A_Khadar

Nomads
  • Content Count

    4,252
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by A_Khadar

  1. ^ So what are you trying to depict here Oday? That won't change the fact that this very grad is big time against snm...
  2. Originally posted by Libaahe*: A_Khadar, so you are not happy about the ministers sool got? Poor you. I am happy with greater Somalia regardless if Sool gets minister or not, but was just pointing out your real motives behind this unattainable dream of 1 clan nation.. You guys trying to hide your ill-clanish motive behind nation but your back is visible and shows what you real are after..
  3. Originally posted by Jacaylbaro: quote:Originally posted by Cowke: Can u guys provide a website to show how it has been divided by clan-wise. I know u cant post it on SOL but I just want to see the clan composition of the cabinet We are not in Somalia adeer ........ but good you used your other name now ,,, At least Somali’s sharing power is a bit fairer than your 1 clan triangle thing.. Reason you don't want tell the obviouus is not because you don't believe tribal thing but because only 1 clan will pop-up every virtual ministry.. Too bad though it's every where!
  4. It's not nice to be xaasid.. Marka Cida congrats for your acheivements... If were there delegates from TFG and puntland, your dreams may come close to materialized... Nice pics!
  5. ^^ Nasir, S/L used that very same term against ssc. The end of the day, the fact comes out.
  6. I was listening an interview of a witness man in Galgala twon where fight occurred by VAO and it broadcast as the two, puntland vs al-shabab.. So Xudeedi the real work for you is clearing this out. Is this a war between the two clans, makhrians vs puntlanders or otherwise..
  7. Kuwan somalidiidka ahi likes to be visible and noted.. War dad Somali baa dhiigooda daadanayaaye ha loo duceeyo inuu kala qaboojiyo...
  8. Originally posted by Xaji_Xunjuf: wa ciilad farsamo boowe Yeah cilad farsamo... what a con-incident...
  9. Originally posted by Xaji_Xunjuf: What do you expect from the pirate boys Melez zanawi is their daddy they will do everything he askes You are right Xaji Xeyranow but add that your lalaland is #1 on this matter and P/L is trying to compete with you the metal.
  10. Originally posted by Xaji_Xunjuf: It was not that long ago when your garaad was writing letters to Mark browden the un resident and humanitarian Coordinator he was addressing the humanitarian situation and crisis in the eastern sool region and buhoodle , your supreme leader clearly said his people cant survive without humanitarian help so who is begging for outside help One question what did melez zanawi do for Somaliland? Absolutely nothing Xajiga always contradicts himself. Your admin begs day and night for relief. The major survival means in Hargaysa is through NGOs including JB's. So stop being hypocrite as usual.
  11. Dadka reer SOOL, SANAAG iyo CAYN muddo intee le'eg bay ku ogaanayaan dhagarta iyo dibindaabyada TELESOM? Su’aashan jawaabteed intaynaan u guda gelin bal aan is xasuusinno TELESOM waxay tahay iyo ficiladeeda. TELESOM waa shirkad isgaadhsiineed oo bixisa adeegyada telefoonnada Mobileka, telefoonka caadiga ah ee xadhkaha ku habaysan, Internet-ka, codka (Voice) , iyo xog-tebinta (Data). Shirkaddan Waxaa lagu asaasay sannadkii 2001 magaalada Burco oo hoos timaadda maamulka qabiileedka la baxay ‘Somaliland’ ujeedadiisuna tahay in ay ka go’aan Somalia inteeda kale. Inkastoo shirkadda n mulkigeeda ay sheegtaan shakhsiyaad gaar ah kuwaas oo si weyna u taabacsan gooni-isug-taagga, haddana siyaasadda ay u shaqayso waxaa haga maleeshiyada SNMta ee ka talisa Hargeysa. Read More
  12. Originally posted by Duufaan: It is more about face saving to withdraw their forces. nothing else will be negotiated. Basically an exit strategy.... Or may be this is why! Saddex Baabuur Oo Maleeshiyada SNMtu leedahay oo Burco u ambabaxay Written by Jidbaale.com Wednesday, 21 July 2010 11:12 Laascaanood (Jidbaale.com) mar aanu la xidhiidhnay odayaasha degmada Yeyle waxay noo xaqiijeen inay saaka dhaafeen sadex baabuur oo siday maleeshiyaadka jabhada SNM oo iyagu go’aansaday inay isaga baxaan dagaalada ka aloosan deeganada SSC, kuwaasi oo ay ku sheegeen inay yihiin mid aan munaasib ahayn. Odayaashu waxay intaasi ku dareen sadexdaasi baabuurta oo ahaa kuwa dagaalka, waxaa saarnaa maleeshiyaad tira badan, waxaanay ka mid ahaayeen maleeshiyaadkii jabhada SNM ee ku sugnaa aagga widhwidh, oo dhawaan deegaankaasi casharo waaweyn loogu dhigay. Wixii ka soo kordha dib baanu idiin kala soo socodsiin doonaa
  13. Originally posted by Xaji_Xunjuf: A khadar my realplayer is not working don’t you have it on paper odayasha warsaxafadeedkoda? No I don't have it, it was audio but you can try using windows media player.. If that isn't working for you still, I can summarize you what they said. SOMALILAND TAKE YOUR MILITIA OUT OF SSC...
