A_Khadar
Nomads-
Content Count
4,252 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by A_Khadar
-
http://www.saafistudio.net/infusions/the_kroax/embed.php?url=1995 - Universal TV coverage..
-
Buuhoodle, Feb 21, 2011 Wararkii maanta ugu dambeeyay ee laga helo Deegaanada Meygaagle iyo Hagoogane iyo Wariyaha Ceegaag Online Cali Dhagjar. Dhageyso
-
Buhoodle,(Lasanod)- Xaalada degaanada Hagoogane, Maygaagle iyo Kalshaale ayaa saaka xasiloon,waxaana degaanadaasi dhamaantood isu bedeleen.. goobo dagaal oo ay dadka shacabka ahi ka qaxaan. Iyaadoo ciidamada degaanka Buhoodle iyo kuwa Somaliland wadaan dhaqdhaqaaq ciidan oo xoogan. Inkastoo saaka xaaladu tahay mid xasiloon haddana waxaa jira dhaqdhaqaaq ciidan oo xoogan, kaasi oo ay wadaan ciidamada degaaka Buhoodle oo doonaya inay dagaalo kale oo adag la galaan Somaliland,waxaana ciidamada degaanku saaka tijaabinayeen hub aad u culus oo aan hore dagaalka uga qayb qaadan. Ciidamada degaanka Buhoodle ayaa shalay dagaaladii galinkii dambe soo gaadhey ka sheegtey guulo la taaban karro,waxaana ciidamada degaanku sheegeen inay gubeen 5 gaadiid dagaal ah,waxaana ay sheegeen inay furteen gaadhi dagaal oo ciidamada somaliland lahayeen,waxaana ay sheegeen 5 -ta gaadiidka ah ay qabsadeen inay gubeen ka dib markii cilad ay ku timid. Sidoo kale cusbitaalka magaalada Buhoodle,waxaa shalay ilaa xalay la keeney dhaawaca 6 ruux oo ka tirsan ciidamada degaanka oo ay weheliso gabar,waxaana dhimashada ciidamada degaanka la sheegayaa inay gaareyso 8 askari oo ciidamada ka tirsanaa,waxaana dhamaantooda lagu aasay degmada buhoodle. Dhankale Ciidamada Somaliland ayaa la xaqiijiyey in dagaaladaasi ay ka soo gaareen qasaare lixaad leh isla markaasna inta la hubo waxaa ka geeriyoodey 15 askari oo maydkooda la geeyey tuulada Qorulugud,waxaana la xaqiijiyey in dhaawaca in ka badan 27 askari loo gudbiyey magaalada Burco ee xarunta gobolka togdheer, iyadoo qaarkood xaaladooda caafimaad laga dayrinayo. Dhanka kale maydadka labada dhinac ayaa la kala garan waayey ka dib markii ay hub culus oo wajiyadooda bedeley isu adeegsadeen,waxaana la sheegey inay dhamaantooda wada bedelmeen,waxaana maydadka qaarkood la sheegayaa in la kala garan waayey. Ugu dambeyntii inkastoo xaaladu saaka tahay mid caadi ah haddana waxaa jira dhaqdhaqaaq ciidan oo labada dhinac kala wadaan,waxaana markasta saaka laga cabsi qabaa inay kooxaha dagaalamaya fooda isdaraan isla markaasna dagaalo khasaare badan sababa saaka halkaasi dib uga qarxaan.
-
Time up you two. The facts always prevail. People of puntland are supportive to the ssc people against the aggression from S/L's militia invating to peaceful towns to force them their crazy project. Not only them but all Somalis with right mind are supporting Buhodle/Kalshale communities and they are all deeply sadned about this madness invation from Somaliland. We know where Puntland admin stands on this issue. Both Faroole and his Vice-president are not sincere and his latest talk is probably calming the puntland people so he can remain his seat. Your cat and mouse responds here aren't going to help the civilians mascred in Kalshale,Hagoogane,Maygaale.
-
If it's true interview why not an audio.. Looks made up under marfish. Plus, why name callings with Garads.. Ma markii gacani socon wayday afkaa lagu ciil bixi.. If this is a mashruuc, it's a project from SNM, Buhodle/ssc people are defending their homes from blood thirsty militia led by Silanyo..
