-
Content Count
6,963 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
7
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Haatu
-
Carafaat;879315 wrote: Haatu, sxb xumadii ayaa kugu kacday ee isdaji. If I knew some sub clans from Baydhabo or Beletweyn who claim whole provinces or cities as theirs, I would have commented. Nobody said Kismaayo reer Hebel baa leh. It belongs to all Somalis. All we're saying is give the locals of the region the right to discuss their future like people in other parts of the country are doing. That's it. The days of warlords are over sxb.
-
lol Carafaat. War the kenyans and the said community just had the same motive: get rid of Al Shabaab. You didn't complain when Beledwene was liberated by the Ethios and then the Shabelle Valley folks were installed, you said nothing when the same happened in Baydhabo, Xudur and others. But when tolka decide to join the bandwagon and seek foreign help to liberate their regions, you start with this nonsense. Go learn how to be impartial before you start this nonsense again. Today Kismaayo is free and the stake holders of Jubbas and Gedo are currently deciding their fate. Intii horumarkan necebna we say ka naxoo ku naf waa.
-
Apophis, you're an atheist, we get it. No need to shove it down our throats sxb
-
I agree. We can't have a 'market' as our economic hub.
-
Oba qashinka naga daa. Xamar belongs to everyone, it's the bloody capital! You folks have serious issues. Kuwa guryaha xaaranta ku degan ha ogaadaan in dadkii lahaa ey usoo socdaan.
-
Fighting between Galmudug and Ximan iyo xeeb in Hobyo.
Haatu replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
I thought they were going to unite? This is a real reason why the federalism rubbish won't work. -
^War sxb I have no clue. Like I said, all Somalis are expansionist and continuously move around, that's how we were able to reach all the way to the Tana River and beyond. If people want to move around and live elsewhere, let them.
-
Expansionists waa la karbaashi BUt if every day people realise their ancestors made the mistake of choosing parched, infertile lands as their home and decide to move to areas where the land is more gentle and less harsher, then we should welcome them with open arms Really though, even if a certain clan is 'expansionist', then the same can be said for all Somalis. We are all nomads and expansionists by nature. PS: Why do reer Gedoans hate their region to much
-
^ Lol @Qooqaani have you ever been there before the war sxb? I know many people that used to live there berisamaadkii All Somalis should be allowed to live wherever they want. This arguing over dusty, deprived villages is pathetic. If Gedoans want to live in the Jubbas, let them. A bigger population means that Jubbooyinka will get more developmental projects in the future.
-
Carafaat, I once had zeila as my avatar as well you moron Blue what's going on abaayadiis? You seem to have a way with flirting with a host of guys (che , Carafaat, Showqi the KoK guy to name a few)
-
We're on the same page xaaji
-
^ He's either sujui or reer Jubba
-
^ If it fails it fails. I'm no fan of it anyway. But whatever other Somalis get/are given reer Jubba deserve the same.
-
War ninyow my stance hasn't changed one bit. I'm a Somali nationalist through and through but I will stand up for the rights of my cousins across the border. Some people (read Carafaat here) may have misunderstood that as qabiilnimo
-
A wonderful piece written by a man with a rational thought process. Kismaayo caddeey moory@an dambe dumin maayo.
-
Kn: Waxey aheyd sanado xanuun badan markii ciideyda si qasab ah lagu cabsiiyay dhiig bini’aadam, ma aanan dareemi jirin qoyaanka biyaha, ma aanan dareemi jirin qabowha hawada, ma aanan carfi jirin uduga neecaawda, geedaheygu waa ey qalaleen, guryaheygu waa ey dumeen, habeenkeygu wuxuu ahaa maalin, maalinteyduna habeen, waxaan had iyo jeer is weydiin jiray maxaa sidaan kuu qoray, maxaa nasiibkaaga sidan ka dhigay, waxaan indho jilicsan ku eegi jiray magaalooyinka iga yaryar ee hadane nabada ah, waxaan isdhihi jiray alla maxaa caasimad kaa dhigay!! Xalaadu waxa ey sidaa ahaataba waxaa mar qura ii ifay iftiin aanan 22 sano arkin, hawadeyda waxaa *****shay daruur hillaaceysa, xeebteyda oo 22 sano fadhisay ayaa hirarkeedu kaceen, waxaa I sarqaamiyay neecaaw udgoon oo mudo aanan dareemin, geedaheygi ayaa ubax bixiyay, guryaheygi ayaa boorka laga jafay, waxaa meel dhaw iiga bidhaamay calan qurux badan oo midabka cirka iyo xidig shan geesood