A_Khadar
Nomads-
Content Count
4,252 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by A_Khadar
-
Saado Cali Warsame Waa Fanaanad Wadaniyad Ah Oo Ku Dayasho Mudan Fanaanada qaranka soomaaliyed ee Saado Cali Warsame oo ah fanaanad ku caan baxday cadaalad iyo wadaninimo ayaa heesteedii ay dhowaan ay kasoo saartay dalka maraykanka, waxay saamayn weyn ku yeelatay guud ahaan dadka Somaaliyeed meel ay jooganba. Dadkas waxay u kala qaybsameen qayb aad ugu riyaaqday quluubtodan taabatay oo tageertay heesta iyo nuxurkeedba, qayb kalena oo tiro yarna aad bay uga cadhaysiisay, qaybtaas oo ah dadka uu beercadaaday gososho qabiil ku salyasan iyo wandankeena oo cadow loo loogo. Annago ah ururka NSUM ee u taagan midnima wadankeena Somalia, waxaanu mar walba tageersanahay cid kasta oo u taagan midnimada Somaliyeed. Saado Cali Warsame iyo Somaali kasta oo jecel midnimada Somaliya kuna siifoba cadalaad jecayl iyo dulmidiid waa astamaha iyo sawraca ururka NSUM. Waxanu halkan hambalyo ugu soo gudbinayna Sado Cali Warsame heestedan cusub ay qaaday iyo abwaanka Cabdirasak Dalmar oo alifay heestan qiimaha weyn xambaarsan. Waxanu sida si leg u cabirayna taageeradayada iyo boogaadintayada aanu u hayno Sado Cali Warsame oo ah hobolad heer qaran ah iyo kuna caan baxday la dagalanka cadalaad darada taas oo ay dhowaan ku muujisay ugana gilgilatay ashktada xaqdarada ah ee dad Somaalidiid ahi ku soo oogeen geesiga Somaaliyeed S/G Maxamad Cali Samatar. Waxanu Sado Cali Warsame leenahay nolow waxa tahay geesiyad ku dayasho mudan, noqo tii ifkana caafimaad iyo nabadqab ku waarta, aakhirana hoyigeedu noqdo guriga mujaahidiinta.
-
Midhaha Heesta - Laba maaha wadankeenu - Lipdhi mayside lascaanood. 1.Liibaantooy,Weynaatooy,Ladnaatooy, Lacag qaatiyo,Layli kugu leged,Meel layaabloo,Kumaylulanine,Waaka liitee, Liicimeyside,Lixdankii joog, Libaax wuu iman libtaqaadee. [Libdhimeyside Laascaanood,Laba maahaa Wadankeenu.] 2.Liibaantooy,Weynaatooy,Ladnaatooy, Leegadii baad ku lamaanayd,Looxa diintiyo,Loolankii hore,waa laguu qiray,Laabta kaa ogi,Lurka kii wada,Lax lagaa yidhi,Waa Luqluqashee. [Libdhimeyside Laascaanood,Laba maahaa Wadankeenu.] 3.Laasa surradood,Laanta lebidaa,Bogga laandheer,Lugta mari mudug,Lasqoraad tahay,Laamiyada qaad,Laagta bari eeg,Luuq ganaaniyo,Libooyana gaadh. [Libdhimeyside Laascaanood.laba maahaa waddankeenu.] 4.Liibaantooy,Weynaatooy,Ladnaatooy,Lafta dhabarkaad dalka tahayoo,Kuma loodshaan,Laabatada diid,Wawlugooyee,Waad laxaadsanoo,Ninkii lumayaa,Beenta laasima,Runtalaalee. [Libdhimeyside Laascaanood,Laba maahaa Wadankeenu.].
