A_Khadar

Nomads
  • Content Count

    4,252
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by A_Khadar

  1. Originally posted by AYOUB: quote:Originally posted by 'Liibaan': low ranking soldier, Galaal is nobody You were giving thumbs up to this "nobody" only few months ago. :cool: You will say the same thing when he back to ssc again.. Successionists never learn from the history. These guys go where ever is greener and when the green is over, they will look for another green grass. So keep staying in your helusinations..
  2. By far, ssc community of Emarts presented the best song for this celeberation.. Love it.. Video - Song
  3. Thanks Liban.. You covered me up.. I was side tracked by work and later travelled.. Nice videos.. Thanks for all the support to unity of Somali.. May allah bring our nation back to its sanity.. Peace and love to all somalis.
  4. I partially attended one of these cermonies and an speaker from Awdal said in there "We are with you not with S/L.." For his statement was re-assuring that Awdalities are with union rather successionist.. Job well done.
  5. Keep it up Taleexi. Just don't forget yourself with long dreams..
  6. You're right Taleexi. Ma maqshay beryahan erayga "Qof gudban". It's a new phenomenon in somalis lately 'Qof baa wax lagu soo shubayaa wixii buu kugu sii daynayaa and in the middle way ka go'aysaa because it wasn't his ideas oo waxay ahayd wax lagu soo shubay.. So he has to go back and get more filled in.... Now he will come back here and lecture us that it's his promise to the queen to do do this. Waxaa laga kari la'yahay leave the furuq-alone these people's homes. Your Ill adviced endeavor ideas are unacceptable. You ain't get hired with them for 20 years.
  7. Originally posted by Suldaanka: The government should win over the locals and provide a better alternative to the SSC side by biulding schools and MCH centers in those villages. That way, you are depriving the local support to the opposition. Ninkii tiisa daryeela tu kale ku daraa.. Adeer suldaan you have sounded so naive when you post the up above statement. SL should do this, and should that.. Are you kidding me.. What does it have? It barely makes its end needs.. These people need nothing from you so leave them alone with your madness idea of recongnition.
  8. ^ lol.. More like a dream wife..lol.. Taleexi waa rageedii.. she and all somali women are beautiful.. Mansha'allah.. Libaan, iga daa event fliers-kii hore ee get more on pics from the events around the globe. I will post more from Boston, Seattle, Ohio and San Jose CA communities when have few minutes to spare later insha'alah..
  9. Originally posted by Sabriye & co.: I am beggining to feel optimistic about Mr Farmaajo. Never expect and wait optimistic attitude towwards somalia from successionists.. Waxay ugu badisaa somalia misery... They pray and cross their fingers total failure for somalia so one day they may have the chance to be reconginzed.
  10. And Yuganda.. Waxaa Magaalada kampala ee Dalka Uganda Lagu qabtay Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu maamuusayey Sanadguuradii Koowaad ee ka soo wareegtay Asaaska Hogaanka midnimada iyo Badbaadada SSC ee lagu Yagleeley MAGAALADA nairobi ee Dalka Kenya. Xaflada oo lagu qabtay Hoolka Shirarka ee Agakhan ayaa waxaa ka soo Qaybgalay Marti sharaf soo buuxdhaafiyey Hoolkii xafladu ka dhacaysay, waxaana Halkaas Lagu soo Bandhigay Bbarnaamijya Kala Gedisan oo lagu maamuusayo SanadGuurada. Xaflada oo ay ka soo qaybgaleen Masuuliyiin Fara Badan oo uu ka midyahay Qunsulka Safaarada Somalida ee Dalka Syria Muxud Ducale Muse, Ganacsato Aqoonyahan, Madaxda Jaaliyada SSC ee