A_Khadar
Nomads-
Content Count
4,252 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by A_Khadar
-
Somaliland Battles against Three Deadly Wars—Clan, Jihad, Pan-Somalism
A_Khadar replied to Jacaylbaro's topic in Politics
;)@league of its own.. -
One-Clan- Based Secessionist a.k.a Somaliland Inhumanely Tortured Teen age SSC Civilians With British Government Financial Aid. Recognized goverments are not allowed to violate universal human rights codes. Unfortunately the British Government and the International Community appear to over looking if not permitting the human rights violations committed on a daily basis by the one clan based secessionist clan a.k.a Somaliland against the Sool, Sanaag, and Cayn Regions of Somalia (SSC). The secessionist clan has unleashed aggressive attacks against the SSC communities and territories using the British Government's and International Donors' financial and logistical assistance to sustain their aggressive tribal malitia. The young boy whose picture is shown above is a victim of the secessionist atrocities. This young child was found after the secessionist militia was defeated last week in the battle ground at Kalshaale, Hagoogane, and Meygaagle near Buhodle. The young boy was left behind behind tied very tightly against the stem of a tree for few days, beaten and with out being fed. The young SSC nomadic boy who was captured by the secessionist ***** militia was lucky that the defeated and retreating secessionist militia did not get the opportunity to kill him or take him along with them, because of the speed of the advancing SSC forces that overtook the battle ground. The SSC leadership and communities are calling upon the human rights organizations, the British Government, the UN, the USA, and the International Community to look into the matter and stop the impunity of secessionist one clan based a.k.a Somaliland. This aggressive secessionist militia should be ordered to unconditionally vacate the unionist SSC territories immediately to achieve peace and stability in the region. Further, the human rights organizations are asked to condemn the violations and atrocities committed by the secessionist enclave known as Somaliland, and ensure they halt these illegal activities against humanity. XOL
-
An independent Somali civic society organization that advocates for justice and human rights in Somalia, condemns in the strongest terms the recent unprovoked armed attack on the hither to peaceful northern regions of Cayn by the one-clan Hargeisa-based secessionist administration of “Somaliland”. The PDF expresses shock and outrage that the Somaliland militia, a remnant of the notorious civil war SNM Militia, would deploy tanks and use artillery shells against nomadic communities in Cayn Region, and in the process commit atrocities and crimes bordering on Crimes against Humanity. According to reports coming from that region, the SNM sudden invasion resulted in the massacre, displacement, and injuries of hundreds of Nomad civilians; extensive damage to local wells and pastoral grazing areas, which are essential for their livestock. In particular, we condemn in the strongest terms the latest onslaught on dawn hours of Sunday February 20, 2011, where innocent civilians in Kalshaale and Goralugad villages in the Buhoodle District were bombarded with tank shells, their livestock killed, and young men kidnapped to be tortured and imprisoned in Burco, capital of Somaliland’s Togdheer region. The accountability for these crimes lies on the door steps of Warlord Mohamed Ahmed Siilaanyo, the newly elected (by his own clan) as President of Somaliland secessionist enclave. He is the founder of the murderous civil-war 1980s Somali National Movement (SNM) militia, which at the time rained havoc on Sool, Sanaag, and Cayn region. There is nothing ‘National’ about it. It is a one-clan, chauvinistic movement. Four of the five clans inhabiting Northern Somalia are opposed to the balkanization of the country while ‘Somaliland’, a one-clan project, is trying to shove the secession project down the throat of the other four clans. Also the unwitting accomplice of these crimes are some foreign governments and international organization that provide funding aimed at development and institutional building to ‘Somaliland’ but instead is used by the one-clan secessionist entity to buy weapons to invade other clans’ territory, thus causing further pain and suffering to these innocent nomads who were struggling when attacked to survive a severe draught. PDF wishes to single out the UN and International Agencies with branches in Hargeisa as well as the UK, US, and EU who extend to Somaliland more than half of the assistance earmarked for Somalia. We call upon the United Nations’ Human Rights Council, The African Union’s Human Rights Commission, non-Governmental Human Rights organizations and the rest of the international community to condemn and respond promptly to human rights violations in Somalia’s northern region of Cayn. We also urge the Security Council members to investigate the indiscriminate killing of civilian committed by SNM aka Somaliland, and put pressure on ‘Somaliland’, which very existence depends on the generosity of the international community, to put an end the genocide going on in the Buhoodle District of Cayn Region..
