A_Khadar
Nomads-
Content Count
4,252 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by A_Khadar
-
Read these threads and tell me if these are not opperession and killing of innocent people in their homes. http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/50244-Somaliland-army-Closing-into-Buhoodle-rebels-confused.?highlight=bali+hadhac http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/53896-Hargaysa-Warlord-Siilaanyo-Commits-Genocide-in-Somalia-s-SSC-Districts?highlight=Kalshaale+xasuuq http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/52678-Dr.Faroole-“Dadkayaga-Lama-Xasuuqi-Karo-Si-Rasmi-Ah-Ayaan-U-Difaacaynaa”?highlight=Kalshaale+xasuuq http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/51731-Dagaal-ka-dhacay-Kalshaale-iyo-wareysi-aanu-la-yeelanay-mid-ka-mid-ah-goob-joogayaashe-sidoo-kalena?highlight=Kalshaale+xasuuq
-
NG Northern Somali Unionist Movement (NSUM) 2010-05-23 Waxa maanta an la soconnaa in Soomaali ku kala firirtay adduunyadda dacaladeeda, in Soomaaliya meelkasta dab ka holcayo oo umaddii lagu kala dhex abuuray cudur qabiil iyo mid farac diineed, in badihii iyo kheyraadkii Soomaaliya cadow is ka guranayo, dadkii soomaaliyeedna meel kasta ku rafaadsan yahay. Haddaanu nahay ururka NSUM Waxaanu aad u cambaaraynayna dawlada Itoobiya iyo Somaalidiika la baxay magaca Somaliland oo xasuuq u geestay dad Somaaliyeed oo ku kala nool Buhoodle, Widhwidh iyo Ballihadhac oo intuba ka tirsan degaanka SSC ee Somalia. Umadda Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan waxa aan ugu baaqaynaa haddaanu nahay ururka NSUM in meel looga soo wadajeesto cadowga Soomaaliya oo ah Itoobiya iyo maamul kooxeedyada Hargeysa, Garoowe iyo Xamar. Cadowyadan oo u adeega shisheeye iyo Itoobiya waxa ay ummada Soomaaliya ku rideen god dheer oo Soomaaliya illaa hadda ka soo waaqsan la’dahay. 21 Maajo 2010 ciidamo Itoobiyaan ah ayaa si naxariis daro leh u xasuuqay dad shicib soomaaliyeed oo ku dhaqan magaalada Buuhoodle ee gobollada SSC. Waxaa wax laga naxo ah in maanta dad waxmagarato ah wadankii Soomaaliya hoos geeyeen Itoobiya, danta keliya ee ka leeyihiina tahay hunguri & xukun jaceyl. Dawladda kumeelgaar ah illaa hadda kama hadal mashaqadan ay ku nafwaayeen dadkan faraha badan ee sida xaq darrada ah loogu laayey dhulkoodii hooyo. Waxaa kale oo nasiib darro ah in maamulka Puntland ay sheegteen saaxiibtinimo ka dhaxeysa Itoobiya, iyada Itoobiya xasuuqday dad soomaaliyeed dhulkoodii loogu yimid. 22 maajo 2010 maleeshiyada ka amarqaata Riyaale ayaa si naxariis daro ah oo bini’aadanimadda iyo muslinimada ka baxsan dad shicib ah oo carruur iyo dumar uur leh ku jiraan ku xasuuqay Widhwidh & Balihadhac oo ka tirsan gobollada SSC. Waxaa wax laga naxo ah in qof Soomaalinimo sheeganaya oo islaam ah uu damiirkiisu siiyo inuu xasuuqo dumar iyo carruur oo beebe marsiiyo, iyagoo kuu raadsanya wax la yiraahdo ictiraaf oo ku g´an hal qabiil. Waxaa nasiib darro ah in umadda Soomaaliyeed ay arki waayeen dhibta maleeyshiyada Riyaale iyo hogaamiyo kooxeedyada kale ku hayaan umadda soomaaliyeed. Waxa aan shaki ku jirin in godka dheer oo lagu ridey Soomaaliya ay ka danbeeyaan hogaamiye kooxeedyo waxmagarato ah oo aan u naxayn umadda Soomaaliyeed. Umadda Soomaaliyeed waxa keliya ee maanta la gudboon waa in laga shaqeeyo midnimo iyo sidii Soomaaliya loogu soo dabaali lahaa masraxa adduunka. Ugu danbeyntii waxa aan tacsi u diraynaa hadaanu nahay ururka NSUM ehelladii ay ka geeriyoodeen dadkan Soomaaliyeed ee sida xaqdarada ah loogu laayey dhulkoodii hooyo. ILLAAH samir iyo iimaan dhamaanteen ha inaga siiyo, iyagana EEBE janaddii fardowsa ha ka waraabiyo. Gudiga Fulinta NSUM Web: www.n-sum.org Email:admin@n-sum.org