Dalka Uganda iyo Bulshaweynta Somaliyeed ee ku dhaqan Dalka Uganda, Ayaa waxaa Halkaa Laga soo jeediyey Taariikh lagu xusay Xiliga Asaaska Hogaanka SSC sababaha keenay Asaaska iyo Weliba Dardaarana loo diray Hogaanka. Gudoomiyaha iyo Kuxeenka Jaaliyada SSC Dalka Uganda Mohamed Ali Haybe iyo C/rashiid Maxamed Maxamuud Suufi, oo labuda Goobta ka hadlay ayaa sheegay inay tahay waajiba xusida iyo weyneynta maalintan oo kale oo ay sheegeen inay maalinweyn u tahay Bulshada SSC Iyagoo sidoo kalena Xusay siday lagama maarmaanka u tahay ilaalinta midnimada Bulshada SSC Iyo Guud ahaan Tan Somaliyeedba. Si kastaba ha ahaatee Xaflada oo jawi degan oo xamaasadi ku dheehantahay ku so socotay ayaa waxa ay soo gebagebowday xili danbe, iyadoo halkaasna lagu soo bandhigay Barnaamijya badan oo dhanka Dhaqanka SOmaliyeed ah taasoo ay daadihinayeen Barbaar ku Gaaashaaman Hidaha iyo Dhaqanka SOmaliyeed. C/qaadir Kaarshe Kaarshe997@hotmail.com Kampala, Uganda
  11. Finland - SSC's 1st birth date.. Waxaa maanta ka dhacay caasimada wadanka eeHelsinki kulan balaadhan oo lagu xusayo xaflad loogu talagalay sanadguuradii 1aad ee SSC, taas oo u dhacday sidii loogu talagalay.Daawo Sawiradda Xaflada waxaa ka soo qaybgalay dhammaan qaybaha kala duwan ee bulshada SSC ee ku nool Finland. Waxaa ugu horayn shirka furay guddoomiyaha jaaliyada SSC Dr. Mohamud Mohamed Cartan. Furitaankaas ka dib waxaa la gudo galay xafladii oo dhacday sidan Ugu horayn waxaa warbixintii jaaliyada SSC ee Finland soo jeediyey Ahmed Giire, isagoo ka sheegay wixii qabsoomay mudadii jaaliyadu dhisnayd. waxaa kaloo la sheegay waxqabadkii hoggaanka SSC mudadii sanadka ahayd ee ay jireen, iyagoo dadaal wayn muujiyey. Waxaa kaloo laga akhriyey xaflada taariikhdii SSC laga soo bilaabo Daraawiishtii u soo halganta xoraynta Soomaliya guud ahaan gaar ahaan gobolada waqooyi oo Ingiriis ku soo duulay. Iyadoo uu soo jeediyey Ahmed Mohamed Bulxan. Waxaa ugu dambayn la isku raacay in laga wada shaqeeyo midnimada SSC si loo gaadho midnimada Soomaaliya, lagana bilaabo xoraynta gobolada SSC. Guddiga Jaaliyada SSC ee Finland Waxaa Na Soo Gaadhsiiyey Axmed Maxmed Bulxan pics
  12. Minnesota celeberates SSC's 1st birthday with a a new song..
  13. Xagardheer Oo Laga Xusay Sanad Guuradda SSC Written by jidbaale.com Sunday, 17 October 2010 06:16 Xaflada damaashaadka iyo sanadauurda hogaanka midayta iyo badbaadada ssc Somalia oo ay ka soo qaybagleen dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada ssc ayaa waxay ka dhacday magaalada xagardheer ee dalka Kenya Xaflada ayaa ugu horayn waxaa ayadaha quraanka kariimka kufuray saleebaan cumar guuleed sidookale waxaa wacdi iyo dardaaranka cabsida ALLE ka soo jeediyey sheikh maxamed cali cabdi {GALAYDH} dadweynaha ka soo qaybgalay xaflada sanad guurada hogaanka midaynta iyo badbaadada gobolada sool sanaag iyo cayn ee madasha isugu yimid wajigooda ka muuqanaysay farxad iyo siday ugu faraxsan yihiin maalinta taariikhida ah waxaa gabayo iyo suugaan ka soo jeediyey abwaano kala ah abwaan c/qaadir maxamed cabdiraxmaan iy maxamed maxamed wali maxamed {HURE} oo run ahaantii meesha ka soo jeediyay gabayo aay ku amaanayaan uguna ducaynayaan hogaanka midaynta iyo badbaadada ssc oo daka meesha isugu yimid aad ugu qiiroodeen ugu danbayntii xaflada ayaa waxaa dardaaran dhalinyarada meesha isugu timid ah meesha ka soo jeediyey Oday mahadi ciise cilmi iyo iyo aqoonyahan c/naasir ciise saleebaan xeryaha qaxoontiga ee UNHCR ee magaalada xagardheer ayaa waxaa soo buuxdhaafiyey kumanaan qoys oo reer ssc ah oo ka soo barkacay cadowga wadankoodii haysta maxamuud cabadi tuulo xagardheere Kenya Pics