ah leh, maanta miyaa la’idhalay?, xageen jiri jiray? Anigoo habeen iyo maalin ku jira damaashaad, ubaxyadeyda udgoon dhunkanaya, neecaawda qabow ku raaxeysanaya, ayaa waxaa ii timid qeylo-dhaan, “Walaalshaa, Walaashaa”, mudo labaatan sano kabadan waxaan ilaawsanaa in aan walaal leeyahay, waxaan ku iri walaashey waa tuma? Waxaa jawaab la’iisiiyay walaashaa Kismaayo ka gaar, inyar oon fikiray waxaan soo xasuustay Kismaayo, haa, magaaladii quruxda badneyd, xeebta iyo dakada weyn laheyd, magaalada soomaalidu ku hamiso in ey noqoto mid kamida magaalooyinka ugu ganacsi wanaagsan Afrika, magaalada cadawgu wada haminayo, magaalada aan dooneyno in aan kula tartano dakadaha iyo garoomada aduunka ugu waaweyn, haa, maxaa helay?, waxaa la’isiiyay jawaab farxadeydii ka dhigtay murug, maalinteydii ka dhigtay habeen, damaashaadkeygii ka dhigtay tacsi, “wadadii qodxaha badneyd ee aad 22 sano ku dhex rafaadsaneyd ayey soo heysaa”. Kismaayo, darsi iga qaado, cilmi iga baro, nabadu waa qaali, colaadu waa cadaw, wax kasta oo lugugu sameeyo ma jirayaan wax kaaga xanuun badan in dhiig lugugu dul daadiyo, yeysan ku dagin dhalin yarada durbaanka dagaal kuu garaaceyso, ogow waa wax xanuun badan marki aad aragtid cunug yar oo dushaada ku dhiig baxaya, marki aad aragtid hooyo dushaada lugu dilayo, marki aad aragtid caruur iyo duqow dushaada baahi ugu dhimanaya, waxaad ogaataa waxaad leedahay hal walaal, walaalkaa waa Soomaali, dhulkaaga waa balaaranyahay, kheyraadka badaada iyo barrigaaga waa badanyihiin, soomaali oo idilne waa deeqaan, maanta digsi dowladnimo ayaa dabka noo saran, inta aan murmeyno yuusan naga gubanin. Wiligeyn dowladaheena waxaa lagusoo dhisi jiray dibadaha, marki ugu horeysay dowlad soomaaliyeed ayaa lagu dhisay gudaha dalka, marki aan ku faraxnay bilaabashada kahoos bixida shisheeyaha, in aad nooga *****d kaligaa waa wax na niyad jabinaya, maanta dadka gurbaanka dagaal garaacaya dhib uma arkaan in IGAD maamul u sameyso kismaayo, balse waxey dhib u arkaan in dowlada soomaaliya oo dhiig iyo dhaqanba wadaagaan ey maamul KUMEEL_GAAR AH u dhisto, war maxaa qiyaasta naga qalday, Kismaayo marki soomaali oo idil lagasoo tago dadka daga ayaa iskaleh, maamul kasta oo laga dhisana ayaga ayaa xaq u leh in ey dhisaan, hase ahaatee maamul la dhisaa wuxuu qaadanayaa waqti, si kumeel gaar ah in dowlada dhexe u maamusho Kismaayo sida ey hada u maamusho Beydhabo, Baladweyn iyo Marka waxaa kismaayo ugu jirto faa’iido, waxaa lagu baajin karaa colaad fool xun oo aan lagasoo kabsan. Ogaada reer Kismaayow in shisheeyaha Keynyaatiga ah eysan jaceyl ey soomaali u qabaan u daadinin dhiigooda, hadii ey kamid yihiin ciidama AMISOM, hade AMISOM dowlada ayey hoos joogtaa ee ayagane hasoo hoos galaan, laakin ciidan shisheeye ah oo ajande qarsoon wata in uu maanta maamul Kismaayo u dhiso isla markaane uu yiraahdo AMA HEBEL AMA DAGAAL waa wax aan soomaaliya wili horay uga dhicin. Kismaayey maanta haku dhaqaaqin wax aad berri ka shalaay doonto, soomaaliya iftiinka usoo ifay dhinacaaga ka ifiso, shisheeyahana aan si wada jir ah uga wada hoos baxno, midnimo, midnimo, midnimo. Wabillaahi towfiiq W/Q Axmed Xalaal Caadle2@hotmail.com
-
People need to stop being melodramatic. Today Kismaayo is peaceful and it will continue to be so.
-
War how dare you put me in the same sentence as galtidaas xalaaleynta sugeyso. As for my avatar, war hooyadey ayaaba reer Kismaayo ah ee maxaa rabtaa. WHen my avatar said, Kulbiyoow you said nothing, when it was Wardheer you said nothing, when it was Garissa you said nothing. But when it says Kismaayo you complain. Next it will be Baardheere
-
Somali National Forces advancing towards Buurhakaba Pics
Haatu replied to oba hiloowlow's topic in Politics
One thing that really shocks me is the near extreme lack of trees. Kuwa habaaran ayaa dirtii oo dhan xaalufisey. Che, Amisom are with them so what? This is the closest we've ever been to having a proper army since the 90s. With near to no resources, they've done amazing so give credit where credit is due. -
Somali National Forces advancing towards Buurhakaba Pics
Haatu replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Beautiful pics -
I don't blame Faroole. Mugdi Mudug is a detestable place
-
The major clans of the area have decided to forget about their petty clan differences and have started to work together. That is something everyone should commend. And like all the other states, it will of course be answerable to the central government.
-
JB stop taking pics of yourself.
-
Popular Contributors