A_Khadar

Nomads
  • Content Count

    4,252
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by A_Khadar

  1. Somaliland representative to the United states rashid nur. <<<< Classic
  2. In deed, "Somalia has Saado, and in one voice we salute you and we love you from the bottom of our hearts"... Thanks Faisal Roble..
  3. Nabad_dadaye;732002 wrote: waa wax laga xumaado arinkaas , lakin maanan fahmin ujeedada loo dilayo . laascaanood ma waxaa ka jira burcad hubeysan aaway ciidankii wadanka , tan kale maamada waa qof jaga sara heysee aaway ciidankii ilaalin lahaa , somaliland dadyowga oo kale waa iney amnigooda sugtaa . Good questions and the answer is daily killings, arrests and abuses arebehinded by the suuliland militia..
  4. Xaaji Xunjuf;731918 wrote: Fuad said what i've been saying for years the people of sool and buhoodle are true Somalilanders but the diaspora are the one who are filled with cuqdad. Ma maqashay odhaahda "Tuugu tabtuu maruu tilmaamaa?".. Mase maqashay "Meesha bugtiyo fartaa is og".. If I were successionist, I would never used the term "CUQDAD" in any case since your whole project is just based on that, A mere Cuqdad.. Gabadha dhaawaca alle ha u fududeeyo.. Cidii ka danbaysayna cid kale maaha ee waa malayshiyada gacanta ku haysa magaalada oo maalin walba shacabka LA badhna bara kiciyey badhana tacadiyada ku haysa..
  5. Wouldn't you if that tips you over to the majorty of people league..lol.. Nahh...
  6. Lol.. Ina abti, I am feeling that I am left not only women is cadeeyey, but I rarely see dark somali dudes any more. I am suspecting that they joined the train of iscadeyn iyaguna..
  7. I am liking that. Smart move and I am sure his ground standing is a hint from the PMs when they confirmed him unanimously.. Go mr PM and don't bow the khashiin Shariif.
  8. ^ Lol.. I guess fiyooraha u ekaysiyey. I am so dark and if I got that Hawaii feyooro around my neck, I will look like one of them.. I am seeing the Kenya ambassador there too.. Welcome Saado to Nairobi..
  9. Saado Cali oo Siweyn loogu soodhaweeyay nayrobi (Vedio+Sawiro) Faananada Qaranka soomaaliyeed saado cali warsame ayaa waxaa ay caawa ka soo dagtay caasimada wadanka kenya ee nairobi soo dhawaynta saado ayaa waxaa ka qayb galay boqolal dad waynaha soomaaliyeed ee ku dhawan wadnka kenya iyo safiirka somaliya u fadhiya nairobi mohamed cali americo. Sidoo kale waxaa goobtaas joogay fanaanka wayan ee somaaliyeed Ahmed Naaji Sacad waxaa iyana halkaas jogay qaar ka tirsan hobaladii waa bari waxaa ka mid ahayd muslimo qaasin hilowle iyo fanaanka qarboosh waxaan halkaas ijoogay fanaaninta dada yar ee ku dhaqan wadanka kenya. Saado cali ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay heeso wadani ah dhaanto hidaha iyo dhaqanka soomaaliyeed iyo inyar kadiba aya waxaa loo galbiyay saado hoyga loogu tala galay iyadoo xalkaas loogu sameeyay casho sharaf halkaas oo ay ugu mahadcelisay shacbiga soomaaliyeed sida wacan ay u soo dhaweeyeen. Waxaa goobtaas jogay warbaahinta caalamiga ah sida BBC VOA TV Qaranka somaliyeed ,Somalichanel , Darwiishtv, SSCradio warbaahita kale ee SSC kuwa ******iya, shabeele, hiidaarn, dayniile, galgala, horseed,waagacusub royters Gpc iyo kuwa kale oo badan.
  10. ^ Jabhad? If you need my respond, first address ssc with the correct term. It's not jabhad but community that needs to united and remove its occupiers from its cities which happens the occupiers to be your clan militia.
