Haatu

Nomad
  • Content Count

    6,963
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    7

Everything posted by Haatu

  1. Haatu

    Somalia Forever

    If you call ibn taymiyyah a fanatic then you have no knowledge of islam.
  2. Qarax baan ku iri qarax. Maxaa gafuurka inoogu taageysaa.
  3. Madeey: (a name I know) They would think nothing less of us. If worse comes to worse, my stunning smile will smooth out affairs
  4. The bridge is calling waryaa aafa socota baad noqotey maalmahan.
  5. loool @ smoking skinny faaraxs You two need glasses
  6. lol @ go jump dee. War is qabooji. As for your questions and statements, I believe Maaddey to be the reincarnation of the devil himself and that A&T is behind it all. I also believe that Xiin has been sent by you to slay him.
  7. Haatu

    PREDICTIONS!!!

    C'mon people give Ngonge some slack. At least he uses "some" reasoning when making predictions, unlike A&T. Chile? Where on earth does he get that from?
  8. What a disastrous performance we saw last night. I know we lacked a lot of influential players but that is no excuse for the lack of commitment we showed. What on earth does Diaby think he is doing? Whenever there was an Arsenal counter attack all he did was slow it down giving spurs time to get back? Wenger should give him an ear ful. What an influential player v. Persie is.
  9. ^ The only difference being one spends rediculous amounts of money on rubbish players while the other is making a huge profit from homegrown players.
  10. ^ War waa their life line. They are under seige.
  11. The first steps towards dictatorship? He has fallen into the trap which many African leaders fall into, hunger for power. This could tarnish Djibouti's reputation abroad.
  12. Fuleysanaa wuxu They should brave it like men
  13. Gudiyada Barlamanka KMG ee Soomaaliya ayaa ka codsaday Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda KMG in ay miino Baaris ka sameeyeen Xarunta golaha Shacabka oo dhawaan ay ka furmayaan fadhiyada Barlamanka. Gudiyada Barlamanka KMG ee Soomaaliya oo maanta kulan ku qaatay Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa waxaa intii uu kulankaasi socday saxaafada loo qeybiyay warsaxaafadeed uu ku saxiixnaa gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Barlamanka Soomaaliya. Warsaxaafadeedkaasi ayaa waxaa lagu sheegay in ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda KMG looga baaqayo in ay si weyn u sugaan amaanka xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho waxaana Barlamanku uu sidoo kale ugu baaqay ciidamadaasi in inta aan la gaarin fadhiga ugu horeeya ee Barlamanku ay xaruntaasi ku sameeyaan Miino Baaris buuxda. Sidoo kale warsaxaafadeedka Barlamanka KMG ee Soomaaliya waxaa baaq loogu soo jeediyay xukuumada uu hogaamiyo ra’iisul wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke kaasoo ahaa in si deg deg ah ay u magacowdo badelka wasiiradii sanadkii hore ku geeriyooday qaraxii ka dhacay Hoteelka Shaamoow ee Magaalada Muqdisho iyo in la dhameystiro wasiiro ku xigeenada ka maqan dowladda KMG. Dhawaan ayaa waxaa lagu wadaa in xarunta golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho ay ka furmaan fadhiyada Barlamanka KMG ee Soomaaliya iyadoo horayna mudanayaal ka tirsan Barlamanka ay ugu baaqeen ciidamada AMISOM in ay xil iska saaraan amaanka xildhibaanada Barlamanka. Shabelle
  14. Maaddeey when did you become the prof. of SOL
  15. Khamiis, April 15, 2010 (HOL) Dastuurka dalka Jabuuti ayaa laga badalay qodobo dhowr ah, waxaana sidoo kale lagu daray qodob u ogolaanaya Madaxweynaha dalkaas Ismaaciil Cumar Geelle inuu mar saddexaad isku soo taago xilka Madaxweynenimo. Wuxuu dastuurku qabay in laba jeer oo keliya uu Madaxweynuhu iskusoo taagi karo doorashada dalkaas, balse waxaa lagu kordhiyay mar kale, iyadoo sidoo kalena la xadiday xilliga da'da Madaxweynaha oo laga dhigay 75-sano, waxaana sidoo kale muddada uu xilka hayn karo laga dhigay 5-sano, halkii ay horay u ahayd lix sano. Sidoo kale dastuurka ayaa laga saaray qodobka dilka ah, kaasoo lagu fulin jiray dadka geysta dilalka ama dambiyo culus ka gala dalakaas, waxaana hadda kaddib lagu xukumayaa qofkii dambiyadaas oo kale geysta xabsi daa'in. Dalka Jabuuti ayaa lagu wadaa inay doorasho ka dhacdo sannadkan 2011, iyadoo xilligii labaad oo Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle loo doorto xilkaas uu ku egyahay, wuxuuna isku taagayaa xilkaas mar saddexaad. Xildhibaanada dalka Jabuuti ayaa ku sheegay sababta ay u kordhiyeen in mar kale uu doorashada iskusoo-taago Madaxweyne Geelle ay tahay iyadoo dadka dalkaas ay dalbadeen in mar saddexaad uu Madaxweyne u noqdo Ismaaciil Cumar Geelle. Dastuurka Jabuuti oo markii labaad wax laga badalayo tan iyo markii uu dalkaas ka qaatay xorriyadiisa Gumeystihii Faransiiska, ayaa waxaa loo gudbin doonaa Madaxweynaha talada haya, isagoo oglaanaya ama diidaya markaasoo dib loogu soo celin doono Baarlamaanka. Sidoo kale Xildhibaannada Jabuuti oo tiradoodu tahay 63-mudane ayaa waxay dalbadeen in la sameeyo Aqal sare (Senate) si loogu gudbiyo arrimahan oo kale oo muran dhalin kara, iyadoo xildhibaannadu ay cod aqlabiyad ah ku ogolaadeen isbadalka lagu sameeyay dastuurka. Hiiraan.
  16. SANA'A (Saba) - Yemen and Somali have signed here a media cooperation protocol. The protocol was signed by Information Minister Hasan al-Lawzi and his Somali counterpart Tahir Gelle after the closing session for the Yemeni-Somali media talks. According to the protocol, Yemen provides Somali with documentaries, religious programs, Yemeni TV series, songs and TV varieties, in addition to training the Somalis in technical and program training courses organized by the Media Training Institute. The protocol encourages exchanging visits between Yemeni and Somalis journalists and correspondents and enhances communications between media corporations and exchanging media experts. Moreover, the protocol stipulated tah coordinating efforts and attitudes in the different Arab, regional and international meetings on all issues as well as cooperation in combating terrorism and joint challenges. After signing the protocol, the Information Minister Hasan al-Lwazi unveiled that the ministry was keen on conducting a study by the experts of the Yemen Radio and Television Corporation on establishing a Somali TV channel and a Somali radio station similar to the Yemen's stations. He said that the ministry will present all the possible facilities for that, including information and technical equipments. The Somali Information Minister hailed the cooperation protocol's terms, indicating that it provide Somali several chances to train its cadres and exchange media experiences. Source: Hiiraan
  17. Hi juxa. yes i did say high on farax what a weird thing to ask
  18. Is rain something to be happyu about? Oops, I forgot you're in Africa Hello rest.
  19. ^ I thought you were high on farax right now but I see it's for the weekend.
  20. ^ farax baa la dhimanaysaa show