-
^^^ gabdhaha ha laga xishoodo.
-
Che Odayga ka daa.. NG is a bit sincere, but tries so hard to sell an already failed project. What if I tell you NG that S/L will gain more to be in the union. It could attract alls somalis in Hargaysa and Burco since they stabilished are peaceful towns though Oday Silanyo screwed this up big time with his ill revenge dream after his invation to Kalshale. Stay with your Somalis ya NG and be part of the solution for entire Somalis...
-
Buuhoodle: Waxaa maanta wadooyinka buuhoodle socod ku maray Shacabka Gobolka Cayn oo aad uga cadhaysnaa Joogitaanka Maleeshaiyada Siilaanyo. Shacabka Gobolka Cayn ayaa sheegay in aysan aqbalayn Nabadna Qaadanayn intab Maleeshaiyada Siilaanyo ku sugantahay Dhulka shacabka SSC. waxaa sidoo kale ay u soo jeediyeen ururada Xuquuqul Insaanka, dowladaha Waawayn inay baadhana Xasuuqii ka dhacay Deeganada Hagoogane, Kalshaale, Maygaagle iyo dhamaan deegaanada SSC.
-
Mashruuc mashruuc,, waad khafiiftay adeer dee.... Mashruuc.. War maleyshidu goryahooda ha adaan.. That more important than anything else including the dams. Ma fahamtay..
-
Somaliland armed forces clash with insurgents in the buhoodle district
A_Khadar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Kana mashruuc bay kaga dhegtay. -
Somaliland Battles against Three Deadly Wars—Clan, Jihad, Pan-Somalism
A_Khadar replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Waste of space.. Nac nac plus nac nac.. -
Somaliland armed forces clash with insurgents in the buhoodle district
A_Khadar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
I thought sheekada nabadiid was a blow right on your face, are you still using it Yaa XX.. This was small fire exchanges, but snm militia needs to move out of the area if they meant for sustainable peace. -
The facts remains that Garads handed the political learship of ssc to Xaglatosiye and his co so no need to see Garad Jama talking. Plus if you would listen to the conference held in MN, you will hear the message you're inquire now. Hadii dagaalku mashruuc ahaa, mashruuca waxaa ka danbeyey kuwii beraagaha dhul aysan lahayn ka qoday markii lala dagaali waayeyna dadkii wadada marayey jid gooyada u sameeyey oo dilay. Kuwaas baad ka mid tahay JB so blame no body for this war, but yourself iyo odayga adeerka...
-
Scars of war indeed.. Alle ha caafiyo. NG, Taleexi, rag reer SL oo dagaalka iyo muranka jecel meeshani way ka buuxan, saaxib. Markay cadha yar ku qabsato kuwaa ku ciil bax. Anigu nabaddoon ban ahay nin weyn na wan ahay. Hadaan wax kaa diido xooga kaftan iyo dicaayad ayaan cadhadaydi ku qariya, hanjabaad iyo maagis wakhti o ma hayo (unless ay khasab igu noqoto); marka, ceelkan aad had iyo goor iga hor qodaysid iga daa warya. Caadi iska dhig. ;) I can only say, Many people wish Silanyo's having a cool head like urs..
-
As long the fight stops and militia removal follows, peace can be attained.