-
NG, Maleeshiyada SNM Oo xasuuq Arxan Daro ah ka Gaystey B/Hadhac News {WIDH-WIDH}22-05-10 Dadka Deegaanka Bali hadhac ayaa xaqiijinaya in halkaas ay galabta xasuuq ba'an ka geysteen Maleeshiyada SNM ee ka soo duushey Galbeedka fog ee Soomaaliya. Xasuuqan ayaa waxa aku dhintay inta la hubo 5 qof kuwaasoo 2 ka mid ahi Haween yihiin. Xasuuqan ayaa waxa gaystey Ciidamo uu wato nin lagu magacaabo Caare oo ka soo jeeda beesha ***** ee Sacad Yoonis. Ciidankan oo gurmad ahaan u marayeye meesha ayaa waxay xabado aan loo meel dayin ku fureen Mukhaayad laga shaahayey taso dad badan hor tubnaayeen oo shacab ah. Waxaa judhiiba halkaas ku naf baxay haweeney Ur lahayd iyo nin, ayadoo dhawaacina 3 jidka ku dhinteen ayagoo loo sii wadey Laascaanood. Warku wuxuu intaas ku daraya in baadihaya u dehxeeya Widhwidh Bali haracna ay ka gaxasteen Xoolo fara badan oo u badan Adhi kuwaaso ay qal qasheen. Magaalada Widhwidh ayaa weli waxaa ka soconaya dagaal la isku gabal dhacsaday, ayadoo magalada dhexdeedana ay ku dileen 2 odey oo waayeel ah. Sidoo kale waxay madfac la eegteen guryo ay dad shacab ah ku jireen inkastoo aan cidi ku dhiman gurigaas. Maxaabiistii laga qabsaday ayaa lagu hayaa saldhigyada Ciidamada xaq u dirirka ah ee S/Land, kuwaaso ayagu ah kuwa weerarka cad ku ah deeganada SSC. Sidoo kale Waxay Ciidamada SSC dhegta dhiiga u dareen taliyihii qaybta 17aad kaasoo magacsii lagu sheegay Ahmed Daahir. Waxaa la gubey 5 gaadhi oo nooca tiknikada ah kuwaasoo ay wateen Cadawgu. sidoo kale waxaa laga qabsaday gaadhi sanad u sidey kaaso meel dhiidhiya ka galay. Waxaa soconaya Gurmad aad u fara badan oo ka kala imaanay dhamaan deeganada ay degto Beesha *****, halka Gurmad kale ka soo qul qulayo hawdka fog ee Buuhoodle. kuwaasoo ku soo qul qulaya Jiida hore ilaa hada wax dhaq dhaqaaq ah lagama soo sheegin dhinac Nugaasha waana degan tahay xaalkeedu. Bali-hadhac Soomaliya
-
Surely you can't dismiss a peace conference and claim it is a plan for more war when (it seems to me) all it is is a simple meeting between two sides. Abti do tell us who are the two sides and what are they discussing about other than bribe people so your militia can occupy more land. I indeed want peace saaxib. You show me where innocents are being killed and oppressed by SL and I promise to condemn Siilaanyo and all that follow him. But if yours is simply a preception of oppression dee what better than a peace conference to get rid of all your doubts? Abti wixii Kalshaale, Maygaagle, Hagoogane, Balihadhac iyo Lasanod kadhacay ee your militia u gaysatay dadka deegaamadaa degan aadba dafirsantahay wax laga wada hadlaaba meesha mayaalaan.
-
Xaaji Xunjuf;729857 wrote: Garaad baruud is not even a real garaad who crowned him the Buhoodle community never crowned him he is an imposter. Instead of addressing the matter now all you can do is if Garad Baaruud real or not.. I knew that successionists always lack substances. His point is where SSC stands and for sure that hit you hard!
