Haatu

Nomad
  • Content Count

    6,963
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    7

Everything posted by Haatu

  1. Hawdian;984398 wrote: Waarya kaagan Malistar la yidhaaho, Cambullo gaaley ,Falfira, iyo buun dadka shirka jooga ma loo sameyey. Falilfrey fuud aweso isku fuud meel fadheeso ..kadib maangoki aafgooye. bal xasusi helib geel. shirka khair ha noqdo. . Mala yuum qiyama soo dhow wayo reer cambulow baa somali shiir dhib u heshisheen u sameynaya. http://oodweynenews.com/2013/11/habar-gidir-oo-qaadacday-shirka-arimaha-jubbooyinka-ee-muqdisho-ka-furmay/ May God protect us from the Galguduud lot. Dadkan qalalaaso jeclaa. Wasn't 20 years enough for them?
  2. I'm an extrovert which was expected. I hate solitude.
  3. SomaliPhilosopher;984425 wrote: in what platform were these traits established? gabay, ethnography, chain mail?? Never heard it in gabay form but I heard it from people and books. It's folklore.
  4. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;984383 wrote: I actually read this joke in '99. A lot of jokes ayaa aqrin jiray waagaas, including this one and the other infamous one about the spelling of Mississippi and group of Talyaani men bas saaran. Laakiin adigana dhaybar kuu xirnaa waagaas. Never wore a dhaybar in all my life. Did you think I was some privileged Xamaraawi or something?
  5. I was so pissed off with this pop up but boy was it worth it. Amazing voice.
  6. You guys don't understand why are brothers in the North are so fanatical about this clan state. In a a united Somalia, they're forever condemned to 3rd spot. Laangaabnimo waa belo
  7. Xaaji Xunjuf;984358 wrote: The so called Somaliweyn bandwagon is only used against Somaliland , Haatu and his likes dont care much about the so called greater Somali initiative they love their Kenyan national identity. And do not want to go against their Kikuyu bosses , they even went as far as using Kenyan boots against Somalia in order for Tolka to climb the clanish Somali ladder. You seem confused. We used kikuyu soldiers and money for our tol agenda. Didn't I tell you before saddexda calan danahayaga ayaan ku fushaa?
  8. Classified;984337 wrote: Waad isku xaartay. Xaajina wuxu ku yidhay Kikuyo iyo jiniyo jaan baad la walaal tahay, adiguna Xaaji baad sharaftay oo gob gobi dhashay ka dhigtay. Qoodha iyo xeerada, hadalku wa kaa xidhanyahay ee iskagaa bax Threadkan. All you have left to say is what your uncle Xine Xiraay said in Buuhoodle, "Gun baan noqday, gambana waan xidhaan Xaaji Xunjuf qoladisu ha ii fulayn ee". XX ana aqaana sida loola hadlee ii daa. And it wasn't Xinne Xiirey who said that!
  9. Xaaji Xunjuf;984340 wrote: Dawladu wa tee wa Kiiniya anigu awal ba waan iidin sheegey kiiniyadina imaansada Somalidan wada hirdamaysa iskaga dhex baxa , kiiniya economic power house ka dhex muuqda oo u dagalaama xuquuqdina And the memo clearly hasn't reached you as well. War Somalia waxan ka tala baxney 1969 markuu adeerka Cigaal ina gatay and sealed our fate for a meager sum.
  10. Oodweyne;984343 wrote: Haatu , Saaxiib, now that you proadly wear your "shoe-shining-labouring-uniform" for the passing ruling clique of Kenya at any given day, why are you so determine for us, in Somaliland, not to woo and won-over some of our "reluctant compatroits" in the east to our side of the "political fence" in the Somali peninsula? It isn't as if we will ask them, politically, to do the "menial day-labourer's kind" of work, particularly of the kind your lot do for the Kikuyes currently in NFD, and were even more enthusiastic to have done it for the then Mr. Danial Arab Moi's tribal cliques in his heyday of power in Kenya,.. We shine no one's shoes. Kenya is now a decetralized country and we rule our own turf in case the memo hasn't reached you. We get all the international recognition and support you in the i*d*** enclave can only dream of.
  11. Classified;984342 wrote: That too, is plausible. What can't be denied is that there was a strong socio-political connection between Upper/Lower Egypt (Ancient Egypt) and the Horn of Africa (Land of Punt). Somalis and Fircoon's people might be of different tribe, but within the same group (people, ethnicity). There's no doubt they were somehow related (like we are with the Oromo today) as there were a lot of cultural and linguistic similarities, but we were two distinct people.
  12. Safferz;984339 wrote: Maariin is a bit darker than that, I think, unless the meaning has changed. I.M Lewis writes about how the nomads in the North preferred a "reddish" tinged brown. What are the other traits? I know dark gums is one That's it. Maariin is a reddish tinged brown. Other traits that I can remember are a hawk nose, long neck, small waist and long limbs.
  13. Alpha Blondy;984329 wrote: :D WTF is adoomey? Garissa slang for slaves from the formal somali word adoon. It's a derogatory word we use for the madow
  14. Classified;984333 wrote: Pretty much the skin complexion of the Ancient Egyptians was the epitome of beauty. It's only fair for Somalis to believe that, after all Somalis are descendants of the people of Fircoon (Pharaoh). No we're not. We're an ancient people that used to be around back then and are still around whilst they and many others perished.
