-
Content Count
1,788 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
21
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Samafal
-
Makhiri, stop fadhikudirir nacnac. Gaas is the best leader Puntland have ever had. Ilkajiir and likes are the real failures.
-
lol Muuse Ooyaaye is signing agreements with himself now?
-
Gooni, horta wax lagaala dooda ma jidho. Hadal aad tiri baan beeniyey oo ahaa Somaliland intuu meesha yimid bay Sool inteeda badan qabsatay. Waana hadal aan run ahayn waanan cadeeyey, wax xaqiiq ahna maadan keenin meesha. Hadii aad qof mucaaradaysid way fiicantahay laakiin wax run ah ku salee mucaaradnimadaada. Anigu C/wali uma doodayo, laakiin waxaan kuu sheegayaa waxa sanadkaan la tartamayo wax isaga dhaama ma arko. Hadii labadalana wax ay soo kordhinayso maleh aan ka ahayn shan sano oo kale oo dibu dhaca ah. Mida kale, sxb Puntland lacag ay qaad ugu gado reer Sool meesha mataal. Askartii amniga ilaalinaysay baa mushaar loo la'ayahay xagee niman hadba dhinac usocda qaad ugu gadaa? Federaalka iyo maamulada wax dhexyaal ma jiro oo hada muuqda. Federaalku shaqadiisii intuu gabay oo maanta Alshabaab ay weerarayaan Villa Somalia, marmasiiyo dowlad goboleedyo baa ku dhagan yaan laga dhigan. Xagee bay kaga dhaganyihiin bal sheeg?
-
Maakhiri, intii ugu waynayd baa tiri hadana Taleex baad sheegtay. Hadaba warmooge baad tahay. Taleex Somaliland ma haysato. Waxaa isku haysto labo jufo oo midna taagero ka haysto Puntland midna Somaliland. Wasiirada labada dhinacba way tagaan markay rabaan. Ciidamo beeleedyo labada dhinac ahna way joogaan. Arintan waxay soo bilaabatay wakhtigii Faroole. Labo jifo oo hal beel isla ah baa midna raacday Khaatumo midna raacday ina Cali Shire oo ahaa madaxwaynihii ki xigeenkii Puntland. Markaasuu intuu ciidamadii Puntland ka xaystay jufadii raacday Khaatumo baabah ka dhigay magaaladiina kasaaray. Dadbadan baa ku dhintay. Arintii markii dambe waxay ku heshiiyeen in ciidamada meesha laga saaro. Jufadii kalana saas bay Simaliland ugu gashay. Waana caro ay ka qaadeen Ina Cali Shire wax AbdiwalI Gaas ku shuqul lahaa ma ahayn.
-
LOL@Stockholme Syndrome his response to Ali Khalif Gooni Beenta daa C/wali Tukaraq kaliya baa laga qabsaday iyadana dagaal baa ka socda. Federalkana sifiican buu ula shaqeeyaa ee idinku guulwadenimo baad dowlad utaqaaniin. Dowladnimadu waa sharciga oo la raaco iyo wixii lagu heshiiyay.
-
Ninkaan wuxuu laqaylinayaa shirkada Daalo ee reerkooda buu ka baqayaa in meesha laga saaro. Waxaad arkaysaa markasta oo sheekadu ku xumaato waxay ku waashaa yaan lasiyaadsadayn waxaas. Iyagu wax walba way siyaadsadeeyaan.
-
21 sano bay laboboqol oo kilo mitir Jeegaant soo guurguuranaynayeen hadana labo bilood bay dagaal sugi la'ayihiin . Dagaalka markaad rabteen baad soo qaadeen, kuwaana markii ay rabaan bay qaadi. Ma aha markaad idinku rabtaan. Hadii aad dagdagsantihiin idinku bal sii hormara oo Yoocade taga. Hadalku waa dhanyahay.
