-
Content Count
1,803 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
23
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Samafal
-
Even Hassan Dahir Aweis joins in the war of words on Alshabab. Sh Xassan Daahir oo ka digay culimada caydooda kuna baaqay in Axaadiista lagu hayso Sh.Xassan Takar uu meel saaro.(Dhagayso) January 6, 2012 - Written by editor Muqdisho:-Shabakadda Wararka ee Halgan.net ayaa waxaa soo gaaray kalimada wacdi ah oo uu Sh.Xassan Daahir Aweys ku tacliiqiyey khudbo Jimco ka dhacday Masjidka Ramadaan ee ku yaal Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalda Muqdisho, Sh.Xassan Daahir ayaa waxaa uu ka hadlay in aan la fududeysan barashada cilmiga isagoo Shiikh Xassan Daahir Aweys uu si aad ah ugu hadlay in culimada Soomaaliyeed ee halganka dheer u soo galay dacwada iyo fidinteeda aan lagu xadgudbin oo aan lagu tilmaamin in ay yihiin culimaa’usuu balse culimada dalka Soomaali yeed loo baahan yahay in la wey neeyo lana qadariyo , Sh.Xassan Daahir Aweys ayaa waxaa uu tusaale u soo qaatay macalinkiisii quraan ka baray oo ahaa reer Baydhabo ah isagoo sheegay in macalinkiisu uu lahaa khaladaad balse aan loo baahnayan in ceebihiisa uu raac raaco cid aan khalada lahayn aysan jirin. Shiikh Xassan Daahir Aweys ayaa waxaa uu sheegay in culimada dalka Soomaaliyeed nooc walba ay yihiin uu mid walba uu dacwadaan qayb ku lahaa kuwa waxaa laga bartay Axkaamta ,kuwa waxaa laga bartay cilmiga Tajwiidka, kuwa waxaa laga bartay cilmiga Xadiiska shiikh ayaa sheegay in cilmiga aan lagu dhalan balse rag ay u istaageen in ay dadka baraan. Shiikh Xassan Daahir Aweys ayaa ku tilmaamay cayda culimada soomaaliyeed iyo wax ka sheegooda uu yahay xan , xantuna ay tahay wax shareecada Islaamka ay reebtay , Shiikh Xassan Daahir Aweys ayaa ku waaniyey dhalinyarada in aysan culimada fadligaas ku leh aysan ka mudnayan in ay caayaan oo cirdigooda ay banaystaan taas oo maalmahaan dambe aad u soo badatay. Shiikh Xassan Daahir Aweys ayaa sheegay in culimada uu ka dhici karo khalad cilmi ah ama culimada dhexdooda ay wax uun isku khilaafi karaan, Shiikh Xassan Daahir ayaa ka digay in culimada sida uu alle u sameeyey aan lagu caayin qofkii arrinkaas ku dhacan uu yahay mnid alle dadka sidda uu u sameeyey wax ka sheegay, Shiikh Xassan Daahir Aweys ayaa dhalinyarad u sheegay in haddii shiikhooda ama culimada ay wax khalad ku arkaan in ay alle u baryaan cilmigana ka qaataan. Shiikh Xassan Daahir ayaa sheegay in rag culimo ah oo ay wax ka baran jireen ay u imaan jireen iyagoo qaad cunaya ama qaarkood ay sigaarka cabi jireen waan wax la soo maray arrinkaas oo uu shiikhu uu uga dan lahaa in dhalinyarad maal mahaan lagu dirayo culimada in uu u caqli cilyo. Shiikh Xassan Daahir Aweys ayaa sheegay in ninkii culimo ah oo ku gafa Shareecada khilaafana Ijmaacii Umada sida Shiicada iyo Khawaarijta , Muctasilada iyo Jahmiyada la naqdinayo wixii fasaad ahna umada looga digayo balse ninii culimo ah oo gaaray darajada Ijtihaadka aana khilaafin Ahlusunaha aan lagu colaadanaynin Ijtihadkiisa taas oo uu Shiikhu doonayey in dhalinyarada aan la maraiun habaabin culimadoodána aan loo tusin kuwa ah culimaa,uusuu oo hadda kuwa maalmahaan wax ku qora baraha internetka iyo kuwa culimo la kood ah ay dhaqan ka dhigteen. Sh.Xassan Daahir Aweys ayaa xusay in maalmahaan uu arkayey culimo isku haysta Axaadiis isagoo sheegay in ay dowtahay in ninkii Axaadiis lagu haysto uu meel saaro isagoo ula jeeda Shiikh Xassan Takar oo lagu haysto axaadiis been abuur ah oo uu daliishaday, Shiikh Xassan Daahir Aweys ayaa sheegay in ay khatar tahay in axaadiis been ah loo tiiryo