Samafal

Nomad
  • Content Count

    1,803
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    23

Everything posted by Samafal

  1. I don't get where all this hate for mainly Muslim Oromo brothers is stemming from. Oromos are our closest cousins. The DNA proves this. We should embrace them and welcome them as they are at first our Muslim brothers and secondly when it comes to that vast powerful country next door, they could be and have been the nearest political ally. Mohamed Siyad Barre went as far as calling them Somali Aboow. Many Oromos speak Somali and live in Somalia to this day. Land disputes between nomadic tribes has always existed and will exist between Somalis and Oromos as well as it exists with in the Somalis themselves, so this can not be used to justify bashing and declaring war on Oromos.
  2. Qof muslim ah inaad gaalnimo ku xukuntid waxaa laga kasbadaa gaalnimo. Hadalka meesha ku qoran Faroole ma oran si fiican u dhagaysata. Wuxuu yiri Constituitionka Puntland wuxuu ku dhisanyahay Shareecada Islaamka laakiin wax walba shareecadu (ma aysan faahfaahin) sida sharciyadda baabuurta lagu kala hago. Hadalka meesha uu udhacayo waa la iska garanayaa. Waa Alshabaab Propaganda ay kula dirirayso Puntland.
  3. Waxaa la yiri ama talo keen noqo ama talo raac. Marka reer Puntland hadii ay noqdeen talo keen paranoia halo joojiyo oo halgu daba faylo.
  4. I don't see any change this resolution will bring. Somalis had always access to light weapons through Ethopia and Eriteria. However, I hope Hassan Culusoow gives priority to integrating different militias, training, capacity enhancement and paying their salaries on regular basis. That would ensure that rogue militias don't sell their weapons to likes of Alshabab and warlords.
  5. Abwaan ninku haduu dadka u dhaxayn lahaa cidna ma mucaaradeen ee waxaa ka muuqda inuu u adeegayo hal dhinac soona noolaynayo qabyaaldii Somaliya kasii baxaysay waxa waalayana waa adigoo kale oo raadinaya nin danaha cidiina kaliya ka shaqeeya. Wadanka waa la wada leeyahay Culusoow kaliya taladiisa ma leh. Cidna ka yeeli mayso in wixii intaas lagu soo dhimanayay in nin intuu primeminsterkii iyo baarlamaankii hoosta gashto wuxuu rabo sameeyo. Mida kale gocosha ma jirto ee sida wadankan dowlad shaqaysa oo wixii lagu heshiiyey hirgalisa baa loo baahanyahay. Roadmapkii uu ku yimid Ciulusoow waa tii reerkiinu lahaa Puntland baa wadato oo reer muqdishaa loogu dan leeyahay, markaa la yiri warlords halaga saaroo cidii qoryaha soo guratay waa la ogaa, marka waa is fahmi kartaa marka cidda nabada diidan iyo cidda kale hadii caqli saliima aad ku cabirto. XX, Sh Shariif had his short comings but no one ever could accuse him as clanist something we can't say about Mr. Culusoow. There has to be some one who can gain the confidence of all Somalis not certain hardcore tribalist like Abwaan and Mr Unuka yaanyada iska leh
  6. Hassan Culusoow Somaliya waaba uga sii daraya baa moodaa. Qabyaaladii sii dhimanaysay baaba soo naaxaysa, Sh Shriif baa wax badana ka caqli fiicnaa oo fahansanaa sida Somalida la iskugu wado. Ninkaan waaba Abwano oo madax wayne la ga dhigay bal adigu tab dheh. Alloow sahal umuuraha. Dadbaa nabad u diidan Somalia balse aan aragno meesha lagu furo.
  7. If this HAG has any tooth, should concentrate on their energy on fixing their own back yards and unite the regions claimed by them. Juboonyinka oo minority ka joogto waxay ugu booteeyaan waa gardaro waalan. Dagaalka ay ku baaqayaan si fiican bay u yaqaanan dhibaatadiisa hadii cidu faaido ka keenaysana iyagaa ka keeni lahaa. Dhulkan waa dhul Soomaliyeed ha lawada dago xaasidnimada iyo wax isku ogolaan la'aanta ha la joojiyo. Wabillahi Towfiiq
