A_Khadar

Nomads
  • Content Count

    4,252
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by A_Khadar

  1. Jacaylbaro;707026 wrote: Wariyaal isku dayey inay la hadlaan Suldaan gaaraase oo hada ku sugan Saldhiga magaalada Buuhoodle ayuu si kullul ula hadlay waxaana ka mid aha erayadiisii " Dadkaan Garoowe ku biili jirey aan Masruufka ka bixinayney ayaa aniga maanta sidaas ii galaya" ma fileyn in dad *********** ahi ay maanta naga maarmaan oo in ay noo shaqeeyaan mooyaane aysan noola dhaqmaan " ayuu si cadho leh u yidhi Suldaanku. :D JB, your luagh is on a wrong thread..
  2. Xaaladda Magaaladda Buuhoodle Oo Kacsan Ka Dib Ay Magaalada Yimaadeen Rag garoowe Laga Soo Abaabulay Magaaladda Buuhoodle ayaa xaaladeedu circa isku shareertay ka dib markii ay magaalada yimaadeen rag laga soo abaabulay magaalada Garoowe oo uu horkacayey Ninka lagu magacaabo Suldaan Siciid Garaase iyo xubno kale oo maamulka Faroole ee Garoowe ka arrimayaa u soo diray gobolka Cayn si ay taageero ugu aadiyaan C/raxmaan Faroole. Shacabka Magaalada ayaa kala hortagay ragga laga soo abaabulay Garoowe kacdoon iyaga oo sheegay in shacabku ka war hayo arrimaha ay usocdaan oo salka ku haysay sidii ay odayaal deegaanka uga hayaamin lahaayeen una geyn lahaayeen dhinaca Tukaraq iyo Garoowe si ay ugu saxeexaan C/raxmaan Faroole in uu isagu yahay madaxweynahooda arrintaas oo shacabka Gobolka Cayn diidmo ka muujiyeen. Wararka naga soo gaadhaya magaaladda Buuhoodle waxay intaas ku darayaan in shacab gadoodsani u diideen in ay wadooyinka magaalada caadi umaraan ayna dib ugu noqdaan Garoowe iyo Faroole una sheegaan in aanay halkan ka socondoonin qorshayaasha kala qaybinta ee uu maamulka Garoowe baryahan danbe ka wado deegaanka Gobolka cayn, dhaqdhaqaaqan cusub ee uu bilaabay Faroole kana bilaabay gobolka Cayn ayaa waxa uu salka ku hayaa in uu muujiyo in maamulkiisu ka taliyo gobolka Cayn isla markaana matelo deegaanlka SSC ka dib markii uu cadaadisa kaga yimi labada jabhadood ee SNM iyo SSDF bulshada caalamka iyada oo mid walba lagu cadaadiyey in uu deegaanka SSC faraha kala baxo, iyada oo Faroole aad ugu tafaxaytay in uu helo qoraal cadaynaya in odayaasha SSC isaga taageersan yihiin, qorshahaas oo uu haatan u soo diray Suldaan siciid garaase oo ay isku Ciise Maxmuud yihiin Faroole sidii uu ugu adeegsan lahaa, iyada oo uu hore Faroole taageero uga helay Madax dhaqameedka uu ku xanaaneeyo Maxjarka Hutel Hoorshe eek u yaala magaalada Garoowe. source: horufadhi.com
  3. Garowe admin can't just claim SSC people just becuause it has paid elders under its disposal. Many lives lost in the past few months over the fights between s/l militia and ssc and odayadaan Garoowe fadhiya are not the altimate representative of SSC people. It's better Garowe admin to leave the people alone and let them choose their fate.
