A_Khadar
Nomads-
Content Count
4,252 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by A_Khadar
-
Originally posted by Ismalura: Nina, Maskiin macruuf and all of you other nomads why am i listed as an alien in my profile. The coolest thing about SOL waxuu ila ahaa the term Nomad... I just noticed yesterday that mine says alien (and I am not liking it) Do you have to do something special to be called a nomad? Pliz ha la ii sheego coz I really want to be a nomad. Yeah ask JB, he knows the best tricks to become Nomad. Plus as far I can see you are on your way to be Nomad just keep this base up. You may also need to just add little more cutting and pasting stuff and break up each one of your post into multiple mini posts like JB does. Welcome onboard.
-
Originally posted by Che -Guevara: How many of these so called Garaads are really Garaads, and how many were appointed by the former regime? They are dozen or little more and majority of them created during the civil war. Basically each subclan made their own one. However there few grand garads.
-
Originally posted by Xaji_Xunjuf: quote:Garaad Abshir ayaa isaguna qorshahan u guuxay isaga oo sheegay in ay diyaar u yihiin in ay wadahadal ;la galaan jabhadda SNM sida uu sheegay Xoosh, wuxuuna Garaad Abshir sheegay in aanay ssc weyne u daba fadhiisanayn xaaladda widhwidh ee ay wadahadal la galayaan Siilaanyo. The Garad fell into the trap of divide and concour! However fast majority of Widhwidhians are against this and it will fail as it did in the Xaadhadhan few weeks ago. "Xaglo Geel wax laqariyo kaweyn"
-
The garad wasn't allign with SSC since he was one of those remained in Garowe. So this is another try of his when Garowe front didn't work out.
-
Keyse Ali Jama Xoosh oo aanu kala xidhiidhnay Xamar Lagu Xidh isagoo ka warbixinaya shir halkaa uga socday beesha Barkad. Audio
-
^ Better, this time you're laughing at least.
-
Somalia's once stable Puntland hit by insurgency
A_Khadar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Originally posted by mielmi: Hargeisa is already the capital city of a country. -
Somalia's once stable Puntland hit by insurgency
A_Khadar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Originally posted by mielmi: SSDF AGENDA WAS ALL ABOUT MINERAL EXPLORATION NOTHING MORE NOTHING LESS!!!!!!!.......MAKHIRIANS HAVE EVERY RIGHT TO SAFEGUARD THEIR NATURAL RESOURCES. Qayladii maa soo celisay? -
You welcome Xudeedi.
-
Darn... GD. They misled you. That is me, my pic. How in hell the person forwarded to you found it and who is he/she anyway. Seriously though if that is him, future of Somalia looks better, young generation are coming on board in the politics and old gamers who only know how to devastate the people and the land will soon be all replaced. For this current conflict, I am siding with neither side except calling for peace on both sides.
-
Xoghayah arimaha dibeda iyo jaaliyadaha iyo fanaanada qaranka Sado Ali oo la kulmay jaaliyada SSC Sweden Stockhlom(Jidbaale):-Waxaa maalinitii Axda taariikhduna ahayd 8 Aug ka dhacay magaalada Stockholm, caasumada dalka Sweden kulan aad loosoo agaasmiyay oo ay ka soo qeybgaleen jaaliyada SSC iyo dad weyne soomaaliyeed oo aad u tiro badan. Kulankaas oo looga yimi gobolo aad uga fog fog barta kulunku ka dhacayey. Kulankan oo ku saabsanaa xogwaran iyo isbarsho waxaa lagu soo dhoweeynayey xoghayaha arimaha dibeda iyo jaaliyadaha SSC mudane prof Maxamoud Cali Jama iyo fanaanada qaranka Soomaliyeed Saado Cali Warsame. Sidii dhaqanku ahaa waxaa kulanka lagu furay ayaadaha Quraanka Kariimka. Gudoomiye Cabdi Kahaliif ayaa shirka ku furay erayo mug leh isagoo aad ugu mahad celiyey dhamaan ka soo qeyb galayaashii shirka. Wuxuuna si kooban uga waramay marxaladihii ay soo maray jaaliyadda SSC Stockholm maanta ay tahay mid ku dayasho mudan.Intaa dabadeedna waxaa halkaa hadalo qiimaleh ka tiri Saado Ali Warsame iyoo aad ugu nuuxnuux satay muhiimadda ay leedahay in loo istaago siddii loo heli lahaa qaranimo soomaaliyeed iyo midnimo soomaaliyeed. Saado iyadoo hadalkeeda sii wadata waxay ka soo qeyb galayshii ku adkeysey in aan cidna cida kale ku xadgudbin, wixii dhib iyo xumaan wadda si wada jir ah looga hortago. Intaa dabadeedna waxay ku si suugaaneysan ku cabirtay culayska aay leedahay in Soomaalinimada la difaaco loona kaco. Read More
-
Waxaa maalinitii Axda taariikhduna ahayd 8 Aug ka dhacay magaalada Stockholm, caasumada dalka Sweden kulan aad loosoo agaasmiyay oo ay ka soo qeybgaleen jaaliyada SSC iyo dad weyne soomaaliyeed oo aad u tiro badan. Kulankaas oo looga yimi gobolo aad uga fog fog barta kulunku ka dhacayey. Universal
-
Originally posted by Xaji_Xunjuf: It’s not what I am wishing for it’s the reality on the ground Now let’s go back There is Khilaaf between the hogaan and the khusuusi right Keyse the army leader left buraale guy left Garaad soofe doesn’t support xaji ina cumar camay and all the elders in buhoodle don’t support it , in return you have ex puntland parliamentarians that’s the situation all the advisors and khusuusi members and soldiers left buhoodle for a reason and are in dharkeyngeyo Xaji, your actions speak loader and clearer in alignment with your motivations. If you want to know reality on the ground, SSC is an entity and it will not dissolve just because few people are against it as you illustrated. Dharkeyngeyo was one of the bases of ssc and if the hogaan goes to dharkeyngeyo or else where, the fact is ssc will remind here and press ssc free from s/l militia.