-
Madaama nimanka sheeganaya dawlidnimo ay la safteen tolkooda, waxaan ugu baaqaya odayaasha, waxgaradka, haweenka, culimaidiinka iyo dhamman inta nabada jecel ee ku nool geyigaas inay ku cadaadiyaan Suelman Gaal iyo Ahmed Silaanyo inay ciidamadooda kala baxaan degaanka Daraawiishta. Marka xigana , guddi dhexdexaad ah saaraan oo si dhab ah u soo afgarta gulufkaas coladeed ee dhex yaala labada beelood. Nabadu waa intaas oo Silanyo sameeyo.
-
Suelman Gaal iyo Ahmed Silaanyo waxay ka wadaan geyga Darawiisheed ee Cayn iyo Sool waxay la mid tahay dhacdo ugub oo ka baxsan xeer Soomaaliyeed. Waxaa lala socda laba beelood in dagaal dhexmaray. Sababta ugu weyneed ahay dhul fidsi lagu samaynayey degaankii loo aqoonsana Daraawiishta. Beelaha Soomaaliyeed waa dhici jirtay inay dagaalaman; waana la dhex geli jiray; waana hesheen jireen. Beelaha Soomaliyees abaaruhu markay dhacaan, tigaad iyo tayo kaleba way ka raadsan jireen degaan aan kooda ahayn. Xeerku wuxuu ahaa in la soo dhoweyo ayagoo marti ah. Ma ahayn kula lehi iyo xoog baan kaga qaadi dhulkaaga. Darawiish dhulkoodii nabad ku jooga ayey, markii hore beeshooda ku taageereen dhul fidsi; markii xigayna ciidan maamul soo direen oo dad badan xasooqeen, hanti badana burburiyeen. Labada beelood ee siyaabo badan isugu xirin, waxay ahayd in Suelman Gaal iyo Ahmed Silaanyo ay dhexdhexaadiyaan oo nabad raadiyaan mar haddii ay dawlad sheeganayaan. May yeelin oo talo way seegtay; waxay soo direen ciidan maamul oo aad u hubaysan. Waxay la safteen beesha ay u dhasheen. Waxay ay ku kaceen waa mid khilaafsan deris wanaaga beelaha; nidaam dawladnimo. Waxay jebiyeen xeerkii Soomaaliyeed. Suelman Gaal iyo Axmed Silaanyo waxay ilaabeen sababtii ku kaliftay inay jabhadeeyaan ayagoo ka mid ahaa Wasiiradii dawladii Mohamed Siyaad. Waxay galeen Ururkii SNM markii ciidankii Qaranka Soomaaliyeed si fool xun loogu adeegsaday la dagaalanka beel. ka mid ah beelaha dega goboladii Waqoyi Galbeed. Dawladdii Soomaaliyeed wax yaabihi riday ee burburiyey waxaa ka mid ahaa Jabahadii ka dhiidiyey u adeegsiga ciidan Qaran la dagaalanka beelo gaar ah. Maanta waxa ay ku kacayaan Suelman Gaal iyo Ahmed Silaanyo waxay la mid tahay arrintii gardarada ahayd ee taliskii Mohamed Siyaad kula kacay beeshooda. Suelman Gaal iyo Ahmed Silaanyo miyey ilaabeen tariikhdaas mise way is ilowsinayaan? Sow ma oga inaan qof, beel iyo ummada toona quri caaradii lagu cabiidin Karin? Sow ma oga kula lehi waxaadan lahayn inay gardaro tahay. Madaama nimanka sheeganaya dawlidnimo ay la safteen tolkooda, waxaan ugu baaqaya odayaasha, waxgaradka, haweenka, culimaidiinka iyo dhamman inta nabada jecel ee ku nool geyigaas inay ku cadaadiyaan Suelman Gaal iyo Ahmed Silaanyo inay ciidamadooda kala baxaan degaanka Daraawiishta. Marka xigana , guddi dhexdexaad ah saaraan oo si dhab ah u soo afgarta gulufkaas coladeed ee dhex yaala labada beelood. Danjire, Axmed Cabdi Xaashi ( xasharo) 23 feb. 2011