-
Dr.Faroole “Dadkayaga Lama Xasuuqi Karo Si Rasmi Ah Ayaan U Difaacaynaa”
A_Khadar replied to Che -Guevara's topic in Politics
XX, where is that ur militia is based now that is 12km from Buhodle? Or it's militry secret and u can't disclose it..ceebey tacaal. rumors are saying Ina Kaahin is dead from yesterday's fight in Maygaagle... Your militia hasn't gained no ground since begining of this invation. Sanity has to work ee guryihiin aada dadkana faraha ka qaada wax miyir qaba haduu idinku jiro. -
Dr.Faroole “Dadkayaga Lama Xasuuqi Karo Si Rasmi Ah Ayaan U Difaacaynaa”
A_Khadar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Saalax;696510 wrote: The Zack have you lost it? Ceerigabo kulaha lol. Ceerigaabo is in the hands of ragi laha since ousting of the siad bare regime just like Berbera, Burco, Hargeysa etc. Hehee.. I see big changed from Ciidamda Qaranka and dowlada somaliland to acceptance of reality SNM.. Cerigaabo is shared city and one side ruled by ur militia and other side by its people.. -
Dr.Faroole “Dadkayaga Lama Xasuuqi Karo Si Rasmi Ah Ayaan U Difaacaynaa”
A_Khadar replied to Che -Guevara's topic in Politics
General Duke;696496 wrote: Xaji adeer your whole army has been fighting its way from Burco to Buhoodle since 22/December/201o faced by Xaglatoosiye militia alone and are still fighting unable to capture the city. Now you want us to belive you are gleefully wishing to bring it on with the whole Puntland army ? Come on son, what you are chewing is amazing.. XX, warkan ma kii odayada marqaansan ee Universal TV ka hadlaa. It's sad lives lost for this succession project. But try again X Xudhufow, Buhodle, Hagoogane and Maygaagle are still in the hands of its local people and your militia sustained huge lose once again. -
Somaliland army Closing into Buhoodle rebels confused.
A_Khadar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Indeed this day and age.. Intii dhimatay alle ha u naxariisto. -
Garowe authorities arrest ssc defence rebel leader
A_Khadar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
The man is free, ee qashinka joogi X xudhufow.. I heard that your clan rebel militia arrested a TFG deputy minister in Hargaysa. What a attension seeking lot. -
In the land of the blind, the one-eyed man is king.
A_Khadar replied to General Duke's topic in Politics
Alle ha inoo sahalo, rajadu ma fiicnee.. -
Kalshaalle:{Jidbaale.com}:As you all may know there was heavy fighting between the people of Buuhoodle town and Clan Militias that were aided by Somaliland forces, the fighting left dozens dead on both sides with independent eye witnesses confirming that Somaliland and their clan militias suffered a heavy blow. The People of Buuhoodle and Sool Sanaag regions in general disdain any form of oppression having fought the British for twenty one years. On Friday 11th of February Mohamed Abdisalaam a herd’s man who grazes his Animals between kalshaale and Buuhoodle was shocked when one of his Camel was hit by a Landmine Planted by Somaliland Clan militia Mohamed describes the aftermath of the Accident “I was walking with my camel when all of a sudden I heard large Bhang and saw smoke just a few meters before me lay One of my camel bisected into two by the explosion I could not understand what has happened as I have never seen such a thing “.Mohamed who was visibly shaken by the incident says it is unsafe for people and animals to travel that route . There are number of reliable reports from local media outlets that confirm the existence of Land mines in the said area which have been planted soon probably in the aftermath of the Fighting. Mines kill people during and after wars and in an area widely used by uneducated nomadic pastoralists the effects are unimaginable these heinous crimes should be immediately Condemned and we urge all NGOs and parties concerned to immediately investigate and follow up these reports. Thousands of People through-out the world step on anti-personal land mines or explosive remnants of war causing death .amputation and injury in most cases most of the victims are children. Besides causing individual suffering, antipersonnel Landmines (APL) and explosive remnants of war (ERW) are also responsible for serious social and economic problems. They land into no-go zones, hindering fertile agriculture and Development. In post-conflict societies APL and ERW can impede the return of refugees. We urge the United Nations to act swiftly and prevent war crimes in the Kalshaale Region. Sadiiq Ibrahim Hussein Independent Human Rights Activist and International relations Scholar Sahall16@hotmail.com This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
-
A Note on My Teachers Group presented by author at Hargeisa U
A_Khadar replied to Ex-Xisbiga's topic in Politics
Your right Gheelle, it was directed to those s/l die hearts who play different cards in different aspects of this dark history of Somalis, this time playing victim card and other threads applauding and supporting their militia for murdering, prisoning and displacing others. That is a shame! -
Soomaal beryahan ma duruus baad ku maqnayd?