  4. Faah faahin Wajigabaxii kaga dhacay Buuhoodle Kooxdii Suldaan Garaase iyo gawaadhidii oo laga wareegay.{Warbixin}. Buuhoodle:{Jidbaale.com}:Waxaa abaaro 11:subaxnimo soo gaadhay magaalada Buuhoodle koox uu hogaaminayey Suldaan Siciid Garaase oo ka soo kicitimay magaalada Garoowe. Kooxda isimkani hogaaminayey ayaa waxaa ay wadeen shirqool ka dhan ah shacabka Buuhoodle iyo guud ahaan kan SSC. Markii ay magaalada Soo galeen ayey la kulmeen kumanyaal dad ah oo mudaharaadaya kuwaasoo ku qaylinaya erayo ka dhan ah maamulka Faroole iyo odayaashan soo horgalayba. SHacabka ayaa isla markiiba dhagax tuur, qaylo iyo weliba gacan ka hadal kala hortagay Kooxdan dilaalinta ah. Waxaana shacabka rasaas ku furay ilaaladii Madaxdhaqameedkan iyo xubnaha barlaamaanka ah ee la socdey, iyo weliba kooxyar oo ilaalisa Madiidin ina Faruur oo asagu ah shakhsi si daacadnimo leh ugu adeega Faaroole, waxaana taasi ay dhalisay in qaar ka mid ah ciidamada deegaanka Buuhoodle ay xoog kula wareegaan gaadhigii uu saarnaa Garaase ayaa la sheegay in xoogaga ciidanka koowaad ee Guutada difaaca Maygaagle ay gaadhigiisa la wareegeen ayagoo asagana afka cida ugu daray meel banaanka ka ah suuqa weyn ee Buuhoodle. Shacabkii ayaa ka dibna erayadey Kooxdii Garaase, ayadoo ay gudaha u galeen saldhiga booliska ee magaalada Buuhoodle, halkaasoo ay kooxda calooshood nu shaqaystayaasha ah ee ina Faarax Faruur ku ilaalinaya, shacabkii iyo ciidamada SSC oo hubaysan ayaa ku gadaaman hareeraha saldhiga ayagoo dalbanaya in magaaalada ay kooxdan deg deg uga baxaan maadaaba la fahmay ujeedka socdaalkooda oo warbaahinta SSC ay xalayba ka warheshay. Gaadhiga ayaa waxaa lagala degay lacag lagu qiyaasay $60,000 taasoo ay si rasmi ah u qaniimaysteen ciidanka jiida hore, waxaana lacagtan ujeedkeedu ahaa in loo adeegsado saxeex qaadida madaxdhaqameedka Buuhoodle iyo weliba cuqaasha qaarkood. Wariyaal isku dayey inay la hadlaan Suldaan gaaraase oo hada ku sugan Saldhiga magaalada Buuhoodle ayuu si kullul ula hadlay waxaana ka mid aha erayadiisii" Dadkaan Garoowe ku biili jirey aan Masruufka ka bixinayney ayaa aniga maanta sidaas ii galaya" ma fileyn in dad *********** ahi ay maanta naga maarmaan oo in ay noo shaqeeyaan mooyaane aysan noola dhaqmaan " ayuu si cadho leh u yidhi Suldaanku. Kooxdii ina Faarax Faruur iyo xubno kale ayaa isku dayey inay ka daba tagaan gaadhi, kuwaasoo iska hor'imaad ka dhacay ayaga ciidanka Deegaanka, waxaana ka dhashay dhawaac labo ruux oo weli aan la cadeyn dhinaca ay ka tirsan yihiin. Wararkii ugu danbeeyey ee hada naga soo gaadhaya magaalada Buuhoodle, ayaa sheegaya in hada la wado waan waan ah, in loo ogolaado in ay si nabad ah uga baxaan magaalada Garaase iyo ciidankiisu. Wararka dheeraad ah, Sawirada banaanbaxa, iyo weliba faah faahin kale dhawaan isha ku hay.
  5. Buuhoodle,(Lasanod Online)- Magaaladda Buuhoodle ayaa hadda degan, iyadoo duhurnimadii maanta uuka dhacay mudaharaad balaadhan oo ay soo qaban qaabiyeen.. bulshadda reer buuhoodle qeybaheeda kala duwani. Mudaharaadkan ayaa looga soo horjeeday koox isimo ah oo ka socdatey maamulka Puntland oo ay weheliyeen xildhibaano iyo saraakiil kale oo maamulka puntland ka socday. Inta uusan bilaaban mudaharaadkan waxay shacabka reer buuhoodle ka codsadeen Suldaan Garaase iyo Garaad Cabdilaahi Cali Ciid in aanay magaaladda Soo gelin ooy dib ugu noqdaan magaaladoodii Garoowe hase-yeeshe dhag jalaq uma aysan siin. Taasina waxa ay sababtay in dhalinyaro gadoodsani ay Baabuurtii iyo lacag fara badan oo loogu talo galey in shacabka lagu kala furfuro, ay ka qaadeen kuwaas oo dhinac Jiidaha Ciidanku fadhiyo ula dhaqaaqay. Balse Dadaal uu sameeyey Xidhiidhiyaha labadda Gole Xariir Aw Cali iyo cuqaal kale ayaa dib ugu soo celiyey xubnahan baabuurtoodii. Madaxweynaha Puntland ayaa la sheegay inuu soo diray Isimaddan ayna ka kamid ahaayeen kuwa ka soo jeeda SSC, iyaga oo wadey qorshe aan la ogeyn uu soo dajiyay maamulka puntland. Xafiiska Wararka Laascaanood Laascaanood Somalia
  6. Between aggressions from Successionist and drought, people of Cayn need help more than ever. Allow u sahal umadaas iyo inta kalee dhibaataysan. Job well done by P/L admin. More help is needed from anyone, NGOs diaspora, and local admins. S/L militia needs to move out of the areas they are occupying so nomads can graze for their livestocks in these areas.