-
NGONGE;729944 wrote: p.s. You keep talking about innocent people dying but I never hear about them. Where, when and how? So the daily arrests and invation to SSC cities where people die and wound to your view those are not innocent people. The Massacre in Kalshale, Balihadhac couple year ago also those are not innocent people attacked Siiraanyo militia for no reason other than closing virtual borders. NG, supporting Adeer Siiraanyo with his mistakes is digging you deep and your credibility is a history... Ceebey tacaal.
-
Aaliyyah;729889 wrote: and I have news for you or more like a history lesson, if mr Tuur can join somalia who was the founder/first president of Somaliland. Why are you telling me what one man of low rank status decided to do.. let me know the day xaglatoosiyo joins your so called somaliland maybe then we are even! till then you got noin to say salaam Lol.. Alliya, that is very valid point, but successionist can't see beyond their narrow sight!
-
Khusuusi chairman with delegation joins the widhwidh Conference
A_Khadar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Yes that is right waa in la sii xoojigaa. All I know is ceeb inay xigi hadaan dadka amaan la siin. -
^^ Adeer sidii JB baad u hadlaysaa... I said the place is already peace so make me understand who is this peace for? and between who? snm vs ssc? triangle community vs D-block? tell us who?
-
Listen Garaad baaruudna what he said about your dream isn't materilized. The so called conference is delayed due to fear from Buhodle army.. halkan ka dhegayso waraysigii Garaad ibraahin Baaruud
-
Khusuusi chairman with delegation joins the widhwidh Conference
A_Khadar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Dhulku waa nabad so I don't know about this nabad mantara. Is this a new project? Listen to the audio hadii qalbigaagu wax kale u furanyahay.. Listen the third man in the audio confirming that there is no lack of stability in Widhwidh.. -
Khusuusi chairman with delegation joins the widhwidh Conference
A_Khadar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
This is going to be really ugly if s/l doesn't stop pushing its ill project.. -
Khusuusi chairman with delegation joins the widhwidh Conference
A_Khadar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^ successionists can entertain in anyway I like but this is the fact from Widhwidh community.. Warbixintii Ugu Danbaysey Ee Xaalada Magaalada WidhWidh- (Maqal) Buhoodle,(lasanod Online)- Dadka ku dhaqan degmada widh-widh ee gobolka Cayn ayaa si aada uga cadhooday shirqoollo la sheegay.. in maamulka Somaliland ay ka wadaan degmadaasi. Shabakada Warbaahinta Lasanod Online ayaa waxaa la soo xiriiray qaar kamid ah madax dhaqmeedka degmada Widh-Widh, kuwasoo aad uga xumaa ficillada gumaysiga xambarsan ee maamulka Somaliland ka qorshaynayaan degmada Widh-Widh. Gudoomiyaha degmada Widh-Widh Aadan Xirsi Dhabarlow ayaa maanta lasoo xidhiidhay Lasanod Online isagoo ku sugan degmada Widh-Widh, waxaana uu sheegay in ay mar kale Somaliland ay wadaan hawlaha ii ku tilmaamay dhul boobka. Waxaa sidoo kale isna xiriir nala soo samaayey Maxamuud Yuusuf Mire oo kamid ah madax dhaqmeedka ku nool degmada iyo waxgarad kale oo dhamaantood shucuur toodu aad u kacsanayd. Hoos ka dhegayso warbxintii oo dhan.. Halkan Ka Dhegayso -
Warbixintii Ugu Danbaysey Ee Xaalada Magaalada WidhWidh- (Maqal) Buhoodle,(lasanod Online)- Dadka ku dhaqan degmada widh-widh ee gobolka Cayn ayaa si aada uga cadhooday shirqoollo la sheegay.. in maamulka Somaliland ay ka wadaan degmadaasi. Shabakada Warbaahinta Lasanod Online ayaa waxaa la soo xiriiray qaar kamid ah madax dhaqmeedka degmada Widh-Widh, kuwasoo aad uga xumaa ficillada gumaysiga xambarsan ee maamulka Somaliland ka qorshaynayaan degmada Widh-Widh. Gudoomiyaha degmada Widh-Widh Aadan Xirsi Dhabarlow ayaa maanta lasoo xidhiidhay Lasanod Online isagoo ku sugan degmada Widh-Widh, waxaana uu sheegay in ay mar kale Somaliland ay wadaan hawlaha ii ku tilmaamay dhul boobka. Waxaa sidoo kale isna xiriir nala soo samaayey Maxamuud Yuusuf Mire oo kamid ah madax dhaqmeedka ku nool degmada iyo waxgarad kale oo dhamaantood shucuur toodu aad u kacsanayd. Hoos ka dhegayso warbxintii oo dhan.. Halkan Ka Dhegayso
-
Buhoodle,(lasanod Online)- Dadka ku dhaqan degmada widh-widh ee gobolka Cayn ayaa si aada uga cadhooday shirqoollo la sheegay.. in maamulka Somaliland ay ka wadaan degmadaasi. Shabakada Warbaahinta Lasanod Online ayaa waxaa la soo xiriiray qaar kamid ah madax dhaqmeedka degmada Widh-Widh, kuwasoo aad uga xumaa ficillada gumaysiga xambarsan ee maamulka Somaliland ka qorshaynayaan degmada Widh-Widh. Gudoomiyaha degmada Widh-Widh Aadan Xirsi Dhabarlow ayaa maanta lasoo xidhiidhay Lasanod Online isagoo ku sugan degmada Widh-Widh, waxaana uu sheegay in ay mar kale Somaliland ay wadaan hawlaha ii ku tilmaamay dhul boobka. Waxaa sidoo kale isna xiriir nala soo samaayey Maxamuud Yuusuf Mire oo kamid ah madax dhaqmeedka ku nool degmada iyo waxgarad kale oo dhamaantood shucuur toodu aad u kacsanayd. Hoos ka dhegayso warbxintii oo dhan.. Halkan Ka Dhegayso
-
Khusuusi chairman with delegation joins the widhwidh Conference
A_Khadar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Waxba lagama qoro kuwan. -
Jacaylbaro;729803 wrote: Hard to swallow eh ??? ,,,,,, This is from your own source: http://horufadhi.com/2011/06/21/4524/ Kacdoon laga dareemayo magaalada widhwidh Waxaa manta kulan isugu yimi waxgaradka magaalada widhwidh kulankaas oo ay kaga hadlayeen arimaha ay ka wado maamulka somaaliland sicadna uga soo horjeestay waxaa sidoo kale halkaasi ka dhacay banaanbax illaa subaxii hore ka socday magaalada widhwdh waxaana idiin soo aruurinay codadakii oo dhan, waxaana sidoo kale illaa xalay maanta magaalada buuhoodle ka socday abaabul ciidan oo qaarkood saaka gaaren magaalada dhalaama cune kuwas oo illa xalay deegaanadaas ka baarayay kooxo lasheegay inay usocdaan shirkaas lasheegay in lagu qabanayo magaalada widhwidh kaasi hada markii la arkay ciidamada ku soo qulqulaya aaga furinta hore ee dhalaamo cune u eg mid baaqday ka dib markii ay ku soo dhiciwaayeen kooxaha ku sugan baliharac inay soo galaan widhwidh, xamse xasan geelle buuhoodle soomaliya http://www.boocame.com/?p=15862
-
Khusuusi chairman with delegation joins the widhwidh Conference
A_Khadar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Kayse Cabdi Yusuf iyo madax-dhaqameedada degaanka ayaa u muuqda kuwo hawl qaran oo balaadhan si hufan dusha u saaray, waxayna saldhig uga dhigayaan shirka danta iyo aayaha beesha in laga tashado, midaas oo ay si balaadhan u soo ajiibeen madax badan oo SSc ah iyo madax-dhaqameedyo badani :D;) You still didn't tell me any names of madax dhaqameed & madax ssc oo badan.. Also where is your successionist leaders who came to the conference.. I heard they scare to death and worried about an attack from buhodle and surrounding towns in any minutes. They are having their mirqaan over their cars just in case xaaladu faraha ka bax inay wadada cagta saaraan.. -
^ Hope then your teammate will enlighten and answer my questions above. Let me educate you a bit about this, and let your ears hear something different than your Imaam's madness. There are two groups here sweating this conference to happen. One being Landers and other being Kayse's group, and both are wishing two totally different end results. 1. Landers need to isolate Buhodle and use Widhwidh community to help capture Buhodle since Kalshale failed. This can't be called a peace but new occupation so if you believe in a peace, this aint one. 2. Kayse's is there for $$$ and he sells this in any way possible to make money. And he is doing well recruiting more participants (though those he recruited so far seem to make not much difference) Having said that, I am seeing landers being very sut*pid and dump here for playing peace game when in fact they see before their faces that this card is already busted. Buhodle elders and those participated the bloody fight over Kalshale loudly denounced and even threatened to attack them. So we can NOT call this a peace conference rather it's igniting another and fresh war.
