A_Khadar
Nomads-
Content Count
4,252 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by A_Khadar
-
http://www.cbsnews.com/video/watch/?id=7359142n
-
No surprise here. Universal revealed many truths that hurted S/L's project.
-
The interview reveals a lot about the invasion of S/L to LA city (Milk city)..
-
hal xaaraan ahi nirig xalaal ah ma dhasho ;):D
-
My opinion on this is good for him and his follow clansmen. Finally the misleading of Somali people in NW Somalia with this ill project will come to an end. I wonder NG's opinion though.
-
Former Somaliland aviation minister trip to South sudan Pics.
A_Khadar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
I couldn't help seeing this: http://taleex.net/2011/03/04/somaliland-oo-la-aqoonsaday -
Shir dhowaan uga furmi doona kooxaha Soomaaliya dalka Maraykanka ayaa la wadaa qorshe ay ka mid yihiin in Somaliya laga hirgeliyo maamul hoosaadyo.. ay ka dhalato midnimadii Soomaaliweyn, Sida lagu sheegay warbixin hordhac ah oo ka soo baxday Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay. Shirkan ayaa la filayaa in ay kasoo qaybgalaan Madaxweynaha maamulka Somaliland, Puntland, iyo Dawladda Federaalka Somalia. laguna wado inuu furmo asbuucyada soo socda.. “Si loo helo dalweynahii Soomaaliya waa in la abuuraa maamulo kala duwan, kuwaasi oo ku taagan awood xoogan, isla markaana aan laga tagayn israacsanaanta dhul ahaaneed ee Jamhuuriyadda Soomaaliya, iyadoo ay ku jiraan dhammaan qaybaha kala duwan ee Soomaaliya, taas oo ay ku jiraan Somaliland iyo Puntland. Arrintanina waa mid meesha ka saaraysa maamuladii haykalkooda dawladdeed dusha laga soo dhisi jiray, balse tani waxay gogol-xaadh u noqonaysaa in maamul hoosaadada ay ka timaado Dawlad Midnimo Qaran.” Sidaas waxa lagu yidhi warbixin ka soo baxday Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay. Warbixintaas waxa kale oo lagu sheegay in shirkaas lagaga hadli doono arrimaha la dagaalanka budhcad-badeeda oo illaa hadda aan maaro loo helin, waxaanay xustay warbixintaasi “waa in la helaa awood lagu ladagaalamo kooxaha budh-cad badeedda ee Somaliya waxaana laga sugayaa Kooxda Xidhiidhka Caalamiga ee u qaabilsan arrintan (International Contact Group) dariiqa ugu haboon ee arrintan lagu af-jari doono, sidoo kale waa in la helaa, isla markaana la abbuuraa Maxkammada u gaar ah kooxahan ka qaywlaysta biyaha Somaliya” Waxa kale oo ay warbixintu walaac xoog leh ka muujisay xaaladda bani’aamino ee Koonfurta Somaliya taasi oo sida lagu sheegay warbixintaasi maraysa heerkii ugu hoosaysay haddii ay noqon lahayd xaaladaha abaareed ee jira ayna u dheer tahay goobaha qaar xaalada tii ugu xummayd ee ammaan daro, Golaha Ammaanku wuxuu walaac xoog leh ka muujiyay sida aanay suurta-gal ugu ahayn kooxaha gargaarka in dadkaasi tabaalaysan ay wax uun u gaadhsiin lahaayeen, waxaanay badi warbixinta G/Ammaanku xiganaysay warbixino kala duwan oo uu u gudbiyey xog-hayaha gaar ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliya Augustine Mahiga. Shirkan ka dhici doona Dalka Maraykanka ayaa la filayaa in ay ka qayb qaadan doonaan Dhammaan kooxaha kala duwan ee Somaliya iyadoo sida warbixinta lagu sheegayna uu markii ugu horeysay kasoo qaybgeli doono Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, oo lagu wado in uu gaadho halkaas inta ka horraysay 18. bishan. Arrintan ayaa ku soo beegmaysa iyadoo bishii la soo dhaafay ee sannadkan uu maamulka Somaliland Wasiirka Arrimaha Dibadda Maxamed Cabdillaahi Cumar uu ka qayb galay shirkii London ee xalka loogu raadinayay dalka Somaliya. Jaaliyadda SSC ee dalka Maraykanka ayaa lagu wadaa inay abaabusho Mudaharaad xoogan oo lagaga soo horjeedo Siilaanyo tacdiyada iyo xasuuqa maleeyshiyadiisu ka wado deegaanada SSC.
