SayidSomal

Nomads
  • Content Count

    5,307
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by SayidSomal

  1. Bishimo aamusaa waxay helaan, inay badbaadaane Rag balaayo iyo ceeb ninkii, igula baayooda Inaan baxarka moolkaa ku ridi, ba’a ee yow sheega :D
  2. Sug dumaashi weli gelin ma dhicin'e - thread cusub baa dhalan doonta
  3. ^ Showqi - give me the 411 on what has happened. Xaggee wax ka dhaceen?
  4. In accordance with dumaashiday maahmaahdeedii ahayd "nin aad ka adagtahay aa 'sorry' la dhaha" - I hereby say sorry to Ngonge.
  5. ^^ :D Af *****lan waa dahab!
  6. NGONGE;763708 wrote: Warka? Waxa la yedhi; Sayid gabay ma xado, wuu amaahdaa uun. Juxa, now I see why you love your in laws from a distance, waa qaxar fooqal qaxar yaakhi. :D Talking about waxa la yidhi - Jacaylbaro aya laga haya hadda ka hor in adiga iyo marwodaado in aa hadal kaan soo socda is waydaarsateen mar aad gaariga Jacaylbaro ku wada jidheen idin koo arkay dibiyaal meel daaqaya - markaasad adigu hadalka bilowday - adoo dhahaya; Mr Ngonge - (pointing to the bulls grazing) "relatives of yours?" Mrs Ngonge - "yes, they are my in laws"
  7. Juxa;763723 wrote: allaha unaxariisto sheikha, it is truely sad culimada inla laayo Indeed it is a sad day markii culimada la calamadaysto - Alle ha inaga badbaadiyo balaayodaan.
  8. Jacaylbaro;763713 wrote: How about some others who knew about the threat took the chance and killed him so that they will not be noticed ??? Allah ha u naxariisto sheekha ... I don't follow you logic here saxiib, care to explain further? Indeed Allah ha u naxariisto sheekha.
  9. Gheelle.T;763742 wrote: Sheekha Allah ha u naxariisto. Culimmadu waa birgaydo, nimankan afka duuban si kaskastoow ugu soo hanjabaan, marna qof Sheikh ahi waardiye isma ag dhigayo. Qofka leh Iimaanka wanaagsan, mowdka kama baqo. Allah janadii ha geeyo Sheikh Axmad Xaaji Cabdiraxman. Gheelle, you are in agreement with my mother here. But I am of the opinion that when the lives of our scholars are threatened we should be able to protect them. If that means sending out bodyguards with them so be it - Haddii toodu gasho, then wax laga qabon karo ma jidha but at least the security will be able to exchange fire with these evil people and kill or apprehend some of them, instead of them get away with it at least in this world, since they won't be able to get away with it in the next world.
  10. First of all Alla ha u naxariisto Marxuumka, sabar iyo iimaan Alle haka siiyo ehelkiisa iyo umada uu macalimka iyo caalimka u aha. But one thing really bothers me about this whole situation - Why if the government, relatives and other well meaning people who knew about this threat to the good sheikhs life did not take measures to protect him by providing bodyguards and such? More importantly, will these people now provide security to the rest of the Culimas?
