A_Khadar
Nomads-
Content Count
4,252 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by A_Khadar
-
Someone had lots of time!
-
Originally posted by Xaji_Xunjuf: quote:Originally posted by Gheelle.T: $10, 000 ma qaad baa looga qaatay? Najaynaa! Well some former udub Members don't like cheap Mirqaan So you proud of this expesive mirqaan miyaa? I wonder why the tri-angle is in devesit..
-
It's all said "Wantbe Ethiopians!"
-
Silanyo Proposes Power-sharing Between SNM and USC
A_Khadar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Odayga quud aan jirin buu qoryo u gurtay...He went too far into detail of building gov where there aren’t even ashes left..ZERO. I liked one of his first three establishments, the Tribunal.. He was so anxious to revenge from old foes..Alla maxuu ciil qabay… -
Silanyo Proposes Power-sharing Between SNM and USC
A_Khadar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Odayga quud aan jirin buu qoryo u gurtay...He went too far into detail of building gov where there aren’t even ashes left..ZERO. I liked one of his first three establishments, the Tribunal.. He was so anxious to revenge from old foes..Alla maxuu ciil qabay… -
^ Ka daroo dibi dhal.. Libaahe and XX have sanity comparing with you. Duqa ku noqo mar kale..
-
A&T is right on this matter.. O-region of Ethiopia, people is lacking the basic human rights..Until that right is given to people, A&T’s stand is rightful. BTW, A&T is embracing the Col. Saberay, Interesting! Odayga ma hoostaad kawada hadasheen?
-
SSC is far from burbur.. Keep wishing it... Buuhoodle(Jidbaale.com):-Golaha Khusuusiga ee SSC ayaa maanta waxaa uu cod ku meel mariyeen Axdiga cusub ee SSC, kaasi oo ay labadii toddobaad ee aynu soo dhaafney qodob qodob uga doodayeen. Kalfadhigii Golaha Khusuusiga ee uu maanta ku ansixiyeen Axdiga oo ay goob joog ahaayeen 15 xubnood, ayaa waxaa codka haa ku ansixiyey 14 ka mid ah, waxaanna ka horyimi hal xubin. Axdigan cusub oo ay golaha fulinta soo gudbiyeen Golaha Khusuusiga, ayaa waxaa la filayaa in ugu danbaynta uu saxiixo Hoggaamiyaha SSC Dr. Saleebaan Ciise Axmed.Waxaana Axdigan oo ka kooban 68 Qodob ku jira qodobo ka hadlaya awoodaha labada Gole (Khusuusiga iyo Fulinta ee Hoggaanka SSC). Sidoo kale waxaa axdigani uu kordhiyey muddada labada gole, iyadoo uu ka dhigey labo sano iyo badh Golaha Khusuuisga laga bilaabo 11//03/2010, halka Fulinta uu ka danbaynayo saddex bilood, iyadoo xilliga looga bilaabeyo maalintii uu Golaha Khusuusigu ansixiyey Fulinta 18/03/2010. Qodobada kale ee uga waaweyn ayaa waxaa ka mid ah. Qodobka 4aad. XUKUNKA IYO AWOODAHA SSC 1. SSC waa qayb ka mida Sooomaliya, waxyna aqoonsan tahay dawladda Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya. 2. Nidaamka xukun ee SSC wuxuu ahaanayaa laba mar xaladood, oo kala ah marxaladda kowaad iyo marxaladda labaad a. Marxaladda koowaad: waxaa jiraya hoggaanka maamulka SSC, wuxuuna u hawlgalayaa hanashada dhulka iyo midnimada SSC, wuxuuna ahaanayaa hoggaanka kaliya ee si ku meel gaadh ah umaamula soohdinta deegaanada SSC fara galin la'aan inta lagaadhayo marxaladda labaad. b. Marxaladda labaad: golayaasha hoggaanka maamulka SSC waxay ka go'aan gaadhayaan hannaanka xukun ee SSC qaadan doonto, iyadoo la marayo hab wada tashi ah, oo hoggaanka maamulka SSC qaban qaabiyo. 3. Inta lagu jiro marxaladda kowaad, SSC waxay lahaanaysaa xuquuq ismaamul, oo awoodihiisa gaar ahaaneed leh muddada ku meel gaadhka. Qodobka 5aad. 1. Muddada lagu jiro marxaladda hanashada dhulka SSC waxaa la laaley dhammaan awoodihii iyo saamayntii maamul ee dawlad goboleedka Puntland ku lahayd deegaamada gobollada SSC marka laga reebo, a. Magaca. b. Midnimada shacabka. c. Isticmaalka jidadka iyo dekedaha. d. Istaakulaynta, isu gurmashada iyo talo wadaaga shacabka. e. Dhaq-dhaqaaqa ganacsiga, is dhexmarka gaadiidka iyo wixii kale ee axdiga SSC lagu aqoonsaday. 2. Waxaa reebban ururro siyaasadeed, oo laga aasaaso gudaha SSC inta lagu jiro marxaladda ku meel gaadhka ah. Isku soo wada duuboo waxaa uu axdigani meesha ka saaarayaa madmadowgii ku jirey awoodaha iyo wadashaqaynta golayaasha kala duwan ee SSC, waxaana la dhawrayaa in hoggaamiyahu uu saxiixo. C/casiis Saleebaan Axmed cummaani2010@hotmail.com This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it Buuhoodle SSC Soomaaliya
-
He sounded very scared.. Tell him to run before he killed for revenge..
