Haatu

Nomad
  • Content Count

    6,963
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    7

Everything posted by Haatu

  1. War sii sug, taa u xujeyni gabadha
  2. Here is at least some good news: Roobab ma hiigaan ah oo dadka iyo Duunyada ay ku diirsadeen oo ka da’ay deegaano katirsan gobolka Sh/hoose. Roobab ma hiigaan ah oo ay ku diirsadeen dadka iyo Duunyada ayaa si lixaad leh waxa ay ugu da’een degmada Tooratoorow ee gobolka Sh/hoose iyo deegaanada ku gadaaman. Roobabkan ka curtay degmadaasi ayaa waxa uu ku biyo dhigay Baliyada ku yaala halkaasi iyadoo deegaanadaasina ay kamid ahaayeen goobaha ugu daran oo sida weyn ay u halakeeyeen Abaaraha iyo biyo la’aanta haraysay dadka iyo Duunyada halkaasi ku dhaqan. Degmada Tooratoorow ayaa waxa ay tahay degmada kaliya ee kamid ah degmooyinka uu ka koobanyahay gobolka Sh/hoose oo aan la heyn wax Ceel biyood ah iyadoo dadka ku dhaqan degmadaasi ay biyaha ka cabaan Waro biyoodyo halkaasi ku yaala oo iyaguna xiliyada Roobabku ay da’ayaan ay ku biyo dhigaan oo kaliya sida uu Shabelle u xaqiijiyay Xaaji Axmed Maxamed Cismaan Xaaji Axmadeey oo ah Gudoomiye ku xigeenka maamulka Xisbul Islaam ee degmada Taaratoorow. Roobabkan ka curtay qeybo kamid ah gobolka Sh/hoose ayaa la xaqiijiyay in ay yihiin Roobab ka soo hordhacay xili roobaadka Gu’ga oo fooda inagu soo hayo iyadoo 3-dii Sano ee ugu dambeysayna aanu guud ahaanba gobolka Sh/hoose ka da’in Roobab lixaad leh taasi oo saameyn xoogan ku yeelatay nolasha dadka iyo Duunyada ku dhaqan gobolka Sh/hoose.
  3. Land land kan ayaaba i dhibay. Federalism just doesn't work for Somalis. But if it is the price for peace, then so be it.
  4. I don't feel confident but what the heck. I think Arsenal may be able to pull this of. If they do, then its easy sailing.
  5. Lucas played very well last night but that was a clear dive. The guy was already on his way down by the time the player touched him.
  6. Wow. Beautiful pics Val. Thanks for sharing them. More please.
  7. I would be a squirrel. Dabangaalle duur galey ma aragteen? Nin yaroo nin weyn diley ma aragteen? Xasanoo Xuseen dilay ma aragteen...
  8. yaabka yaabkiis, ma Ngonge baa gabay la soo shir tagey. Bas Maaddeey waan kuu daayey.
  9. Abdiladiif ninyow gurbaan aad dhufeyso daa. Labo kala liita ayaad tihiin. Horaan kuugu sheegey, Maaddeey dadkiisa carada ayey ka badan yihiin. Hadduu caqliilow yahey, inta aanu yara difaacaayo ayuu ka faa'ideysan lahaa laakiin dhuumaaleysi buu ku jiraa baan u maleyn
  10. Originally posted by Kool_Kat: Haatu, Maaddeey ilama dhalan ee beenta daa... Habo adi maadan kula jeedin ee waxaan ula jeedey tii cadeed oo timo hindida laheed oo kula dhalatey. Adi qaali baad tahay oo wax aad dhashey miyaa sidan dad la'aan u ahaan lahaa?
  11. Afareyda soo rid oo soo badi laakiin waxaad ogaataa, Ngonge waa nin Carab ah oo buuran oo Soomaalida neceb. Asagaaba is dhaqaajin karin iskaba daa qof uu difaaco Weligii lagama yaabo in uu kuu hiiliyo. A&T wixiisa waa ku dhufo ka dhaqaaq. Kistoo waa yara fuley. Waa a born orator laakiin geesinimada ayaa ku yar ( quiet ironic for a staunch ONLF supporter). Aw Xiin waa mujaahid aan cabsasho aqoon laakiin wakhtigiisa waa la dhaafey. Markaas yaa kuu soo harey?