-
Somaliland troops clash with pirate forces in eastern sool.
A_Khadar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Laascaanood,(Lasanod Online)- Taliyihii Sirdoonka Gobolka Sool, Asad Maxamed ayaa goor dhowayd lagu dilay bartamaha magaalada laascaanood, iyadoo kooxo.. hubaysani ay weerar ku qaaday taliyaha oo uu ku sugnaa goob makhaayayad lagu caweeyo. Rasaas xoogan ayaa goobta ka dhacday, waxaana markii dambe soo gaadhay ciidamo tira badan oo ka tirsan booliiska, waxaana halkaas laga maqlayay rasaas xoogan oo la isweydaarsanayay. Waxaa isna goobtaas lagu dhaawacay taliye ku xigeenka sirdoonka gobolka sool iyo qof haweenay ah oo ka agdhawayd goobtii lagu weeray saraakiishan maamulka Somaliland. Kala socda LASANOD ONLINE, wixii wara ee kasoo kordha dilkan. -
Somaliland troops clash with pirate forces in eastern sool.
A_Khadar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Can anyone define the word "Rebel" ? From the dictionary, I found this definition: "opposing or taking arms against a government or ruler" By this difintion, neither s/l nor ssc falling into this difintion. S/L isn't government or ruler, and ssc isn't opposing to an existing ruler/gov. So, Adeer XXudhuf stop misusing the words/terms. The scenerio here is one somali clan is against another clan for invading their land as it happened many parts of Somalia like General Caydiid time when he occupied Baydhabo. So tell me if that can be called as RR was rebel group against Caydiid's gov.. -
Somaliland troops clash with pirate forces in eastern sool.
A_Khadar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
XX waa nin too emotional ah.. Now he is celeberating but once he got the real news, he will disappear as usual. XX, ku noqo, the reality on the ground is different than these you referred from your clan sites. Plus, city of LA population aren't s/landers as you claimed because they have been protesting last several days and nighst and many of city's populations are filled in the jails. Your paied lead men from LA are big time in loss so as your militia. Run before its too late waryaa, tolka inta meesha kaaga jirta advice them before they get captured or killed. -
Horta kuwan succesionists ka ma wax baa ka siiya.. Why they so surprised if ssc claims entire Sanaag.. Don't they check their own claims? Are they not those who claim the old part of Somalia clonized by British as to be theirs ruled by Somaliland Gov. You all seem bunch high with Qaad..
-
^^ Maye umalayn maayo.
-
Xaaji Xunjuf;699324 wrote: ssc is a non existent rebel movement it's run by clanish obsessed diaspora members from the outside. Somaliland authorities should just impose some sanctions on buhoodle. Just isolate them from the outside world for a couple of days all food and fuel supllies and electricity are provided by Somaliland companies , just deploy the army west of buhoodle some where between xadhadhanka and buhoodle and to the north some where between sooljoogto and buhoodle.They won't get any breathing space and the insurgents will be confused the peace loving reer buhoodle will demonstrate against the insurgents. Since these peace hating rebels are keeping the people of buhoodle hostage for so long and eventually they will be driven out and seek refuge in Ethiopia and the people of buhoodle will be free at last. I can't help but ;);)
-
Buhoodle,(lasanod Online)- Maleeshiyada Somaliland ee dagaalka ku qaaday Deeganada Gobolka Cayn, ayaa waxay shacabka deegankaas u geysteen.. xasuuq iyo xadgudubyo ka baxsan sharciyada aduunka. Odayasha iyo waxgaradka Buhoodle waxay baaq u direen Hay'adaha Caalimiga ah si ay degaankas ugusoo diraaan guddi xaqiiqo raadis ah oo indhahooda kusoo arka waxyeelada maleeshiyada Siilaanyo u geysatey shacabka gobolka Cayn.
-
Saalax;699064 wrote: I didn't know killing 20 anti peace rebels is a genocide. So as SNM was and is what? Anti what?
-
Thankful;699034 wrote: Lol, accusing others of crying when secessionists are still bringing up alleged incidents that occurred 20 and 30 years ago. How Siad Barre did this and Siad Barre did that and lets put a plane in the middle of Hargeysa to remember! It's interesting how genocide can only happen to the secessionists and no one else! However, the pictures of the injured and dead are showing the truth about the Hargeysa admin actions in Sool. Thankful, When they say it, it's history, when others mentioned it, it's calaacal. That is their crazy mentality and hypocracy..