-
Originally posted by The Zack: I see racist jokes all over this thread. Is thi the time when some Somalis think they ain't Africans? I wonder 2!
-
^ lol Beer-G, so all those held the position hooyadood baa soo wada habaartay.. I heard Said back before he want to puntland and he seems a decent person. For his humble and honest personality, he is the right person, but in the situation of Somalia, the only man can last with this position is a gang baraka beele man... Having said that, I am still supporting him and I am sure if people have any sanity, Said and his likes would be the best choice to run the office..
-
This is far more desperate than I ever though.. Now Tiicey is on your headline news like if what he said would change a thing.
-
Wax kasta waa u jihaad kuwan caadi maaha.
-
(Hargaysa) 29.09-10 Ciidamada SNM ayaa caawa daabushay gawaadhida dagaal oo tiro badan iyago ku sii jeeda magaalada boorame. Ciidamadan oo aan la qoonin waxa saqda u baxayaan, xilli laga hurdo magaalada hargaysa, Wariyaha kabaweyne oo qadka telephonka ugu waramayay Xafiiska Radiowidhwidh ee magalaada lascanood ayaa u sheegay in Ciidamada ka baxay magaalada hargaysa ay qaadeen wada u baxda magaalada boorame isaga oo sheegay inuu la yaabay hubka iyo ciidamadanka ku sii qulqulaya magaaladaas. Wariyaha oo hadalkiis sii wada waxuu u sheegay Xafiiska Lacanood in caawa ay tahay habayn colaad xoogan laga dameeray magaalada Boorame isaga oo la xidhiidhay qaar ka mid dadka dagan magaaladaas oo iygu ka war hayay ciidamadan soo baxay. Maalintii shalay ahayd ayaa Wasiirka Arimaha Gudaha Dr. Maxamed Cabdi Gaboose ee maamulka snm iyo Salaadiinta iyo waxgaradka reer Awdal ayaa ku kala tagay arinkii Col. Maxamed Cismaan Xudhuun, waxaan isla markiiba farta ku fiiqay Dr. Gaboose unna sheegay odaayshii inaysan waxba qaban Karin, waxaana meesha ka dhacay car iyo car.
-
Warar isa soo taraya ayaa sheegaya in aad looga wel welsan yahay SSC oo baryahanba aan laga seexan dhinac Hargaysa oo ah xarunta Maamulka SNM ka dib ciidan qoristii ka socotay Buuhodle iyo deegamada SSC. Faysal Cali Waraabe oo Qaxooti Ku ahaa Finland mar walbana ku laabta caasimada Helisinki markay ku dhacdo dhaqaalo xumo ba'an iyo Busaaradi...... ... Faysal Cali Waraabe oo ka muuqato nebcaasho uu qabo deeganada SSC ayaa qayladhaan ba'an kamuujiyey ..''Walalyaal waxaa socda dhaq dhaqaaqa Ciidamada SSC Jabhadbaa inagu samaysantay waana sii xoogaysanaysaan waxay modeen in aynu daciifnay (SNM) oo aan SNM cidi ka noolayn, yaa walalayaal'' Wax cusub ma ahan Aflagaadada iyo Dhac Dhaca Ina Waraabe Faysal oo ah nin aad loogu yaqaano aflagaadada iyo dhac dhaca ayaa Xafladaas si aad uga qayliyay isagoo ka hadlayey xaalada deeganada SSC iyo maanta, faisal Cali Waraabe wuxuu carabka ku dhuftay in ay SSC marayso meel aan loo dul qaadan karin, ayna samaysteen Ciidamo ku lebisan Darajadii Dowladii Dhexe ''Illaahay Ha U Naxariistee ''Maxamed Siyaad Barre''... Maxaa Ka Nixiyay Faysal Cali Waraabe?? SSC way isku qaylo dhaan dirsadeen? Faysal Cali Waraabe oo arintaasi ka hadlaya ayaa hadalkisii sidan u dhigay “Talaabada Naxdinta lehi waxa weeyaan habeen hore waad daawanayseen Tv-ga Universal Jabhad baa inagu abuurantay oo darajadii Ilaahay Ha u naxariistii Siyaad Bare sidata, waxa ay moodeen inaynu diciif nahay, (walalayaal SNM wali waa nooshahay). Tan waxaa ka sii daran oo iyaduna walwal leh way sii xoogaysteen oo way isku qaylo dhaan dirsadeen, kii Xamar joogay, Kii Joogay Boosaaso. Horgalada Inala Jooga ee HODHEELADA Hargaysa Ku RAAXAYSTA waa inay si deg deg ah ugu amabaxaan deegankooda Walaalayaal ''Beelaha SSC way ka tirsan yihiin Wasiirada, Guurtida iyo Baarlamaanka waana kuwa ugu firfircoon ee siyaasadeena guddaha aad uga ciyaara, waxa weeyaan inay ka hawl galaan weyaan, inay Hargeysa fadhiyaan maaha, waxa weeyi siddii aanu uga hawlgali jiray, Anuu waan ka hawlgalay markii Beeshaydu