Samafal

Nomad
  • Content Count

    1,803
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    23

Everything posted by Samafal

  1. Xaaji Xunjuf;813062 wrote: Dee hadaan lugu baahnayn adeerow maxa ba meesha ku keeney soo waali maha:D Mise waxa weye kalay ii arka ana waan noolahay eh Adeer waalidiina inaan ka tali bixiyo oo aan idiin digo baa meesha i keentay. Meesha lacagtii, ciyaalkii jirida ahaa iyo baryadiiba idinka dhamaatay ee isaga huleela inta goori goor tahay
  2. Xaaji Xunjuf;813034 wrote: Adeer meesha mamuul beeleedka garowe eh faroole gar wadeenka ka yahay waxba uma yaalaan xita inti yarayd eh kula joogta eeh odayada aha wa iska so faruqiyeen Taleexdoodi ay faradaha ku fuuli jireen bay iskugu tageen Faroole cantra baqashka u soo daadinayey waanu ogay, cidna loo sheegi mayo.Marka meeshi yarayd eeh garowe dee waxa iskugu so hadhay inyaro riyo dhaqato ah iyo xoogaha maxay selebaan ah. Xaabsade ninka la yidha wa nin Somaliland u dhashay xita kuwa ay iska so horjeedaan wa dad reer Somaliland ah adigu meesha lagaga ma baahna meesha waxa ku keeney ba wa faduul weye. Dawladda Puntland looma baahna iyagaa isagiin filan. waa kaas oo durba waar waartii idanka badiyay.
  3. Xaaji Xunjuf;813002 wrote: Because cadaw shiisheeye lala ma dagaalamayo wa arimo gudaheed oo ka jira dalka gudihisa oo u bahaan in la xaliyo, hada cadaw shiisheeye lala dagaalami laha habeen lama fadhiyeen imika inamadan hada ciidanka qarankaa u soo qabtay waad arki baritoole ba hadana la sii deyn doona. Dal beel, yaa kula dal ah war labaatan sano ayaad baryo iyo laaluush wax ku raadinaysaan ilaa hadana waxaad gacanta ku haysaa Xaabsade oo isaguna yaaban oo laalushkii kahoryimid, marka baryada badan iska daa iyo calaacalka oo dadka guryahooda uga baxa hadii kale dhimasho joogta ah u diyaar garoow labada qarni oo soo socota.
  4. Xaaji Xunjuf;813008 wrote: The Garowe clan enclave has nothing to do with this you are one the sidelines once again reer Somaliland will solve their differences in the long term and there is nothing you can do about it. lool you are deluded if you believe there people who share with Somaliland.
  5. Xaaji Candhuuf badne things are getting difficult for Siiillaandho. There are no winners in this never ending war, but the losers are the SNM clan enclave. I think it’s about time you tell the old senile to vacate people's properties.
  6. He was in Hargeisa yesterday, so well done to Turkey they are keeping their promise to help Somalia.
  7. ^Adigu mar walba dagaal aad isaga jirtaa, maxaa ka si ah? I don't want to shoot him dead, nor I meant to be shot dead. He was a rebel once, and Sh Aways is rebel now so if he redeems himself he desrves same treatment? What part of that don't you get? Tan kale Sh Sharif adi ma dadka aad ka xigtaa, maxaad u soo oradaa markii lasoo hadal qaado? waa madaxwayne Somaliyed, Cisalay kaliya ma xukumo, Gartay?
  8. General Duke;812520 wrote: He should be shot without any fuss or ceremony. If every one is being shot dead, Sh sharif would have been shot dead long time ago. He should be given a chance to redeem himself, I say
  9. Alshabab has recaptured most of the areas they lost yesterday. Jowhar.com reports Xarakada Al-Shabaab ayaa galabta warbaahinta u soo bandhigay xaqiiqda ka jirta degmada Dayniile, kadib markii shalay dagala culus uu ka dhacay degmadaas, kaasoo Ciidamada dowladda, iyo AMISOM ku sheegteen inay kula wareegeen Isbitaalka Dayniile, Garoonka diyaaradaha iyo Xarunta degmada. Wakiilka Al-Shabaab u qaabilsan Gobolka Banaadir Sheekh Maxamed Abuu Cabdiraxmaan ayaa saxaafada soo tusiyay Xarunta degmada, Isbitaalka, iyo Garoonka diyaaradaha, iyadoo ay wehlinayeen Dagaalyahano ka tirsan Shabaab oo ku hubeysnaa qoryaha noocyadiisa kala duwan, wejigana u xirnaa. Abuu Cabdiraxmaan ayaa saxaafada kula hadlay albaabka hore ee Isbitaalka Dayniile, halkaasoo shalay madaafiic ay ku dhaceen, waxaana uu sheegay in gacanta ku hayaan.