-
Alle ha una xariisto intii lagu xasuuqay.
-
A Note on My Teachers Group presented by author at Hargeisa U
A_Khadar replied to Ex-Xisbiga's topic in Politics
True and indeed that was a tragic and dark history, but that same history is repeating itself as we speak. People in their homes and herding their camels were abducted and called POW and now they are in Mandhere without life basics, such as adequate food and medical. Stop being hypocrite waryaa if you sincere, stand against all violation of human right rather being selective to your clan only. Stop supporting s/l aggression day in day out here and else where. -
Galkacyo,(lasanod Online)- Iyadoo lagu daaweynayo dhaawacii kusoo dhaawacmay dagaalkii kalshaale cusbitaalka guud ee magaalada Galkacyo ee Mudug.. ayaa maanta waxaa booqday qaar kamid ahaa siyaasiyiin reer puntland ah ayna kamid ahaayeen, Dr.Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab) Madaxweyne kuxigeenkii hore ee Puntland marna soo noqday Wasiirka Maaliyada,Dr.Bashiir Cali Biixi Wasiirkii hore ee caafimaadka Puntland, Dr.Cali Cigaal Wasiir kuxigeenkii hore ee Wasaarada caafimaadka Puntland,la taliyaha madaxweynaha Puntland ee dhanka Daraawiishta Jen,Cabdullaahi Cali Mire (Careys), Agaasimaha Waaxda socdaalka & Jinsiyada gobolka Mudug Cilmi Cali Guuleed & Xildhibaan Siciido Geelle Diiriye oo kamid ah xildhibaanada Golaha Wakiilada ee dawlada Puntland,waxaana ay soo indha-indheeyeen dhaawacyadii Kalshaale & xaalka ay imika kusuganyihiin. Siyaasiyiintani waxay mid mid u booqdeen dhaawacii, iyagoo warbixino kaladuwan ka dhagaystay saraakiisha caafimaadka ee gobolka Mudug, gaar ahaana kuwa gacanta ku haya dadkii wax kusoo noqday dagaalkii Kalshaale,waxaana ay mahadcelin usoo jeediyeen dadka gacanta ku haya dhaawacan oo ay sheegeen inay dadaal dheer samayeen islamarkaasna ay la tacaaleen dhaawacyada,waxaana ay takhaatiirta ugu baaqeen inay xilgaar ah iska saaraan walaalahooda wax kusoo noqday dagaalkii kalshaale
-
nuune;694371 wrote: People will see your topic as a confirmation for supporting the military of SL to cleanse the ethnic SSC as Xaaji Xeyraan said, ninkaa Xaaji ka ag dheeroow niyahow, waa kalluun ibriiq madhan la ordaya It's obvious and odayga wuu xarooday for good, and no more he holds the two flags, just one s/l flag now.. weysadii waa ka jabtay...
-
NG, I won't disappoint you too much by saying all are Nonsense and stuff, but parts are well informed at your end, parts are impartial and parts are nonsense and stuff. The part I do really care and factual is your die heart entity needs to stop subjugating ssc people for their opportunistic project. Regardless who is there in Hargayse for whatever reason, like Xaabse, they don't represent the people of ssc. Don't be heartbroken seeing them changing sides left to right like Dalbac who just switched the side third time no long ago, just yesterday.