Nabigeena Maxamed Naxariis iyo Nabadgelyo korkiis ha ahaatee isagoo sheegay in qofkii Nabiga ku been abuur ta uu waciid culus alle u balanqaaday oo ah naar. Shiikh Xassan Daahir Aweys ayaa sheegay in qofka iska fiirsho wax uu diin ahaan u daliishanayo isagoo shiikhu uu ugu baaqay in laga toobad keeno qofkii Axaadiis been abuur ah daliishada , Sh.Xassan Daahir Aweys ayaa ugu baaqay dadweynaha iyo dhalinyarad in ay culimadoodu ilaashadaan. Hadalka Shiikh Xassan Daahir Aweys ayaa ku soo beegmay xili dil fool xun loogu geystay magaalada Boosaaso Sh Dr Axmed Xaaji Cabdiraxmaan dilkaas oo ay beesha Shiikhu ka dhashay iyo culimada ku nool Boosaaso ay ku eedeeyeen in ay ka danbeeyaan kooxda amniyaadka ah ee ka tirsan ururka Al-shabaab oo uu madaxda u yahay Axmed Cabdi Godane. Hoos ka Dhagayso Kalimad Shiikh Xassan Daahir Aweys Ama Halkan http://www.halgan.net/Mp3/caydaculumada..mp3 A/cawaale Halgan.net
-
Nadwadii Masjid Rowda oo gashay habeenkeedii Labaad.(Dhagayso) January 6, 2012 - Written by editor Boosaaso:-Waxaa caawa mar kale si rasmi ah uga bilaawday magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka bari gaar ahaan Masjidka Al-Rowda nadwo diini ah oo gashay habeenkeedii labaad iyadoo dadweyne fara badan oo ku nool magaalada Boosaaso ay soo xaadireen, muxaadaraadka caawa baxay ayaa waxaa jeediyey Sh Axmed Cabdisamad iyo Shiikh Axmed Daahir iyagoo culimadu ay caawa ka hadleen loolanka u dhexeeya Xaqa iyo Baadilka si faahfaahsan ay u qaadaadhigeen. Sh.Axmed Cabdisamad oo qaatay qaybtii kowaad ayaa waxaa uu ka hadlay loolanka u dhexeya xaqa iyo baadilka isagoo aayado iyo axaadiis soo sardiyey, waxaa uu ka hadlay khatarta ay cadowga Islaamka ay ku hayaan dalalka Islaam ka iyo dhibaatada ay ku hayaan baraaruga Islaamka isaga oo tilmaamay in cadowga Islaamka uu dadka muslinka ka soo weeraray meelo badan oo ay ka mid tahay In dadka laga khaldo diintooda,in dadka laga leexsho Manhajkii Islaamka, in wasaaradaha amniga iyo kuwa gudaha dalalka Islaamka awood ay ku yeeshaan cadowga islaamka si ay ula socdaan baraaruga Islaamka ugana hortagaan. Sh Axmed Cabdisamad ayaa waxaa uu xusay in cadowga Islaamka ay wasaarado dhan u sameeyeen iyo ururo daraaseya dadka Islaamka si umada Islaamka loo dhexgalo ka dibna ay si sahal ah u fududaato in dadka Islaamka iyaga oo aan dareensamayn gudahooda laga dumiyo. Shiikha Axmed Cabdisamad ayaa waxaa uu ka sheekeeyey in gaaladu ay hadda sameeyeen ururo baan ah oo ku qaraabta magaca Islaamka kuwaas oo taageero ka hella reer galbeedka hadafkooduna waxaa weeyey in ay iyagu meesha ka saaraan dadka sidda xaqaha u doonaya in ay iska celiyaan cadowga Islaamka. Ururkaan beenta ah ee wata magac diineed ayaa waxaa uu marka uu doonayo in uu kuwa xaqa wata uu meesha uu ka saaro waxaa uu ku doodayaa in la midoobo ka dibna ay sidaas meesha uga saaraan haddii kale oo ay u suuroobi weydana ay ragga muhiimka ah ay si shirqool ah ku laayaan. Hoos ka Dhagayso muxaadaradii loolanka Xaqa iyo Baadilka qaybta 1aad Sh Axmed Cabdisamad Ama Halkan Shiikh Axmed Cabdi samad ayaa waxaa uu xusay oo kale in maanta saxwa Islaamiya iyo baarauga Islaamka laga doonayo in ay noqdaa kuwa wax kala saari kara oo aysan ku kadsoomin kuwa diinta in ay dumiyaan loo soo kiraystay ama ay qaar badan aysan la socon wax badan ama iyagoo u jeeda in kooxdaan ay diinta garab mareen ay hoos fiiriyaan ama ay is ilowsiiyaan. Shiikh Axmed Cabdisamad ayaa dhaliil u soo jeediyey in dadka qaar oo naftooda ugu sheekeeyey in kooxa loo soo kiraystay duminta diinta ay isku maaweeliyaan in ay yihiin kooxo diinta islaamka koryeelaya oo niyada fiican qaladaadkoodana