  10. http://shabelle.net/2012/03/31/xasan-daahir-oo-ka-soo-horjeestay-fikirka-al-shabaab-iyo-al-qaacida-dhageyso/ Xasan Daahir oo ka soo horjeestay fikirka Al Shabaab iyo Al qaacida ( Dhageyso) Shabelle Media Network March 31, 2012 Comments Off Muqdisho: (Sh.M.Network) - Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah saraakiisha Xarakada Al Shabaab ayaa ka soo horjeestay fikirka Xarakada Al Shabaab isagoo ku baaqay in aan dadka lagu gumeysan shaarka Al Qaacida. Xasan Daahir oo shalay ka hadlayay Masjid kuyaala Duleedka Magaalada Muqdisho kadib salaadii Jimcaha ayaa waxa uu qudbadiisa uga hadlay dhowr waxyaabood oo uu sheegay in ay haboontahay in isagu uu diirka ka qaado maadaama sida uu sheegay dadka kale ay ka cabsanayaan in ay arimahaasi ka hadlaan. Sheekh Xasan ayaa ugu horeyn waxa uu ka hadlay bayaan dhawaan ka soo baxay xarakada Al Shabaab kaasi oo uu sheegay in uu ka soo horjeedo, xiligaana aan loo baahneyn in Jihaadka la siyaasadeeyo oo qofkii ka horyimaada la qaarijiyo. Sheekh waxa uu dib ugu laabtay xili uu sheegay in muslimiinta Caalamka ay raadinayeen in ay soo celiyaan Jameecal Islaamiya, markaasi oo uu xusay in ay sameysmeen xarakaaad badan balse Xasan waxa uu is weydiiyay Culumadii xiligaasi jirat in ay gaaleysiin jireen oo ay dili jireen dadka ka horyimaada. Waxa uu sheegay in inta arintaasi raadinteeda lagu guda jiray ay jireen jameecooyin badan oo isku dayay in ay ku dhawaaqaan in ay iyagu yihiin Jameecal muslimiin balse laga hor istaagay laguna wargaliyay in ay ka midyihiin oo kaliya balse aysan kaligood hogaamin karin. Xasan Daahir ayaa sheegay in qof kasta ama xarakaad kasta cida ay doonto heshiis ay la gali karto balse waxa uu diiday in aysan jirin heshiis caalami ah oo muslimiinta oo dhan ay wada gaareen, waxaana uu carabka ku dhuftay in haatan ay jiraan xarakaad isku gali yeelaya arintaasi oo uu tilmaamay in ay ku baneysanayaan dadka dhiigooda taasina ay tahay sababta ku kaliftay in uu arintaani uga hadlo. Warkaasi war dhahan, ma’ahan, dadaalkaani waan ku wada jirnaa laakiin qof gaar ah inta uu shaar gashto dadka yaan lagu waxyeeleyn, iyada oo uu shaarkaasi wali sameysneyn, yaana lagu dilin dadka” ayuu yiri Xasan Daahir. Waxa uu dhinaca kale sheegay in jihaadka lagu jiro haatan uu yahay mid dadka oo dhan laga doonayo balse waxa uu meesha ka saaray in qolo galikood ay isku gali yeelaan Jihaadka cidii ka soo horjeesatana ay awood u adeegsadaan ama ay dilaan. Qudbadda Xasan Daahir Dhageyso adiga ayaa ka sii boqon doonee.
