A_Khadar

Nomads
  • Content Count

    4,252
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by A_Khadar

  1. BUHODLE: Magaalada buuhoodle ee xarunta gobolka cayn ayaa saaka si wayn looga xusay maalinta qashin gurka iyo nadaafada SSC oo ku beegan 18 May, shacabka ku dhaqan magaalada buuhoodle ayaa dareeray saaka hiirtii qashin gur iyo nadaafad guud. Wararka ka imaanayaa magaaladaas ayaa tibaaxaya in saaka si wayn magaalada loogu qalab uruursaday sidii nadaafada guud looga qayb qaadan lahaa. Sameecadaha codka fogeeya ayaa baabuurta lagu rakibay iyadoo shacabku isku wacyigelinayeen nadaafada iyo heerka ay ka taagantahay jiritaanka aadamaha. Wararku waxay intaa ku darayaan in ciroole iyo caydi ayna saaka reer buuhoodle ukala hadhin xuska maalinta Nadaafada iyo qashin gurka SSC Sidoo kale wararka ka imaanaya deegaamada SSC qaarkood ayaa tibaaxaya in si wayn saaka loogu dareeray xuska maalinta qashin gurka SSC ee ku beegan 18ka may.
  2. maanta oo ay taariikhdu tahay 1 may 2011 ayaa waxaa sirasmiya looga diyaar garoobay magaaladani buuhoodlemaalinta nadaafada gobolada ssc oo ku beegan 18 may 2011 qaar kamida ururada dhalinyarada buuhoodle ayaa waxaa ay sitoosa u diyaarinayaa in maalinta taarikhdu tahay 18 may ee bishan hadii alle idmo, siwayn loo nadiifiyo dhamaanba magaalada buuhoodle waxaa sidoo kale looga diyaar garoobayaa dhamaan deeganada ssc illaa heer degmo illaa tuulo sidii ay uga dhici lahayd maalinta nadaafada gobolada ssc ee 18,may hadaba waxaa maanta ogaysiiskan nasoo gaarsiiyay ururka dhalinyarada ee bayvo oo mudo dheer ka soo shaqaynayay, horumarka iyo waxqabadka gobolkani cayn labadii sano ee ugu danbeeyayna ka xusay g/cayn maalinta nadaafada gobolada ssc ee 18,may ayaa maanta waxaa ay wacyi galin ka bilaabeen magaalada buuhoodle ee xarunta g/cayn waxaana la kulmay gudoomiyaha ururkaasi oo ku magac dheer yusuf maxamed xasan ******ow waxaana uu noo xaqiijiyay inay wadaan sidii caadada ahayd awlba 18,may laqaado olole aan loo kala hadhin, caruur iyo ciroolaba waxaanuna maalinkaasi doonaynaa inaanu kabalaadhino kuwii hore oo ay oo aanu dhamaanba bulshada isu soo sarno siwacana looga qaybqaato waxaana ku boo rinaynaa dhamaanba deeganada ssc inay u diyaar garoobaan maalinta nadaafada ssc waxaana hada lagu jiraa xili roobaad waxaana ka dhalankara qashinka cuduro markaasi waa inaynu u dadaalnaa nadaaafada waana salaamayaa dhamaan bulshada waynta ssc meelay joogaanaba, maaha markii ugu horeysay ee gobolada ssc laga xuso maalinta nadaafada ssc ee 18,may waxaana aad loogu rajo waynyahay in maalintaasi ay dhamaanaba siwada jira uga dhacdo gobolada ssc. buuhoodle somaliya
  3. Jacaylbaro Of course she is Somalilander ...... Her personal view doesn't matter at all. :D Somali waa taa maxay la heshiin la'dahay baa laleeyahay.
  4. Kalabaydh is Xaabsade's hometown so sidee baad militia diinu ugu ruqaansatay when in fact ay awal haysteen.. War kuwaniii maxay been iyo wax qaris ka dhergeen.. Ciidamo SSC ah oo ku qalabaysan gaadiidka dagaalka iyo hub tiro badan ayaa maanta soo gaadhay deegaanno ka tirsan gobolka Sool. Ciidamadan ayaa wararku sheegayaan inay markiiba fariisin ka dhigteen deegaanka Kalabaydh oo magaalada laascaanood u jirta 30 KM. Ciidamadan ayaan tiradooda si rasmi ah loo garanayn, basle dadka deegaanka ayaa sheegay inay ka tiro badan yihiin kuwii horey halkaas u joogi jiray . Ma cadda sababta ay sidan dhaqsiyaha badan ciidamaddaasi SSC ah dib ugu soo laabteen deegaanka Kalabaydh. iyadoo maalmihii dambe la arkayay dhaqdhaqaaqyo ay wadaan ciidamada SSC ee ku sugan deegaanada Nugaasha. Magaalada kalabaydh oo maanta dib ugu soo noqdeen ayaa waxaa ka jiray maamul degmo oo maamulka Somaliland dhiseen, iyadoo maayirkii degmada kalabaydh uu caawa fiidkii soo galay magaalada laascaanood, warar aan gordhawayd ka helnay Kalabydh ayaa noo xaqiijiyay inay iskaga baxeen ciidankii SSC gudaha magaalada kuwaas oo la ogayn inay difaac ka galeen hareeraha magaalada amaba tuulooyinka kale u gudbeen. Ciidankan Maanta Soo Gaadhay magaalada Kalabydh waxaa hogaaminayay Col.maxamed Waranle Iyo Col.Fircoon. Xidhiidh aanu la samaynay saraakiisha hogaaminaysa ciidanka SSC ayaa gabi ahaanba waxay diideen inay ka hadlaan hawlaha ay xiligan wadaan. Arintan ayaa imanaysa iyadoo gudaha magaalada laascaanood lagu qabqabtay dhalinyaro dhawr ah kuwaas oo maamulka gobolka Sool u haystaan inay yihiin askar ka tirsan ciidanka SSC, waxaana maalmo ka hor ka dhacay degaanka gambadhe israsaasayn dhex martay ciidamo deegaankaasi oo kala ahaa SSC Iyo kuwa Somaliland, waxayna iska dhaawaceen laba askari oo ka kala tirsan labada dhinac.
  5. The Tall dark skinny dude in one of the pics looks like Sudaans from Iffo camp.
  6. After 20 years, it hasn't changed a bit... I remember the tuulo with two water wells and sarounded huge Trees (Qudhac) vividly.
  7. I don't mind inaan dhinac ka raaco dadka caafimadka qaba dee but no your lot with full of hatre and cuqdad.. So you may think this again bahasha waa lagu jiradaa oo loo dhintaaye iska saar oo walaalahaga wax la wadaag wixii dhacay was a mistake and mistakes were committed by criminals from both sides of the forces, muxaafid and mucaarid.. Intaa waynu wada ognahaye waa sidee dee...
  8. A_Khadar

