Haa’yada kal hagaysa Dowlada Iyo Sharci dajinta ayna muhim tahay inay shaqadooda ahaato mid Aan fara galinayn Awooda Madaxda Dowlada. Prof Galaydh ayaa waday beryahan la tashiyo uu la yeelanayay dhinacyo kala duwan uuna go’aansaday inuu isu sharaxo xilka afhayeenka baarlamaanka oo dad badani ku loolamayaan. Prof Galaydh ayaa ah ragga ugu cad cad in ay ku guuleystaan jagada afhayeenka barlamaanka Somalia. Maxamed Wali Allssc Muqdisho
  16. Waxa Xiligani hadlaya Dr Cali Khaliif Oo sheegay inuu Diyaar u yahay Inuu Xilkaasi qabto una waxayna ka qabto tayaynta barlamanka Cusub Ee Soomaaliya. Hada ayuu hadlaya waxana uu hadaladiisa ku bilaabay’‘waxan Diyaar u ahay inan barlamanka wax weyn ka qabto sidii tayadooda kor logu qaadi lahaa,waxa doonayaa xilkaasi inan qabto kana qeyb qaato xaladaha horu socod ka dalka. waxa Siweyn xiligani Hoolka Ka Socda Sacabka Loo tumayo Istaagida Ra’iisal wasarahii hore ee soomaaliya Kana Mid ah barlamanka Cusub ee soomaaliya Hoolka ay Hada Xaflada Ka soconayso aya awaxa Soo buux dhafiyey Qaar kamid ah Balamanka Iyo wafdi kale,waxana xiligani Uu Ku dhawaqayaa Inuu yahay Musharax Gudoomiyaha Barlamanka Oo Ay Usharaxan yahiin ugu Yaraan 3 Musharax. Xiligani warar ka Ka Soo baxaya Hoolka Hotelka saxafi Ee Ay xaflada ka soonayso aya awaxa lagu soo sheegaya ainay inta badan Xubnaha Balamanka Cusub Oo Isaga Tageersani ka soo qeyb Galeen. waxana Siweyn Looga Soo Dhaweyey Magalada Muqdisho Inuu yahay Ra’iisal Wazaarahii Hore Ee soomaaliya Wakhsi mudane Inuu xilkaasi Isu soo sharaxo.
  17. Waxa xiligani Soconaya Xaflada Uu ku dhawaqayo Dr.Cali khalif Galaydh Inuu U tagan yahay Xilka Gudoomiyaha Balamanka Soomaaliya Iyadoona Xaf lad siweyn loo Soo Agaasimey Ay Wakhtigani Ka Soconayso Hotelka Saxafi Ee magalada Muqdisho Ayna Ka Soo Weyb Galeen Inta Badan Barlamanka. Hoolka ay Hada Xaflada Ka soconayso aya awaxa Soo buux dhafiyey Qaar kamid ah Balamanka Iyo wafdi kale,waxana xiligani Uu Ku dhawaqayaa Inuu yahay Musharax Gudoomiyaha Barlamanka Oo Ay Usharaxan yahiin ugu Yaraan 3 Musharax. Xiligani warar ka Ka Soo baxaya Hoolka Hotelka saxafi Ee Ay xaflada ka soonayso aya awaxa lagu soo sheegaya ainay inta badan Xubnaha Balamanka Cusub Oo Isaga Tageersani ka soo qeyb Galeen. waxana Sitoosa Sacadani U furmaya Qudbadaha Laga Jeedinayo Xafladani Iyo Inuu Ra’iisal wasaarahii hore Ee soomaaliya Dr.Cali Khalif Kaga Dhawaaqo Jagada guddomiyaha Inuu U tagan yahay. waxana Siweyn Looga Soo Dhaweyey Magalada Muqdisho Inuu yahay Ra’iisal Wazaarahii Hore Ee soomaaliya Wakhsi mudane Inuu xilkaasi Isu soo sharaxo. Ugu Danbeyn Waxa Inta badan Barlamanka Ka Soo qeyb Galay Xafladani Uu kaga Dhawaqayo Musharxnimadiisa DR Galaydh ay yhaya Kuwo siweyn u tageersan Iyadoona Ay Goobta Ku sugan yahiin marti Sharaf kale. http://www.lasanod.com/details.php?num=7960
  18. Mooge;859852 wrote: looool. desperate times call for desperate measures miya shekadadu. hada waxayba tagan tahay inad cabdiweli caydo. Are you denying the ICG's reported that Gaas lost million not too long ago? So me telling the facts become desperation? Aint desperate now, actually I am feeling good just seeing you all crying out loud. Yet one person is so desperated this moment and that is Gaas not to mention his supporters they may suffer heart attacks, hope not.. He tirelessly tried to stop Galeydh no becoming an MP and he even used his roadmap membership and Faroole's to rip Khatumo PMs just to stop him, and sadly the man is in and he is causing nightmare to your lot. Your lot have tried everything to stop him so hope extreme and desperate measures isn’t your final attempt to assassin him. Tell me who is more desperate than you and your lot?
  19. Is that the new campaign slogan for Gaas. Look at your sides.. Whose Gaas is pairing with, Shariif Sakiin so that is the type of men who will bring progress? Where is the millions of $$s donated for poor IDP that Gaas has pocketed. That is the progress? Come again boy.. It's obvious the only reason you against Galeydh is clanship and you supporting Gaas that very same reason. So never accuse others of being supporting someone just because of clan since that is all you do always. Ali is more nationalist than the men you heartily support all alone. So bring something else people to listen waryaa..
  20. Nin-Yaaban;859721 wrote: I agree with Sage on this one. Khadar, c'mon brother, i thought we were better than Somalinet with these kinda a decisive threads. Waxaas waala dhaama sxb. What these kinda topics serve to do is bring the Qashin/Qabiileste out to the open. Smh. Saxib adiga iyo Sage, I agree with you one point that such topics can be inflammatory and not too Kool to start though this entire politics forum is such crap place to be in, but I completely disagree with you that how Siiraanyo, Faroorle, Iley and other Somali Co acted is diplomacy. I haven't seen any other leader of entire world even those with closest relation with Zanawi cry like they did. Waxaan diplomacy maaha ee waa ceeb yaan la asturin..... BTW, I never went to somalinet forum so no idea what is like…
  21. 'Liibaan';859818 wrote: Mujrim Ahmed Siilaanyo
  22. Prof. Galeydh topped over 180 of the PM to vote for him, and Farmajo realized that Prof. Galaydh has high chance of becoming the Spearker. Farmajo has less chance to be the president so he shouldn't tried on Galaydh to give it up. The man is in mission, and Khatumo and many Somalis are behind him.. Corrupted and the thief Gaas should be back to Niyagara Falls..