A_Khadar
Nomads-
Content Count
4,252 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by A_Khadar
-
Widhwidh(Jidbaale.com):-Guud ahaanba waxaa burburay shirkii shirqoolka ahaa ee uu tukubaha u siday Kayse Cabdi Yuusuf, oo isagu waayadanba ku taamayey inuu beesha SSC Kala Jabiyo. Markii aanu la xidhiidhnay qaar ka mid ah odayaasha ruug-caddaaga ah ee ka tirsan degmada Widhwidh, waxay noo xaqiijiyeen in uu isku dhac ku yimi maleeshiya beeleedkii loogu tala galay inay sugaan ammaanka shirka, oo uu gadh-wadeenka ahaa Kayse Cabdi Yuusuf. Isku dhacanina wuxuu keenay inay wada hadlaan waxgaradka ku dhaqan magaalada Widhwidh iyo maleeshiya beeleedka deegaanka, oo lala damacsanaa in la majara habaabiyo, waxaanay isla qaateen in aysan marna u adeegin kuwa Horgallada ah ee sandareeradu madax martay. Sidoo kale waxay wararku intaasi ku darayaan in dadweyne fara badan, oo gadoodsani ay ku soo qamaameen goobtii loo xaadhxaadhay shirkii shirqoolka ahaa, ka dibna waxay taasi keentay in meesha lagu kala yaaco. Waxaana tallaabadan soo dhaweeyey shacabka gobolka Cayn, oo aadna u taageeray Waxgaradka degmada Widhwidh, ee iyagu geed gaaban iyo geed dheerba u koray in aanu shirkaasi shirqoolka ahi marna ka suura galin degmada Widhwidh. Ciidamo Ayaa waxa ku gadaaman yihiin degaamada ka hoos rogan Dhillaalo, Dandan Bali cad, Xamar lagu xidh. Dhalaamu cune, Ciidaankii Abid ugu xoog badnaa ayaa caawa ka baxay xarumaha ciidamada Buuhoodle saldhigyadooda waaweyn iyagoo degaamada caymeed xaga gamaha ee horufadhi ka sareeya meelo badan ka fadhiya xaalad colaadeed adag ayaa Gobolka cayn laga filayaa saacadagha Soo Socda,Saraakiisha Ciidanka Buuhoodle oo caawa Dula fadhiya Degaamo badan oo Gamaha ka mid ah Captian maxamed Cabdi shiikh Dabcasar {Tuur}.Halkan ka Dhagayso. Cabdiraxmaan Cismaan Yuusuf Jidbaale.com Buuhoodle - Soomaaliya
-
Samafal, don't waste your time with successionist, their ears don't hear nothing good. If XX has no clanish personality, he would listen what that PM was talking about. He asked questions about from Mudug to Bari to Buhodle and even Garowe so what has to do with where is from. PM asked right questions and concerns, but Faroole vomitted. I am seeing next p/l candidate in the make, Indha buur..lol..
-
Khusuusi chairman with delegation joins the widhwidh Conference
A_Khadar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Still waiting proof for such propaganda... -
All I see is cheap talk & nac nac.. Show me pics/video for those who attended or it's for security purpose not to show..
-
In few months if the man could have the hearts of women and children in Mogadisho, that is enough acheivement.. Give him credits compared to both Imams you mentioned Silanyo and Faroole since Farmajo is supported by groups who are none of his own clan.
-
@kk.. The title perfectly fits the body...
-
^ NG, you must admit where Val and Alliya are fighting against s/l, something big must be wrong. Marka adeer bal re-check this project and your alignment with it again.
-
Plus NG, Alliya ha iga maagin.
-
NGONGE;729571 wrote: ^^ When I started this thread Kayse was still an SSC commander, saaxib. SL diid lakin wax macqool uun ku hadal. NG ku noqo, Kayse never being a commander but say was part of ssc. The point here though is not what Kayse was and is now, but this so called conference is nothing but project to make money from SL since this has no Mijo & Madax. And the player of this game is Kayse now, let us see how far he gets with it.
-
;)@doqon baarlamaanka is hortaaga waa faroole.. Indeed, even worse than notorious provocative talkers like Yalxow and Faysal Waraabi. Waa cay qaawan war odayga maxaa ka siya.. Even though I like those persist such humiliation is good for them.
-
^^ Is that all you have.. Peace is good and that part of the region is peaceful now except your sicken project jeopardizes all the time the peace that neighbors wants. If you meant for peace take your murders back to their homes. At least promote that.