baxday, waa inay ka hawlgalaan maaha halkan inay anaga nagu tilmaamaan maafiyadii Colombia oo kale, Colombia ma nihine waa in aad ka hawlgashaan deegaankaaga. Walaalayaal Reer Buhoodle waxa aan leeyahay haka dhigina dhulkiina meel lagu uruuriyo Ciidamada SSC kuna lida ah SNM. Walaalyaal waxaan leeyahay nimankaa ka yimid Dibeda ee Qaxootigii ka yimid ee ka nabadgalay dagaalkii Sokeeye ee ka dhacay Muqdisho, ilaahay inay ugu mahad naqaan bay ahayd ee may ahayn inay guryahoodii gubaan oo taasi ma haboona, waxaan leenahay halaga hawlgalo ha la digtoonaado ayaan leenahay.. Maxamed Siyaad Faarax-(Kabaweyne) Hargaysa, Radio WidhWidh
-
Somaliland Col Dhancade we will hunt down the insurgents
A_Khadar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Maxaabiistii ma la dafiray.. Ciidao ka tirsan hogaanka midaynta iyo bad baadada Goboladda ssc ayaa xalay weerar qorshaysan ku soo qaaday Deegaanka OOg halkas oo ay ku dileen mid kamid a askarta somaliland ee ku sugan deegankaas,halka labo kamid ahna ay Dhaawceen sidoo kale waxay Maxaabiis ahaan u sii kxaysteen 3 Kamid ah Askarta somaliland ee ku ugan deegaanka OOG, Ciidanka ssc ee qorshaha fuliyey hada ku sugan Magalada Buuhoodle ee Xaruuna gobolka Cayn ee hada fadhiga u ah Hogaanka midaynta iyo Bad baada SSC Xisgasho Sarmaanyo.com -
Hargeysa,(lasanod Online)- Telefishan-ka Somaliland ayaa hawada ka maqan labaatankii cisho ugu danbeeyay, taasoo sida la sheegay ay ka danbaysay markii ay Wasaaradda Warfaafintu.. kari weyday inay bixiso kiradii la siin jiray shirkada leh satellite ka Thaicom oo uu ka diiwaangashan yahay Telefishanka Somaliland. Kiradan oo dhan bishiiba $ 30,000 oo doolar ayaa sida la sheegay Wasaaradda Maaliyaddu ay sheegtay inaanay bixinayn oo aanay ku jirin miisaaniyadda Wasaaradda Warfaafinta. Telefishanka oo ay ciladi hore uga timid Transmitter-kii uu hore ugu shaqay jiray ayaa xukuumada cusubi ay si degdeg ah ugu soo iibisay transmitter mustacmal ah oo qiimahiisa dhan yahay $ 120,000 oo doolar, isagoo sida dad aqoon u lihi ay sheegeen in lagu heli karayay wax ka yar $ 30,000 oo doolar. Dhinaca kale warar kale ayaa sheegaya in sababta uu hawada uga maqan yahay Telefishanka ay tahay cilad ku timid qalabka satellite ka u gudbiya, kaas oo lacagtii lagu dayac-tiri lahaa aanu telefishanku haysan. Telefishankan yaa ahaa isha ugu muhimsan ee maamulku barnaamijkiisa iyo wararkooda kasoo gudbiso. Wariye: Farah D. Jama admin@lasanod.com Xafiiska Wararka Lasanod Online. Hargeysa, Somalia
-
^ Lol @somaliland shacab keeday u naxaysa. You very hilarious some times. Buhodle shacab somaliyeed baa joog not somaliland shacab marka sheeko kale mahaysaa?
-
Oday your question about buhodle is irrelevant to the story but these area aint your costal either marka relax with taking everything into heart. This somaliland project may cost your mental state marka saaxiib take it easy.
-
Originally posted by Xaji_Xunjuf: ^^ talks about what , the time of talking and using diplomacy is over no more gudi only guns can solve this issue. Odayga watch your blood presure, if you have the balls, isgee meesha nooh..
-
Originally posted by Xaji_Xunjuf: ^^ Dude you and your Little Militia will be exterminated before they even know it , this is Not Booto it was just a few months back when we captured widhwidh and took 12 Prisoners of war to maandhera No hit and run cowardly attacks will liberate Laaska for you try harder. as for faisal he is just sending a clear message to the nabbadids. :rolleyes: :rolleyes: Geed baa horay u yiri, “Gudiney hadaan badhkay kugu jirin imaad gooyseen”.. You and Libaahe are clueless about what really is happening in in that part of the region.. So keep continue with your hallucination from the marqaan. You always bring here the marfish booto and faan stories, we did this, we capture there…
-
What is wrong with that, Berberaba waad ka kirayseene...