-
Content Count
6,963 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
7
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Haatu
-
Beledweyne: Al Shabaab capture 1/2 of the city, shock
Haatu replied to General Duke's topic in Politics
Extreme shock iska dheh -
Ethiopian troops enter Beledweyne, fighting rages in Hiiraan
Haatu replied to General Duke's topic in Politics
C'mon, clan cheerleaders is a bit harsh. Clan has nothing to do with my support for him. Clan wise, I'm more closer to you than him soo clan cheerleaders is not suitable. -
Shabelle: MUQDISHO Xildhibaan Max'ed Qanyare aya sharci daro ku tilmaamay kulankii Masuuliyiinta dowladda iyo maamul goboleedka Puntland ku dhexmaray Magaalada Gaalkacyo. Xildhibaan Max’ed Qanyare Afrax oo ka mid ah mudaanayaasha Barlamanka dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa sheegay in ay tahay sharci daro in maamul goboleedka Puntland oo hordhigi Xukuumadda KMG sharuudo la xariira in hadii ay yimaadaan safaro dibadda ah in xubno ka socdo maamul goboleedkaasi lagu daro iyadoo sidoo kale sharuudahaasi ay qeyb ka ahaayeen arimo dhinaca dhaqaalaha ku saabsan kuwaasi aan wali xalkooda la isla gaarin. Xildhibaan Max’ed Qanyare waxaa uu ku tilmaamay in taasi ay ka dhigantahay laba dowladood oo uu ka dhaxeeyo xisaabtan,isagoo farta ku guday in dowladda lagu soo dhisay 4.5 islamarkaana ay xubno ka yihiin masuuliyiin ka soo jeeda Maamul goboleedka Puntland,waxaana uu hoosta ka xariiqay in xaq ay u leeyihiin in ay helaan xaquuqda gobolada kale ee dalka Soomaaliya. Arintaan ayaa waxaa ay soo ifbaxday kadib wadahadalo ay wada yeesheen Ra’’iisul wasaaraha xukuumadda KMG Soomaaliya iyo madaxweynaha Maamulka Goboleedka Puntland C/raxmaan Faroole iyadoo aysan labada masuul arintaasi isla ogolaan hirgalinteeda. Dhinaca kale waxaa uu ka hadlay arigtida ku aadan burcad badeeda Soomaalida ee falalka afdiibka ka wada biyaha Soomaaliya,waxaana uu sheegay in uu aaminsanyahay in burcad badeeda ay ka koobantahay dhow qeybood kuwaasoo ay ka mid yihiin maraakiibta haraadiga wasaqda ku daadinaysa biyaha Soomaaliya iyo kuwa sida sharci darada ugu kaluumaysanaysa kuwaasi oo ka faa’iidaysanaya ilaalo la’aanta ka jirta biyaha Soomaaliya. Waxaa uu ku baaqay xildhiban qanraye in lala dagaalamo dhamaan dhinacyada uu farta ku goday isagoo sheegay in ay yihiin burcad badeeda rasmiga ah loona baahanyahay in laga hortago. Arigtida ku aadan dhaq dhaqaaqa howlaha burcad badeeda ayaa waxaa aheeyd mid dadku intooda badan ay ku kala duwanaayeen,waxaana dadka qaar ay aaminsanaayeen howlaha burcad badeeda in ay ahaayeen kuwa sharci ah kuwaasi oo la dagaalamaya maraakiib si sharci daro uga kaluumaysanaysa iyo kuwa caadeystay in ay qashin ku shubaan biyaha Soomaaliya halka qaar ka mid ah ay aaminsanyihiin burcad badeeda in howlahooda ay tahay mid sharci daro ah oo aan xiligaan loo baahnayn.
-
Ethiopian troops enter Beledweyne, fighting rages in Hiiraan
Haatu replied to General Duke's topic in Politics
Depressing reality... -
Puntland to be HQ for Somali National Navy: part of agreement
Haatu replied to General Duke's topic in Politics
^ I recognise the WHOLE COUNTRY needs development, as for the 1/3, it is not for me to decide. -
Puntland to be HQ for Somali National Navy: part of agreement
Haatu replied to General Duke's topic in Politics
^ I fully recognise the level of succes Puntland has reached. How many times do I have to say that? -
Ethiopian troops enter Beledweyne, fighting rages in Hiiraan
Haatu replied to General Duke's topic in Politics
wow wow woow. I did not know another Gumeysi was part of the deal. I want my vote back. That TRAITER!! :mad: :eek: -
Puntland to be HQ for Somali National Navy: part of agreement
Haatu replied to General Duke's topic in Politics
But it does follow a Federal System -
WAR DEG DEG AH: Magaalada Muqdisho inteeda badan oo saakay ay la wareegeen Ciidamada Amisom, dibna ay haatan uga soo bexeen goobo dhowr ah. (20-08-2009)Wasaarad da Gaashaandhigga, Guulwadayaasha, Xera jarmal, Shiirkolo, Cali kamiin, Stadio Muqdisho iyo goobo kale ayaa waxaa saakay ku jarmaadey Ciidamda Amisom ee ku sugan Magaalada Muqdisho, iyagoo goobahaas gacanta ku dhigay, hase yeeshee Nusi saaco kadib ayaa la sheegay in ay iskood dib uga soo bexeen goobahaas Marka laga reebo Wasaaradda Gaashaandhigga oo ay saldhigteen. Kooxaha Mucaaradka gaarahaan Alshabab oo aan wax iska caabin ah sameyn markii hore ayaa wararka na soo gaarayaa ay sheegayaan in ay hadda weerar ku hayaan Wasaaradda gaashaandhigga oo ay ku sugan yihiin Ciidamada Amisom. Dhaqdhaqaaqa Amisom oo Xowli ku bilowday ayaa waxaa uu ahaa mid aan la kulmin wax iska caabin ah waxaana howlgalkaan ay Amisom ugu kuur-gelayaan goobaha ay ku taamayaan in ay Mustaqbalka degaan. Wararka qaar ahaa waxay sheegayaan in ay jiraan Isafgarad dhex maray ururka Xisbul Islam iyo dowladda oo sahley in Ciidamada Amisom aan la weerarin intii ay wadada ku sii jireen iyo soo laabashadoodiiba. La soco wixii ku soo kordha. Dalkanews.com Muqdisho
-
A lot of positives there
-
(20-08-2009)Faroole oo ah ninka madaxa ka ah Maamul goboleedka Puntaland & rag ay isku fikir yihiin oo maamulkiisa ka tirsan, ayaa waxay soo diyaarsadeen qodobo aad loola yaabay oo ay ku doonayaan in ay ku afduubaan curaarna ku geliyaan dowladda uu madaxweynaha ka yahay Shariif Sheekh Ahmed. Raysal Wasaaraha dowladda Minimada Qaran Cumar Cabdirashiid oo Booqasho ku tegey waqooyiga Galkacyo, ayaa Mr. Faroole iyo xulafadiisu waxay soo hordhigeen dhowr qodob oo ay dalbadeen in dowladda dhexe ay aqoonsato, iyagoo ku hanjabey in haddii la oggolaan waayo qodobadaas ay ka go,ayaan Soomaaliya ayna gooni isu taagayaan. Qodobada aad loola yaabay ee damaca waalan iyo deeq-busigu uu bud-dhigga u yahay ayaa waxay yihiin kuwaan; 1-In dowladda dhexe ay ka tanaasusho magaca MINIMADA QARAN iyo SHAREECADA ISLAAMKA ee ay sheegtay iney wadanka ku dhaqeyso, ayna ku ekaato FIDARAALKA KUMEEL GAARKA AH. 2-In dhaqaale kasta oo dowladda dhexe ka soo gala gudaha iyo dibeddaba boqolkiiba xisaab leysla garto lagu soo wareejiyo maamul goboleedka Puntland. 3-In lacagaha uu caalamku ugu tala-galay la dagaalanka burcad badeeda ay dowladda dhexe u saxiixdo maamul goboleedka Puntland oo gebi ahaanteedba lagu soo wareejiyo Maamulkooda. 4-In Wafdi kasta oo ay dowladda dhexe shirarka caalamka u dirsaneyso lagu daro shaqsi ka socda Puntland, si ay wax uga ogaadaan dhaqdhaqaaqa dowladda dhexe. 5-In Raysal wasaare Cumar Cabdirashiid uu arrimaha Masuuliyiinta Puntland ee ku jira dowladda dhexe iyo gobollada Puntlandba uga dambeeyo Mr. Faroole. 