-
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka KMG Soomaaliya oo maanta kulan isugu yimaaday gudaha Magaalada Muqdisho ayaa si weyn u cambaareeyey dagaalada ka socda deegaanka Kalshaale ee hoostaga degmada Buhoodle. Mudanayaasha ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya islamarkaana ka soo jeeda gobolada SSC ayaa maanta kulan waxa ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ay kulankooda waxa ay ugu hadleen dagaalada ka socda deegaanka Kalshaale ee degmada Buuhoodle. Xildhibaanadaan ayaa si weyn ugu cambaareeyey maamulka isku magacaabay Somaliland inay xasuuqa u geysteen dad rayid oo aan wax galabsan ayna masuul ka yihiin dagaalada ka socda deegaanka Karshaale ee hoos tagta degmada Buuhoodle. Kulanka markii ay xildhibaanada maanta soo gabagabeeyeen ayaa waxa ay kulankoodii ka soo saareen war saxaafadeed, waxaana warsaxaafadeedkaasi u aqriyey saxaafadad xildhibaan Ibraahim Maxamed Deeq, waxa uuna xildhibaanka warsaxaafadeedkaasi ugu baaqay beesha caalamka inay dhaqaalaha ka jartaan maadama ay dhaqaalahaasi ku wayeeleyneyso dadka rayidka ah waa sida uu hadalka u dhigaye. Xildhibaanka ayaa sidoo kale waxa uu ugu baaqay beesha caalamka inay fiiro gaar ah u yeelato maamulka isku magacaabay Somaliland islamarkaana ay u kuur gasho beesha caalamka halka ay Somaliland ay dhaqaalahaasi ay ku bixiso. Xildhibaanada maanta kulanka ku yeesha Muqdisho ayaa si weyn u cambaareeyey maamulka isku magacaabay Somaliland islamarkaana waxa uu sheegay in maamulkaasi mar un lagala xisaabtami doono tacatiyada ay la beegsadaan dadka rayidka ee ku dhaqan deegaanka Kalshaale ee degamada Buuhoodle. Hadalkaan ka soo yeeray xildhibaanada maanta kulanka ku yeeshay Muqdisho ayaa imaanayo xili dagaalo culus ee u dhexeeya Jabhada SNM iyo Jabhada SSC ee maamlihhii la soo dhaafay ku dagaalamay deegaanka Kalshaale ee degmada Buhoodle.
-
Muqdisho,(Lasanod Online)- Iyadoo waddanka Soomaaliya ay ka jiraan abaaro ba’an oo dad iyo duunyaba galaaftey ayaa haddana waxaa ugu darmaday.. Dagaallo iyo Colaado aan kala joogsi lahayn oo shacabkii ay qaarna ku baabe’een, qaarna guryahoodii iyo xoolahoodii ku waayeen, qaar kalana ay il-darro iyo dhibaato ay ku hayso meelaha ay u qaxeen. Asbuucyadii ugu dambeeyey ayaa wuxuu waddankii galay dagaallo lagu hoobtey oo ay ugu darnaayeen saddexdii beri ee la soo dhaafey, wuxuuna dagaalkaas si saf ah uga bilowday Deegaanka Karshaale ee ka tirsan Waqooiye Galbeed Soomaaliya, Goballada dhexe, gaar ahaan Deegaanka Wardhuumaleh, Gobalka Hiiraan, gaar ahaan duleedka Magaalada Baladweyne, Gobalka Gedo, gaar ahaan Magaalada Baladxaawo iyo Caasimadda waddanka Soomaaliya ee Muqdisho. Dagaalladaas