loo baahanyahay in loo dulqado sababta camalka ay hayaan in uu yahay mid weyn taas oo aan ahayn mid ku dhisan xaqiiqo. Shiikh Axmed Cabdisamad ayaa waxaa uu tusaale ugu soo qaatay kuwa oranaya kooxa la soo kiraysatay diinta in yihiin koox difaacaysa diinata waxna ka khaldan yihiin nin intuu feer kugu boobay ilkaha kaariday ka dibna ku yiri walaahi aad baan kuu jeclahay arrinkas oo uu wiidiiyey dadweynihii dhagaysanayay muxaadarada in ay aqbali lahaayeen iyo in kale haddii aysan aqbali karin sidee diinta dad duminaya loogu ogolaaday in ay difaacayaan ama jecel yihiin. Shiikh Axmed Cabdisamad ayaa waxaa uu ka hadlay saxaafada ku hadashay afka Shabaab kuwaas oo uu ku tilmaamay in ay hayaan howl ay cadawga islaamka u soo dirsadeen taas oo ah in culimada Soomaaliyeed gaar ahaa kuwa Salifka ah ay ku been abuur taan ,cayaan si umada soomaaliyeed kuwooda garaadka yar ay waxaa run u moodaan , Sh.Axmed Cabdisamad ayaa tusaale u soo qaatay been abuurkii ay baraha Internetka beenta ku qaraabta ay ka faafiyen fadiilatu Shiikh Cabdulqaadir Nuur Faarax oo ahaa in uu u mahad noqay Mahiga iyo AMISOM Shiikh Axmed Cabdisamad ayaa xusay in kuwa baraha internetka wax ku qora uu ku jiro nin ay diinta Kirishtaanka lagu baraya dalka Kenya ka dibna saldhigayada dalka Maraykanku ku leeyahay afrika ka shaqeeyey haddana ka mid ah kuwa culimada ku been abuurta baraha internetkana wax ku qara Shiikha ayaa sheegay in ay yaqaaniin kuwa baraha internetka wax ku qora xog badana ay ka hayaan. Sheekh Ahmed Daahir ayaa waxaa uu qaatay muxaadarada qeybteeda danbe waxaana uu Sheekh Ahmed aad uga hadlay loolanka u dhexeeya xaqa iyo baadilka wuxuuna sheegay in uu soo bilaawday markii la abuuray abuunaa aadam uuna socon dooono ilaa inta laga gaarayo qiyaamaha .Shiikh ayaa sheegay in inta alle abuuray uu u qeybsan yahay gaalo Muslin,iyo Munaafaq waxaana uu Sheekha uu sheegay in munaafaqa uu ka daran yahay gaalka cad ee alle ka fogaaday. Sheekh Ahmed Daahir ayaa sheegay in aabaheen Aadam iyo Sheydaan uu ka dhexbilaawday loolan ilaa uu geedkii cunsiinay ka dibna uu alle ka abuuray Aabaheen Aaden allaha ka raali noqdee hooyadeen Xaawo ka dibna faracii uu batay lagdinkii xaqa iyo baadilka u dhexeeyey uu sii kordhay. Hoos ka Dhagayso muxaadaradii loolanka Xaqa iyo Baadilka qaybta 2aad Sh Axmed Daahir Ama Halkan: http://www.halgan.net/Mp3/loolan2.mp3%5D Sh Ahmed Daahir ayaa ka hadlay dilkii Dr Ahmed Xaaji iyo cayda iyo been abuurka iyo caga jugleynta lagu hayo culumada Soomaaliyeed oo qaarkood la dilay taas oo uu ku tilmaamay sifo ka mid ah sifaadkii Fircoon uu lahaa oo ay ka mid ahayd qof aan aniga ahayn noolaan maayo. Sheekh Ahmed Daahir ayaa sheegay in culumada la rabo in saaxada laga saaro iyada oo ceyda iyo beenta ay dhaqan ka dhigteen kuwa ku tuuraya culumada in ay gaalo iyo PIS u shaqeeyaan wuxuuna ugu baaqay in culumada sabraan. Sheekha ayaa si cad u sheegay kuwa leynaya culumada iyo kuwa fatwoonaya in culumada umada laga horleexiyo ay ogaadaan kuwa alle ka baqa in ay yihiin Culumada ,gabagabadii ayúu Sheekha u soo jeediyey reer Boosaaso in ay dacwada wadaan jihaadkana ay sida saxda ah oo xaqa ah baraan dhalintooda ayna ka hortagaan wax fitnada ah oo diinta lagu burburinayo. Muxaadaraadkii Xalay ka baxay Masjidka Al-rowada Halkan ka Dhageyso. Halgan.net
-