  14. Originally posted by Xaji_Xunjuf: Interesting but I don’t think Somaliland should negotiate with Terrorist Xaaji afka hagaajiso dooxato waa kuwa dad iyo dhul aysan shaqo kulahayn ku soo dulay and that is who this term aad ku waalatay defines.
  15. Odayaasha Gobolka Cayn oo war-saxaafadeed talo soo jeedin ah hawada u marinaya Madaxwaynah Maamulka Somaliland Axmed Siilaayo, warsaxaafadeedkana waxaa Warbaahinta Siiyay Ibra-ahim Cali Shire iyo Xaaji Maxamed Xasan Faarax Audio
  16. The poster and other clan want be nation sound very distruped.. I thought you claimed upper hands but that claim seems insignificant...
  17. Originally posted by Xaji_Xunjuf: xaglajifiye nin hadalka ku fiican maha ninka saaxafada ka ilaaliya He spoke well and conveyed his message. Too bad for you if his message hurts your dreams.
  18. Wareysi ay Xargaga Online la yeelatay Hogaamiyaha Hogaanka Mideynta iyo Badbaadinta Gobolada ssc mudane Saleebaan Xaglotoosiye.. Halkan ka dhegeyso
  19. Afhayeenka Hogaanka SSC Axmed Gacmayare oo ka warbixiyay Dagaalkii cuslaa ee ka dhacay widhwidh WidhWidh}20-07-10 Afhayeenka Hogaanka SSC Axmed Gacmayare ayaa ka warbxiyay dagaalkii ka dhacay Magaalada widhwidh, Mudane gacmayare ayaa sheegay in dagaalkii shalay uu ahaa mid gacmaha la iskula tagay. Waraysi - Audio
  20. Widhwidh:-Ciidamada xaq-udirirka SSC ayaa habeen hore waxaa ay weeraro is daba joog ah ku qaadeen bartilmaameedyo ay fadhiyeen Jabhadda SNM halka loo yaqaan Kaarayaasha oo dhanka bari ka xiga Magaalada Widhwidh, waxaana ay ciidmada Cadowga gaadhsiiyeen khasaare balaadhan. Dagaalkii dhacay habeen hore oo labo jeer ahaa ayaa waxaa ay Ciidamada SSC ka muujiyeen giisinimo baladhan iyagoo weeraro xeeladaysan la beegsadey labo Xero oo isku dhaw ,taasi oo jaahwareer ku abuurtey Maleeshiyaadka SNM,waxaanna la sheegay in dagaalkaas ay ku nafwaayeen in ka badan 10 askari halka tiro aan la xaqiijinta ay kaga dhaawac meen maleeshiyadka duulaanka ku joogta dhulka SSC. Sidoo kale waxaa ay Ciidamada xaq-udirirka SSC ay subaxnimadii shalay weerar rogaal celin ah ku qaadeen malayshiyada SNM, kaasi oo ay kula wareegeen Magaalada widhwidh, waxaanna ay qabsadeen dhawr xero oo ay deganaayeen Maleeshiyadda dirta waqooyi. Dagaalkan oo socdey ilaa 11 duhurnimo ayaa waxaa ay Ciidamada SSC cashar lama ilaawaan ah u dhigeen Maleeshiyada SNM, waxaana ay fiidnimadii dib ugu soo noqdeen fadhiisimahoodii iyagoo xanbaarsan guul. Inkasta oo aan la ogaan khasaaraha loo gaystey dagaalkii duhurkii dhacay Maleeshiyada SNM ayaa haddana warar hoose oo aanu ka helney xubnaha horgaladda u ah waxaa ay sheegayaan in ugu yaraan ay dagaaladii habeen hore iyo shalay marka laysku geeyo laga diley 25 Askari halka 30 kalena dhaawac la gaadhsiiyey. Sidoo kale waxaa la xaqiijiyey in ugu yaraan labo gaadhi oo Tikniko ah laga gubey. Ciidamada