  11. Paragon;811837 wrote: The poet is back with a bang :) How you do govner? long time no see! On serious note though women are very important backbone of our community, the days when we sent boys to school and left girls to deal with the household duties are over. That very primitive, backward custom is regressive and we should be done with it for good. When you carefully analyse the role of women in the developed world, you come to know that how indispensible they are. Where would NHS be without the women nurses/midwives/doctors? Who would teach our children in schools and in colleges without them? What about all back office jobs? They are simply a force to be reckoned with. The only thing for us is where the Somali proverb goes "Sidee xeero lagu xagtaa ilkana u nabad galaan".
  12. http://www.voanews.com/somali/news/Faaqidaadda-Wadahadal-Dhexmara-DKMG-iyo-Al-Shabab-142935735.html Faaqidaadda: Wadahadal Dhexmara DKMG iyo Al-Shabab Harun Macruf | Washington, DC E-mail Daabaco Lahaanshaha: AFP Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay soo bandhigayso qorshe ay ku xasilinayso goobaha laga xoreeyo ururka Al-Shabab, qorshayaasha oo ka kooban afar waxaa ka mid ah: Dib u heshiisiin, soo celinta amniga, dhismaha maamullo maxalli ah iyo soo celinta amarka iyo caddaaladda. Maantana ciidamada AMISOM waxay sheegeen inay diyaar u yihiin inay isku ballaadhiyaan Soomaaliya inkastoo ay ka digeen in weli ay caqabado jiri karaan. Haddaba istiraatijiyadan ma tahay mid dawladda u horseedi karta inay awooddeeda dalka ku ballaadhiso? Dhinaca kalena ururka Al-Shabab maxaa istiraatijiyo ah ee u bannaan kaidb dib u dhacyada milatari ee ugu dmabeeyey ee la soo darsay? Suurtogal ma tahay in dawladda iyo Al-Shabab ay wada hadlaan? Su’aalahaas iyo kale ayuu maanta ku saabsan yahay barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka.
  13. Aaliyyah;811685 wrote: ^ and how many posts do you have in your other account? LOL Ayeeyo ha ii gafin anigu isma qar qariyo. Halkaan lee leeyahay. anigu waxaa iigu dambaysay iyadoo hal computer hal magac kabadan aadan ka samaysan karin labo magac oo ISP gaaga lagaa raacdaynayo.
  14. Adiga tobon sano aad almost 5 thousand maraysaa, ani 1000 san kii baa ii gooyay toban sano iyo ka badan
  15. ^ Well said there. I can't believe this is your first post. Welcome to SOL.
  16. ^lol..Good try. aad baan u jeclaan lahaa inuu arinkku saa yahay. Haduu ba yahayse ma inaa qofka caawisaa mise waa inaad qas la timaadid. Aaliyah Ayeeyo is OK? Now I know how you look like, this habar in tight jeans and tight T-shirt with grey hair sticking out from her gambo
  17. ^take who? Dadka qaarkiis xikamad daro inaan lala hadlin baa la qaata, marka waan isaga aamusi. Aaliyah OK ayeeyo baa waxaas oo dhan ka fiican I hope we settled that bit
  18. Xaaji Candhuuf waa ku kacday maanta, mise waa qaadiraysan yahay mooyi.
  19. LOL Elpunto, these ladies are urguing for the sake of defending feminsm and women liberty without giving much consideration to the issue under discussion, its like they have been attending women's orientation and they have been programmed and left to their devices. Aaliyah, its out of respect, I can call you habaryar if you don't like it
  20. Narnia and Aliyah, eedooyin waa idinka qaatay ( Look how sweet I'm ). Somlina meesha tartan kama furna, this thread is specifically about ladies going to university, do you agree, disagree and what is your solution to the barriers that are faced by the muslim ladies. I don't know about you but I would think twice sending my daughter away rather than my son, ladies are too vulnerable to trek in those kind of enviroment.
  21. OK that might be true at the local level, but Somaliland is not sincere about dialogue, you need to send the clan that has grievances from the state. Rayaale was part of Siyad Bare's junta so he was the part of the problem. You don't want to negotiate with some guy who's looking over his shoulder and can not give any concessions.
  22. Caraaf tell that taletale in the Marfish. The day Reer Somali layn ay Qabiilka iska daayaan, the end is nigh!