A_Khadar

Nomads
  • Content Count

    4,252
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by A_Khadar

  1. Xaaji Xunjuf;720545 wrote: Looool you read to much in to that Jidbaale stuff. Why would Somaliland Kill the second man who is in charge of the courts of sool and try to kill the Governor of Sool ina isleged tell me why what is the trick whats's the motive remember the Former Supreme judge of sool was also Killed in April was he also Killed By Somaliland .. Somaliland security forces will capture these terrorist and bring them to justice you willl see. Simple, waryaa clan and eveything is clan.. Revange for lost over Kalshaale and those lost from Siyad's gov..
  2. Jacaylbaro;720544 wrote: Allah yarxamah .... There is only one group fighting in the area who promised to kill everyone that works with the government. They probably thought this will stop the 18th May by killing their own kins .................. Subxaan. And how did you came to this judgement! What has to do with the May 18th when in fact killing of people are consistent since your militia came to the city.. It's more like clan cleansing and revange.
  3. What happened to Hargaysa.. Why JB is avoiding it. Is it going to be politically incorrect since the title of the thread said Somali city.. I wouldn't exchange anything with the city of Troy...BUUHOODLE WARYAA... seriously though, I love Kismaayo and it's farming river banks near by from Jilib to Goobweyn so these places are places to wait for the retirement age, and once it's the TIME - Buhodle u daa....
  4. I don't think they are unknow people. Men behind these are your SNM militia. A week ago when they attempted to murder the governor, two were captured but later taken away from the jailed..
  5. May 18th is the day to clean up.. Many Somalis are joining the wagon for this to clean their cities and neighborhoods.. Even a new song is on the way for this day! Heesta Maalinta Qashin qubka..
  6. Since the city is occupied by the SNM, over 70 assassinations mostly against so called official who work for SNM have happened in the city of <?xml:namespace prefix = st1 ns = "urn:schemas-microsoft-comLA.</ST1:p No one is arrested for any of these crimes yet. Who is behind?
  7. Laba Askari oo kamid ahaa dhawr qof oo loo qabtay weerarkii lagu qaaday guriga gudoomiyaha gobolka Sool ayaa la sii daayay.. Kadib markii saldhiga ay ka tirsanaayeen ay sheegeen hadii aanan loo soo deyn labadan askari inay dagaalami doonaan. Wadatashiyo ay sameeyeen saraakiisha ciidamada ku sugan magaalada laascaanood iyo masuuliyiinta gobolka Sool ayaa ugu dambeyntii la isku afgartay siideynta labadan askari, sidaa waxaa u sheegay warbaahinta lasanod online mid kamid ah saraakiisha gobolka Sool oo ka qeyb galay shir dhawr saacadood socday oo ka dhacay guriga gobolka Sool, islamarkaana loo diiday saxaafadda gobolka inay ka qeyb gasho. Gudoomiyaha gobolka Sool oo aan waydiinay sababta labadan askari loo siidaayay ayuu ku sheegay inay ahaayeen Askar u socotay xeryahoodii si khaldana loo qabtay. Waa markii sadexaad oo si khasab ah loo siidaayo askar lagu qabtay goobihii laga fuliyay hawlgalada la xidhidha qaraxa iyo dilka ka dhaca magaalada Laascaanod. Dhinaca kalena waxaa weli xidhan dad tira badan oo si sharci daro ah loogu qabtay gudaha magaaladda laascaanood, iyadoo inta badana loo dhaadhiciyay xabsiga mandheera.