  8. Culusoow & Co's inexperience are coming out. They could have really handled this better. If they felt the project was not inclusive, they could have taken steps to make it inclusive instead of sabotaging the whole thing. Somali tribalism is at work here. Imagine this was Galgaduud, Hiiraan and Galmudug in the processing of agreeing to form autonomous state, who would in their right mind be against for a such administration for a such a trouble region.
  9. Ninkaan waayadan oo dhan wuxuu ahaa Sheikha u fadwooda Alshabaab wayna ku dhaartaan. Website Somali memo la dhaho buu fatwooyinkiisa ku gudbiyaa. Kenyatu dhalashu haystaa marka Kenyatu Marna wii xiraan marna way sii daayaan. Ninkaan waa in maamulada Soomalida la soo wareegaan si cadaalada loo horkeeno oo la waydiiyo dadka uu fatwooyinkiisa ku dilay.
  10. ^ Kan isaga faaido ma leh. Umal baa si fiican u radiyay. Kenyatigu iyagoo xiray baan ogaa goormay fasaxeen?
  11. Mooge, you are wrong on this. Alshabab are wicked group built on wicked ideology and does not have clan or state borders. The boy who killed the good Sheikh might be Somalilander by clan affiliation today but tomorrow he might be your brother or own son. Alshabaab have interests not permanent friends. The reason why assassinations don't happen very often (might that continue Inshallah) is not to do with Somalilan'd security strength but it's more to do with logistical and military tactics from Alshabaab side. Alshabab take it's enemy one by one and not at once, so as they don't face concerted resistance. Five years ago I predicted that Alshabab will target Puntland next and advised Puntland to strengthen it's defences and join forces with the TFG, but people thought Puntland's defences were not to be breached. Somaliland is at the same point where Puntland was five years ago and should join the war on extremism and falsehood before its too late. Somaliland and Puntland should work together to eradicate this evil from their areas now.
  12. Sxb we lived by hope for 23 years and still do,s o don't take it away from us.
  13. ^ The people who are interrogating him are not the police or any one from the authority. They are same people who caught him hence the anger . But he is now doing well and cooperating with the police.
  14. Xabad The Sheikh was killed while praying in the Masjid and the person who killed him targeted him from the window. His body guards (His sons & relatives) were praying behind him. How could some one prevent that? If some one is so determined to kill some one in the Masjid while in the Jamaa, in my opinion it's difficult to defend against that.
  15. Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cabdi Xersi Cali “Qarjab” oo goordhow Raxanreeb la hadlay ayaa sheegay in lagu hayo ninkii dilka geystay ka dib markii dadkii meesha joogay ay ku xoomeen ninkaasi oo watay bastoolad.
  16. Allah ha u naxariistee waxaa goordhow bartamaha magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland lagu dilay Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo ka mid ah culimada ugu waaweyn deegaanada Puntland iyo Soomaaliya. Wararka ugu horeeya ayaa sheegaya in Sheekh C/qaadir lagu dilay afaafka hore ee masjidka Beder ee ku dhow gurigiisa bartamaha magaalada Garowe waxyar ka dib markii uu soo tukaday Salaadii Casar. Labo ruux oo kale ayaa la sheegayaa inay goobta ku dhaawacmeen ka dib markii ninkii dilay wadaadka uu rasaas badan furay. Meydka Sheekh C/qaadir Nuur Faarax ayaa loo qaaday gurigiisa, waxaana goobta soo gaaray ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Puntland dilka Sheekh ka dib. Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cabdi Xersi Cali “Qarjab” oo goordhow Raxanreeb la hadlay ayaa sheegay in lagu hayo ninkii dilka geystay ka dib markii dadkii meesha joogay ay ku xoomeen ninkaasi oo watay bastoolad. Ma jirto illaa hadda cid si gaar ah loogu eedeeyay inay ka dambeyso dilka Sheekh C/qaadir. Hase yeeshee waxaa hiorey u jirtay digniino fara badan oo ururka Al Shabaab ay u jeediyeen Sheekh C/qaadir oo marar badan si muuqata u weeraray dagaalka Al Shabaab ay ka wadaan gudaha Soomaaliya. Wuxuuna Sheekh C/qaadir iyo culimo kale si weyn u mucaaradeen siyaasadda dagaalka ee huwan diinta ee ay ku dhaqanto kooxda Al Shabaab. Xaalada magaalada Garowe ayaa aad u kacsan waxaan dadku hadalhayaan dilka Sheekh C/qaadir oo ka mid ahaa culimada waaweyn ee Jameecada Ictisaam (Al Itixaadkii hore) oo si weyna looga yaqaano guud ahaan dalka. Allah ha u naxariisto Sheekh C/qaadir Nuur Faarax. Faahfaahin kale dib ayaan ka soo qori doonaa, Insha Allaah.
  17. Jacper Sheikhii waa la dilay ee u ducee. Ilaahay janadii ha ka waraabiyo. Horeybu u sheegay inuusan ka baqayn in la dilo markii tiisu dhamaatana u dhimanayo. There are reports that the killer has been captured alive.
  18. Garoowe:degdeg,Shiikh CabdulQaadir Nuur Faarax oo goordhawyd lagu dilay Garoowe. 15. februar 2013 APL Alle ha u naxariistee waxaa goordhawayd lagu dilay magaalada Garoowe Shiikh C/Qadir Nuur Faarax oo ka mid ah culi’mada Somalida ugu waawayn,kana qayb qaadan jiray baraarujinta,wacdiga & waanada Umadda. Ma cadda in la qabtay cidii dishay,dawladdu weli kama hadlin ,dilkanu goordhawyd ayuuba dhacay, Shiikha ayaa la sheegayaa in lagu dhex dilay Masaajika Beder oo ku tkaday Salaadda casar,wixii ka soo kordha waan idiin soo gudbin doonaa Insha Alaah. Inaa lilaahi wa Inaalaahi Rajacuun,taci baan hadaani nahahay bahda Allpuntland u diraynaa,qoyskii,eheladii ummadda reer Puntland & tan soomaaliyeed guud ahaan,in samir & Iimaan eebe ka siiyo isgana qabriga Eebe u nuuriyo Amiin Amiin. Nagala soo xiriir >> webmaster@allpuntland.com
  19. ar deg deg ah oo naxdin leh oo Puntlandpost soo gaaray mardhow ayaa naloo sheegay in la dilay Sheekhii caanka ahaa ee Soomaaliyeed Sheekh C/qaadir Faarax Nuur. Shaqsigii dilka geystay ayaa warar hordhac ay sheegayaan in la qabtay. Dilka Sheekha ayaa noqday mid aad looga qaracmay maanta Soomaaliya & Deegaanada Puntland oo dhan. Ilaahay samir iyo Iimaan hanaga siiyo dhammaanteen Aamiin :: amiin , ma dhinte Waa ilaahay (SWT)
  20. Col Muxiyiddin is safe and sound and the latest is that the suicide bomb was a failure as it only killed the man who was intending to harm the innocent people. Alshabaab claimed it.
  21. Samafal

    Xasuuq 1991

    That was our dark days. We need to find a way of telling the stories to remind the next generation of what we have been through without opening Pandora box. One way of going about is individualizing the victims and perpetrators rather than tribalising it, which might hard for us Somalis to do.
  22. ^ It's not about carrying guns but the timing that is important here. Horseed Media is anti Farool'e Xisbiga Hantiwadaaga Kacaanga Puntland, so they're purporting his party not liked by the masses in Galkio therefore they are unable to open part's office in Galkio, so the governer goes his way to open the party's office and registers people by barrel of the gun. An accusation he denies.
  23. Midkaan threadyadiisa oo dhan waa caqli xumo. War gabdh is asturtay seebaad u barbardhigtaa naag qaawan Allah caqli kusiiyee?
  24. Mr catoow badane miyaa hadana caqli ka raadisay. Adaa u aayi. war Muuse Suude Yalaxoow orod raadi oo quoute garee isaga kan ka caqli badanaa.