  7. ^ Waan yaabay markii hore dee.. Alliyah, I must praise you for understanding what Saalax dude is talking about since you kept reponding to his posts, I have no clue about his points, seriously. Some people are more careful than others in any satuation. As far it goes, DS miscalculated on this, and last few years he was trying to make corrections behind the counters for hiring agents from SSC in many cities around the world. Just the city I live, two out of three/four offices of DS agents are from SSC. However, this alone won't cut it. Odayga has to come out of the dark and clear this mess up, otherwise, message is out and will see if SSC customers will have any impact to DS' business or not.
  8. Galaydh was and is London past weeks so his virtual spirit must met the mentioned jacks I guess. This is just a propaganda against the upcoming conference of SSC in London.
  9. Don't you love the hypocracy of successionists.. Kalshaale xasuuq waa Calaacal, and theirs waa legitimate.. I love it..
  10. Taleexi, were you a part of this consipercy.. I guess you are one of those supported the recordings materials/costs such as prepaid calling cards. Or may be you helped the technicality side of this.. Honestly though, After I was told the man who was behind all these, all I said was "seriously" even that man can fool them?
  11. ;) Of course now they won't talk to nobody not even their own collegues/family etc until you go all the hoops..
  12. Those asking proofs if DS involve Kalshale and other invasions to SSC in support of S/L, it's laughable to ask such a proof like you will accept and have any eyes to anything but your clan support. On the other thread about your leaders ranting clan hates are proved with audio recordings and you all denied or kept silent. No dispute that DS supported s/l gov fully and some of you weakly argued that it's not DS’s fault if the money it gave to the s/l gov is used other things like killing/displacing other people. This is how hypocrite you are when it comes to your clan dynasty. Those acted impartial and less clannish can't hide it finally.. <O:p</O:p
  13. *Ibtisam;705385 wrote: :D :D The bottom line is wixi Saado Xalawdeda use garenayo, go ahead and niicida naal daaf, the door >>>> SSC rights ya ku heesa, its your money- hide it under your carpet for all anyone cares. It is not SL crew defending DS, evidently Duke, Talaeex, Cambaro, Naxar and Adam and few other people on here see DS as a business- THATS the long and short of it. As for doing them same to Burco and Haregisa, 22years too late for that- how else do you think SL birth appeared. I guess now you dont find it so easy to say the past is the past and stop ooyinin. If SSC wants to blame someone- find the leaders and tell them to stop selling you to the highest bidder, hoogan iyo balanbalkanu iidin ma heestiin if you had honest straigh forward leaders THAT care. I thought inaad intan dhaantide maxaad ka hadlooysaa, Now DS thing hit you so hard.. Darn...
  14. ^ With no reason, you just don't want to beleive it right? You should make it for a reason lnot to believe it like I know that voice is not Waraabe, Silanyo, Taani etc and bring their actual voices and let us determine the differences. However, just saying, they are organized criminals, they can't fall such traps won't do it adeer dee..
  15. NGONGE;705358 wrote: Saado is right to make a song about this business. After all, waxa la yedhi that dahabshiil has offered two million for the first person to kill that sweet voiced freedom fighter and she probably believed it. NG, Seems your security is breached. Is JB or XX using ur account..
  16. General Duke;705354 wrote: Again not sure how this helps? To attack Siilanyo and his goons is one thing. The secessionists are a fair target, but Saado needs to make a song about Xabsade & other traitors before attacking these institutions.. Adeer GD, DS is a powerful when it comes to money, and there are valid evidences that DS directly involved the lately fight over Kalshale. So how it helps is a clear message to DS that since your against us and lined with your clan, we take our business else where. Is going to hurt his business, I bed it will, how much, I don't know. Xabase and likes deserve no song.. Songs are valuable and some people don't worth them to sing for.
