SayidSomal

Nomads
  • Content Count

    5,307
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by SayidSomal

  1. Originally posted by General Duke: quote: kuwa aad habeyn iyo maalin iska gadid, bal orod su'aal A timely remark. Mr Sayid's lack of confidance is appaling to say the least. adigu iska aamus - markad aragto rag afkooda hooyo ku hadlaaya. haddi aad korannimada daradeed is hayn weydo - isa soo daa addoo ku hadlaya af ajnebi.
  2. Originally posted by Mr. Somalia: Sayid, boqol jeer baan ku iri, cudurada lagu yaqaan dadka aan nasabka ahayn oo dhan, anigu ma aqaan waxa la dhaho. Marka kuwa aad habeyn iyo maalin iska gadid, bal orod su'aal! bal kuwa kugu dhaca wax nooga sheeg - maxay ahaayeen?; qaras iyo aflaadhisho? daawadoduna maxay ahayd? haa, caanaboore? sow saas ma ahayn?
  3. ^war bax warya - maxaad haddalkayga aan horay u dhahay, ugu soo celinnaysaa? miyaad wax kale la iman karin? - adigu iska aamus -Libaax iyo Yey midna ma lihid - waxaa ugu dhow oo aad leedahay waa Waraabe! - waraabahana waa laga adagyahay
  4. KK, walaashay, adiga marwalba waa kuu dheganuglahay - saas oy tahay - casharka aan af soomaaliga ku barayo korankaan ku magac dheer GD ha nagu kala dirin - oo hanaga dhexgellin.
  5. eriga haddaan fahmin ii sharax dheh - intaad dhihi lahayd af-soomaali ma aha. Duke Koran baan manta aamusiyay - saxiibbadiisna waa u go'yeen. habbeen wanaaagsan akhyarta. Duke - wakhtigaga doonto qaado - markii lagu soo fasiro soo noqo, ama kaba bood waxaan kugu iri, balse af ingiriis haygu habbaarin caawa
  6. ^^SoomaaLish (Soomaali+English) waa af ***** - labada mid uun qor, haysku dhex qasin) - ama - iska aamus sida Duke Koran
  7. ^taasi wa cay - laguu qarinaayo in aadan wax kale ogayn
  8. Dhakhtarrada Somalia baa ka waayo aragsan kuwaas Yemeniyiinta ah ee wada qayilsan. Mr. Somalia - in aad soomaali tahay waa loo jeedaye - caanabooraha iska yaray. horta weli cudurkii af soomaali ma ku soo ogaatay? Duke - waa Koran (mr. somalia. u sharax intuusan moodin in aan Quraan ugu yeeray)
  9. adeer kuma ahi, ma cabdullahi yusuf baad i mooday? af-soomaali ma ku hadashaa - mise - waad ka fantaa? haddii aad leedahay laba xiniinyod - af soomali ku jawaab - haddii kalena af ingiriis
  10. Wax fahan! – waa amar faduul ah iyo indha adagnimo wax ku mari aan geed loogu soo gabto lahayn. Ma garatay? – waa su’aal raadinaysa heshiisnimo, isfahannimo iyo in la isla gaan qaado (reconciliatory! – for the Somali challenged) Kooxde baad ka midtahay?
  11. Codsi guud: manta ka bacdi yaan waxaan ka ahayn af soomaali lagula hadlan duke iyo kuwa ag orda - si loo ogaado wixii soomaali ah iyo kuwa soomaalinimada ku dhuumanaaya.
  12. 'adeer' ma eriga kalli ah ee af soomaali ah oo aad qori kadho miyaa? haddey saas tahay - ana waxaan ka helaa in aan dulmiyo kuwa soomaali sheegta
  13. Originally posted by General Duke: Sayid Somali, adeer don’t worry about my Somali, as long as I understand your gibberish its all good innit. @innit? Car(ingiriis ma aha ) af soomaali igula haddal. soomaalidu waxay ku mahmahdaa - nin car ku yidhi wax kula ma harin
  14. Malika boqorad waaya! bal soo day-day.
  15. Juxa - bal qolka dumarka gal oo Malika ka soo firi, fadlan
  16. yes i do have comprehension problem with all the gibberish, nonsense, rubbish, garbage, gabble, twaddle, claptrap, baloney, gobbledygook, drivel, jabber –chatter, babbles, prattles and pretty much whatever else you write in english - so care to try somali?
  17. if anybody should be thanked for gibberish - you deserved to be heaped with accolades of awards for it
  18. ^dadka Qardho jooga way qurux badan yihiin - saasay sawirrada isaga qarinnayaan Duke - hates Qardho that is why he keeps misspelling it Ngonge - isku dhejinta laydin kuma aqoon e maxaa jidha?
  19. ^^ that is just a coincidence our meetings had nothing to do with clan. p.s. if anything clanish, he would have prefered to have met Your clan than meet Me (obviously because of my clan) :cool:
  20. ^war bax warya - orod oo af soomaaliga soo baro Jamaac Qamar is not a tuulo is a degmo reer miyi (you are just upset it is being compared to Burco, when youb should have been happy) Qardho waa tuulada ugu taal weyn adduunkoo dhan Qardho waa magaalada ugu wanaagsan caalamkoo dhan
  21. Originally posted by General Duke: ^^^ Wonderful stuff, Adeer I am so happy for you that you met the legend, but people without any backbone usually claim such things. Thus one will take your claim with a pinch of salt. war, take it with a palm full of salt for all i care. i did not claim to have met the man (although fyi - he met me :cool: ) i claim to know him more than most of you here. Che - clan is not everything.
  22. ^^ u sheeg saxiib BTW - Qardho roob ka da'ay -