-
Xaaji Xunduf, sidii gabar yar oo foodlay ah baad u tirsanaysaa Walaahi Marka abaayo iska neefso :)
-
Tallaabo wacdiga ha jamcine mufrad kadhig bootadu hal dhinac bay kasocotaa. Ina adeerkaa waxay ka maraysaa Allah qadhaa iyo qadarkiisa inuu galo. Cuddurkii qabyaalada jaahilnimo diineed buu kudarsaday. Waraa Xaaji, horta istaqfurilayso oo Allah hawlihiisa ha galin. Mida kale meel qabiilkaagu kayga kaga adkaaday taariikhda kuma hayo, hadana uma jeedo. Waxaan ogahay uun idinkana mar ladin cayrsado oo watii madaxwaynihiinii dhamaa lageeyay duleedka Burco oo idinku qaadatay sanado inaad dib isku soo abaabushaan. Markii dambana reer Puntland awoodoodii oo dhan waxay isugu geeyeen sidii koonfur dowlad uga dhalan lahayd, idinkana waaba idinka jeesteen oo waa idin yasayeen. Taas waaye mida aad ku kibirteen. Marka aad meelaha hada aad qabsateen aad qabsanayseena, wiilal Sool Clan ah ood laaluushteen baad kutimaadeen ee xoog idinku aad leedihiin kumaydan iman. Bal wakaase Buuhoodle oo idinku dhow oo waliba Togdheer katirsan qabsada. Bal wakaase Badhan, Dahar, Xiingalool, Laasqoray qabsada waa xuduud kiina aad sheegataane. Marka booto iyo waxbaan ka adkahay ama ka adkaan jiray waa sheeko caruur afka laga sheegay wax run kudhisan ma aha ee isaga celceli waa intaasoo hurdo kaaga timaadaaye.
-
Laa Xawla Walaa Quwata Ilaa Billaah Ma Allah baad wax uqoraysaa mise isagaa Wax qora. Bisinka. War heedhe bootada waa laguugu yaqaanaye, Allah seeg haku darsan. Tan Puntland iyo Jeegaanta ah rag isku jooga looma dardaar wariyo. Waanu arkin meesha ay ku dambayso.
-
Jeegaan are facing economic problems as well. Remember Muuse Ooyaaye and his ministers took salary cuts as well as doing street fund raising in Hargaisa to support Tukaraq militia. That tells you what economic shit that they are in. Camey is just addressing the local demands of money from government, and reminding people to contribute to war efforts. Something Jeegaan have already started streeet fund raising long time ago, and forcing shops to pay Qaaraan. Qaaraan for Qabiil expansionism In the words of Taani it took Jeegaanta 21 years to get to Tukaraq. We will see how long it takes Puntland to get it back. For the first time for many years Puntland is determined to humble Jeegaab Kibir. Ragoow kibirka waa lagu jabaa ee taa ha la ogaado.
-
The two professors: Back to Muqdisho or Minnesota
Samafal replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Ceebay tacaal. Wuxuu Soomaalinimo ku baroortaba maanta dagaal qabiil buu dhexda uga jiraa. I never took these two brothers seriously. I always sensed dishonesty from their Somalinimo talk. Even when both of them were with the unionist side, they used Somaliland issue to get leverage, and score a point against Puntland or the Somali government. -
Tallaabo, most of the time there is no problem for individual families to sparsely live, work and own properties in any where in the country. But it is when it is done by organised clan like the one shown in the video above it creates suspicion. I saw this problem in Puntland where you see small villages that are only couple of miles apart being established by sub-clans usually funded by diaspora. They think it gives them status and confirms their stake and importance among the larger clan/tribe. Common sense tells you if they build on and develop the existing districts, would have been better for the environment and would enhance better community cohesion.