  17. People, you can all defend DS, but Sado sang a song paiting DS's support to Silanyo and his Co which inflicted agony to many SSC people. Reason for singing to DS is just to alert people that its (DS) direct involvement to the conflict betweeb s/l and ssc and supporting one side yet making business with other side(ssc).. So DS has to come out clean from this and be partial in order to have the trust of people in question so to continue its business with them. If not, SSC will stop using its service..
  18. War even Saado Cali can't be trapped in such a way by some random phone call from deepest Hargeisa, why in the world would you even believe that an organised and experienced government is so easily approachable that they'll answer the phone to any Tom, Dick or Harry that calls them with such nonsensical questions ;) Oops, my friend NG, you just shot yourself on the foot.. This is fact and proves at least Sado didn't fall such a trap but your elites have. There is an evidence, their own voices which can't be denied by nobody. True, it's irrational and beyond one's apprehension but facts and rationality is killed by these facts..
  19. Saado has trouble seperating **** people and the SL government and I believe this propaganda stems from this stance of hers Again Saado didn't attack the entire clan/people rather she did an entity whether that might be S/L gov or DS but as somali nature if one person/enity related to one's clan is questioned, it will be all about clan. Just see the pros and cons of thread about Saado's song.. No single person crossed over to otherside including myself. THAT IS ABOUT SOMALI..
  20. NGONGE;705236 wrote: Like I said, I don't believe it saaxib. As for calling Kaahin & Siilaanyo, do you really think every Tom, Dick & Harry can just call them just like that (including me)? Maxaan kuu sameeya, if you can believe obvious things.. Keep neglecting the truth dee marka.. I told you they man recorded these tapes isn't even savy on computers let alone faking these voices.. War waa odayaashii ee bal thin twice and either advice them or time to change your heart and feel the somaliweyn.. Get that blue flag back out of under the bed..
  21. *Ibtisam;705305 wrote: Shame religion is used in one dimension, fact is NO ONE knows what if anything Dahabshiil has ever given to Somaliland; to drag his name through the mud, backbite and insult was xalal of course but he will be judged for what he supposedly gave to a government who then may have used it in certain way; Caqli waa kaas really. If I go to a hair dresser- she does my hair beautifully and then I go out on the street, she does not get dambi- it is a silly notion. There is nothing new about Dahabshiil or his business;- he has always paid taxes in all countries he operates because it is in the interest of his business and it allows him to function and go on his day to day business. NOR does he need to JUSTIFY why he gave his money to this person or another. So unless someone can say he did this, that or the other; took a gun, trained the military or provided weapons, gave speech supporting military action;- it is just hot air & emotional outbursts. Somaliland like any other country- imaginary or otherwise is financed by taxes from Business and the people who live there; So what? and how is Dahabshiil any different to everyone living there? Eedo your logic and reasoning are very absurd because you can't make a business with people while DS is supporting a muss killer of the same people it's making profit of and needless to say no blame if DS gives money to the occupying militia who kill innocent people and arrest and flee them from their homes because DS just gave money and doesn't care what the money is been done with. Allegations are DS directly and indirectly involves the atrocities commited hat part of the region. This aint new allegations but around for a while now.
  22. *Ibtisam;705234 wrote: :I find it funny that people actually have the cheek to say a private company has a duty to answer the content of a song and the foams of maqaxii gossip. Really seriously, do you expect the man himself to show up, hold a press conference and say Ibti, I believe you are not realizing how much could it impact its business and the power of "Suugaan".. I garantee you that privately or publicly, DS will address this because it could have a significant negative impact to its business.
  23. *Blessed;705226 wrote: Just to add, the company might be owned by one family but it has stakeholders from every region and qabiil in Somalia as well as DJabouti and Somali Diaspora and I believe it owes it's success to this not just the individual who has started the venture... Partially not true, DS is not like any other Somali money wiring company where many people are shareholders, DS is private owned no stakeholders other than employed agencies through out the world.. Allegations can be proved or not but there are repeated allegations against DS and its involvement and supporting s/l militia who killed and displaced many people in ssc regions. Even there are recent allegations against DS for its involvement with Kalshale fight.<O:p
  24. Suldaanka;705187 wrote: This is a case of biting the hand that feeds you. I couldn't say nothing but LOL.. Who gets fed here? Dhiigshiil or ssc? Tell us how and where?