intii ay socdeen waxaa ku nafwaayey ilaa 125 qof, halka ay ku dhaawacmeen ilaa 250 qof. Waxaa dagaalladaas ku barakacay in ka badan 1500 oo Qoys. Inta badan dagaallada ka holcaya daafaha Soomaaliya waxay dhibaatadu ka soo gaartey shacabka oo u badan dadka Biri mageydada loo yaqaan sida: Carruurta, Haweenka iyo dadka aan tabarta lahayn ee Waaweyn. Sidaas darted, Hay’adda Nabadda iyo Xuquuqda Aadanaha ee Cali Kaar, Marka hore waxay baaq Cambareyn ah u soo jeedinaysaa Dadka iyo Ururada wada dagaalladaas Shacabka Naafeeyey. Marka xigana, waxay u soo jeedinayaasa in la joojiyo dagaalladaas, laguna baddalo gacan ka hadalka Maan iyo maskax ka hadal, si loo badbaadiyo shacabka Soomaaliyeed ee dhibaateysnaa 21kii sano ee la soo dhaafey. Waxay sidoo kale Hay’adda Nabadda iyo Xuquuqda Aadanaha ee Cali Kaar u soo jeedinaysaa Beesha Caalamka iyo Waddamada Arrimaha Soomaaliya daneeya in ay is-mariwaaga siyaasadeed ee Soomaaliya xal waara u raadiyaan. Hay’addu waxay sidoo kale u soo jeedinaysaa Hay’adaha Gargaarka ee Qaramada Midoobey in ay gacan Bini-aadaminimo ay ka geystaan Hawlaha Bini-aadaminimo ee ka jirta waddanka Soomaaliya. Warsame Axmed Geelle Xafiiska Macluumaadka Ee Hay’adda Nabadda iyo Xuquuqda Aadanaha Ee Cali Kaar Webisteka: www.alikarhumanrights.org E-maillada: alikar@alikarhumanrights.org ama alikarhr@yahoo.com
-
Muqdisho,(Lasanod Online)- Iyadoo waddanka Soomaaliya ay ka jiraan abaaro ba’an oo dad iyo duunyaba galaaftey ayaa haddana waxaa ugu darmaday.. Dagaallo iyo Colaado aan kala joogsi lahayn oo shacabkii ay qaarna ku baabe’een, qaarna guryahoodii iyo xoolahoodii ku waayeen, qaar kalana ay il-darro iyo dhibaato ay ku hayso meelaha ay u qaxeen. Asbuucyadii ugu dambeeyey ayaa wuxuu waddankii galay dagaallo lagu hoobtey oo ay ugu darnaayeen saddexdii beri ee la soo dhaafey, wuxuuna dagaalkaas si saf ah uga bilowday Deegaanka Karshaale ee ka tirsan Waqooiye Galbeed Soomaaliya, Goballada dhexe, gaar ahaan Deegaanka Wardhuumaleh, Gobalka Hiiraan, gaar ahaan duleedka Magaalada Baladweyne, Gobalka Gedo, gaar ahaan Magaalada Baladxaawo iyo Caasimadda waddanka Soomaaliya ee Muqdisho. Dagaalladaas intii ay socdeen waxaa ku nafwaayey ilaa 125 qof, halka ay ku dhaawacmeen ilaa 250 qof. Waxaa dagaalladaas ku barakacay in ka badan 1500 oo Qoys. Inta badan dagaallada ka holcaya daafaha Soomaaliya waxay dhibaatadu ka soo gaartey shacabka oo u badan dadka Biri mageydada loo yaqaan sida: Carruurta, Haweenka iyo dadka aan tabarta lahayn ee Waaweyn. Sidaas darted, Hay’adda Nabadda iyo Xuquuqda Aadanaha ee Cali Kaar, Marka hore waxay baaq Cambareyn ah u soo jeedinaysaa Dadka iyo Ururada wada dagaalladaas Shacabka Naafeeyey. Marka xigana, waxay u soo jeedinayaasa in la joojiyo dagaalladaas, laguna baddalo gacan ka hadalka Maan iyo maskax ka hadal, si