-
Fanaanada qaranka Soomaaliyeed ee Saado Cali Warsame oo ku caan baxday wadanimo, ayaa heesteedii "Lipdhi maysid Laascaanood" ee ay dhowaan ay kasoo saartay dalka Maraykanka.. waxay saamayn weyn ku yeelatay guud ahaan gudaha wadanka soomaaliya iyo weliba caalamka oo dhan, taasoo ay taageereen malaayiin soomaali ah, halka ay ka cadhaysiisay Soomaali diidka tirada yar . Heestan oo ah Hees ay ku dheehan tahay qiiro wadaninimo ayey ku cabiraysaa sida ayan u suurta geleyn kala go'a dalka Soomaaliya, taasoo muuqaal ahaan ka turjumaysa miisaanka uu leeyahay deegaanka SSC iyo dhibaatada ka iman karta kala go'a dalka Soomaaliya. Saado Cali Warsame ayaa heesteeda la magac baxday "Libdhi Maysid Laascaanood" waxay bedeshay shucurta reer Hargaysa, taasoo hadal haynta goobaha lagu badan yahay laga hadal hayo. islamarkaana muujinaya dareenka bulshadaas ay heestaasi qaarkood ku reebtay, adigoo maqlaya nacayb xoogan oo marka aad damacdo inaad kala hadasho qaylo dhaan cadho ku dheehan tahay ka muujinaya. C/laahi Ismaaciil Cali (Cirro) oo ah wasiirka Arimaha Gudaha Maamulkaas oo qaar kamid ah warbaahinta xafiiskiisa ugu waramay, ayaa waxaa ka muuqday inuu aad uga cadhaysnaa "Heesta Libdhi Maysid Laascaanood" ee ay Saado soo saartay dhowaan. Mar Cabdillahi Cirro la weydiiyey maxay kuula muuqataa heestani, ayuu waxuu ku jawaabey "saado waa fanaanad qabiil, waxayna ka hor imaanysaa Gooni isu taaga Soomaaliland" Waxaan kaloo la weydiiyey maxaa sababay inay Heestani Idinku reebto Shucuur cadho ku dheehan tahay heeshaha fanaaniintu waa wada qaadaaye , weliba waxaa loosoo qaaday heesaha fanaaniinta reer waqooyi qaadaan oo dhan ay ruxayaan calanka Somaliland, heesta Nimco Yaasiin ay ku aamanyso Somaliland iyo heeso kale oo badan maxay kaga duwan tahay heesahahaas? Cirro ayaa ku jawaabey "beesha *********** ayay Saado kicinaysaa, hadiise ay kacaana loo joojin mayo, Somalilandna waa qaran, waxba ma samayn karaan oo anagaaba laascaanood haysana iyo weliba deegaanada beeshaasi degto oo dhan". Heestii
-
Originally posted by Xaji_Xunjuf: I never failed, my country is intact my institutions are working, my capital is not in the hands of anarchist, my president is not A pirate , the only person who feels that he is missing something is you Dukey, but your mini pirate state failed and Somalia as a whole is a total failure. War xaaji, your statement conflicts each other. You mention at one point your country is intact with functioning institutions and the end of you bluh bluh, you stated that Somalia as a whole is total failure.. Am I missing something here. I was out for a week and wondering in that week of my absence if the clan nation is recognized and you are no longer with Somalia... If so I haven't noticed the celebration and many of you die hearts are still around. Having you had heart attacks for the good news.
-
Amin Camir - on LA
-
Dalamar Deji xaajada.. The kid Mr. Somali nees only to have you loose your tracks. The topic is about SSC people are against the Puntland admin perticularly Faroole. Not only SSC people are against this admin but many regions in Puntland include Qardho and Galkacyo. The dude is loosing ground. SSC people have no any issue with Puntland people but the admin since that admin is against the future of the SSC People. Faroole is also having issue with his own master - Malez so let us see how far he can go.
-
Somaliland finance minister meets Kenyan prime minister pics
A_Khadar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
The pic looks like photoshop... -
War saxaafadeed uu soo saaray Afhayeen Hogaanka badbaadinta iyo midnimada SSC Mudane Ahmed Gacmo-Yare oo ah afhayeenka hogaanka mideynta iyo badbaadinta gobolada ssc Kenya oo war saxaafadeed ka bixiyey dacdadii maanta Ee Wilson Airport.. Warsaxaafadeed - Audio Xaaji, your celeberation shows your fear and nightmares. Hogaanku waa free and wuu soo socdaa.
-
Somalia: Puntland gov't, Elders sign agreement: PICS
A_Khadar replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by Qhalib: ^^^Man you're so far off track I can't even help it. Riyaale is NOT a criminal, so there is nothing to forgive and forget. Gen. Samatar on the other hand admitted to it. Case closed. Maxaa laga hadlaa meesha. Very true how one's president can be a criminal.. Stop guys accused Qhalib's prisent. He will be a criminal later after he leaves the office. -
Originally posted by Mintid Farayar: A whole lot of 'impotent' talk. As long as the 'anti-Somaliland' groups stay outside of Somaliland, travelling one foreign city after another, collecting donations from poor misguided Somali refugees, Somaliland will continue on its steady path of building the only functional state institutions in the region. Let the 'haters' vent... It's all they have. Year after year, things go further South for them... There is only one misguided group around here and you belong to that group..