  14. Buuhoodle Oo Laga Xusay Sanad Guuradda Koowaad Ee SSC Written by C/raxmaan Somali Sunday, 17 October 2010 06:21 Buuhoodle:-(Jidbaale):-Waxaa maanta ka dhacay magaalada buuhoodle ee xarunta maamulka SSC munaasabad balaadhan oo lagu mamuusayo sanad guurada 1aad ee SS oo Daawo Muuqaal Munaasabadan ayaa waxaa kasoo qayb gala dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada kunool magaalada Buuhoodle, waxaadna Dadwaynihii goobtaasi isuugu yimid wajigooda ka dheehan karaysay farxad iyo raynrayn iyagoo isuugu hambalyaynayay sanadkan sanadkiisa inay nabadqab ku gaadhaan. kubeegan maanta oo 16 oct ee 2010 sidoo kalana lagu taageerayo raysal wasaaraha cusub ee Dalka Somaliya Maxamed C/laahi Maxamed. Intii ay socotay munaasabadaasi ayaa waxaa hadalo halkaasi kasoo jeediyay masuuliyiin kaladuwan kuwaasi oo intooda badan hambalyo udiray Shacab waynaha reer SSC meel kasta ay joogaa sidookalana soo dhaweeyay Raysalwasaaraha cusub ee Somaliya Maxamed C/laahi Maxamed. Gabo gabadii munaasabadaasi ayaa dadwayanahan banaanbaxayay waxay socdaal lug ah kusoo wada mareen wadooyinka waawayn ee dhexmara magaalada buuhoodle kuwaasi oo ku dhawaaqayay halku dhigyo kala duwan oo ay kutaageerayaan maamulka SSC somaliya. Sawirada Goor Dhaw ayaan idiin soo gudbinaynaa idanka ilaahay C/raxmaan Somalii
  15. London(Jidbaale.com) maalinimadii shalay oo sabti ahayd taariikhduna ahayd 16/10/2010 waxaa magaalada London lagu qabtay xaflad lagu xusayey sanadguuradii kowaad ee ka soo wareegtay markii dhidibada loo taagay maamulka SSC. SannadguuradiiKowaadSsc Daaawo Sawirada Qaybta Labaad Xafladan oo lagu xusayey aasaaskii maamulka SSC waxaa ka soo qayb galay shacabweynaha u dhashay SSC oo iyagu si weyn madashaasi ugu soo bandhigay shucuurtooda iyo siday u taageersan yihiiin maamulkan curdanka ah ee SSC, oo ay maamulada hareeraha ka xigaana aad uga xun yihiin maamulkan sadexaad ee ka soo if baxay dhinaca gobolada waqooyi. Xusitaanka sannad guuradii koowaad ee maamulka SSC waxaa si weyn isugu soo dubariday ururka dhalliinyarada ee SUDO oo fadhigoodu yahay london, waxaanay goobtaasi ku soo bandhigeen warbixino, heeso, majaajilooyin aad u qiira badan kuwaasi oo ay ku muujinayeen duruufaha dhabta ah ee ay ku sugan yihiin shacabweynaha u dhashay deeganada SSC, sida hagardaamooyinka ay ku hayaan maamulada hareeraha ka xiga, ee iyagu adeegsada kuwa horgalada ah ee u dhashay deegaanada SSC. Sidoo kale waxaa goobtaasi iyaguna doorkooda ka qaatay gudoomiyaha jaalliyada SSC ee UK Mudane Cabdilaahi *******, gudoomiyaha ururka SUDO mudane Maxamed Cabdi Fookheeye, Aamina Axmed Ismaaciil Mire, gudoomiyaha ururka dhallinyarada Manchester mudane Aadan Xasan Madoobe, sheekh Cawl iyo Dr Maxamed Cabdiraxmaan oo si weyn u qaada dhigay halgankii iyo guulihii uu soo hooyey hogaanka SSC intii ay gudaha galeen. Waxaa kaloo sannad guuradii koowaad ee maamulka SSC lagu marti qaaday Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Guuleed oo ka mid ahaa isimadii kaalinta liibaax ka qaatay sidii dhidibada loogu qotomin lahaa maamulka SSC, oo ka dhashay ka dib markii loo adkaysan waayey dhibaha iyo aargoosashada dahsoon ee lagu hayey shacabka SSC. Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Guuleed wuxuu madashaasi ka soo jeediyey warbixin kooban oo taabanaysey dhinacyo badan, wuxuu si weyn carabka ugu adkeeyey in aan la dayacin fursadan qaaliga ah ee aynu maanta haysano. Pictures More pics