loo badbaadiyo shacabka Soomaaliyeed ee dhibaateysnaa 21kii sano ee la soo dhaafey. Waxay sidoo kale Hay’adda Nabadda iyo Xuquuqda Aadanaha ee Cali Kaar u soo jeedinaysaa Beesha Caalamka iyo Waddamada Arrimaha Soomaaliya daneeya in ay is-mariwaaga siyaasadeed ee Soomaaliya xal waara u raadiyaan. Hay’addu waxay sidoo kale u soo jeedinaysaa Hay’adaha Gargaarka ee Qaramada Midoobey in ay gacan Bini-aadaminimo ay ka geystaan Hawlaha Bini-aadaminimo ee ka jirta waddanka Soomaaliya. Warsame Axmed Geelle Xafiiska Macluumaadka Ee Hay’adda Nabadda iyo Xuquuqda Aadanaha Ee Cali Kaar Webisteka: www.alikarhumanrights.org E-maillada: alikar@alikarhumanrights.org ama alikarhr@yahoo.com
-
Bosaaaso,(Lasanod Online)- Mudaharaad baxad weyn oo looga soo horjeedo maamulka Somaliland ayaa maanta ka dhacay magaalada Bosaaso ee xarunta gobolka Bari. Qaar kamid ah dadka ku dhaqan magaalada Bosaaso ayaa galabnimadii maanta sameeyey banaanbax balaadhan oo ay kaga soo horjeedeen maamulka Somaliland, kuna cambaareynayeen dagaalka ay degaanka Kalshaale iyo degaanada kale ee gobolka Cayn kusoo qaadeen Ciidamada Somaliland. Dadka mudaharaadka dhigaayay ayaa isugu jirey Haween, rag,dhalinyaro iyo Caruur, waxaana ay ku dhawaaqayeen erayo ka dhan ah maamulka Somaliland. Waxaana ay socod kusoo mareen waddooyinka magaalada oo ay kamid tahay waddada dheer ee laamiga,waxaana ay ugu baaqeen maamulka Somaliland in ay joojiyaan xasuuqa ay ku hayaan shacabka kunool gobolka Cayn. Mudaharaadkan ayaa kusoo dhamaaday jawi degan iyadoo aanay dhicin wax rabshado ah, waxaana xusid mudan in dadka banaanbaxayay ay hadalo dhaliil ah u jeedinayeen Madaxweynaha Puntland. Magaalooyinka ugu waaweyn ee Puntland ayaa asbuucyadan waxaa ka dhacayey banaanbaxyo lagaga soo horjeedo maamulka Somaliland oo ku aadan dagaalada ay kusoo qaadeen shacabka kunool gobolka Cayn..
-
Garoowe,(lasanod Online)- Mudaharaadyo balaadhan oo ka dhan ah dagaalka maamulka Somaliland ka wado Gobolka Cayn ayaa Maanta ka dhacay Garoowe. Banaan Baxan ayaa waxay dadku muujinayeen sida ay uga xun yihiin Dagaalada kasocda deegaanada ka tirsan Gobolka Cayn ee Kalshaale iyo Hagoogane. Mudaharaadyadan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Shacabka Magaalada Garoowe oo sheegay inay aad uga xun yihiin Xasuuqa ay Somaliland kawado Deegaanada SSC ee Kalshaale Iyo Hagoogane. Waxayna ku dhawaaqayeen Hadalo ka dhan ah Maamulka Somaliland. Sidoo kale wararka ka imanaya Magaalada Buuhoodle ayaa iyana waxay sheegayaan in Mudaharaad weyni maanta halkaas ka dhacay, dhanka kale Magaalada Boosaaso ayaa lagu soo waramayaa inay Maanta ka dhaceen Mudaharaadyo Looga soo horjeedo Dagaalka Somaliland ka wado Hagoogane iyo Kalshaale, iyagoo ku dhawaaqayay inay taageerayaan difaaca gobolka Cayn iyo in Somaliland iskaga baxdo Dhulka SSC.