-
Originally posted by Jacaylbaro: quote:Originally posted by A_Khadar: quote: Originally posted by Qudhac: che you arguing for qabiil region called ssc it has nothing to do with secession or somaliweyn??? Qudhac and other seccessionist die hearts Is Somaliland Qabiil Region??? Somaliland is a country ,, it is just that the anarchists against Somaliland that are qabiil affected ....... Ama nin aad u indho adag baad tahay ama your brain is gone very long time ago if you believed this project this much.
-
Originally posted by Jacaylbaro: You should be worried about the killings, chaos, displacement and poverty going on in Somalia than talking about people jailed in Somaliland ,,,,, These kind of sentences make me LOL... Somalia and Somaliland what a dream!
-
Originally posted by Qudhac: che you arguing for qabiil region called ssc it has nothing to do with secession or somaliweyn??? Qudhac and other seccessionist die hearts Is Somaliland Qabiil Region???
-
Originally posted by Xaji_Xunjuf: Everything is clan based if you look it from one point of view, But you don’t see the whole picture let’s say if the clan rebels of Somalia in1991 would have been successful, And could of kept the Somali state intact. Would u still claim their entity was owned to Clan Movements, the same way Our Ethiopian neighbour owe their ethnic Struggle legacy, that’s exactly what shaped Ethiopia And Eritrea, The same way the Somaliland/SNM was the successor of the former British Protectorate I like this Xaaji Xunjuf finally he admitted a hidden sentiment that many secessionists have kept in their hearts.. Somaliland and SNM is synonymous... Kashif badanaa ninku..
-
Originally posted by Qhalib: quote:Originally posted by Che -Guevara: Dalmar-This is fight between secessionists and unionists.It is not matter of staying with Puntland or Somaliland, it's matter of opposing the misguided endeavor of those in Hargeysa. It is matter of protecting Somali sovereignty in difficult time. Forget Puntland and be for Somali unity! It's about Qabiil. If it were about preserving Somali sovereignty then Borama and Hargeysa would be included in the areas needing the liberation. It's called SSC=qabiil degaans. And what is Somaliland is equal? Somaliland = ? or Somaliland is equal to what?
-
Originally posted by Jacaylbaro: Even Russians are coming ,,,, Somaliland is the most strategic country in the horn. Country???
-
Lol@Tolkay Southhall mooye ma meelkaluu joogaa, inaan imaadaan rabaaye? Yh as I heard, large O-block community can be found in around Southhall..
-
Job well done... Khusuusi & Hogaanga SSC will be the new leaders of this communities. Issimadu will be issimo...
-
JB keep dreaming. Things are changing with a base you can't keep up with. Soon you will disappear from this forum after city of LA and the entire of ssc regions is free of somalidiids.
-
Division Of the Sool Garaads - Another Blow to the Khusuusi
A_Khadar replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Originally posted by Xaji_Xunjuf: quote:Originally posted by A_Khadar: quote: Originally posted by Xaji_Xunjuf: suashu waxa weye Khuuusiyow maxaad ku so kordhisay Gobolka sool? No Xaaji Su'aashu waxay ahayd who elected your so called president? Was he ever elected even by few?? And who elected your Guurti? Ina rayaale was elected by the people The Somaliland republic the people voted him in office. Our house of lords wala magacaba, On behalf of the people of somaliland. Our house of representatives are elected by the people, We did that in 2005 Xaji, i guess you were not following the posts and you asnwered the question honestly so tell you clanmate JB not to ask who elected/selected people's isimis or khusuus without knowing his... -
Originally posted by Xaji_Xunjuf: quote:Originally posted by A_Khadar: At least thier cuqdada wouldn't be agaist who really they are but may be towards to those they have issue with. You guys run a ways from Somalis, your own ethnicity and want be Oromo or Xabashi or who knows.. Interesting if we are running away from our Ethnicity why would we call our self’s Somali land Simply because you were being confused by tuug habaar qabta. On one ear they told you run, run run away from Somalis, and on the other ear you are nation called Somaliland and you have close relation with Oromo and Amhaaro not somalis.
-
Nuune you were missed.. You posted a valid view and suggestion. Thanks
-
At least thier cuqdada wouldn't be agaist who really they are but may be towards to those they have issue with. You guys run a ways from Somalis, your own ethnicity and want be Oromo or Xabashi or who knows..