-
I believe anyone can build and live anywhere in Somalia. However I understand the concern of Bajunis. I think it is just fear of clan domination more than anything else that motivates them. When people are organised on clan basis, it creates fear and uncertainty and this issue should be addressed. I remember Reer Garowe having an issue with Reer Bay & Bakool settlement being built outskirts of Garowe. At the time I thought they were overreacting but Somalia's civil war is based on fear of clan domination perceived or real and we should thread carefully.
-
Tallaabo, my point is not that, mate. My point is they don't do much but expect a lot from Somalis. Case in point how the UAE went bananas when Somalia did not support them against Qatar. Why would they expect for a such a blanket check? What have they done to earn that? I believe neither Qatar nor UAE deserve our internal falling out.
-
Gulf countries are very stingy when it comes to Somalia and very generous for others. Qatar gives billions to Hamas controllled Gaza. Saudi Arabia gave hundreds of billions to Egypt after Mursi was overhrown. UAE is giving billions to Ethopia as we speak. What have they done for Somalis? Nothing. They promise small projects that are never fulfilled. Even the Berbera/Bosaso port investments are well overdue and nothing significant is happening on the ground. I think it time we realise supporting one or other of these mean gulf countries is pointless.
-
Xaaji I thought you hated Oromo? How come Abiye is good guy? What was the rank of Muse Bixi in Somalia army?
-
Have you ever thought something like this for Somalia?
Samafal replied to Old_Observer's topic in Politics
Xaaji, we are fabricating history, are we? Sheekooyinka habraha jikada kaga sheekeestaan baad meesha latimid. No country in their right mind would have supported SNM. They had no footsoldiers that were ready to fight, just as usual a lot of bravado and no action. All they were interested was to throw bullets behind innocent women and children and cry foul. A trait that is continuing to this day. Cuqdad is in your DNA. Even when SSDF was established you were part of it as it was pansomali opposition. The first chairman was from your clan but as usual you battled it and could not bring anything positive to the table. Sxb, you are not going anywhere I am not going anywhere so stop this hate you have anything Somali and love for Gaal Cadaan. -
Have you ever thought something like this for Somalia?
Samafal replied to Old_Observer's topic in Politics
LoL @reputable sources kulahaa. Bal quote one of those reputable sources kkkk been iyo booto iyo jeegaan maxaa usku galay. However, even if they laid their weapons for whatever reasons (The fact that Amxaaro became worse than Afwayne one of them, internal fighting the other), it is better than fighting behind women and children, and living with cuqdad, xaasidnimo iyo Soomaali nacayb decades later. At least they fought like men and they laid their weapons like men. -
Have you ever thought something like this for Somalia?
Samafal replied to Old_Observer's topic in Politics
SNM did not fight real war except hiding behind women and children. CHECK SNM did not win any ground but only appeared after collapse of government. CHECK. SNM claimed victory of USC overthrowing government for them. CHECK. Delusion can bring Recognition. UnCheck SSDF was first rebel group that weakened the SomalI army. ( in the hindsight a wrong thing to do). They fought many direct battles not kudhufo oo Ka dhaqaq like SNM for many years (1978-1985). Successfully negotiated with the Somali government when Amxaaro tried to bully them. Check. -
Have you ever thought something like this for Somalia?
Samafal replied to Old_Observer's topic in Politics
Amigo, SNM was a failure. Who in their mind would carry weapons only to burn their own land. Caqli lix saac. That was the first and the last of them. Waa meesha Soomaalidu katiraahdo shimbiri mar bay dab qaaday oo gurigeedii bay ku gubtay. -
Have you ever thought something like this for Somalia?
Samafal replied to Old_Observer's topic in Politics
Look when you are put in your place and exposed your lies and booto, you changed the subject. USC killed many people so did the other side. It is the ugly face of any civil war. But we can not dwell on the past forever and unlike you we do not unearth the dead to beg for ever elusive recognition from Gaalo. We move on and let bygones be bygones. We share a country and we are going to rebuild it together. Adigu meeshaas cuqdad la yuurar.