Culimada Al-ictisaam ee Puntland oo ku baaqay in lala dagaalamo Al-shabaab [sawiro] Updated:- 20 hours ago| 9 Commnets Culimada Al-ictisaam oo uu ka tirsanaa sheekhii dhowaan magaalada Boosaaso lagu diley ee Dr. Axmed Xaaji Cabdiraxmaan ayaa kulamo ay dhowrkii habeen ee tegey magaalada Boosaaso ku qabteen ku dhaliilay Jihaadka Al-shabaab iyagoo ku tilmaamay inuu yahay mid fidmo ah islamarkaana diinta aan wax raad ah ku lahayn. Nedwo 3-habeen socotey oo caawa soo gaba gabowdey islamarkaana ay Culimo 5-gaarayaa ka qayb qaateen ayaa gebi ahaanteedba ahayd mid looga hadlayey dagaalka ay Shabaabku Soomaaliya ka wadaan, qaabkii uu kusoo bilowday, Diintu waxa ay ka qabto iyo arimo kale oo badan. Culimada Nedwadaas ka qayb qaatay oo iyagu 3-dii habeen ee ay socotey khudbado dhaadheer oo ay arimahaas kaga hadlayeen kasoo jeediyey ayaa kala ah: Sheekh Cabdiqaadir Nuur Faarax. Shee Dahair Aw-cabdi. Sheekh Fu’aad Maxamuud Nuur. Sheekh Axmed-daahir. iyo Sheekh Axmed Cabdisamed. Cinwaanada Nedwada oo midba uu midka kale ka xasaasi sanaa ayaa waxa ugu darnaa kii caawa baxay oo ahaa ” Dhimrinta diinta Islaamka” ayna ku qornaayeen 2-da Sheekh ee kala ah Sheekh Axmed Cabdisamed iyo Sheekh Daahir Aw-cabdi. Sheekh Daahir Aw-cabdi oo qaybta hore lahaa ayaa aad ugu dheeraaday sida ay diinta Islaamku u tahay mid dhimrin badan, cadaadiska iyo muquunintuna aysan qayb uga ahayn iyo weliba in dabacsanaanta iyo naseexada wanaagsani ay yihiin waxa ay diinta Islaamku ku fiday, dacwada saxda ahina ay ummada Soomaaliyeed oo 20-sano kahor diintu ku yarayd sidaas ku wada gaartey. Sheekha oo mararka qaar aad u qiiroonayey indhihiisana ay ilmo kusoo joogsaneysey ayaa sidoo kale ka sheekeeyey taariikhda qaar kamid ah madaxda sare ee xarakada Al-shabaab, wuxuuna dhinaca kale ku booriyey dadka deegaanka gaar ahaan dadka degen gobolka Bari inay meel uga soo wada jeestaan sidii ay isaga qaban lahaayeen Al-shabaab oo uu ku tilmaamay in Jihaadkooda uu lamid yahay kii Khawaarijta. Sheekh Axmed Cabdisamed oo isna qaybta danbe lahaa ayaa ku dheeraaday islamarkaana faah faahiyey qaabka ay u shaqeyso qaybta amniyaadka ee Al-shabaab iyo weliba qaabka lagu soo xulo dadka ka midka noqonaya isagoo xusay in aad loo cabsi geliyo islamarkaana laga faa’iideysto dadka ay dhibaatooyinka nafsiga ahi haystaan iyo dadka uu caqligoodu dhantaalan yahay waa sida uu sheekhu hadalka u dhigaye. Sheekh Axmed Cabdisamed oo arimo badan ka hadlay ayaa sidoo kale sheegay in Shabaabka gaar ahaan qaybta amniyaadku ay yihiin koox dad ah oo aad isugu xiran ayna adag tahay in layska qabto hadii aan si mideysan loo wajahin, wuxuuna Sheekhu ku baaqay in la qabto kulan balaaran oo ay isugu imaanayaan maamulka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada si looga arinsado sidii loo kala fur furi lahaa Al-shabaab loona yareyn lahaa khataro badan oo uu sheekhu sheegay inay dhankooda kasoo socdaan. Hadalada Culimadu ay xiritaanka Nedwadii mudada 3-da habeen ah Masjidka Al-rowda ee magaalada Boosaaso ka socotey ka jeediyeen aad ayey u dheeraayeen, waxayna kusoo hadal qaadeen arimo aad u tira badan islamar ahaantaana aan qoraal lagu soo koobi karin. Sidaas darteed Horseed Media waxay idiin balan qaadaysaa in saacadaha soo socda ay idiin soo gudbiso Khudbadihii ay labada Sheekh caawa jeediyeen oo dhamaystiran. Horseed Media
-
Dhegeyso Khudbado xasaasi ah oo ay Culimadu xalay ka jeediyeen Masjidka Al-rowda Updated:- 14 hours ago| 8 Commnets Horseed Media waxay halkan akhristayaasheeda sharafta leh sidii ay horayba ugu balan qaaday ugu soo gudbineysaa Khubadihii ay labada Sheekh ee Axmed Xaaji Cabdisamed iyo Daahir Aw-cabdi ka jeediyeen kulan diimeed caawa Masjidka Al-rowda ka dhacay oo ahaa kii ugu dambeeyey kulamo taxane ahaa oo soo socdey mudo 3-habeen ah, 5-kamid ah Culimada waaweyn ee Puntland-na ay ka qayb qaateen. Khudbadaha labada Sheekh waxaa ku jira arimo badan oo taabanaya xarakada Al-shabaab iyo weliba fariimo ku wajahan maamulka iyo bulshada Puntland, ka bogasho wacan. http://horseedmedia.net/2012/01/08/dhegeyso-khudbado-xasaasi-ah-oo-ay-culimadu-ka-jeediyeen-masjidka-al-rowda/
-
http://halgan.net/2012/01/07/nadwadii-ka-socotay-masjidka-al-rowada-ee-boosaaso-oo-gashay-habeenkii-3aadwarbixin/
-
Nadwadii ka socotay Masjidka Al-rowada ee Boosaaso oo gashay habeenkii 3aad(Dhagayso) January 7, 2012 - Written by editor Sabti, Jannaayo 07, 2012 Waxaa caawa mar kale si rasmi ah uga bilaawday magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari gaar ahaan Masjidka Al-Rowda nadwo diini ah oo gashay habeenkeedii 3aad iyadoo dadweyne fara badan oo ku nool Boosaaso ay soo xaadireen, muxaadaraad ka caawa baxay ayaa waxaa jeediyey Shiikh Daahir Aw Cabdi iyo Sh. Axmed Cabdisamad waxayna caawa ka hadleen Samaaxatal Islaam iyo manhajka Dacwada ee Anbiyada. Sheekh Daahir Aw-Cabdi ayaa qaatay qeybtii hore ee muxaadarada waxaana uu si dheer uga hadlay Manhajii Anbiyada ee dacwada iyo qaabka ay umada u gaarsiin jireen dacwada iyaga oo dacwadooda ku bilaabi jiray aabayaashood iyo qoomkooda . Sheekh Daahir Aw Cabdi ayaa tusaalooyin badan ka soo qaatay Qu,aanka Kariimka isaga soo bandhigay usluubka macaanaa ee dabacsanaa oo ay Anbiyada ku soo jiidan jireen umadooda oo heystay qu,raafaad iyo Gaalnimo. Hoos ka Dhagayso muxaadaradii Sh Daahir Aw-cabdi Sheekh Daahir Aw Cabdi ayaa sheegay in umada aan seef iyo xoog lagu soo islaamin ee Nabigeena Maxamed Nabad galyo korkiisa ha ahaatee uu 13 sano uu dacwo waday balse xitaa dowladii u horeysay ee Madiina lagu dhisay dacwo . Sheekh Daahir Aw Cabdi ayaa sheegay in umada Muslinka dhiigooda uu yahay xaaraan qofkii shubo ama hawo raac ku dila uu khilaafsan yahay Manhajkii Ahlu Suna waljamaaca wax la aqbali karana aysan ahayn in masaajida hortooda umada lagu dilo. Sheekh Daahir aw Cabdi ayaa sheegay in culumada ay waajib ku tahay wixii ay xaq u arkaan in ay umada u cadeeyaan waxbadana ay si hoose u gudbinayeen naseexo iyo tawjiihaad . Sheekh Daahir Aw Cabdi ayaa waxaa uu dulmaray dacwadii ay bilaabeen 1973 wuxuu sheegay in uu indhihiisa ku arkay Sheekh Cali Suufi oo ay xasaskiisa iyo gabdhihiisa xijaaban yihiin umada kalana ay wada qaawan yihiin waxaa kale oo Sheekh Daahir ka hadlay Ururadii Islaamiga ahaa ee ka jiray Koofurta Soomaaliya ee Al-Ahli iyo kii ka jiray Waqooyiga ee Al-wixda. Sheekh Daahir Aw Cabdi ayaa ka hadlay wax la isku hayo wuxuuna sheegay in Dr Ahmed loo dilay war umada ka daaya sida iyo saan rabno aan ka yeelno oo aan inxiraafino iyo yeeli meyno ee xaqa baan sheegaynaa. Sheekh Daahir Aw Cabdi ayaa waxaa kale uu ka waramay Kacaankii qabsaday dalka iyo sida uu ula dagaalamay dacwada iyada oo suuqa la oran jiray Ama Afgooye aad ama dowlada raac,Sheekh Daahir ayaa sidoo kale sheegay in mid taas u eg la sameeyey oo ah Ama Shariif raaca ama Shabaab ama shacab noqo. Sheekh Daahir Aw Cabdi ayaa amaanay dacwadii uu bilaabay alaha u naxariistee Sh Maxamed Macalin taas oo lagu aflaxay oo ardaydiisii ay maanta ruwaad ka yihiin saxwada Islaamka ilaahay ha u naxariisto Sheekh Maxamed Macalin . Sheekh Daahir ayaa ka waramay dhibaatadii ay dowladii Maxamed Siyaad bare u geysatay culumada iyo ragii ugu horeeyey ee loo dilo iyaga oo dacwada faafinaya .Dowladii Kacaanka iyo Culumadii waday saxwada ayaa waxay isku heysteen dadweynaha shacabka ah oo qolo walba ay waday hanuunin gaar ah balse waxaa guuleystay markii danbe Culumadii dacwada faafinayey. Sheekh Daahir Aw Cabdi ayaa Sheegay in Maxamed Siyaad Bare uu dhaamay kuwa maanta qofkii khilaafa dilaya oo aan waxba ogoleyn ,iyaga oo culumada ka diiday nasiixa