Xaq-udirirka SSC ayaa waxaa dhankooda ka dhintey hal Askari,halkan afar kalena ay dhaawacyo fudud soo gaadheen, waxaase ay Maleeshiyadda SNM qafaasheen 6 nin dhalin yaro ah oo deegaankaasi ku sugnaa. Dagaalkii dhacay 24saac ee aynu soo dhaafney ee ay Ciidamada SSC la galeen Jabhadda SNM ayaa waxaa uu ahaa kii ugu balaadhnaa ee deegaanka ka dhaca,waxaanna ay Ciidamada SSC ka soo hooyeen Guulo waa weyn. C/casiis Saleebaan Axmed galoose@yahoo.com Buuhodle SSC Soomaaliya
  21. Hadana ma shacabkii baa maxaabis noqday marka la jabo.. Widhwidh:-Ciidamada xaq-udirirka SSC ayaa habeen hore waxaa ay weeraro is daba joog ah ku qaadeen bartilmaameedyo ay fadhiyeen Jabhadda SNM halka loo yaqaan Kaarayaasha oo dhanka bari ka xiga Magaalada Widhwidh, waxaana ay ciidmada Cadowga gaadhsiiyeen khasaare balaadhan. Dagaalkii dhacay habeen hore oo labo jeer ahaa ayaa waxaa ay Ciidamada SSC ka muujiyeen giisinimo baladhan iyagoo weeraro xeeladaysan la beegsadey labo Xero oo isku dhaw ,taasi oo jaahwareer ku abuurtey Maleeshiyaadka SNM,waxaanna la sheegay in dagaalkaas ay ku nafwaayeen in ka badan 10 askari halka tiro aan la xaqiijinta ay kaga dhaawac meen maleeshiyadka duulaanka ku joogta dhulka SSC. Sidoo kale waxaa ay Ciidamada xaq-udirirka SSC ay subaxnimadii shalay weerar rogaal celin ah ku qaadeen malayshiyada SNM, kaasi oo ay kula wareegeen Magaalada widhwidh, waxaanna ay qabsadeen dhawr xero oo ay deganaayeen Maleeshiyadda dirta waqooyi. Dagaalkan oo socdey ilaa 11 duhurnimo ayaa waxaa ay Ciidamada SSC cashar lama ilaawaan ah u dhigeen Maleeshiyada SNM, waxaana ay fiidnimadii dib ugu soo noqdeen fadhiisimahoodii iyagoo xanbaarsan guul. Inkasta oo aan la ogaan khasaaraha loo gaystey dagaalkii duhurkii dhacay Maleeshiyada SNM ayaa haddana warar hoose oo aanu ka helney xubnaha horgaladda u ah waxaa ay sheegayaan in ugu yaraan ay dagaaladii habeen hore iyo shalay marka laysku geeyo laga diley 25 Askari halka 30 kalena dhaawac la gaadhsiiyey. Sidoo kale waxaa la xaqiijiyey in ugu yaraan labo gaadhi oo Tikniko ah laga gubey. Ciidamada Xaq-udirirka SSC ayaa waxaa dhankooda ka dhintey hal Askari,halkan afar kalena ay dhaawacyo fudud soo gaadheen, waxaase ay Maleeshiyadda SNM qafaasheen 6 nin dhalin yaro ah oo deegaankaasi ku sugnaa. Dagaalkii dhacay 24saac ee aynu soo dhaafney ee ay Ciidamada SSC la galeen Jabhadda SNM ayaa waxaa uu ahaa kii ugu balaadhnaa ee deegaanka ka dhaca,waxaanna ay Ciidamada SSC ka soo hooyeen Guulo waa weyn. C/casiis Saleebaan Axmed galoose@yahoo.com This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it Buuhodle SSC Soomaaliya
  22. Originally posted by Libaahe*: There is about 27 more prisoners held in Oog according to a relative of mine i spoke to , they will be bought to burco tommoro. If that is the case, Bakhbakhdiinu intan way ka badan lahayd..