-
Kadib Markii uu Maalintii shalayto Magaalada Buuhoodle lagu soo Dhaweeyey Ciidamo uu Hogaaminayo Kornal Axmed Maxamed Adan(Dalbac) ayaa Dhinaca kale Waxa uu Kornaylku lagu soo dhaweeyey Guriga siwayn Waxa uu haatan Magaalada Buuhoodle uu kulamo Deg deg ah kula yeeshay Waxgaradka Gobolka Cayn oo shir Balaadhan oo ka dhacay Guriga Odayaasha ku soo dhaweeyey, kulankaasi oo goob joog ahaayeen Xubno katirsan Wasiirada Dawlada Puntland Saraakiisha Ciidamada Buuhoodle iyo Qaarkamid ah Qurba jooga Buuhoodle. Muhiimada Kulankaasi ayaana looga Hadlay Xaalada Haatan ka jira Guud ahaanba Nawaaxiga Buuhoodle iyo dagaaladii ugu danbeeyey ee ka dhacay Baliga kalshaale Qaabkii ugu Haboon ee Xaaladahaasi loo Gurfayn lahaa,m kulankaasi ayaana ahaa Mid siwayn Waxgaradka Buuhoodle ugu Mahad Celiyeen Ciidamadii uu Hogaaminayey Kornaylku ee ku soo Biiray Ciidamada Deegaanka Buuhoodle iyo Difaacada Deegaanka Buuhoodle. Kornayl Dalbac ayaa ah Kornaylkii ugu Danbeeyey ee Ciidamada Maamulka Somaliland ku jiray ee deegaan ahaan ka soo Jeeda Gobolka Cayn Waxa Dadwaynaha Buuhoodle haatan iswaydinayaan Talaabada uu Qaaday Kornalku, Waxa Wararka Qaarkoo ay sheegayaa in Culus Badani uu kaga yimid Beesha uu ka soo Jeedo, iyo Waxgaradka Buuhoodle inuu Iscasilo. Cali dhagjar Buuhoodle
-
(Gaalkacayo, February 10, 2011 Ceegaag Online) Wasiirada Haweenka iyo Arimaha Qoyska ee Dawlada Puntland Caasha Geele Diiriye oo nooga xogwarantay xaalada dadkii ku dhaawacmay Dagaalkii kalshaale ee loo qaaday Gaalkacyo Dhagayso Wasiirada Haweenka iyo Arimaha Qoyska ee Dawlada Puntland Caasha Geele Diiriyey Wafti Balaadhan oo ay Hogaaminaysay ayaa Maanta Booqasho ugu tagay Isbitaalka Guud ee Magaalada Gaalkacyo Dhaawacyadii ku soo dhaawacmay Dagaalkii ka dhacay Baliga Kalshaale ee Dhexmaray Ciidamada Maamulka Somaliland iyo Ciidamada Beeleedyada Deegaanka Buuhoodle. Kadib Booqashaqadii Dhaawacyada ee Wasiirada Haweenka iyo Arimaha Qoyska ee Puntland Caasha Geele Diiriyey ayaa shabakada Wararka Ceegaag.com Talefoonka Magaalada Gaalkacyo kula Xiriirtay Waxa Ceegaag.com Wasiirada Waydiisay inay faah faahin naga siiyo Xaalada Caafimaadka ee Dhaawacyadaasi ku Dhaawacmay Dagaalkii kalshaale ee haatan ku jira Isbitaalka Magaalada gaalkacyo. Wasiirada ayaana sheegtay inay dhaawacyadiis Heleen Daryeelkii Caafimaadka kii ugu sareeyey Isla Markaana ay joogaan Gurigoodii iyo Wadankoodii Wasiirada ayaana sheegtay in Dhamaan shaqaalaha Caafimaada ee Gobolka Mudug oo dhan la galiyey Heegan Buuxa kii ugu Sareeyey shacabka Gobolka Mudugna Diyaar u yahay Walaalahooda ku soo dhaawacmay Dagaalka ka soconaya meelo kamida Gobolka Cayn. Cali dhagjar Buuhoodle
-
Thankful, Ha ku daanlin XX and likes they are hypocrites and understands nothing until they hit rocks as it seems now.
-
Halt it for a second.. Many of you read the words literarily rather getting the underline reasoning. He did not compare Dafur's and what is happening in North of Somalia right but suggested that if it continue this way, it may lead to similar path of what happened in Darfur. Facts are as he started the article with this line "Ragow kibirka waa lagu kufaa, kaa ha la ogaado– Arrogance destroys men" Silanyo and his supporters have tendency of arrogance an they want force another people to accept their own project. Why this is so hard to understand that these people don’t want to be part of this project and they want you to leave them alone. Is that too much to ask?<O:p