-
That sums up your wishes so keep wishing XX.
-
Somalia needs lots of prays so everyone ducee during this month that may Allah give peace among Somalis..
-
^ War Xaji if these guys were on the run from Buhodle few days ago, why reporting now that the came back to Buhodle again.. Plus where is source of this made ups. I guess it's Saraar website again fed by its special reporter on the ground named by Libaahe!
-
Originally posted by Jacaylbaro: A-Khadar, so you admit there has been Khilaaf among the khusuusi ??? ........... that is even worse. Dhib baa idin haysta nimanyahow. You either have comprehension deficit or you are leading astray. Anyway, No khilaf among the Khusuusi, but the khususi and the hogaan have disagreements and that is resolved. Kudus... SSC cause continues, Somali Unity and free of S/L militia from SSSC.
-
Originally posted by Xaji_Xunjuf: I understood it very well but tell me khilaafki la afjaray muxu aha? Sookan keyse leh waxba kama jiran heshis code: Keyse Cabdi Yusuf Gudoomiyihii hore ee Gobolka Cayn ayaa ku dhawaaqay in uu isaga baxay kooxda uu hogaamiyo Xaglatoosiye Musharaxii lagaga Awood roonaaday doorashadii Puntland 2009. Posted: July 14/2010, 6:04 pm War Xaajiyow check the date of your referred post.. It's older than a year..
-
Si xun wax u sheeg sixir ka daran.. Here is the news you supposed post not the fake ones you wish to be true Shirkii Madaxda Maamulka SSC ee Dharkayn-Geenyo oo Guul-Ku Dhamaaday. Warar aanu ku helnay Magaalo madaxda Gobolka Sool lascanood ayaa sheegaya................ Warar aanu ku helnay Magaalo madaxda Gobolka Sool lascanood ayaa sheegaya in shirka socday Dharkayn Keenyo lagu xalinayay mad madow soo kala dhex galay madaxda sare ee SSC. Shirkan oo ay ka soo qayb galeen inta badan Golaha khusuusiga SSC iyo Madaxda SSC. Shirkan ayaa galabta furmay. Shirkan waxaa kaloo goob joog ka ahaa Hogaanka SSC Dr.Saleebaan Xaglatoosiye, iyo Ku xigeenkiisa Col Cali Sabaray. Dhinaca kae waxaa golaha khusuusiga ka socday Guddoomiyaha Golaha Khusuusiga Cabdi Risaaq Gacamay iyo Kayse Cabdi Yuusuf, Ex Xildhibaan Ibraahim Guure, Baashe Cali Jaamac, Ex Xildhibaan *****ar Jaamac Saleebaan, Ex Xildhibaan Abshir Cabdi Shiish Iyo Col.Yaasiin Tamaad, Maxmed Xasan Buraale, Cismaan Xaaji Cali. Sidoo kale waxa halkaa iyaguna ku sugnaa Garaadka Guud ee Beelaha SSC Garaad Jaamac Garaad Cali Iyo UGaas Faarax Dheere. Shirkan oo lagu lafa guray qoddobo badan oo muhiima u ah shacabka SSC ayaa lafilayaa in maalmaha soo socda lasoo gaba gabeeyo....... Maxamed Khadar lascaanood Soomaliya-----Widh Widh Online News Desk Center
-
Originally posted by Xaji_Xunjuf: That tells you how disorganised the khusuusi is I guess you having difficult understanding Xaji.. That tells you your source makes up stuff and nonsenses.