  11. You can listen to the audio and read more info on here
  12. Waxaa xalay Masjidka ugu weyn magaalada Boosaaso ee Al-Rowda ka dhacay kulan diimeed ay qaar kamid ah Culimada ugu waaweyn Puntland kasoo qayb galeen kaas oo ahaa mid lagu soo qaaday arimo dhowr ah islamarkaana lagaga sheekeynayey Taariikh nololeedka Caalimkii Soomaaliyeed ee galbaday Eebe ha u raxmadee Dr. Axmed Xaaji Cabdiraxmaan. Kulankaas oo ay kasoo qayb galeen dadweyne aad u tira badan ayaa waxaa culimadii ka hadlay kamid ahaa: Sheekh Daahir Aw-Cabdi. Sheekh Cabdiqaadir Nuur Faarax. iyo Sheekh Fu’aad Maxamuud Xaaji Nuur. Ugu horeyn waxaa halkaas ka hadlay Sheekh Daahir Aw-Cabdiw oo kamid ah Culimaa’uddiinka ugu waaweyn gobolka Bari iyo guud ahaan Puntland oo ay isaga Marxuum Axmed Cabdiraxmaan aad isugu dhowaayeen, saaxiibo isjecel oo in mudo ah soo wada socdeyna ay ahaayeen. Sheekhu wuxuu si faah faahsan uga waramay taariikh nololeedka Dr. Axmed Cabdiraxmaan intii uu ka yaqaaney, Waxbarashadiisa, Kartidiisa, Qoyskiisa, isagoo sheegay inuu ahaa shakhsi caqli badan, fikirdheer, dulqaad iyo deeqsinimana caan ku ah. Sheekh Daahir Aw-Cabdi wuxuu sidoo kale soo bandhigay Shahaadooyinkii Jaamacadeed ee Marxuum Axmed Xaaji isagoo dhinaca kale ka waramay sida uu tacliinta heerka sare uga gaarey islamarkaana xusay in sheekhu uu mar walba geli jirey kaalinta 1-aad. Hadalka Sheekh Daahir oo ahaa mid aad u dheer ayuu sidoo kale kusoo qaaday sababihii ka danbeeyey dilkii Dr. Axmed Xaaji Cabdiraxmaan isagoo banaanka soo dhigay xogo badan oo ku saabsan cida dilka sheekha ka danbeysey sidoo kalena cadeeyey in ay jireen dhowr mar oo isaga iyo marxuumka geeriyoodeyba si daran loogu soo hanjabey loona sheegay in la dili doono. ................................................................................................................................................................................................... Waxaa isna kulankaas ka hadlay Sheekh Cabdiqaadir Nuur Faarax oo ka warbixiyey intii uu ka yaqaaney taariikh nololeedka alle ha u naxariistee Dr. Axmed oo uu tilmaamay inuu ahaa Daaci wakhtigiisa in badan oo kamid ah ku bixiyey sidii uu diinta Islaamka u fidin lahaa umadda Soomaaliyeedna wax badan baray. Sheekh Cabdiqaadir oo arimo badan soo hadal qaaday ayaa tilmaamay dilka Sheekha ay ka danbeeyeen Al-shabaab, sababta ay u beegsadeena ay tahay maadaama Sheekhu uu ku jirey Culimo kasoo horjeedsaday fikradaha iyo Siyaasada Al-shabaab, kuwaas oo sheegay in tahay mid aan sharciga Islaamka waafaqsanayn. Wuxuuna sidoo kale xusay in ay jireen marar badan oo loogu hanjabey in la dili doono hadii aanay joojin xiriirka kala dhexeeya dowlada KMG ah ee Soomaaliya iyo xukuumada Puntland, iyo weliba arin walba oo amaanka iyo horumarka bulshada la xiriirta, ayna jireen marar badan oo ay shabaabku isku dayeen in ay tashkiiliyaan si ay uga dhaa dhiciyaan in ay dhinacooda kusoo biiraan waa sida uu Sheekhu hadalka u dhigaye. Sheekh Cabdiqaadir Nuur Faarax wuxuu sidoo kale sheegay in isagu uu ku jiro liiska Culimada ay Shabaabku qorsheeyeen in ay dilaan isagoo taas ka shidaal qaadanayana uu ehelkiisa u dar daarmay, da’diisa oo 70jir ahna xiligan uusan geerida ka cabsi qabin, lagana yaabo in hadii gacan ka xaq darani ay disho uu ilaahey sidaas Shahaado ku siiyo. Ugu danbeyntii wuxuu sheekhu umadda reer Puntland gaar ahaan dadka degmada Boosaaso ku nool ugu baaqay in ay meel ugasoo wada jeestaan Al-shabaab , wuxuuna si gaar ah fariin ugu diray dhalinyarada oo uu ku dhiirigeliyey in ay gacan weyn ka qaataan sidii