  23. X. Xayran, see your own contridition as usual. Out of hunderds in the image, one is without a uniform and those you imaged are all without uniform some even with "macawiso".. I doubted if they come to fight with Macwiso.. Plus the names seem made up.. The fact is there were possible capturers but not in snm malitia hands. So go back to your sources and get them all right..
  24. Originally posted by Jacaylbaro: Stop crying mate ..... i must repeat this is a good development and political maturity for Somaliland. Don't u notice it never happened before ? ... 1 group cries here all the time and you belong to that group. This is your wish of being a nation of one clan, but too bad it aint happening so far. Keep dreaming.
  25. Xaalada Degmada Widhwidh Oo Caawa Xasiloon & Ciidamo Ku Soo Biiray SSC Written by Jidbaale.com Monday, 19 July 2010 14:38 Widhwidh(Jidbaale.com):-Waxaa caawa degan xaalada magaalada Widhwidh ka dib markii maanta halkaas dagaal culus ka dhacay. Ciidamada SSC ee Xaq u dirirka ah iyo maleeshiyaadka SNM ayaa isku horfadhiya agagaarka magaalada Widhwidh. Ciidamada SSC oo markii hore si rasmi ah ula wareegay gebi ahaan magaalada Widhwidh ayaa dhinaca Koonfur barri ee magalada ka samaystay saldhig. Halka maleeshiyaadka soo duulay ee SNMtuna joogaan dhanka baraahaga ku beegan Qorax ka soo baxa. Khasaaraha dhabta ah ayaan ilaa hada si rasmi ah loo xaqiijin, waxaase warar lagu kalsoon yahay sheegayaan in maleeshiyaadka SNMta laga diley 6 askari oo midi yahay sarkaal ka soo jeeda Oodweyne. Dhanka SSC ayaa la sheegay in uu hal askari ka shahiidey inkastoo aysan jirin cid si rasmi ah u xaqiijisey. Waxaana adag in la helo Khasaaraha dhabata ah ee dagaalkaasi gaystey ka dib markii Shirkada telesom jartay gebi ahaan isgaadhsiin deegaankaasi. Shirkada isgaadhsiinta ee Telesom wax warbixin ah kama aysan soo saarin sababta ay u demisey isgaadhsiinteeda. Aayadoo aalaaba marka xaalad noocan oo kale ah ay timaado hawada ka saarta isgaadhsiinta deeganada SSC. Dhanka kale waxaa ku soo biiray ciidama Jiida hore ee Widhwidh ciidamo ka tirsan Guutada Ismaaciil Mirre ee uu hogaamin jirey Kayse Cabdi Yuusuf. Ciidankan ayaa waxay maanta si rasmi ah uga qayb qaateen dagaalada Widhwidh ka soconaya, ilaa hada ma cada in uu taliyahoodii Kayse weheliyo ciidamada iyo inkale. Isku soo wada duubo xaalada deeganada SSC ayaa gashay jawi colaadeed ayadoo ay muuqato talaabooyin muujinaya Hogaanka SSC uu dar dargelinayo hawlaha. Walow ay jiraan caqabado kale sidii arintii ka dhacday jiida hore ee ciidamo ka tirsan Xoogaga SSC ay uga baxeen furumaha ayagoo salka dhigay Tuulada Dan dan, ilaa hadana aan si rasmi ah loo ogeyn waxa sababay. Waxaana jira dedaalo kala gedisan oo ay wadaan Qurba joogta iyo waxgaradka SSC ee ciidamadaasi ka soo jeedaan kuwaasoo loogu soo celinayo jiidii ay kaga jireen difaaca dalkooda. Jidbaale.com