-
Originally posted by Jacaylbaro: and Jidbaale Confirms this : quote: Wararka aanu ka helayno buuhoodle waxay noo xaqiijiyeen dhamaan ciidamadii SSC ee ku sugnaa gobolka Cayn, waxay haatan u soo guureen degmada Dharkayn- geenyo, halkaasi ayeyna ku sugnaan doonaan, ilaa inta ay isu diyaarinayaan sidii ay gacan bir ah ugu qaban lahaayeen dhamaan deegamada gacanta ugu jira maamulka jabhada SNM. Sidoo kale waxay wararku intaasi ku darayaan madaxdii sare ee hogaanka SSC oo ay ka mid yihiin Dr Saleebaan Xaglotoosiye, ku xigeenkiisa, Baashe Cali Jaamac iyo Tamaad oo ay weheliyaan qaar ka mid ah madax dhaqameedyada sida Garaad Jaamac Garaad Cali iyo isimo. Waxaana la soo sheegay inay dhamaan madax dhaqameedyadan iyo hogaankuba ay uga sii gudbeen dhinaca degmada Saaxdheer, oo lagu wado maalmaha soo socda inay kulan wada xaajood ku yeeshaan. You can put the news as you wish but the fact stays on the ground like this: Khilaafkii Dhexmaray Hogaanka Iyo Golaha Khusuusiga Oo La Soo Afjaray Dhagayso Written by Jidbaale.com Monday, 16 August 2010 10:36 Khilaaf lagu soo afjaray magaalada Dharkeyn oo dhexmaray Hogaanka sare Ee SSC iyo qaar ka mid ah khusuusiga halkan ka dhegeyso.. Waraysi
-
You missed the point.. That is the fabrication of your news resource.. Anyway, the title of this topic is Khususi on the run: Here the actual news eventhough you won't be happy about it. Masuuliyiintii Hogaanka SSC ayaa ku sugan fadhiisinkoodii horre ee Dharkayngeenyo, iyadoo halkaas ka socdaan shir balaadhan oo ay iskugu imaanayaan- Hogaanka SSC iyo xubnaha Khusuusida ah ee dhawaanihii ugu danbeeyay deegaamadaas ku sugnaa. Imaanshaha Hogaanka ee Dharkayngeenyo ayaa lagu macneeyay shir wada tashi iyo dhexdhexaadin ah oo halkaas ku dhexmaraya Hogaanka iyo xubnihii khusuusida ahaa ee khilaafku u dhexeeyay. Waxaan lagu soo waramayaa in dhamaan laga heshiiyey oo xal loo helay khilaafkii dhex yaalay Hogaanka iyo Khusuusiga. Waxaa la filayaa maalmaha soo socda in Hogaanka oo ay weheliyaan ciidamo ay halkaas kusii sugnaan doonaan inta laga dhamaystirayo wada xaajoodka xubnaha khusuusida iyo Hogaanka Sarre. Dhexdhexaadintan ayaa sida la sheegay inay wadaan xubna badan oo ay kamid yihiin 3dii xubnood ee dhawan ka yimi baarlamanka Puntland,Cabdixamiid Garaad Jaamac iyo Cabdilaahi Cali Xirsi Timacade kuwaasoo waqtiyadii ugu danbeeyay ku sugnaa Buuhoodle isla markaana la shaqaynayay Hogaanka SSC. Masuuliyiintii Hay'adaha kala duwan ee Hogaanka ayaa ku sugan deegaankaas Dherkayngeenyo marka laga reebo Dr:Cabdirashiid Barkhadle oo isagu ku hadhay Buuhoodle. Wararka qaar ayaa sheegaya in Hogaanka SSC ay damacsanyihiin inay isku fidiyaan deegaamada Nugaasha oo arrimahaasna halkaas lagaga tashanayo. Wariye: Abdiqani I. Goox admin@lasanod.com Xafiiska Wararka Lasanod Online, Laascaanood.
-
Originally posted by Xaji_Xunjuf: Kooxdii SSC oo ka baxay fadhiisimadii Buuhoodle iyo Agagaarka widhwidh una Guuray Dharkayn geenyo Posted by admin on August 14th, 2010 No Comment YetPosted in: wararka Buuhoodle(saraarnews) waxa noo suurta gashay in aanu helo waraysi xasaasi ah oo ku saabsan kooxda la baxday SSC oo kala daatay oo ay hayso dhibaato shidaal , raashin iyo daryeel la’aan kale, taas oo ay ku keliftay inay iskaga guuraan degaamadii Buuhoodle iyo dhalaame cune u dhowaa ee ay ku sugnaayeen. waxaana la sheegayaa in kooxdani fadhiisin rasmi ah ka dhigteen Dharkayn geenyo iyo Balicad, Waraysigan oo uu bixinayo taliye ka tirsan kooxdaas oo lagu magacaabo Jaamac Adan Askar (Jaamac dheere) halkan Ka dhagayso. Listen to the wareysi http://saraarnews.com/?p=3512 I am fasting but honestly this is a laughable waraysi with unexisting taliye.. My best guess that men is from Saraar wherever that place is. How funny this is unknown man calls the so call Taliye ciidan then that taliye just tells him everything.. :rolleyes: