Haatu

Nomad
  • Content Count

    6,963
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    7

Everything posted by Haatu

  1. ^^ No it is a state within Federal Somalia dee
  2. Haatu

    Intimacy....

    Underground movement eh, I bet you they don't know me as well as they think
  3. I saw a movie last night on channel 5 called The Forgotten. It was one of those movies that require a lot of brain work. Genre - Thriller. I'd rate it 7/10.
  4. Gedo,its war again. Hopefully this will be the last
  5. Only a matter of time before they reach Ras Kaambooni. The government was wise in aligning themselves with this group early on.
  6. I am not against the success of Puntland. It will receive it's rights from the central government like the education look at this: Wasiirka Wasaaradda Ganaciga Dowladda Soomaaliya C/raqshiid Cirro oo ka mid ah wafdi uu horkacayo Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Shirama-arke oo booqasho ku jooga Magaalada Gaalkacyo ee Maamul Gobaleedka Puntland ayaa ka warbixiyay ujeedada socdaalka R/iisul Wasaaraha. C/rashiid Cirro waxaa uu sheegay tan iyo markii Dowladda Soomaaliya lagu soo unkay Dalka Jabuuti in waftigu yahay kii ugu horreyay ee heerkiisa gaarsiisan oo booqasho ku taga deegaannada Maamul Gobaleedka Puntland, waxaana uu sheegay in markii ay tageen Magaalada Gaalkacyo soo dhaweyn heer sare ah kala kulmeen Mas'uuliyiinta ugu sarreysa Maamulka Puntland oo uu horkacayo Madaxweyne C/raxmaan Shiikh Max'ed Faroole. Waxaa uu intaa ku daray Wasiirka in Wafdiga labada dhinac kulamada ugu horreeya ee dhaxmaraya ay kaga wada hadli doonaan arrimo u badan xiriirka Dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Puntland, gaar ahaan waxaa uu farta ku fiiqay in lays kula soo qaadi doono kulamada Mas'uuliiyiinta Dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Puntland qodobo ay ka mid yihiin Nabad-galyada, Dhaqaalaha, Siyaasada iyo Waxbarashada, isaga oodhinaca kale sheegay in sidoo kale laga wada hadli doono iskaashiga labada dhinac maadaama ayuu yiri Maamul Gobaleedka Puntland yahay mid hoos taga Dowladda Soomaaliya. Wasiirku waxaa kale oo uu sheegay in saacadaha soo socda kalamada labada dhinaca ku soo biiri doonaan Wasiirro uu ka mid yahay Wasiirka Hidaha iyo Tacliinta Sare Prof, Ibraahim Xasan Caddow oo maalmihii ugu dambeeyay ku mashquulsanaa sidii deeq Waxbarsho oo dibadda ah loogu diri lahaa Ardeyda Soomaaliyeed ee dhameystay dugsiyada sare ee Dalka. Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa lagu wadaa saacadaha soo socda in uu kulan la qaato Mas'uuliyiin sar sare oo ka tirsan Maamulka Puntland oo uu ka mid yahay Madaxweyne C/raxmaan Faroole oo maalmihii ugu dambeeyay u joogay Magaalada Gaalkacyo arrimo dhinaca Nabad-galyada ah maadaama magaaladaasi ay ka dhaceen dilal is xig-xigay oo ay ugu dambeeyay dilkii lagu fulayay Culimo ka tirsan Jameecada Tabliiqa, kuwaasi oo dhalasho ahaana ka soo jeeda Dalka Pakastan. Dhanka kale, Wasiiru dowlaha maamul wanaagga Puntland Maxamed Faarax (Gaashaan) ayaa xalay mar uu kulan la lahaa wafdiga uu hor kacayo Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya C/rashiid Cumar Cali Sharma-arke, waxa uu kulankaasi ka sheegay in ay dadka ka soo barakacay Koonfurta dalka ay la' yihiin meel kala geeyaan ilaa haatan. Gaashaan ayaa waxa uu hadalkiisa ku daray in looga bahan yahay in dowladda Federalka ay wax ka qabato arinta soo barkacayaasha ku sugan Puntland, isla markaana ay il gaar ah ku fiiriso dadka iyagu halkan ku tabaalaysan. ---- All we are asking you for is to give the central government its rights. As for the roads, airports and all the other infrustructure, the government cannot provide it at this time and moment.
  7. Originally posted by General Duke: ^^^Somali's in Puntland also dont have any ime for self hating clanist who wish death and destruction on them. GD, no one wishes death for Puntland. I have many relatives their plus my sister is married to a man from Puntland. There is no way i would want to see it go into turmoil. The only thing that needs to be addressed is the amount of power Puntland gives to the Government and for people like you to respect the people in power.
  8. It is not about shahaadooyinka ay haystaan but it is about karti and the will to lift the nation from this predicament. Personally, i believe they can do it, may god be with them, aamiin.
  9. Is it now. Know that Shariifs government is getting stronger by the day. Pretty soon IA, the south will be pacified then the top priority will be the unity of the republic. Long gone are the days when people could decide whether or not they follow the legitamate government of the somali people.
  10. You've got to learn to give people a chance. For all the contraversy surrounding Faroole and his people about the fake money, the least of this you should be talking about is enriching oneself at the expense of the people.
  11. GD, you and your NE brethren are sounding more and more like another seccestionist entity. Anaga ku lahaa.
  12. Trust me, jabkooda wuu dhow yahey IA Even our beloved prophet told us the khawaarij never succeed
  13. cilmigaaga dhamaadka aan laheen in aad inoo soo gudbiso diiday, iska saaxo inta kan Paragon uunan xasuusan balantiina ee hagaajinta jigateyda
  14. waaawareey! Intii ay cashar inoo keeni laheyd, waxey ku mashquultey xinna. Walaashey tu kale ayaana adi tahey
  15. Siren, ani iyo fu-fu xaalkeena wuu sahlan yahey. Hadaad nala yaabtey, adigu bal un is eeg, soo adigu matihid macalinkeena? Still waiting for casharka dhamaadkiis
  16. ^^^Walaalow adna maadan is arkin miyaa? PS: The_Siren, casharka gabo gabadiisa ayaanu weli sugeynaa. Garaney sida howsha loo qabto, laakiin sida alaabta loo kala xareeyo iyo sida laysku macasalaameeyo weli ina maadan soo gaarsiin.