    Xeedho

    Lol.. Adiga Aaliya BOB maad igu diri rabtaa.. Of course, Kaluun/Hilib is well known in that place but XALWO, I second it..
  9. ^^^^ XXudhuf, wax kale ma wayday.lol.. LA is about to slip out of your clan hands let alone Taleex. I can see signs of fear from ur posts..
  10. ^^ NG, your genuine advice is well taken , but no thanks! I see even a bigger pie which is SOMALIA. Why can't you see what I see and shift your energy to make it work. I am sure would get a bigger pie as well than the one you are settling with now. SSC will have conflicts, it's the human nature, but the foundation is solid and s/l is out of their way, not even mentioned its name in the london conference. Now p/l is trying few monouvers to halt it and some of these issues have some to do with, and soon it will be history as well when the home conference happens. Xaglo can claim president/gov or whatever name, but facts is he is the leader of ssc and everyone including Spanish himself accepted that...
  11. Saddex Arday ayaa dhaawacmay, 40 kalena jeelka dhexe ee laascaanood ayaa loo taxaabay, kadib markii ardayda.. dugsiga sare ee Muuse Yuusuf ay sameeyeen dibadbaxyo ay ku dalbanayeen in loo siidaayo mid kamid ah macalimiinta wax ka dhiga dugsigaas oo maalintii afaraad ku xidhan xabsiga dhexe ee magaaladda laascaanood, Ciidanka booliiska magaaladda ayaa xoog ku kala eryay ku dhawaad shan boqol oo arday, kuwaas oo kala xidhay wadda laamiga ah. iyadoo markii dambe ay isku dhaceen ciidanka booliiska oo iyaga u isticmaalay awood xad dhaaf ah kadib markii ardayda loo adeegsaday qoriga dhashiika ah. Sadexda Arday ee ku dhaawacantay gadoodkii ardayda wax ka barata dugsiga sare ee Muuse Yuusuf oo qaarkood laabta xabado looga dhuftay ayaa lagu kala magacaabaa: 1. Xayaad Cabdi Cige 2. Sahra Cabdifataax Kablalax 3.Laki Bille Xaaji Maxamuud Waxaa iyana xabsiga buux dhaafiyay in ka badan afartan arday iyadoo loo diiday waalidiintooda inay arkaan xaaladda ay ku sugan yihiin. Maamulka Somaliland ee gobolka Sool ayaa diiday inay ka hadlaan tacadiyadda loo geystay ardayda dugsiga sare ee Muuse Yuusuf, hasayeeshee isu duwaha wasaaradda waxbarashada gobolka Sool Kayse Cawil Ladane oo ka hadlay arrntan ayaanu idiin soo gudbin doonaa saacadaha soo socda hadii Alla idmo. Xafiiska Wararka Laascaanood
  12. Waxaa Weli Magaalada laascaanood ka taagan kacsanaan ka dhalatay cabashooyin ay sameeyeen ardayda dugsiga sare ee Muuse Yuusuf.. iyadoo maanta ciidanka Booliisku ay dhaawaceen saddex arday oo kamid ah ardayda dugsiga sare ee Muuse Yuusuf. hadaba waxaanu waraysi khadka taleefoonka kula xidhiidhnay Aadan Jaamac oo kamid ah odayaasha magaalada laascaanood, waxaana waraysigan inoo qaaday Raxma Haldhaa.. Halkan Ka Dhagayso
  13. Ciidamada Booliiska Magaalada Laascaanood Oo kaashanaya kuwa basaasiinta ee sirdoonka Somaliland.. la shaqeeya, ayaa maanta hawlgal ay ka sameeyeen gudaha magaalada laascaanood waxay ku qabqabteen dhalinyaro degaanka ah, kuwaas oo ay sirdoonka ku sheegeen inay yihiin ciidamada SSC. Dhalinyaraddan oo maanta laga qabqabtay bartamaha magaalada ayaa loo taxaabay xabsiga dhexe ee magaalada, mana jirto cid ka hadashay falalkan cusub ee uu la soo baxay maamulka Somaliland ee gobolka Sool. Arintan ayaa ku soo beegmaysa iyadoo maalintii shalay la qab qabtay dhalinyaro xidhnayd dhar ay ku xardhanyihiin Astaanta Maamulka SSC, iyadoo laga mamnuucay magaalada xirashada dharka ay ku qoran yihiin Magaca SSC. Waxaadse ku arkaysaa magaca SSC oo lagu qoray gidaarada iyo albaabada meelo badan magaalada Laascaanod. Tan iyo wixii ka dambeeyay weeraradii qorshaysanaa ee lagu fuliyay madaxda Somaliland ee gobolka Sool, waxaa soo badanayay cadaadis xoogan oo lagu hayo shacabka ku nool magaalada laascaanood. Xafiiska Wararka Laascaanood
  14. Libdhimayside Laas Caanood, Laba Maaha Waddankeennu..(Las Anod will not vanish..Our Country is indivisible).. Saado Cali Warsame – A Somali artist.. Muse Yusuf, a Somali educator, was one of the hundreds of Somali intellectuals murdered in cold blood in Mogadishu when all hell broke loose in that wretched city, and the Somali government vanished into thin air leaving thousands under the mercy of drugged gangs of thugs known as the ********s. Muse was killed with a group of kinsmen who came back from Afgoi where most Mogadishu residents initially sought refuge from the fighting that erupted in the city. Nobody knows exactly why they returned to a city engulfed in madness, but the return journey to Mogadishu sealed their fate when they were gunned down in a hail of bullets that tore their bodies. One of the men in the group was Professor Ibrahim Mohamoud Abyan, the former dean of the now defunct Somali Institute of Development Administration and Management, SIDAM. Professor Abyan was a courageous and honest intellectual. The others included lawyers, bankers and businessmen. These men lost their lives for no other reason than belonging to the wrong clan. They were