  11. NG, your points are valid to some degree but you haven't addressed both lots equally and missed to mention the meaningless bolded and quoted pages of Oodweyn which has no substances but bashing anyone other than the duriyada. However, nothing in somalia Peninsula is perfect if it might be p/l, your lot, shiriifs and the rest so as ssc which is not even 2 years old yet. <O:p</O:pDid Xagle and Sabarey fail? It's open question, but my view, they have short comings and many successes. However, the SSC is solid and will be there regardless who leads. <O:p
  12. Now add the list to the Musavani & Kampala..
  13. NGONGE;731263 wrote: ^^ War Xiin ha isku daalin dee. Waxaanay dadka kale arkin ayaa u mooqdaa; had iyo goor ceesaan uun ayaa hor duusha. Some of the benefits of sol.. NG somaliguu ku bartay..lol.. I like the word "Ceesaan"..
  14. Who are the caaqils from Buhodle attended that xaaran shir? Out of hunderds of Caqiil from SSC, you could only mentioned one attended with no name.. Plus tell us its success when those who attended can't even go back to where they scaped from which is Buhodle. Now they have to go the occupied city of LA and be the mercy of your militia..lol. That is classic..
  15. Xaaji Xunjuf;731127 wrote: Welcome home Khusuusi leader:D XX, do you see how joke your project is all about. Yesterday he was nabadiid, terrorist and now he is completedly transformed and he is Khusuusi.lol..
  16. NGONGE;730991 wrote: I thought you said there was no "shir" to begin with. Quite amusing that it now ended with no result! Still on my view that wasn't a meeting since no respected and an influential person representing ssc community haven't attended and many of ssc community leaders are against it. Even the Garad of the hosted city is against it and wasn't there either. However this news is for those who believed and smeared this conference and its end results.. Wax fahan yaa carab.... As taleexi said, Wuxuu ahaa shir kusheeg
  17. Shirkii Shirqoolka Ahaa Ee Widhwidh Oo Laga Soo Saaray Qodobo Beenaad Iyo Isimada SSC Oo Gaashaanka Ku Dhuftay, Waxaan Jirina Ku Tilmaamay Shirkaasi Written by Jidbaale.com Monday, 27 June 2011 04:55 Widhwidh(Jidbaale.com) Horgale Kayse Cabdi Yuusuf oo isagu ah oday hadba meel u carara, wuxuu muddaba ka shaqaynayey sidii uu beelaha SSC u kala jebin lahaa, isla markaasina uu ugu heli lahaa waxoogaa sandareero ah, wuxuuna warbaahinta soomaalida qaarkeed ka sheegay inay soo saareen qodobo lagu heshiiyey, waxaase arrinkaasi ku gacan saydhay waxba kama jiraana ku tilmaamay qaar ka mid ah isimada deegaanka. Shir ku sheegan oo isagu ahaa mid ay ka dambeeyeen maamulka Jabhada SNM iyo koox yar oo horgalayaal ahi, waxay sheegteen inay soo saareen sideed qodob oo ay yidhaahdeen labada dhinacba waa u dan, hase ahaatee shirkan iyo wixii ka soo baxayba waxaa gaashaanka ku dhuftay Caaqil Cali Xaaji cumar, isagoo uu horayna uga hadlay Garaad Abshir Saalax. Caaqil Cali Xaaji Cumar wuxuu kaloo tibaaxay inaysan maamulka SSC matelin kuwii ka soo goostay oo xilkiina laga qaaday, hase ahaatee Kayse Cabdi Yuusuf oo loo aanaynayo inuu isagu ka dambeeyey soo xera galinta kuwii maamulka SSC ka baxsaday wuxuu ku adkaysanayaa isaga iyo kuwa ka baxsaday inay weli xilal u hayaan maamulka SSC, waxaanay sidaasi ugu adkaysanayaan si ay maamulka jabhada SNM uga helaan waxooga lufluf ah, maadaama ay ku tunteen axdigii iyo wacad kii ay u mareen shacabka SSC, oo aan maanta u baahnay kuwo marba doc u yaacaya, oo aan lahayn wax qadiyad ah.
