Haatu

Nomad
  • Content Count

    6,963
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    7

Everything posted by Haatu

  1. Innaa lillaahi wa inna ilayhi raajicuun.
  2. Well I aint married but I remember my mum used to control the house finances. Try it. She might learn about your difficulties.
  3. Shabelle: MUQDISHO Qarax Ismiidaamin ah ayaa Maanta lagu weeraray Fariisin Cusub oo AMISOM ay ku leeyihiin Bangikii ganacsiga Soomaaliyeed ee degmada Shangaani iyadoo Xarakada Al Shabaabna ay sheegteen masuuliyada qaraxaasi. Qaraxaani oo ahaa mid ismiidaamin ah islamarkaana loo adeegsaday gaari weyn ayaa duhurnimadii maanta waxaa uu ka dhacay Bangikaga ganacsiga Soomaaliyeed ee Magaalada Muqdisho halkaasi oo fariisin ay ka dhigteen dhawaan ciidamo ka tirsan kuwa midowga Africa ee caawinta u jooga Magaalada Muqdisho dowladda KMG ee Soomaaliya. Qaraxa ayaa waxaa la sheegay in uu ka dhashay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac waxaana qaar ka mid ah dadkii ka agdhawaa goobta uu qaraxu ka dhacay Idaacada Shabelle ay u sheegeen in ay arkeen meydadka askar ka tirsan Ciidamada AMISOM ee ku sugnaa Bankiga Ganacsiga kuwaasi oo tiradooda ay ku qiyaaseen ilaa 8 askari. Gaariga isku qarxiyay fariisinka Ciidamada AMISOM ay ku leeyihiin degmada Shangaani ayaa la sheegay in markii hore uu isku dayay in uu gudaha u galo bankigaasi iyadoo askari ka tirsan Ciidamada AMISOM uu isku dayay in uu celiyo taasoo keentay in gaarigu uu qaraxa sameeyo. Saraakiil ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta AL Shabaab oo Shabelle la soo xariirtay ayaa waxaa ay sheegeen in ay ka dambeeyeen qaraxaasi islamarkaana ay dileen sida ay sheegeen ciidamo badan oo ay ku jireen saraakiil ka tirsan Ciidamada AMISOM oo ku sugnaa Bangikaasi. Afhayeenka Ciidamada AMISOM Gaashaanle Bariijiye Bahuuko oo Shabelle ay la xariirtay ayaa waxaa uu isna sheegay in qaraxaasi ismiidaaminta ah ay kaga dhaawacmeen labo askari oo kaliya sida uu hadalka u dhigay. “Waxuu ahaa isku dey qarax oo la doonayay in loo geysto saldhigeena Cusub ee Ciidamadeenu ay ku leeyihiin Shangaani, waxaana uu ahaa mid maalmihii la soo dhaafay la qorsheynayay oo aan ka warheynay, qaraxaasina waxaa dhaawac yar yar uu ka soo gaaray labo askari oo inaga tirsan” sidaasi waxaa yiri Bahuuko oo Shabelle la hadlayay. Markii uu qaraxu dhacay kadib ayaa waxaa goobta gaaray ciidamo farabadan oo kuwa AMISOM ah iyo kuwa dowladda KMG ee Soomaaliya kuwaasi mudo isku gadaamay goobta uu qaraxu ka dhacay, waxaana bur bur uu ku yimid dhismihii uu qaraxu haleelay. Sanadkii la soo dhaafay ee 2009-ka ayaa qaraxyo ismiidaamin ah oo nuucaani ah waxaa lala eegtay Fariisin ciidamada AMISOM ay ku leeyihiin Magaalada Muqdisho waxaana qaraxyadii ugu qasaaraha badnaa ay ahaayeen kuwii ka dhacay Xarunta Xalane oo ah halka fariisinka ugu weyn ay ku leeyihiin Ciidamada AMISOM ee ku sugan Magaalada Muqdisho.
  4. Daaciga Alshabaab Fu'aad Maxamed Khlaf (Shongole) ayaa markii u horeysay soo saaray Liis cusub oo shaqsiyaad saameyn ku leh siyaasada Soomaaliya ku Rideeyay, kadib khudbad uu jimcihii ka jeediyay Masaajid ku yaala Suuqa Daawada ee Bakaaraha. Fu'aad Shongole ayaa khudbada uu ka jeediyay Masaajidka waxaa uu kaga hadlay shaqsiyaad uu sheegay in ay ka baxeen Diinta Islaamka iyo xukunka ay leeyihiin, isagoo ka magac dhabay Tifaftiraha Laanta Afsoomaaliga BBC-da Yuusuf Garaad Cumar iyo Tifaftiraha Laanta Afsoomaaliga ee VOA-da C/raxmaan Yabarow. Khudbada Mr Shongole oo ay dhageysanayeen boqolaal ruux oo u badnaa taageerayaasha Shabaab ayaa ka sheegay Masaajidka in ay Ridoobeen shaqsiyaadkaas, waxaana cinwaanka khudbadiisa uu uga dhigay Murtadiin cusub. Sababaha uu diinta uga saaray ragaasi Fu'aad Shongole ayaa waxaa ka mid ahaa in ay wadaan mu'aamaraad ka dhan Islaamka, dagaalo iyo borobagaando afka ah, wuxuuna si gaar u soo qaatay tallaabadii ay kaga joojiyeen dhageysiga Idaacadaha Fm-ka magaalooyinka ay maamulaan. Waxaa uu sheegay in raggaas ay mudan yihiin in lagu qaado Xukunka alle, oo ugala jeeday in aragti lagu toogto, isagoo soo qaatay aayado iyo axaadiis uu soo daliishaday. Sidoo kale waxaa uu khudbadiisa ku soo qaatay Siyaasiga caanka ah Axmed Cabdisalaan Xaaji Aadan iyo Gudoomiyaha Guud ee Ahlusuna Waljamaacah Macalin Maxamuud, kuwaasoo uu si cad u sheegay in ay Diinta ka baxeen, oo ay Murtadiin yihiin. Fu'ad Shongole oo dhinaca wacyi gelinta iyo baraarujinta u qaabilsan Al-Shabaab ayaa sanadi 2008 ka soo saaray Magaalada Muqdisho fatwo uu ku gaaleysiiyay Madaxweynaha, Ra'iisul Wasaaraha, Baarlamaanka, iyo dhamaan shaqaalaha dowladda waxay doonaan, isagoo ugu baaqay gabadhaha ay ka qabaan walaalahood in ay ka furtaan. Wuxuu xilligaas ku sheegay in aragti lagu toogto xataa kan Baabuurka u wada Dowladda, iyo inaan la cuni karin xoolaha ay qalaan, caruurtii ay dhalaana ay yihiin kuwo aan xalaal ku dhalanin. Laakiin Fatwadiisa cusub waxaa uu ku soo daray madaxda warbaahinta caalamiga, kuwaasoo uu ku sifeeyay in ay taageersan yihiin Reer galbeedka, waa sida uu hadalka u dhigay. Jowhar
  5. Naomba kutoa tofauti na mate.
  6. ^ Sharif waa laga maarmaan ee sideen u dhaafi karaa?
  7. Sxb taas hadey noqoto, mar labaad ayaa la eryin doonaa.
  8. ^ Shariif in ay ka dhamaatey baan u maleyn sxb. Ideas-kii ayaa ka dhamaadeen. Laakiin taageeradeyda weli wuu haystaa. Wax dhaama ma jiraan.
  9. ^ Kuwee kale? Siyaasadda Kenya mar dhow maanan eegin ee.
  10. ^ Jimicsiga ayaa illowdey B, Haven't you seen me standing up for you lately. Besides, I bet she likes you. If she didn't, why would she even bother talk about you?
  11. aminarts in badan buu u qabtey qaranka, so this little mistake can be ooverlooked Good depiction though. Horta weli ma sidataa map-kaaga qaloocsan?
  12. Originally posted by Ferguson: ]Heh@hatu. War adaa lagaa rabaa sow ma aha? Nuune raadkiisa uun baad raacday. Wax quman keen. Macalinkana garab istaag sxb. Oo maxaan fali lahaa? Waad iska ogtahey in ninka aan hiil iyo hoo la garabtaagan yahey Laakiin runta haddii runta la'isku sheego, Kiplagat waa in guddiga laga saaraa. Nin laftigiisu laga shakisan yahey, sidee buu dadka caddaalad u siin?
  13. Ferguson, dee ninka wax cadayma ah muunan arag Isla xiligaasi shacabkii magaalada Gaarisa oo dhan ayaa xero la galiyey, waxaana dab lagu qabtey guryo badan, balse ka hor intii aanan shacabkaasi la xasuuqin ayaa waxay fariin ka timid madaxweynihii Soomaaliya Maxamed Siyaad Barre oo Madaxweynihii Kenya u sheegey in haddii hal qof oo dadkaasi kamid ah la dilo in uu Kenya soo weerarayo, Nairobina maalmo gudahood ku qabsanayo, taasi waxay keentey in dadkaasi la siidaayo. Alla Siyaad Barrow alla ha kuu naxariisto. From what I have been told, wuxuu ku iri, "haddiinan dadkaas siideyn, ragga iska daa, hablaha ayaan idiin soo diri doonaa". Allahu aclam. But at least he stood up for us. But what about when Garissa was attacked in the 60s and the Kenyans burnt down houses? Is nobody going to investigate that? Ps: they are all wrong if they think they can get any justice from the very same Kenyans who butchered them.
  14. Man this brings back memories. B they are not laughing at you. If it's like anything I know, I would say they are giggling So take it easy and act real smooth.
  15. Haatu