-
Warsaxaafadeed shirka golaha Wasiirada 24.02.2011 Waxaa shir isugu yimid golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya iyadoo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo. Kulankani waxaa looga hadlay xaaladda Amniga ee dalka taasoo Ra’iisul Wasaaraha Mudane Maxamed Cabdullaahi uu sheegay in ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed, Shacabiga qeybihiisa kala kala duwan iyo ciidanka Nabad illaalinta ee AMISOM ay horumar ka sameeyeen aagag dagaal oo caddowga Nabad-diidka ah horay ugu sugnaayeen Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Gaashaandhiga Mudane C/xakiin Fiqi ayaa isna faah faahin dheeraad ah ka siiyay golaha Wasiirada heerka uu marayo dagaalka lagula jiro kooxdaasi Nabadiidka ah ee (Al shabaab) isagoo sheegay kadib markii ciidamada Niyadooda sare u kacday oo ay heleen taakuleyntii ciidan dagaal ku jira lagama maarmaanka u ahaa sida, Caafimaadka iyo Saadka taasoo uu sheegay in aysan horay u heli jirin ciidamadu. Wasiirka Gaashaandhigga ayaa sidoo kale ka hadlay dagaalada ka soconaya qaar ka mid ah gobolada dalka isagoo sheegay in dagaaladaasi ay heer wanaagsan marayaan niyad jab weyna ku riday caddowga Qaranka “Waxaan golaha u cadeynayaa in dagaaladaasi sida ay u bilowdeen ay u socon doonaan tan iyo inta laga adkaanayo caddowga, mana dhici doonto qaladaadkii horay u dhici jiray ee halkii la qabsadoba dib looga soo noqon jiray” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Gaashaandhigga. Guddoomiyaha shirka Ra’iisul Wasaare Maxamed Cabdullaahi Maxamed wuxuu golaha u sheegay in dagaalada ka dhacaya nawaaxiga Degmada Buuhoodle ay ayaandarro tahay inay weli sii socdaan iyadoo dadka ku nool halkaasi hub culus loo adeegsaday. Gabogabadiina waxaa la isla gartay baaq ku aadan dagaalada Kalshaale kana kooban qodobada hoos ku xusan. 1. Waxaan tacsi u direynaa dhamaan dadkii ay eheladoodu ku dhinteen dagaalladii ka dhacay todobaadyadii la soo dhaafay degaanka Kalshaale iyo nawaaxiga Buuhoodle, inta dhaawaca ahna waxaan Alle uga rajeyneynaa inuu caafimaad deg deg ah siiyo. 2. Waxaan ugu baaqeynaa beelaha degaanadaas deriska la ah ee wax badani ka dhaxeeyaan in ay nabadda doortaan. 3. Waxaan aad uga xunahay in mas’uuliyiinta Maamul Goboleed-yadu ay dagaal ugu baaqaan dadkooda meeshii ay nabadda ka shaqeyn lahaayeen; waxaana ugu yeereynaa in ay mawqifkaas ka joogaan maadaama aan dagaal khashaaro mooyee wax faa’iido ah uusan keeneyn, xasuuqana laga joojiyo dadka shacabka ah ee degaanadaas oo loo noxo shacabka ay abaaruhu wax yeeleeyeen. 4. Sida ku cad axdiga KMG ah, in degaan uu ka mid noqdo Maamul Goboleed waxay ku iman kartaa oo kaliya in dadka degaanku si ikhtiyaarkooda ah ay ku doortaan ee aan marna lagu dhaqan gelin Karin awood Millateri. 5. Waxaan ugu baaqeynaa beesha caalamka gaar ahaan dowladdaha waaweyn ee faraha kula jira arrimaha degaannadaas in ay Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ku kaalmeeyaan sidii loo adkeyn lahaa nabadda iyo Midnimada Soomaaliyeed, basle aysan dawr ka qaaddan sidii dagaalladu u faafi lahaayeen ama dalku u kala go’I lahaa. 