-
Kayse is having his games to rip the patriotic clan off and his latest project is this peace conference in widhwidh which has no agenda and not even clear definition about peace between who? May be it’s for between secessionists militia and Kayse’s militia since no any other attendees. Let secessionists enjoy this entertainment since their propagated muscle materialized nothing but embarrassment.
-
This kind of cyber talk defines more about the simplicty of your project. Kayse can play games and make money out of this while you all clapping... What is the peace for and who is attending and it's who and who? The closest place to widhwidh is Buhodle and above video tells their stand.
-
Kulana balaadhan oo maanta ay isugu yimaadeen aqoonyahanka waxgaradka isimada cuqaasha ayaa waxaa ay kaga hadlayeen arimaha uu maamulka snm ka wado magaalada widhwidh taasi ay ku tilmaameen mid wax kama jiraan wax uqabsoomayna majiraan umana qabsoomi doonaan widhwidh na waa degmo kamida g/cayn maamulkana snm waxaanu ku dagaalanay kalshaale oo cidlawidh widh oo degmo g/cayna hadaanu ka bixin waxa dhaca anagu masuul kama nihin cid shirkaasi iyo arimahaasi lasocotaana majirto haday tahay dadka reer buuhoodle iyo kuwa reer widhwidh. Anaga wax khilaafana nagama dhexeeyo waxaana u sheegaynaa dadka horgalada inay kabaxaanwaxa ay ku jiraan maadama ay dadkooda u afduubayaan meelaan dani ugu jirin oo bohol ah anagu waaa isku kaayo mid hadaba hana lagabaxo arimha g/cayn faraha inta hadeera.
-
Buhoodle,(lasanod Online)- Deegaanka Widh-Widh ee gobolka cayn ayaa la sheegay in lagu qaban doono shir lagu sheegay inuu yahay gogol nabadeed Arrintaas waxaa si weyn uga soo horjeestay qaybaha kala duwan ee bulshada reer SSC gaar ahaana kuwooda ku dhaqan magaalada Buuhoodle iyo guud ahaanba gobolka Cayn. Odayaasha gobolka Cayn oo maanta shir balaadhan ku yeeshay hoolka shirarka ee magaalada buuhoodle ayaa si weyn uga soo horjeestay shirkaasi lagu qaban doono degmada Widh-Widh ee gobolka Cayn, waxaana ay sheegeen hadii shirkaasi lagu qabto degmada widh-widh in ay ka dhici doonta mashaqadii ka dhacday deegaanka kalshaale oo kale. Sidoo kale waxaa arrinta degmada Widh-Widh ka hadlay saraakiisha ciidanka ee reer buuhoodle waxana ay sheegeen in ay ugu baaqayaan dadka reer Widh-Widh in ay isakaga baxaan degmada Widh-Widh, iyagoo ku goodiyey in ay madaafiic ku garaaci doonaan. Captian Maxamed Cabdi Shiikh Dabcasar {Tuur} ayaa waxaa uu si cad oo aan gabasho lahayn uu u cadeeyey inay weerar ku qaadi doonaan degmada WidhWidh, waxaana uu sheegay captian Tuur inay ka go'antahay weerarka degmadaasi hadii shir lagu qabto. Dhinaca kala waxaa maanta xaalad kacsanaan ah laga dareemayaa magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn, taas oo ku aadan xaalada kasoo cusboonaatay degmada labaad ee gobobolka Cayn ee Widh-Widh. Isku soo wada duuboo gulufkan colaadeed ee hada ka taagan degmada Widh-Widh ayaa waxaa uu kusoo beegmayaa xili xalay Horgale Kayse Cabdi Yuusuf oo hore uga tirsanaanjiray Ururka SSC xilna kasoo qabtay Puntland, hadana u shaqeeya Somaliland uu sheegay in degmada Widh-Widh uu shir ka dhici doono oo ay kasoo qayb gali doonaan ila 400 oo Ergo sida uu hadalka u dhigay.
-
^ Ma yara age wise
-
Successionists need help with staying consistant.. This shows how week your project is all about. There were tons of pages and threads opened between JB, XX, Suldaan and Saalax about closing borders, capturing buhodle, widhwidh etc. Now all you have is peace conference.. Ma danbaa idiin run sheegtay. Plus where is the pics, well known people attending this called peace conference. This is all talk. As I said before SSC people need no peace with people already occupying their towns and homes. This is insult on the face talking peace while occupiing ones homes. Suldaan why having peace conference when you were arguing there was no clan war on the other thread?