  16. Garaadka Guud ee Beelaha Sool,Sanaag iyo Cayn Garaad Jamaac Garaad Cali iyo Hogaanka SSC Oo Dhanbaal Hanbalyo Ah U Diraya Raysal Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaanjo. Written by Jidbaale.com Thursday, 14 October 2010 15:21 Dharkayn:-Garaad Jamaac Garaad Cali iyo dhammaan Golayaasha Hogaanka SSC ayaa waxaa ay si wada jir ah dhanbaal Hanbalyo ah u dirayaan RaysalWasaaraha cusub ee Soomaaliya oo uu Madaxweyne Shiikh Shariif galabta ku dhawaacey Maxamed C/laahi Maxamed. Garaadka iyo hogaanka uu ku sugan xarunta ku meel gaadhka ah ee Hogaanka Sool,Sanaag iyo Cayn oo ah Degamada Dharkayn-geenyo ee Gobolka Sool ayaa waxaa ay dhanbaalkooda ku xuseen in ay hanbalyo iyo bogaadin u dirayaan iyagoo ku hadlaya magaca shacabweynaha deegaamada kor ku xusan Raysal wasaaraha cusub Maxamed C/laahi Maxamed. Dhanbaalkan oo Hanbalyo iyo dardaaran iskugu jirey ayaa sidoo kale lagu sheegey in ay aad ugu niyad san yihiin ugu farxeen markii uu soo gaadhey warka la xidhiidha magacaabida Raysal wasaare Maxamed C/laahi Farmaanjo. Garaadka iyo Hogaanka SSC ayaa waxaa ay dhanbaalkooda kula dardaarmeen raysal wasaaraha inuu dulqaad iyo samir badan u yeesho dhibka iyo masuuliyad culus ee loo Igmadey, islamarkaana uu guntiga dhiisha iskaga dhigo siduu shacabka soomaaliyeed uga yarayn lahaa mudada uu xilka hayo dhibka iyo colaadaha gaamurey ee 20ka sano haystey. Ugu danbayntiina waxaaa Ilaahay uga bareen Raysal wasaaraha in uu u fududeeyo xilka cusub oo loo magacaabey. Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jamaac Hogaamiyaha SSC Saleebaan Ciise Axmed Hogaamiye ku xigeenka SSC Cali Axmed Xasan Gudoomiyaha Golaha Khusuusiga C/risaaq Xasan Ismaaciil iyo dhammaan shacabweynaha Sool Sanaag iyo Cayn. Waxaa dhanbaalkan warbaahinta soo gaadhsiiyey Afhayeenka Hogaanka SSC Axmed Maxmed Xasan (Axmed Gacmayare)
  17. Originally posted by Xaji_Xunjuf: Well they have no other choice What better choice they should have it?? The marfishland??? Spare me oday.. The mentioned states, towns are always and will be always supportive to the union and the greater Somalia no matter who sits on the hot seat unlike you emotional clan flag raisers.. I am sure if Sharif were ought to select one from you enclave, you will dance differently by now..God maxaad afka iska furataa..
  18. Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Adeerkaa miyaa? Eebba ha u naxariisto. I think wiilkiisa ayaa degan Toronto. You are right he lives in TO and used live in mpls..
  19. Congrats to Mr. Farmaajo(cheese).. Alle ha u fududeeyo xilkaa... Anyone knows his biography, please share. He is very new to me and probably to many Somalis which may be why he is a suitable for the position. Good lucky to Mr. Farmaajo…
  20. Muqdisho,(Lasanod Online)- Warar aynu ka helnay ilo lagu kalsoonyahay ayaa sheegay in Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Sharif Sh. Axmed oo ku dhawaaqay Ra'iisul Wasaare cusub oo maalmahaanba la sugayey magacaabistiisa. Wareegto uu madaxweynaha ku magacaabayo Ra'iisul Wasaaraha ayaa dhawaan la sugayaa Raysal Wasaarahan la magacaabay ayaa ka yimi degenaa intii bur burka ahaa Magaalada Virgina ee Carriga Maraykanka,waxaana uu magaalada muqdisho gaadhay maalintii shalay ahayd. Magacaabista Raysal Wasaraaha ayaa soo af-goysay waregeyo badan oo loo soo maray ciddii badali lahayd cumar cabdirashid oo iska casilay golaha wasiirada. Maxamed Cabdillaahi maxamed Farmaajo, ayaa noqonaya ra'isal Wasaarihii Labaad ee Ay Yeelato Dawladda Somalia, ka dib markii uu is casilay Cumar Cabdirashid Cali Sharmaake, waxaan alga sugayaa in la hor geeyo Baarlamanka Maalmaha Inagu Soo Aadan.   Wixii warar ah ee arrintaan ku soo kordha dib ayaan idiinku soo sheegidoonaa haddii alle ogolaado.
  21. Originally posted by Xaji_Xunjuf: A khadar ma black bery baad isticmalaysa wadiga marba waxad lahayd ku celcelinaye eh Nope adeer.. You may mixed with avatars up dee..
  22. Originally posted by Jacaylbaro: CALI XARAARE Yaa arkayna ?? Nice try JB..