all killed in a compound controlled by General Galal, one of the Somali military brass that elected to be involved in the civil war. After the men were mowed down, he came out of a meeting he was attending, looked over their dead bodies nonchalantly and went back to continue his meeting as if nothing had happened. Muse Yusuf held many posts in the educational system of Somalia. I had come to know him in person when he was the Head Master of Sheikh Intermediate School, my Alma Matter. He was a strict disciplinarian and a motivator. He later became a Regional Education Officer in Hargeisa before moving on to Mogadishu, the Somali Capital, and eventually becoming a businessman when he fell out with the military Regime. Ironically, Professor Abyan was a member of the manifesto group that sought the resignation of Siad Barre, yet he and his colleagues were killed by members of the rebel group that helped topple the government. Their murder remains a mystery till this day and will hopefully be one of the many cases in Somalia that will receive a just closure. A democratically elected government will have to reopen these cold cases and bring those responsible to justice. The Jazira Massacre is one of these cases in which 48 innocent civilians lost their lives. There are hundreds of similar cases in which helpless women were raped in places of worship defying all norms of human decency. The men who committed such atrocities are free and may even be respectable businessmen or members of the current Somali Transitional Federal parliament in Mogadishu for all we know. Mogadishu will never be the same again until the perpetrators of these atrocities are brought to justice. When Muse left the educational system in Somalia, he focused his attention on developing the education system in his birth place, Las Anod, which lacked any high schools. High School kids in Las- Anod and the entire Sool, Sanag and Ayn, SSC, regions had to travel to remote places like Sheikh and Burao to attend school, away from their families and loved ones. He single handedly raised funds for building the only secondary school in the city which was later named after him, the Muse Yusuf Secondary School. The school Muse helped build to educate generations of young minds has recently become a hot bed of resistance against the illegal occupation of Las Anod by the Somaliland Administration headed by Silanyo, a former rebel leader who defected from the Somali government to become the chairman of the Somali National Movement, SNM, one of the rebel movements that plunged Somalia into the current chaos of religious fanaticism, piracy and unilateral secessionist agendas. A few days ago, a teacher from Southern Somalia who worked at the Muse Yusuf Secondary School was arrested and thrown into jail without any trial. His only guilt was being from Southern Somalia which the Somaliland Administration considers as another country. As a consequence, the students demonstrated against such injustice and took to the streets. The police used force to disperse the students and fired live bullets into the crowd. So far, three girls were wounded in this incident. More than 500 students participated in the demonstration and many got arrested. It seems the Somlaliland Administration is heeding the advice of a Doctor of Psychiatry who is fond of labeling these regions as being inhabited by unruly clans that need the big stick when the carrot fails to achieve its intended goals. Since its occupation in 2007, the city of Las Anod has been under frequent periods of curfews from dusk to dawn whenever it suits its secessionist occupiers. These curfews have affected business in the city and have prompted many to relocate to other localities. Some even migrated to refugee camps in Kenya such as Hagardheer. Las-Anod is the only city in the North where armored vehicles are used to disperse demonstrating women and children. It is the only city in the North where teenagers are arrested and incarcerated with mature adults. READ
  15. ^^ The point of this isn't if they are from south vs north Somalia, but read the title are they somalilanders or somalis? Now Saido ali is singing for Somaliweyn so is she S/lander?
  16. NGONGE;124299 wrote: The real diplomatic title of this thread is: Somaliland Somali Singers Kadaroo dibi dhal.. NG, ninkan qaawan ka hadh inta aysan dharku kaa dhicin adigana..
  17. Jacaylbaro;124287 wrote: You're talking about 20 years ago sxb .... Now they are Somaliland singers/composers. Keep your clan thing to yourself ,,,,,,,, :D:D Allow ceebteena astur.. If I would ask mr. Dhuule AUN if he is alive today whether he is a somali or somalilander what would he answered? How about Kinsi Xaaji? War xishood ninyahow oo dadkan waxaysan isku aqoon ha ku shaabadayn.. They have brouder land/nation to claim to be part of, and you want to confine them in a triangel cage.. Qabiilow ba'a lagaba xishoon maayo.
  18. A_Khadar