6-In deeqaha waxbarashada ee ay dowladda dhexe ka hesho caalamka iyo Saraakiisha ciidan ee dibedaha loo dirayaba 40% la siiyo Puntland. Cumar Cabdirashiid ayaa aqbalay qodobka 5-aad, isagoo qodobada kalena sheegay inuu kula laabanayo Madaxweynihiisa Shariif Sheekh Axmed. Qodobadaan ay soo bandhigeen maamul goboleedka Puntland waxay muujinayaan in maamulayaasha gobollada Bari ay ka go,an tahay in ay jawaan ku rogtaan kheyraadka wadanka oo dhan dadka intiisa kalena ay ahaadaan kuwo magacooda lagu qaato oo aan waxba ka soo gaarin. Dalabyadaan ka soo yeeray Mr. Faroole iyo Xulafadiisa ayaa waxay Caay iyo Aflagaaddo ku yihiin Shacabka soomaaliyeed ee Xalaasha ah, gaarahaan kuwooda ku nool gobollada dhexe iyo gobollada koonfureed, waxaana ay yihiin Xaqiraaddii iyo aflagaadadii ugu xumeyd abid ee loo geysto karaamada iyo sharafta shacabka Soomaaliyeed. Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax ayaa arrintaan ****olka ka qaaday isagoo shalay ka hadlayey Sad-bursiga iyo saan-tirashada, afduubka iyo aflagaadada ay la meereysanayaan Maamulayaasha gobollada bari, taasoo ah mid aan marnaba u shaqeyn doonin. Masuul ka tirsan dowladda Soomaaliya oo u dhashay gobolka banaadir oo aan arrintaan kala sheekeystay ayaa ii sheegay oo yiri; "Haddii uu shariifku aqbalo in xuquuqda shacab weynaha Soomaaliyeed loo moora-duugo maamulayaasha gobollada bari, isaga ayaan xabbadda ku foorarineynaa". Posted by dalka1 on August 20 2009 01:53:18 www.dalkanews.com Opinion of the writer only!!!
-
Ethiopia’s Vice Minister of Foreign Afairs Visit Somaliland
Haatu replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Aboowkiis, Xabashi maxey idiin taraayiin? They are still bitter about 77. Plus what would they know about democratic elections? Anyone remember 2005 in Addis Ababa? -
Puntland to be HQ for Somali National Navy: part of agreement
Haatu replied to General Duke's topic in Politics
^ Everyone recognises that -
Puntland to be HQ for Somali National Navy: part of agreement
Haatu replied to General Duke's topic in Politics
^ So you mean to say that you have the right to follow your own laws, exploit the mineral resources? All I'm saying that this thing you call an "entity" is the National Government and holds the right to make the laws of the country and exploit the mineral riches to benefit the whole nation saaxiib. As the Prime Minister told Faroole, Puntland will get its fair share of the wealth of the nation. Plus Sharma'arke's Administration is recognised as the legitamate government of Somalia in Puntland. The rest of the issues are being sorted out. Neither mine or your opinion has the power to change the facts on the ground. Lets just be thankful to Allah that Puntlands leader is Faroole who seems like a man that loves Soomaalinimo. -
Puntland to be HQ for Somali National Navy: part of agreement
Haatu replied to General Duke's topic in Politics
It's only logical that the Navy HQ is Puntland since it has the biggest problems with piracy. 1/3 of all international funds for development should go to Puntland regions. Seriously? Puntland maybe 1/3 of Somalia, but it is only a MG. The National Government decides the budget of the country. International funds go through the National Government Puntland after all is way to important to be dictated to by anyone. It follows the command of the National Government and is equal to any other region in Somalia. Puntland should have every right to exploit its natural resources. Wrong. It is the job of the National Government as stated in Axdiga Ku meel Gaarka. -
Maxay u maqli wayse Caraweelo. Reminds some time ago, i was watching Universal TV and they were doing a report about where she burried, and apparently whenever a lady walks by, they put a green leaf on top and say "ayeey haarso" (I think). But whenever a man walks past they throw a rock at it and say something i can't remember.
-
Why? Are u telling me some Faarax with big binoculars is watching me
-
Cat & mouse indeed
-
Cat & mouse indeed
-
Isn't J/Hoose the largest?
-
Yeah thats the one. It was weird. It didn't explain some things, like the experiment they were talking about.
-
^What do you mean?