  8. Kusimihii Gudoomiyaha Maxkamadda Gobolka Sool ee maamulka Somaliland ayaa koox hubaysani Rasaas kula beegsadeen.. badhtamaha magaalada Laascaanood oo u geeriyooday. Weerarkan lala beegsaday Garsoore Shiikh Maxamed Ibraahim Samatar ahaana hada kusimaha Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Sool waqti uu ka soo baxay salaaddii maqrib. Weerarkan ayaa waxa kaloo ku dhintay nin kalkaaliye caafimaad ahaa oo magaciisu yahay Cadaani Sulub Jibriil oo xilligaas la socdey Garsooraha. Ilaa hadda ma jirto cid ka tirsan maamulka iyo ciidanka Booliska oo arintaasi ka hadlay, iyadoo ay kusoo beegantay waqti ciidamo aad u badan ay wadooyinka magaaladda ku sugan yihiin, ayna joogaan madax ka tirsan maamulkaas oo uu hogaaminayo Axmed Xaabsade.. Talaabadani waxay u quus goynaysaa masuuliyiinta uu horkacayo Xaabsade oo hore u sheegtay inay hawsha taagan ee midha midhaysiga madaxda gobolka ee maamulkaas ay soo afjari doonaan. Bishii March ee saandkan ayey ahayd markii la dilay guddomiyihii hore ee maxkamadda Axmed ******ow, Iyadoo bishii July ee sanadkii lasoo dhaafayna isla goobtan toogasho loogu diley gudoomiyii maxkamadda racfaanka Saleebaan Dheere. Dhanka kale wararku waxay sheegayaan in magaalada goobo kamid ah laga helay waxayabaha qarxa oo cid dhigtayna aan la aqoon, Tasoo sabatay inay maleeshiyada maamulkaasi xabsiga u taxaabaan dumar iyo caruur ka ag dhowaa goobahaas.
  9. Shilinleysay.. The day is cleaning/Qashi qub Day. North America communities for their contribution to this qashin qub day is coming soon.. MAY 18th, Maalinta QASHIN QUBKA...
  10. Kalshaale Grocery.... Little place of no man's land can get this popular...
  11. Maalinta Nadaafada Goboladda SSC oo Laga xusay Nairobi{Daawo Video+Sawiro}. Waxaa maanta haweenka jaaliyadda SSC ee Nairobi si weyn uga xuseen magaaladan Nairobi maalinta 18ka May oo ku beegan maalin lopo Aasteeyey Nadiifinta iyo ka shaqaynta Nadaafada gobolada SSC, taasoo sanadkasta laga xuso guud ahaan deeganada SSC. Jaaliyadda SSC ee Nairobi ayaa noqotay jaaliyadii ugu horeysey ee debeda ah taasoo ku xusta dalka debediisa sanad guurada qashin gurka SSC.
  12. Maalinta Nadaafada Goboladda SSC oo Laga xusay Nairobi{Daawo Video+Sawiro}. Waxaa maanta haweenka jaaliyadda SSC ee Nairobi si weyn uga xuseen magaaladan Nairobi maalinta 18ka May oo ku beegan maalin lopo Aasteeyey Nadiifinta iyo ka shaqaynta Nadaafada gobolada SSC, taasoo sanadkasta laga xuso guud ahaan deeganada SSC. Jaaliyadda SSC ee Nairobi ayaa noqotay jaaliyadii ugu horeysey ee debeda ah taasoo ku xusta dalka debediisa sanad guurada qashin gurka SSC.