-
NG-though me and you are totally a part from this issue but you sound a reasonable comparing with your teammate.. What I am saying is not that the news is not true, these said men can defect from ssc like Kayse did, and I don't give about that a dime, but what I am saying and my news feeds are saying is that this conference (from beginning meaningless one) is in collapsing state. But to you though, what do you know about this conference? Can you tell me this so called peace conference is for who, what and between whom? Is it for the two clans fought over Kalshale (which some of your teammate argue that there wasn't clan war)? Is it for peacing between ssc and snm? tell me its agenda, the wanted out comes? Key stakeholders and players? I hope you have the decency to address these questions intellectually rather than just believing your Amiir's madness project.
-
^ I don't see anything that is hard to swallow, if that fake news makes your day, enjoy it. However the news close to facts is the two above you and listen this man again... Captian maxamed Cabdi shiikh Dabcasar {Tuur}.Halkan ka Dhagayso.
-
Khusuusi chairman with delegation joins the widhwidh Conference
A_Khadar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Widhwidh,(Lasanod Online)- Xubno Wasiiro ah oo katirsan maamulka Somaliland ayaa habeenimadii xalay waxay soo gaadheen.. degmada widhidh ee gobolka Cayn. Xubnahan oo kala ah Wasiirka Duulista Hawada, Wasiirka Xanaanada Xoolaha iyo afhayeenka Madaxtooyada Cukuse, Waxana kaloo Weheliyey Maxamed Kaahin iyo rag kale ayaa markii dambe meel koono ah looga saaray magaalada widhwidh kadib markii dadweyne ka cadhaysan imaanshahan wiftigan looga baqay inay weeraraan. Ciidan beeleed hore loogu talagalay inay shirka amaankiisa sugaan ayaa diiday in shir lagu qabto goobtii loogu talagalay, taas oo sababtay kala shaki ku yimid xubnahan xalay soo gaadhay magaalada widhiwdh iyo kooxda uu horkacayo Kayse Cabdi Yuusuf oo horey ugu sheegay xubnahan in wax waliba diyaar yihiin. Weli ma cadda inay Wasiiradan noqon doonaan iyo in kale, iyadoo dhinaca kalena ay jiraan ciidan beeleedyo diidan shirkan oo isku abaabulaya degaano dhawr ah oo ka tirsan gobolka Cayn ayna kamid yihiin Xamar lagu xidh, Dhalaamucune, Dandan iyo Balicad.. Xafiiska Wararka Laascaanood -
Widhwidh,(Lasanod Online)- Xubno Wasiiro ah oo katirsan maamulka Somaliland ayaa habeenimadii xalay waxay soo gaadheen.. degmada widhidh ee gobolka Cayn. Xubnahan oo kala ah Wasiirka Duulista Hawada, Wasiirka Xanaanada Xoolaha iyo afhayeenka Madaxtooyada Cukuse, Waxana kaloo Weheliyey Maxamed Kaahin iyo rag kale ayaa markii dambe meel koono ah looga saaray magaalada widhwidh kadib markii dadweyne ka cadhaysan imaanshahan wiftigan looga baqay inay weeraraan. Ciidan beeleed hore loogu talagalay inay shirka amaankiisa sugaan ayaa diiday in shir lagu qabto goobtii loogu talagalay, taas oo sababtay kala shaki ku yimid xubnahan xalay soo gaadhay magaalada widhiwdh iyo kooxda uu horkacayo Kayse Cabdi Yuusuf oo horey ugu sheegay xubnahan in wax waliba diyaar yihiin. Weli ma cadda inay Wasiiradan noqon doonaan iyo in kale, iyadoo dhinaca kalena ay jiraan ciidan beeleedyo diidan shirkan oo isku abaabulaya degaano dhawr ah oo ka tirsan gobolka Cayn ayna kamid yihiin Xamar lagu xidh, Dhalaamucune, Dandan iyo Balicad.. Xafiiska Wararka Laascaanood