    Who is B?

    ^ KK maad ka daysid. Hadhow hadduu is tuuro, ma adaa hooyadiis u sheegi?
  16. Soomaaliyeey toosow, toosow isku tiirsade'e Hadbakiina taag daran'e, taageera weligiin'e
  17. Originally posted by Haatu: As the special one said: "They will park the bus in front of the goal" which is why Inter will win ©Haatu ehem. What a fantastic display by Lucio. He's just awesome.
  18. Lol at 22 kids. May Allah bless you with 22 As for the family planning, I believe people should be realistic. There's no point in having 10 kids if you can't feed yourself. So it really depends on how many you can handle.
  19. Allahu mustacaam. But I have heard and seen them do worser things. This is nothing compared to the way they treat their women.
  20. I have figured it out. This was a way for Ngonge to get some respect from certain individuals who have been abusing him lately. Seems like that frail old body still has an active mind.
  21. Originally posted by LayZie G.: Yariisey,Haatu, abaayo, I dont care waxa aa tahay, "ina baqti laqde" xataa noqo, I just dont care....now what were you saying again? Yariisey, gabareey, taney... words. empty words. Already waa i dambaajisey. Naayaa diin naceyb taada gaaladda aad weheshatey ula tag. I haven't got the time to argue with dissolusioned little girls.