walba oo ay soo jeediyeen. Sheekh Daahir Aw Cabdi ayaa soo tiriyey liis dheer oo ah ragii lagu dilay magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari isaga oo si gaar ah uga hadlay dilka Dr ahmed Xaji C/raxmaan wuxuuna sheegay in ay dileen raga reer Boosaaso ah taasna ay ceeb tahay in reer Boosaaso ay daawadaan . Sheekh Daahir ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay in umada laga laayo waxgaradka Isimada Culumada iyo saraakiishii xooga dalka oo dalka ka difaaci lahaa cadowga hadii dacwada la gaarsiiyo wuxuuna xusay rag badan oo saraakiil ah in ay dacwada qaateen iyaga oo aan la qasbin.waxaa kale oo sheekhu sheegay in ajandaha ay wadaan kooxaha dadka leynaya ay fulinayaan ajadooyin fog oo ay gaalo ka danbeyso. Qaybta labaad ee muxaadarad ayaa waxaa galay Shiikh Axmed Cabdisamad isagoo Shiikhu uu tilmaam ka bixiyey kooxaha loo adeegsanayo in culimada ay laayaan iyo kuwa dadka haldoorkiisa ah ayaa waxaa uu xusay in ay yihiin kooxo abaabulan oo shirqoolo u dhiga dadka loona baahan yahay in dadweynuhu ku baraarugaan. Shiikh Axmed Cabdisamad ayaa waxaa uu ka sheekeeyey qisooyin yaab leh oo ku saabsan in ganacsata la bajiyo oo la dul dhihgo in uu bixiyo lacag baad ah haddii kalena loogu hanjabo in la dilayo , shikh axmed ayaa waxaa uu ka sheekeeyey macluumad uu ka hayo dhalin yarada la howl galiyo oo la yiraahdo dadka laayaa in qaarkood lagu qasbo oo danbi la galiyo hadii ay diidaana laftigooda la khaarajiyo maadaam qaar ay arrinka diinahaan u liqi waayaan. Hoos ka Dhagayso muxaadaradii Sh Axmed Cabdisamad Sh.Axmed Cabdisamad ayaa ka sheekeeyey in kooxa wax laaya ee ka tirsan ururka Al-shabaab ay yihiin kuwa qarsoodi u shaqeeya kuwaas oo u shaqeeyay qaabkii Hay.addaha sirdoonka shisheeyuhu u shaqeeyaan ama u howl galan taas oo buu yiri dad badan oo caamo ah aysan fahmi kari´n, Shiikh Axmed Cabdisamad oo aqoon dheer u leh kooxda ururka Al-shabaab ayaa waxaa uu sheegay in ay jiraan rag ka mid ah ururka Al-shabaab oo aan ku qanacsanayn dilalka qorshaysan ee dadka muslinka ah lala bartilmaamsado. Shiikh axmed Cabdisamad ayaa sheegay in ururka Al-shabaab aysan dhamaantood isku waafaqsanayn in umada la iska laayo ama culimada balse kooxda amniyaadka ah ee ka amarqaata Axmed Cabdi Godane in ay xitaa dilaan qof alle qofkii ka tirsanaa ururka Al-shabaab oo ka hor yimaada amarkooda. Shiikh Axmed Cabdisamad ayaa wax ka tilmaamay sifooyin gaar ah ama dadka lagu xusho kooxa qarsoodiga ah ee loo yaqaan amniyaadka ee ka tirsan ururka Al-shabaab si ay u fuliyaan dilalka qorshaysan. 1- ********tii oo ******** nimadoodii ku salaysnay wax dilka lagu yiri tan baa Jano ku gelaysaan ee wax dil. 2- Qof uu ku jiro nacayb qabiil ama mid kooxeed oo nafsiyan u buka wax walbana laga fushan karo. 3- Kooxaha Burcad badeedka , Kooliistayaasha, iyo tuugada oo lacagna la siinayo si ay umada wax ku oolkooda u laayaan iyadoo arrinkas lagu raadgadanayo. 4-Kooxda ambiyaadka ee wax dila falalka ay ku kacaan lama keeno golahooda shuurada iyo mida fulinta ee waxaa ay ka marqaataan Axmed Cabdi Godane kaliya. 5- Qofka ka mid noqonaya kooxa amniyaadka waa in uu yahay qof caqli gaaban oo wax badan aan kala sooci karin. 6- Qofka la soo xulayo waa in uu yahay qof mucaarad ku ah maamulka ama dowllada meeshaas ka jirta, mucaaradku waxaa ay noqon kartaa mid qabiil, mid fikri ama mab’da ku salaysan si qofkaas hadafka la leeyahay looga fusho maadaama uu u diyaarsan yahay. Halgan.net ayaa idiin soo gudbin doonta muxaadarooyinka ay culumada jeedsheen caawa hadii alle idmo. M_M_Deeq Halgan.net
-
So every one that greets Saylaanyo is Somalilander? What a shame!