dadka Shabaabka xiriirka la leh loo heli lahaa, isagoo docda kale ugu baaqay dhalinyarada kale ee Shabaabka ka tirsan in ay ka waantoobaan falalka ay ku jiraan oo uu Sheekhu xusay in ay cadaab iyo caro alle u horseedayaan. .................................................................................................................................................................................................... Sheekh Fu’aad Maxamuud Xaaji Nuur oo kamid ah Culimada waaweyn ee Puntland ayaa isna ka hadlay kulankii xalay Masjidka weyn ee Al-Rowda ka dhacay wuxuuna Sheekhu si kulul u canbaareeyey dadkii dilka Dr. Axmed ka danbeeyey oo uu xusay in qaarkood ay gurigiisa Bariiska ka cuni jireen, wuxuuna intaas raaciyey in sheekhu todbaadkii ugu danbeeyey noloshiisa uu dareemayey Khatar aad u xoogan iyo handaad badan oo lagu hayey aawadeed haseyeeshee isagu uu qariyey arintaas Geesinimo ku jirtey aawadeed balse qaar eheladiisa kamid ahi ay geeridiisii kadib arintaas shaaca ka qaadeen. Wuxuu kaloo sheekhu soo hadal qaaday in masiibo weyni ay soo socoto maadaama si xaq darro ah oo bareera loo diley Caalim Ahluddiin ahaa masaalixda bulshadana ka shaqeyn jirey, wuxuuna ilaah uga baryey dadkii dilka sheekha soo maleegey iyo kuwii fuliyeyba in uu Caalamad deg deg ah ka muujiyo iyadoo xiligaas kelmadda ” Aamiin” ay ugu jawaab celiyeen boqolaal qof oo Masjidka Al-Rowda xiligaas ku sugnaa iyo boqolaal kun oo kale oo Idaacadaha maxalliga ah si toos ah uga dhegeysanayey. Sheekha oo hadaladiisu u muuqanayeen kuwo ay qiiro xoog lihi ka muuqato wuxuu cadeeyey in dilka Dr. Axmed ay ka danbeeyeen dad horay abaal weyn loogu galay haseyeeshee iyagu taas bedelkeeda ku abaal gudey in ay dhafoorka ka toogtaan hal doorkii ummadda ahaana Aabe Soomaaliyeed oo ay adag tahay in booskii uu mujtamaca Soomaaliyeed ugu jirey la helo qof si fudud ku buuxiya. Intaas kadib Sheekh Fu’aad Maxamuud Xaaji Nuur wuxuu akhriyey baaq ay Culimada Puntland kasoo saaren dilkii Dr. Axmed Xaaji Cabdiraxmaan oo daraad oo ay taariikhdu ku beegneyd 5/11/2011 la toogtey xilli uu kasoo baxayey Masjidka (Xasan Bin Cali) oo ku dhow gurigiisa ku yaal xaafada Biyo-Kulule ee magaalada Boosaaso.
  13. Dumaashiday saas kuma dhihin! aniguna gabay iyo heeso midna ma xado - adiga u maleeyay oo aan kala aqoon hees iyo gabay - marka ha igu soo lalin wax garashadaada yar ee suugaanta soomaaliyeed. Dumaashiday Alle ha u sahlo hawsha. adigu u ducay intaat leedahay 'cheer up woman'.
  14. ^^Warya dumaashiday ii daa. Dumaashi - we love you too (albeit from distance) Salaan wacaan kuligiin
  15. ^^ :D war go ahead and bang your head against the wall again.
  16. You have given out too much Reputation in the last 24 hours, try again later. Apparently someone had been dishing out too much reputations on my behalf in the last 24 hours, that or 1 reputation in one day is too much for SOL
  17. I remember reading this comment by Guardian's CIf contributor by the name of North north 25 October 2010 2:47PM Incidentally, Blair's kids now carry Irish passports apparently. Frankly, I'd rather be Muslim than Irish. The sex is better. :D
  18. ^^apparently you are 'lucky enough to get it right back"
  19. War aniga wax i soo tuura - given the fact that Ngonge become 'splendid one to behold' on account of going against me in poetry duel
  20. ^didn't you know? - simplicity is the ultimate sophistication
  21. Ask Lychee - i am sure i read it somewhere - where she explained something about heart and the stomach having something to with each other