  15. Xaaji Xunjuf;984331 wrote: Haatu idinku bantu iyo dad yar oo iska dhako waweyn baad la liic liicaysan, laakin wa run oo booskeena ilaahay baa idinku idin qoray .. oo anaga noo ma qorin. Dadku kala karti badan oo kala awood badan,, anagu hadanu kiiniyada u badnayn lahayn meesha ama cad weyn baanu kaa soo qadaan lahayn ama waanu dagaalami lahayn waxba uma dhexeyso , laakin idnku beerka jecliya xaydha jecliya. Xamar na indhahaad ku yuubaysan oo waxad is leedihin ambay messiah halka ka so baxa oo idin bad badiya. Anaguse cududayada baanu maalna, ilaahay na dadka wa kala fariday wana run taasi laftigeedu. 20 sanadood anagu kheyr iyo nabad banu ku jirnay geeli wa no dhalay mar anu ka fiicanahay anigu garan mayo ilaahay halogu xamdi naqo , mar hadaan buurihi hargeisa iyo kuwi golis dhex mushaaxayo calankina ii tagaanyahay wa kheyr weye , we cant get any better. If this, if that, waa iska sheeko. Alxamdulilah for 50 yrs dhib weyn maanan arag oo guryaheena kamaanan qixin geelleenana waa maalanayney dawladda la aqoonsanyahay oo xaqeena na siisa waana ka mid nahay marka ma anagaa dhib qabna?
  16. Classified;984327 wrote: Xaaji ma goobu noqday? Kolley haddaan qolyahaas dhibka badan haddaad tahay wuu kaa gobsan yahay
  17. Safferz;984324 wrote: That's a good question, I've wondered the same thing myself. From what I understand, neither dark skin nor light skin was seen as desirable, it was a medium colour that Somalis have historically considered most beautiful. Skin lightening is quite recent, so I'd also be interested to learn when whiteness became something to aspire to. Kudos to the authors of the study for looking into this dangerous practice. It's called maariin. It's a browness that isn't dark, nor is it light. It was one of the 33(?) traits in a women Somalis termed beautiful.
  18. Classified;984321 wrote: Haatu, why are you so butt hurt. Xaaji and his kin are united under one flag, while you're divided into different flags and countries. Shalay ONLF, manta Ethiopia, berritole Jubbaland, saatambe Puntland, saakun Kenya, ta kusii xigta will it be Jamhuuriyadda Isxaaqiya or Mogadishu iyo Tarsan? Hadalku wa kaa xidhanyahay sxb. War adigana yaad ahayd? Markay gobta sheekaysanayan waa inay gunta aamustaa
  19. Xaaji Xunjuf;984317 wrote: Haatu anagu wanu kaga dhabeyney cidna wax ba ma weydino runti calankaas waligayo waanu haysaney since 1979. Idinku sadexdina calan marna ka xabashida u heesa marna ka kikuyada. Marna ka Somalia inkastow kuwa Somalia ay idin yidhahan Somali ma tihidin. Dhib ba halka ka jirta. Anagu ka anu u dagaalanay banu haysana umad na dee waxay wax ku noqota nafsigeeda iyo maalkeeda iyo maskaxdeeda, halka maskaxda eeh danbe koley idinka wala idinku xantaye eh:D War maryooley naflacaari ah ayaad karbaashdeen markaas ayaad ismoodeysiin libaaxyo. Booskeena haddaan ku jiri lahaydeen, waa hore baa laydin tirtiri lahaa oo wax la dhaha la wayni laha. Idinkana waxa kaloo laydinku sheegay fudeyd xad dhaaf ah waana tan dhalanteedkan 20 sano idin dhexdhigay welina ismiinan garan.
  20. Alpha Blondy;984305 wrote: these rare incidences hardly shock, ma garatay? what shocks is the systematic and moral failures that lead to these sorts of incidences. according to wiki there was a guy filming the incident. caajib. i don't undertstand white folks. y'all heard about the German guy who posted an ad over the net. he wanted to be being eaten. someone responded and ate him. they apparently had planned the entire thing beforehand. the cannibal guy said something about fulfilling the wishes of the man he ate. WTF? The cadaan are qurun, the hindi cawaan, the adoomey xayawaan.
  21. Safferz;984301 wrote: I was about to say "not before you watch ___, ___ and ___," but I'll let you keep your appetite/vision/etc 2 girls and 1 cup yeah watched that already mise you were thinking of something else. I'm sure you guys have heard of the 60s era politicain called ina lax wa.se. I wonder how he got that nickname.
  22. Xaaji Xunjuf;984307 wrote: Simple is not good u have to be sophisticated , waxamay simple baan ahay , jaariyadaha simple ah wa waxa halka idin dhigay. Haatu idinku horta national anthem ma leedihin maxaad ku qaadan kiiniya. labada national anthem ta Somaliland iyo Somalia ba waxa alifay Somalilanders. idinkana wax ma idin alifna:D laakin dhib ba jirta afka kikuyada ma naqano War heedhe, anagu 3 calan baan kolba mar u heesnaa, midna dan nagama gelin ee danaheenu baanu ku gaadhna. Balse idinku, kaas Ciraaq ama Iraan aad kasoo xadeen ayaad ku qafiifteen so much so dad gaar ah baad ismooddeen. Besides, anagu murtida waa nalaaga dambeeyaa ee sidan si maahee war kale la imaada jamhuuriyad baanu nahay socon maysee.
  23. Xaaji Xunjuf;984292 wrote: False nation? there is nothing false about the Somaliland state its unique the state its self and the history testifies on that. Somaliland is the least influenced country. It has no foreign cultural influences it has no Foreign architecture it has its own home grown traditional democracy. These are all facts , and you call it false but than again you are just one of those Big foot haters:D We might be simple, but we keep things real. You guys are living in a dream. Hence why I suggested your national anthem should be changed to Dhalanteed ku waar
  24. Some people are only now discovering the jokes from 5 years ago