-
Wada hadalo ugu socday odayaasha ka soo kala jeeda deegaanada xadhadhan coodanle iyo qudhacdhalan oo ay dhexdhexaadinaysay ismaamulka soomalida kilinka shanaad oo ka socday Baliga gadaale oo u dhexeeya magaalooyinka coodanle iyo xadhadhan qudhacdhalaan, Halkaasi oo mudooyinkanba ay ka taagnaayeen khilaaf ka yimi dhuldaaqsimeed laga qoday hoghog Loogu talagalay in laga dhigo baraago ayna qodeen beesha ka soo jeeda magaalada coodanle ayaa waxaa arinkaasi is hortaagay dadka xoolo dhaqatada ah ee ka soo jeeda xadhadhan iyo qudhac dhalaan, Hadaba waxaa arinkaasi soo dhexgalay maamulka soomalida ee kilinka shanaad maadaama ay tahay meel kamida gudaha ethopia waxaana halkaasi isugu yimid degmooyinka ay kamidka yihiin deeganadasi Sida maamulka degmada gaashaamo oo ay hoostagto magaalada coodanle iyo maamulka degmada danood oo ay hoos tagto magaloyinka xadhadhan iyo qudhacdhalaan, Waxaana maalmahanba ka socday wada hadal dhexmaryay maamulads iyo odayaasha deegaanka waxaana sidoo kale goobtaasi ku sugnaa ciidamada ethopia sida kuwa looyaqaan somali police iyo police fedrail oo amaanka goobtasi sugayay waxaana sidoo kale meesha aad ugu buuxa reermiyiga labada dhinacaba oo xoolahoodii daaqayaan, Kulankaasi mudada socday ayaa waxaa uu maanta ugu danbayntii lagu soo gabagabeeyay jawi wanagsan waxaana laga soo saarey qodobo dhowra oo ay dajisay maamulka kilinka shanaad waxaana ay ahaayeen qodobadani sidatan, 1 In mudo billa laga warsugo maamulka kilinka shanaad 2 In cidii wax qoda bishaasi laga qaadayo 300.000 pirr 3 In cidii dilgaysata bishaasi laga qaadayo 100.000 pirr magtuna dheertahay 4 In meesha kulanka ka dhacay laga sugayo maamulka ethopia 5 In shirkaasi marti galinayso maamulka ethopia 6 In odayaasha shirkaasi iskugu imaanayaa yihiin 11 iyo 11 kii hore ee aan wada hadalsiinaynay 7 In inta hawshaa lagu gudo jiro cidii dhaafta amarkaasi ama jabisaa ay talaabo ka qaadayaan ciidamada ethopia. Waxaana qodobadaasi soo dhaweeyay labadii dhinac ee halkaasi isku hayay Sikastaba ha ahaatee maaha markii ugu horeysay ee ay labada dhinac isku qabsadaan dhul laqoday. Iyadoo ay labada dhinac dhinac ahaan ku eedaynayaaan in ay dabeecad u leeyihiin qodista Qolada kalena ku eedaynaso faro galin dhul illaah oo nalagu fargaliyay waxaana dhacdadani ugu danbaysay tii kalshaale oo laga aasay dhinaca hada dhulkan qoday ayna ku nafwaayeen boqolal dad ah oo ku dagaalamay baliga kalshaale taasina ay sababtay in si amar la.aana lagu aaso baligaasi, Hadaba waxaa ay tani aad moodaa inay kaga duwantahay tii hore waayo waxaa kala jooga beelaha maamulka ethopia, daawo
-
Is the Gudoomiye related with that guy from canada I think you used run p/l president and now I think is a minister. Can't recall his name. He looks like him..
-
SNM veterans meet with Buhoodle sool diaspora intellects in London
A_Khadar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Isbarta.. Abwaan meet with mr. XXunjuf, he is the best example of clan nation patriotic.. Somaliland is QARAN. -
SNM veterans meet with Buhoodle sool diaspora intellects in London
A_Khadar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
XX, isn't that all about your project.. Qabyaalad & cuqdad.. If it's not qabyaalad, why men from Qoruligud and caynabo are more close with those from Gebiley and want to be nation of their own. JB, do tell us what you know about the said men and their meeting. BTW, who is dhegaweyne, I never heard of him? -
SNM veterans meet with Buhoodle sool diaspora intellects in London
A_Khadar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Truth hurts! patrotic clan will soon be transformed to nation right? -
SNM veterans meet with Buhoodle sool diaspora intellects in London
A_Khadar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
:D Patriotic clan is having issues. As long you are calling the murders for mujahidiin, I doubted any sane person from ssc will meet them. Keep having your entertainments. -
Recognizing Somaliland would boost fight against global warming
A_Khadar replied to General Duke's topic in Politics
GD, you got jokes.. I am expecting also another thread from the patriotic clan lot that says, “If Somaliland isn’t recognized, resurrection is very eminent."