-
^ Somalidu waxay ku maah maah maahdaa ' maroodigu takarta saaran ma arkee kan kale mida saaran buu arkaa' You lot instead of making comments about issues that don't concern you should look issues closer at home that is my message. Besides, Puntland challenge is Alshabab nothing more nothing less and the solution to that have already been found and more is to come.
-
For all you stated there same could be said about Somaliland and if Puntland is crumbling so is Somaliland. 1. Awdal States is real and on the ground raising the blue flag, saying they have nothing to do with SNM clan state 2. The Kalshaale war and the clear rejection of the Reer Cayn of clan state 3. Slaughtering of Awdal innocent people by Silaanyo clan miltia and the never ending clan rivalry there 4. Ceerigaabo clan fighting and continuing tensions there between pro unity clans and the SNM clan 5 SSC is soon to declare a separate state that comes under TFG ( this is more problematic to Somaliland than its to Puntland<) 6 Clan divisions and wide spread corruption and nepotism (it was only few day ago people of Maydh were complaining Siilaanyo and how there's no any adminstration there) 7. Political failtures. for 20 years norecognition and there's no other way around. There's complete stalemate.
-
Maqaasidu Sharia (Why Islamic sharia has been revealed to Prophet Mohamed SAW) by Sheikh:Sheikh Abduqadir Nur Farah), Sheekh Fu’aad Maxamuud Xaaji Nuur. http://horseedmedia.net/2012/01/06/dhegeyso-khudbadihii-ay-culimadu-ka-jeediyeen-nedwadii-xalay-masjidka-al-rowda-ka-bilaabatay/
-
Faroole might have already thought about that, we don't know. Somalia we all want to be it a blessing, no one wants to be like Nigeria or Congo rather Emirates modal.
-
If oil is found in any were in Somalia, the priority should be the locals who live in those areas in terms of getting the benefit from oil revenues otherwise the oil will be a curse rather a blessing. But knowing my people and their greediness, I'm afraid it will be the former rather than the latter. All the best though.
-
lool @ the guy who claims 'Aqoonyahan'. He does not even understand what federalism mean. Does federalism mean each clan will have its own land and cities that will have nothing to do with the rest of the country? Hell no. Its fact every villages is claimed by certain clan or subclan but it does not mean other Somali people have no right to live, work and take part the local and national poltical sytem of that area. Mogadishu being the capital of Somalia should have a special status and should directly come under the central goverment, albeit electing its own local goverment. Anything short of that is complete disintegration of Somalia and its sovereingty.
-
An indian classmate once told me that he used to think every time a group of Somali elders gathered and had discussion it will explode into fist fight until he realized its a culture thing. These are some of the manners somalis are famous for: 1. Somalis especially the old generation like to be loud: This is to be heard and be authorative so as you're seen a hard man 2.Speak firmly and unrelenlessly: so as you are feared 3. Lash out at times: waa libaax 4. Use a foul language like " aabahaa waxaa kusamee" and teach these to your children so as they are not bullied at the playground 5 Dismiss what the other say and bulldoze your way of thinking Also I noticed the "fish and chips" generation are completely in a loss becouse they are caught between two completely different cultures.No wonder they look bewildered! I also agree it comes down to education, but only a fraction of Somalia's children go to school. Two years ago I went back home and I was shocked how many children don't go to school and to some parents education is worthless. You can't blame them they hardly see any one succeeding becouse of his educational achievment. The few they see are from the abroad and that's where every one aims for, its that way to success or the high seas.
-
http://www.daarulcilmi.net/index.php?act=viewVideo&title=Sawirkii%20Andulus%20oo%20Somaliya%20Ka%20muuqdo&cid=163&vid=371 Sheikh Umal compares the failures of the moslems in Andalus and the current Somalia's calamities, and the Sheikh gives a stricking similraties in terms of potential opportunties wasted and the actors of the two events though for all its timing differences. Enjoy
-
Below is talk given by Sheikh Mohamed Idiris explaining the causes of Somalia's ills and gives a practical solution from the Quran and Sunnah. Somalia's influential scholars across the world are trying to take stock of events unfolding before our eyes and some how I believe this has came too late as it was needed long time ago, but as they say its better to be late than never. http://www.daarulcilmi.net/index.php?act=viewVideo&title=Dhibka%20Halkee%20nooga%20Imid%20Sideese%20looga%20Baxaa&cid=163&vid=375 if any one can copy the video in here please do so. This very interesting and an eye opener.
-
Ingiriiska's sudden interest in Soomaaliya
Samafal replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
So where does these leave Somalia? I believe its good that we're interested by rich countrries with money that can help to allleviate poverty and the suffering we have been enduring, but I'm afraid we don't have the leaders and know-how to match at this point of time. -
Dr Osman, don't you think its time you stop watching too much videos and get you *** there?
-
Some of the comments left by the readers are very strange and show deep seated hatred to Somalis in the UK, I wonder why?