  12. Sii soco, soo soco season ayaa la gaarey miyaa?
  13. Taliska Ciidamada Booliska dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa ka warbixiyay howlgalo ciidamada dowladda ay ka sameeyeen xaafado ka mid ah Magaalada Muqdisho isagoo dhanka kalena iska fogeeyay eedeyntii Qaramada Midoobay. Afhayeenka ciidanka Booliska dowladda KMG ee Soomaaliya gaashaanle Sare C/laahi Xasan Bariise oo maanta saxaafada kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu ka warbixiyay howlgalo ay dhawaanahaan ciidamada Boolisku ay ka sameynayeen Xaafado ka mid ah Magaalada Muqdisho. Waxaa uu sheegay Bariise in howlgaladaasi ay sameeyeen ciidamada Booliska lagu soo qab qabtay dad farabadan isagoo tilmaamay in dadkaasi qaarkood xabsiga loo taxaabay halka qaarka kalana sida uu sheegay Baaritaano ay ku sucdaan. Sidoo kale afhayeenka Mar su’aal laga weydiiyay hadal dhawaan ka soo baxaya gudiga dabagalka arimaha Soomaaliya u qaabilsan qaramada Midoobay kaasoo ku aadan in saraakiisha askarta ciidamada dowladda ay u gacan galiyaan hubkooda xoogaga ka soo horjeeda dowladda ayaa waxaa uu hadalkaasi ku tilmaamay mid aan waxba ka jirin islamarkaana meel ka dhac ku ah ciidamada Soomaaliyeed. Mudooyinkii ugu dambeeyay ayaa ciidamada Booliska dowladda KMG ee Soomaaliya waxaa ay howlgalo ka sameynayeen Xaafadaha degmooyinka ay maamusho dowladda KMG ee Soomaaliya oo ay ka mid yihiin Waaberi, X/weyne iyo X/jajab iyadoo howlgaladaasina ciidamada dowladda ay ku soo qab qabteen tiro dad ah.
  14. Maaddeey waa ina adeerkey, seedigii, awoowgiis walaalkiis, wiilkiisa uu dhaley, islaanta uu guursadey walaalkeed.
  15. ^Sxb Fulham deserved to win that game by a mile. They simply refused to give up.
  16. Come one you scousers. Just win this for the Gunners.
  17. ^ Maaddeey mar haddaad isugu taab taabatid ku dayni maayo. Wuxuu kuu soo wado adey kuu taalaa. Hadhow yaanan adi iyo Xiin alalaaskiin la maqlin. Hadda waan idiin sheegey, ninka waa qatar ee iska jira
  18. May Allah grant him Jannah. Another legendary poem.
  19. Aw Xiin, xittaa haduu Script yahay, in lagu goobto ma'ahaan; waayo script-ka wuu ka liitaa Nomad-nimada, in laga baqana waa fool xumo
  20. Sounds like a good book. Haven't read a Somali book for some time.
  21. Aw Xiin waxan maa maxay. Ninka hal hal ha la isugu soo baxo. Mise hal hal waa laga cabsan? Abdiladiif: Sxb ninka saaxiib la'aan ma'aho. Saaxiibadiis wey tubanyihiin.
  22. ^ horta why are you still here. Shouldn't you be taking part in your "holy" war? Mise life is too sweet?
  23. ^ the guy was wrong for even getting involved while wearing Shaarka Deputy Speaker. If he wanted to state his opinion he should have done it as an individual. And yes he is wrong for defending successionism. PS: he is not new to the Kenyan political scene.