-
Widhwidh,(Lasanod Online)- Xubno Wasiiro ah oo katirsan maamulka Somaliland ayaa habeenimadii xalay waxay soo gaadheen.. degmada widhidh ee gobolka Cayn. Xubnahan oo kala ah Wasiirka Duulista Hawada, Wasiirka Xanaanada Xoolaha iyo afhayeenka Madaxtooyada Cukuse, Waxana kaloo Weheliyey Maxamed Kaahin iyo rag kale ayaa markii dambe meel koono ah looga saaray magaalada widhwidh kadib markii dadweyne ka cadhaysan imaanshahan wiftigan looga baqay inay weeraraan. Ciidan beeleed hore loogu talagalay inay shirka amaankiisa sugaan ayaa diiday in shir lagu qabto goobtii loogu talagalay, taas oo sababtay kala shaki ku yimid xubnahan xalay soo gaadhay magaalada widhiwdh iyo kooxda uu horkacayo Kayse Cabdi Yuusuf oo horey ugu sheegay xubnahan in wax waliba diyaar yihiin. Weli ma cadda inay Wasiiradan noqon doonaan iyo in kale, iyadoo dhinaca kalena ay jiraan ciidan beeleedyo diidan shirkan oo isku abaabulaya degaano dhawr ah oo ka tirsan gobolka Cayn ayna kamid yihiin Xamar lagu xidh, Dhalaamucune, Dandan iyo Balicad.. Xafiiska Wararka Laascaanood
-
Shirkii Shirqoolka Ahaa Ee Ka Dhici Lahaa Widhwidh Maanta Oo Gebi Ahaanba Fashilmay. Widhwidh(Jidbaale.com):- Guud ahaanba waxaa burburay shirkii shirqoolka ahaa ee uu tukubaha u siday Kayse Cabdi Yuusuf, oo isagu waayadanba ku taamayey inuu beesha SSC Kala Jabiyo. Markii aanu la xidhiidhnay qaar ka mid ah odayaasha ruug-caddaaga ah ee ka tirsan degmada Widhwidh, waxay noo xaqiijiyeen in uu isku dhac ku yimi maleeshiya beeleedkii loogu tala galay inay sugaan ammaanka shirka, oo uu gadh-wadeenka ahaa Kayse Cabdi Yuusuf. Isku dhacanina wuxuu keenay inay wada hadlaan waxgaradka ku dhaqan magaalada Widhwidh iyo maleeshiya beeleedka deegaanka, oo lala damacsanaa in la majara habaabiyo, waxaanay isla qaateen in aysan marna u adeegin kuwa Horgallada ah ee sandareeradu madax martay. Sidoo kale waxay wararku intaasi ku darayaan in dadweyne fara badan, oo gadoodsani ay ku soo qamaameen goobtii loo xaadhxaadhay shirkii shirqoolka ahaa, ka dibna waxay taasi keentay in meesha lagu kala yaaco. Waxaana tallaabadan soo dhaweeyey shacabka gobolka Cayn, oo aadna u taageeray Waxgaradka degmada Widhwidh, ee iyagu geed gaaban iyo geed dheerba u koray in aanu shirkaasi shirqoolka ahi marna ka suura galin degmada Widhwidh. Ciidamo Ayaa waxa ku gadaaman yihiin degaamada ka hoos rogan Dhillaalo, Dandan Bali cad, Xamar lagu xidh. Dhalaamu cune, Ciidaankii Abid ugu xoog badnaa ayaa caawa ka baxay xarumaha ciidamada Buuhoodle saldhigyadooda waaweyn iyagoo degaamada caymeed xaga gamaha ee horufadhi ka sareeya meelo badan ka fadhiya xaalad colaadeed adag ayaa Gobolka cayn laga filayaa saacadagha Soo Socda,Saraakiisha Ciidanka Buuhoodle oo caawa Dula fadhiya Degaamo badan oo Gamaha ka mid ah Captian maxamed Cabdi shiikh Dabcasar {Tuur}. Halkan ka Dhagayso. Cabdiraxmaan Cismaan Yuusuf Jidbaale.com Buuhoodle - Soomaaliya