-
http://www.independent.co.uk/news/world/africa/britains-new-year-resolution-intervene-in-somalia-6280391.html
-
Cameron claims failed East African state poses a direct threat to British interests Britain plans to deepen its involvement in Somalia – a land that has become a byword for instability and violence – in the new year. Click HERE to view graphic David Cameron describes Somalia as "a failed state that directly threatens British interests" and will convene a summit in London in February to bring together the countries currently active in the Horn of Africa state. A number of key decisions are expected to be made there, ranging from humanitarian aid to military missions. The Prime Minister's decision to tackle the Somalia quagmire is seen by some as being fuelled by the success of the Libyan venture. Mr Cameron is concerned about tourists and aid workers from the UK being attacked and kidnapped, the rise of piracy and the potential for the East African country to become a place of extremist indoctrination for increasing numbers of young Muslims from the UK. The last point, in particular, is an acute security concern, with MI5 head Jonathan Evans warning that Somalia has become the next destination after Pakistan for terrorist training due to the presence of al-Shabaab, an extremist group with links to al-Qa'ida. The would-be jihadists are not just of Somali background, but include those from Pakistan, Bangladesh, Yemen and north Africa, resident in Britain. There is a real risk, Mr Evans has stressed, that returnees from Somalia could carry out bomb attacks in British cities. The UK has also been linked to the piracy in the Indian Ocean, with claims that members of the Somali diaspora are involved, with financial connections through Gulf states like the United Arab Emirates with the highly lucrative hijacking of vessels bringing in an estimated $12bn (£7.6bn) a year. Critics claim that rather than looking at Britain's recent involvement in Libya for inspiration, a closer analogy is provided by Helmand. The Afghan province was described by Tony Blair's government as "ungoverned space which is a source of threats to Britain" through terrorism and narcotics. Helmand provided 25 per cent of Afghanistan's total opium crop and around 80 per cent of heroin on British streets came from Helmand. Three years after UK military deployment, the province was producing 49 per cent of the national opium. The military mission, scheduled to last two years, will continue until 2014. Robert Emerson, a security analyst specialising in African conflict zones, said: "David Cameron has acquired a taste for foreign adventures. It is true that what goes on in Somalia is of interest and we must be wary of the terrorist threat. But how far does one get involved? "Of course there are no British boots on the ground, but the British and the Americans are funding Amisom [the African Union force in Somalia] and are thus seen by some Somalis as the enemy. "People are going to be wary of any form of mission creep." Whitehall officials point out that African Union forces, augmented by troops from Kenya and Ethiopia, have recaptured 95 per cent of Mogadishu from al-Shabaab, which also suffered a significant blow when Fazul Abdullah Mohammed – said to be their contact man with al-Qa'ida and the organiser of the 1998 bombings of US embassies in East Africa – was killed last summer. British officials maintain that with the militants on the back foot, this is the time to help Somalia's Transitional Federal Government (TFG). A number of other countries are already active in Somalia, led by Turkey, whose Prime Minister Recep Tayyip Erdogan recently visited Mogadishu, Qatar and the UAE. Mr Erdogan's visit is seen in diplomatic circles as another example of his mission to recreate the influence of the Ottoman Empire following trips to north Africa and the Middle East. The Qatari intervention is the latest in a series into states in conflict after supplying arms to the rebellion against Muammar Gaddafi in Libya and backing the Syrian uprising. The London conference will be attended by the TFG, countries in the region and neighbouring states including Kenya and Uganda as well as aid agencies. However Eritrea, which has been accused of supplying arms to al-Shabaab, has not been invited and it is unclear at what level Somaliland would be represented. The US is a major contributor to the AU force in Somalia. A senior US diplomat said: "We are fully behind the London conference. Yes, you could say that everyone will have their agenda, including the British. Our own Somali diaspora have links with both the good and bad guys in Somalia, the British much more so, so it's natural they want to be involved. "Where does it all lead to after London? We'll see."
-
Somalia boy, why assassinations don't happen in Garowe, in Qardo and other towns in Puntland? if you can answer that you can answer your question as well. About green lane, if you can not stop assassinations inside the area you control what makes you think you can enforce a Green Lane. Things are not straight forward as you think young man. There are no clear border lines and people are inter-mixed and bringing men in boots in people's door steps will lead to certain clashes. For your information Green Lane never existed physically, it was only based on fear that if you cross to the other side you will be shot. Qardaawi, If it is only that simple. That's against the whole reason why Galmudug never wanted to come under Puntland: Somali pride. May be if Puntland brings its cards on the table and give them a good deal they can not refuse. All in all, war is not an option and after twenty years of silly wars, Somalia can not afford to go into war again on clan lines. Rememember Somalia's civil war started in Galkio and should end in Galkio.
-
Somalia you are not comparing like with like, South is much smaller and less populated than the North, therefore its not easy for the assassins to operate in there withou risking capture or getting killed. The other thing is it may be well true that the assasins live and operate in the South, or may not be true at all, so what do you do? Do you wage a war which will have far reaching consequences on the basis of unsubstantiated information? prove by any means necessay, even by paying militias that actually such and such group plan assasinations in Galmudug, uncover all to know and then and onlythen take steps. But Faroole & co have became incompetent and all they do is throw accusations and threats here and there, no action at all.