    Xeedho

    BOB, I am with you with other stuff, but not Xalwo via Kismaayo part.. I have heard not too many good things about that place marka nagaadaa dee meesha waad nagu wareeerisee plus the Xalwada has its name (Xalwo kismayo) but made in Mogadisho.. It was just barrowed name from Kismanyo.. That doesn't mean it's originated from Kismaayo.. I haven't seen good Xalwad in Kismaayo.. May be that place is good with fish and fruits plus nice beaches.. But waters wells and sewards leak to each others.. So it's possible you may drink your own waste in Kismaayo... lol..
  19. Country???????? wishful attitude! Keep it up lad. One clan will never be a nation/country..
  20. You still didn't answer my question. Regardless what he said, it's internal conflict within SSC leadership and that won't change a thing on the ground. SSC is your nightmare regarless of its internal issues. But can you tell us me where about your mighty qaran/clan militia?
  21. ^^ Your entire project is based on emotion so don't start finger pointing on that... The man, which I don't know how you perceived that he is a kid, pointed out many weaknesses about the basics of your project; so you either argue against these constructively or as usual continue your daily cabaaaaaaad..
  22. Desperate attempt by secessionists for trying to fetch something out of internal issue within ssc. Is that all you can do now? Where is your mighty clan militia to close borders and pacification of ssc that you all used prade here day in day out.. Now you sought any site you think is opposed ssc and post anything you find from them in here. God bless ssc.. Xaglo is ssc leader, Spanish, farmer SNMU, is a member of ssc leadership. Which ever way you wish, the end of the day they are both against secessionist project.. END OF STORY..<O:p</O:p
  23. So after all from your responds, it's all true what he said about your clan nation because all you are saying is nothing but caaaacaa iyo cabaad. Deny it and prove him wrong, he brought in clear cases. Hadii kale iska aamus..
  24. Idon't think you even read it. Read it first and them make your comments. All you responded it the title. The dude presented cases/scenerios of why your clan lot's lie is to an end.