  18. Shirkii Widh-widh oo dhammaaday iyo xukuumada Siilaanyo oo heshiis la gashay dad shacab ah Widh-widh (Qaran news)-Shirkii dhowaanahanba ka soconaayey degaanka Widh-widh ayaa maanta la soo gebagebeeyey shirkaas oo ku dhammaaday natiijo la’aan iyo fashil siyaasadeed oo soo wajahay xukuumada Somaliland ee uu hogaamiyo Siilaanyo. Xukuumada ayaa la gashay heshiis dad shacab ah iyo kooxo dano gaar ah leh oo aan metelin dadka degaanka iyo cid kale toona. Waayo shirkan kama ay soo qayb gelini dadkii taladu ka go’i lahayd ee arrinta degaanada bariga Somaliland khusaysay ama wax ka qaban lahaa. Shirka waxa ka soo qayb galay kooxo dano gaar ah leh, qaar ka soo baxsaday ama ka soo cadhooday kooxda SSC ee ka soo horjeeda qaddiyadda Somaliland iyo dad shacab ah baahi iyo xoolo doon keenay. Sidaa darteed sida xukuumada Siilaanyo u dhigayso arrintu maaha waana ka fogtay mana aha wax sidaa fudud lagu soo afjari karo. Waa qaddiyad ku salaysan Somalilandnimo diid iyo Isirdiid ee maaha wax dhul daaqsimeed iyo ceelal ku saabsan waana arrin u baahan talo qaran iyo in sida ay tahay loo wajaho. Waa la ogaa arrintii Kalshaale Siilaanyo immisa wareegto ayuu ka soo saaray, immisa guddi ayuu u diray, immisa qof ayaa talo xumo ku dhintay maxayse aakhirkii ku dhamaatay tii maalintii ugu horreysay loo sheegay oo ahayd baraagaha aas. Arrintanina waa sidii iyo sidii looga bartay Siilaanyo, bal madhaxeeda ha la eego. Sida la wada og yahay shirkan kama ay soo qaybgelin madaxdhaqameedyada waaweyn ee taladu ka go’do iyo siyaasiyiinta caanka ah ee ka soo jeeda degaamaadaas mana ahayn arrin loo dhammaa. Waxaana nasiib darro ah in xukuumada Siilaanyo cashuurta laga soo ururiyey dadka masaakiinta ah ee reer Somaliland ay ku lumiso dad aan talo ka gaadhi karrin degaamada barriga Somaliland waxaana wax laga xumaado ah in Xukuumaddii la doortay dad shacab ah oo la soo ururiyey la saxeexato wax aanay shaqo ku lahayn. Siilaanyo ha ogaado in wixii arrintaas ka soo noqda uu isagu ka masuul noqon doono shacabka Somalilandna yaan guul aan dhoweyn looga dhigin in guul la gaadhay. Xalka gobolada bariga Somaliland iyo Somalilandba wuxu u baahan yahay xukuumad wax u qabata oo dadka caddaalad iyo sinnaan ku maamusha. Shacabka Somaliland uma baahna xukuumada hadba heshiis la gasha hadba afarta ka soo cadhooda degaankooda ama afarta ku shaqaysta magac beeleed aan cidi la ogayn mana aha in ummadda masiirkeeda lagu lumiyo waxan sal lahayn ama aan jirin. Siilaanyo marka uu gobolada kale ee Somaliland iyo dadka ku nool wax u qabto oo caddaalad ku xukumo ayuu gobolada bariga Somalilandna wax u qaban kara. Tiisaba daryeeli ayaa tu kale daryeeli kara. Qaran news
  19. Why the admin closed the other Thread? Did I miss a big show there?
  20. Xaaji Xunjuf;730801 wrote: Aaaliyah inadeer i never support xaqdaro u know that thats why i am against the pirate state and Amisom ;) s/l is the xaq.. Pricesless!!
  21. Xaaji Xunjuf;730746 wrote: ^^ The visit was to undermine ssc Clan Jabhad and to divide the garaad clan further assuming these politicians had talks with the elders there. Its not just an innocent visit. I thought your jabhad was there already and have the support of locals so maxaa keenay SSC in taleex and puntland undermining that.. Where is your clan jabhad you posted before that they have militia and support of Taleexis.... Isma maqashid miyaa XXundhufow..