-
Content Count
1,788 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
21
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Samafal
-
In my local Masjid managed by Somalis, some one is telling the young ladies there not to go to University becouse of the free mixing potential that may exist. I guess when I read about Nasra I have mixed feelings about where they're coming from. on one hand, the potential a young lady going astray is huge, but on the other hand no society can succeed and develop by alienating more than half of its population. This an issue conservative and liberal moslems will debate in years to come. I think the simplest way to debate about this is 'Would you send your own daughter to university away from home'? and what would do about your own responsibilty as a moslem to foster good god fearing, modest moslem girls? and Where does the balance lie?
-
Waraada odayga Abwaan sanka ha marmarinine iska dhaafa
-
lool labadeena yaa indho cadaynaya!! Ninka kuleh Ethopianka hada waa fiicanyihiin kuwii horana waa xun yihiin mise? Adeer dhagayso, labo shaqsi hadii aad is barbar dhigto, maxay kukala wanaagsan yihiin? midkasta Ethopian iyo gaaluu adeegsaday, mid kasta dagaal iyo dhiig buu daadinayaa, midkastana xukun buu raadinayaa? mid dadkii meesha joogay baa kasoo horjeestay, midka kalana way taageereen. Markaas, meesha waxa yaalay waa Ethopiankii laga mudaharaadi jiray aawaye, habrihii lacagta laga dhameeyey aawaye lacagtoodi, dadkii beenta loo sheegay oo layiri dalka walagu soo duulay, maxaa hada loo sheegaa? Sxb siriq baa lagu jiraa marka la imaada wax caqli gala adiga iyo wiilkii caadifaysnaa.
-
oba hiloowlow;810083 wrote: samafal 2009 ilaa 2012 khasaaro wey jireen laakin khasaaro la mid ah tan waagi AY ma jirin sababtana ,maxaa waaye magaalada dhan dhanka ay dagaaladu ka socdeen goobo cidlo ay ahaayeen oo shacabkii waa hore ka qaxeen. Sxb idinka cuqdad qabiil ayaa idin heysta ee ilaahay ha idin daaweeyo geedi raysulwasaaro ma aheyn miyaa asna yuu ahaa ma AY ay isku qabiil ahaayeen, Gaas neh maa shariif ay isku qabiil yihiin Haye sidii jinkii u bood bood he!!Markii runta farta lagaa saaro qayli hee!! Cuqdad waxay ku dhacdaa qofkii aan isku kalsoonayn oo dad kale markay arkaan afka qaylo ku dhufto, dhqankaas cida leh oo labaatan sano dalka curyaamiyay yaa waaye?. Waxaad rabtaa inaad sidaii wax laguugu shubay nooga dhaadhicisid. Adeer fiiri, caqli xumo waxay tahay inaad maanta lasoo taagan tahay, Ethopiankaan baa ethopiankii hore ka fiican? Taas waa idiin dadnimo xumo ee orda rag intaad iska dhigtaan dhaha, qabyaalada iyo nacayb awgii baan noo gaysa inaan kuwii horana la dirirno kuwaana shushumino.
-
A new memorial statue in the capital of Somaliland hargeysa 2012
Samafal replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
waa gartay cuqdad baa la dhisayaa, taloow yaa harsan doona? -
oba hiloowlow;810061 wrote: Samafal sxb farqiga weyn ayaa uu dhaxeeye ee yaa been laysu sheegin, for example the PM Geedi miyuusin dhihin ''huriwaa ilaa iyo hodan dhulka ayaa la dhigaa'' Darwiish waala xasuusta ayaan uu maleeyaa ninkii intii uu dhalinyarro innocent xiro kedibna madaxfurasho ku sii deynaaye, Salaad cali jeelle hadaladiis waa ogeyden'' Qax maa hurto waaaaaaye'', dhicitaankii suuqa bakaaraha, more than 50 000 people died from 2007-2009.. Xasuuq ay aheyd. Waxyaalaha aan kor kuso qoray ayaa ka mid ah sababta shacabka uu taageereen ICU/shabaab,, hadey AY iyo dowladdiis ay ficilo wanaagsan la imaan lahaayeen dagaal ba ma dhaceen 2009-2012 iyada meeqa dhimatay Statitics kaa ma haysaa? walaal runta ha la isku sheego dawladaas qabiil baa lagula diriray tana hadana qabiil baa lagu taageeray. Marka taagerada hada waxay ku dhisan tahay qabiil tii horana dagaalkeeda qabiilbuu ahaa. Markii ciidamo magaalo wayn ku diriraan dhibaato way imaanaysaa, laakiin taa kama hadlayno oo Sharifba maanta hadii lagu kaco sidaas uun bay noqonaysaa. Hada dhowr wiil oo dhowr guri isku qariyay baa habeen walba madax tooyada tuuryeeynaya oo barakacayaashii dhameeyey, maxaa mooda hadii magaalada 80% ay taageerayaan nimankan afka duuban?
-
oba hiloowlow;810037 wrote: Samafal been in laysku sheego ma haboono dowladdan iyo tii cabdullahi horta farqi weyn ayaa uu dhaxeeysa tan labaad Baahida keeneyso in xabashi injireey dalka so gasho maxey tahay? sxbkey Zack waxaan weydiinaa kakuuyo iyo xabash farqiga uu dhaxeeyo maxaa waaye? Azania halkee ay mareeysa? Muxuu yahay farqiga u dhaxeeya? Ma Ethopiankii C/laahi baa soo wada muslimay,mise cadaawadii baa dhamaatay? Dowladii hore waxay ku doodi jirtay Ethopianka hada iyo tii hore oo Mengistu ma aha. Sheekadu waa taa uun soo ma aha? Baahida waan garan karaa. Ciidamo Somliyed wakhti bay qaadanaysaa inay soo noqdaan, taas 7 sano ka hor baa la ogaa! maxaan wakhtiga isaga dhuminay?
-
Oo kaalay Ceelbuur ma wabi bay leedahay? mise waa baliyo?
-
Maxaa meeshaan laga murmayaa? Sh Shariif isgaa afkiisa laga hayaa, waan ku khaldanaa inaan C/laahi ka hor imaado. Tan kale, dadka intiisa badan c/laahi bay iyo reerkiisa baa uga darnaa Amhaarada. Nin reerkaas xamaasadaysnaa ah baa wuxuu igu yiri adeer amxaarada waxaa iiga daran c/laahi yuusuf oo Xamar dhex mushaaxaya. Markii la doortay c/laahi waxaan joogay maqaahi kutaal Waqooyiga London markaas, naagbaa soo booday oo waxay tiri intay madaxa qabsatay oo maxaan labaatan sano isku hayhaysanay hadaan saan meel cidla looga qaadanayo!!! Marka wiilkaan iska daaya, inta Somali aysan wax isu ogalayn way jiraysaa neceybka qabyaaladaysan.
-
Congrats Bashe Libaan inbu Bashe Libaax. Soo baraar baan leenahay, ilaahayna haka dhigo midkii dadkiisa, dalkiisa iyo diintiisa anfaca. Amiin
-
Somalina adiga aaska qaran kama qayb qaadanaysid?
-
Breaking News: Legend Abdullahi Yusuf Ahmed has passed away....
Samafal replied to General Duke's topic in Politics
Inaalilaahi wa inaa ilehi raajicuun. Ilaahay ha una xariisto the former president of Somalia and the founder of puntland. Somalia has lost one of its greatest military man. He was strong leader who had many friends and many nemisis but he will be most remembered for his bravery and skill in 1964 and 1977 wars. For those who know well, know him as a national hero who had nothing but good intentions for Somalia.