  13. Waxaa maanta oo taariikhdu ku beegantahay 18/5/2011magaalada buuhoodle ee xarunta gobolka cayn laga xusey 18 May oo ah maalin ay gobolada sool sanaag cayn ay u aqoonsanyihiin maalinta nadaafada goboladaasi,waxaana maanta siwayn looga xusey dhamaanba gobolada ssc iyadoo gobolada laga xusey ay ka mid ahayd gobolkani cayn iyo dhamaanaba deegaano badan oo hoosyimaada gobolkaasi. Hadaba ololahan nadaafadeed ee maanta sitoosa uga socday magaalada buuhoodle ayaa waxaa dhamaanba ka soo qayb galay ururada bulshada ee ka hawlgala magaaladani sida ururada dhalinyarada kuwa haweenka waxaana siwayn looga qayb qaatay nadaafada iyo bilicda magaalada buuhoodle maalinat qashinka ee gobolada ssc ayaa waxaa gaar ahaa magaalada buuhoodle ku soo beegmatay xili ay roobabkii gu,gu silaxaad leh uga da,ayaan dhamaanba gobolka cayn
  14. Waxaa maanta oo taariikhdu ku beegantahay 18/5/2011magaalada buuhoodle ee xarunta gobolka cayn laga xusey 18 May oo ah maalin ay gobolada sool sanaag cayn ay u aqoonsanyihiin maalinta nadaafada goboladaasi,waxaana maanta siwayn looga xusey dhamaanba gobolada ssc iyadoo gobolada laga xusey ay ka mid ahayd gobolkani cayn iyo dhamaanaba deegaano badan oo hoosyimaada gobolkaasi. Hadaba ololahan nadaafadeed ee maanta sitoosa uga socday magaalada buuhoodle ayaa waxaa dhamaanba ka soo qayb galay ururada bulshada ee ka hawlgala magaaladani sida ururada dhalinyarada kuwa haweenka waxaana siwayn looga qayb qaatay nadaafada iyo bilicda magaalada buuhoodle maalinat qashinka ee gobolada ssc ayaa waxaa gaar ahaa magaalada buuhoodle ku soo beegmatay xili ay roobabkii gu,gu silaxaad leh uga da,ayaan dhamaanba gobolka cayn
  15. Mudaaharaad balaadhan ayaa maanta ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, kadib markii shacabka.. magaalada Laascaanood ee ka soo horjeeda maamulka Somaliland ay maanta xuseen maalinta nadaafadda gobolada SSC oo ku beegan maanta 18-ka May, xilli ay masuuliyiinta gobolka Sool ee maamulka Somaliland ay u dabaaldagayeen sanadguuradii 20-aad ee ka soo wareegatay ku dhawaaqa gooni isu taaga aan la aqoonsan ee maamulkaas. Mudaaharadkan ka dhacay magaalada Laascaanood ayaa ku yimid ka dib markii ciidamada Somaliland ee jooga magaalada Laascaanood ay ku wargaliyeen shacabka magaalada Laascaanood oo u dabaaldagayay maalinta nadaafadda gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn islamarkaana waday olole nadaafadeed, inay joojiyaan ololahaasi islamarkaana ay tagaan xarumaha dowladda oo ay ka socdeen xuska maamulkaas. Waxaase la sheegay in shacabka magaalada ay ka soo horjeesteen inay ka qaybgalaan xuska Somaliland islamarkaana ay keentay in Maleeshiyada Somaliland ay rasaas ay cirka u ridaan, iyagoo dhinaca kalena xidh xidhay qaar ka tirsanaa dadkii ka qaybqaadanayay ololaha nadaafadda. Qaar ka tirsan shacabkii ka qaybqaadanayay ololaha nadaafadeed ayaa bilaabay inay dhigaan mudaaharaad xoogan oo muddo saacado ah socday,iyagoo ku dhawaaqayay ereyo ay uga soo horjeedaan kala go’a Somaliya iyo qaar ka dhan ah maamulka Somaliland, balse mudaaharaadka ayaa joogsaday kadib ciidanku rasaas ay fureen shacabkii. Xaaladda magaalada Laascaanood ayaa ah mid xilligan kacsan, Iyadoo masuuliyiintii ka timi Hargeysa ayey lama filaan ku noqotay in sidii la rabay looga qaybqaadan waayo xuska maamulka Somaliland oo asbuucan wefdi uu horkacyo Wasiirka Warfaafinta Somaliland Axmed Cabdi Xaabsade ay qabanqaabadeeda ka wadeen magaalada Laascaanood
  16. :D hehe.. Next she will milk the recongition project for you.. Yh she is tolka from s/land.. Walee dadkii waa waasheen.. why argue where where/who she hailed from as long she is somali, congrat her... Wish her lucky and hope she will do the best she can for somalis anywhere nfd, ssc, s/l, puntland south, djabuti, OG, and everywhere..