6. Waxaa kaloo intaa dheer inay biyo kama dhibcaan tahay in Madaxbanaanidda iyo Midnimada dalka Soomaaliya aysan aheyn mid gorgortan geli karta cidna lagama yeelayo in ay meel kaga dhacdo. 7. Waxaan ugu baaqeynaa odayaasha, cuqaasha iyo waxgaradka beelaha degaannadaas in ay nabadda ka shaqeeyaan oo sida ugu dhakhso badan uga howlgalaan sidii lagu joojin lahaa dhiigbaxa; Xukuumadda Dowladda Federaalkuna waxay diyaar u tahay inay gacan ka geysato xal u helidda sidii naabd waarta loogu soo dabaali lahaa degaanadaas. Xafiiska Warfaafinta ee Ra’iisul Wasaaraha media@opm.gov.so
-
This is what I confirmed: Buuhoodle: Waxaa dhowaan gacanta lagu dhigay todoba basaas oo wararka sirta iyo macluumaadka Ciidan, Dhaqaale, Isku Xidhnaan, iyo ka siyaasadeedba u gudbinayay Cadowga Nacabka ah ee Jabhada Siilaanyo ee SNM. Dhowrkan nin oo mudo dabagal uu ku socday ayaa mar laga dul dagay iyada oo qab qabashadooda ay ku noqotay mid aad uga nixisay Basaasiinta iyo Cadowgaba. waxaa sidoo kale ay qirteen dabiyadooda foosha xun waxaana ay sheegeen tiradooda rasmiga ah iyoga oo tira ahaan sheegay inay ka koobnaayeen 16 Basaas. Waxaa markiiba laga soo dhex qabtay ciidanka safka hore dhowr nin oo ay magacaabeen, waxa sidoo kale Aga’gaarka Madaafiicda Culculus iyo Taliska Sare ee SSC laga ag qabqabtay dhowr nin oo iyagu hagayay Madaafiicda Cadowga. Waxaa dhinaca kale magaalada lug kaga baxay qaar ka mida ragii ay Basaasiintu sheegeen inay kala shaqaynayeen Falkan aadka u foosha xun waxaase ku daba jira Ciidanka Masoo jeestayaasha ah ee sida gaarka ugu taba baran Cadowga iyo wixii la shaqaysta. Dhinaca kale waxaa ay Basaasiintu sheegeen in ay sitoosa u hoostagayeen Wiil uu dhalay Ganacsadaha iska Leh Shirkada Xawaalada ee Dahabshiil oo dagan Dalka U.K. kaas oo isku xidhayay iyaga iyo Horjoogayaasha cadowga SNM. Waxaa sidoo kale Shirkada Dahabshiil Xarunteeda ugu Weyn ee magaalada Hargaysa ay joojisay inay dag dag u gudbiso lacagaha u socda Deegaanada Sool,Sanaag,Cayn wixii ka badan $ 300 Dollar. Wixii wararka Basaasiinta iyo Guud ahaan Gobolka kasoo kordha haka fogaanin Codka Shacabka SSC www.Allssc.com + www.Allssc.net Axmed Kayd Allssc Buuhoodle SSC Soomaaliya.
-
I confirmed arrested collaberators not children killed. That is a propaganda at your end as same as the Alshabab, p/l, onlf and d-block were all propaganda you made for face-saving of your inability and loses when in fact the few days to close the boarder didn't work and it passed over two months while ur mighty arm is facing only one small town's people. Here is the deal, peace is neccessary for both sides if your adeer takes your militia to where they belong and leave the people mind their business. Waa hadii caqli idinku hadhay...
-
Hehe, Islaantii u danbeeysay waa funny, she saying dumarka yaysan colaada guubaabin, iyada iyo tii ka horeeysayna waxay leeyihiin ciidmada qarankoow guulaysta oo dalka qabta.. Caadi maah just same talk as those in the sol...