Haatu

Nomad
  • Content Count

    6,963
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    7

Everything posted by Haatu

  1. The new minister of defense is an excellent choice.
  2. I was just reading on some of their backgrounds on RBC. It seems to me that all these people are related to the PM and President in some way (well some of them anyway ). Xittaa abtigii buu wasiir ka dhigey
  3. If this article is correct, at least they threw out that controversial article about the foreign disputes. Next is to throw out the federalism rubbish!
  4. Can't wait for the Hobbit. Almost a month to go!
  5. War I was as skeptical as you at first but think about it and look around you, I'm sure you'll find at least one person with brown hair. It's not light brown but dark brown.
  6. Come to think of it I actually know what wyre is talking about now. It's brown but not the western brown. My cousin has the same hair colour as you then, but you can only notice it when his hair is long. It's sort of like a bit darker than his skin tone.
  7. Muqdisho (RBC) Fadhigii baarlamaanka Soomaaliya ee maanta ay ku yeesheen magaalada Muqdisho oo ay kaga hadleen xeer hoosaadyada baarlamaanka ayaa dhanka kalana wuxuu baarlamaanka soo bandhigay qaar ka mid ah qodobada dastuurka cusub ee ku-meelgaarka kuwaasoo xildhibaanada ay ku tilmaameen kuwo aan ku habooneyn dalka iyo dadka. Kalfadhigan oo ah kii 2aad kulankiisa 4aad, ayey mudanayaasha baarlamaanka ee maanta oo ay soo xaadireen 173-xildhibaan ayaa ugu horeyn gudoomiyaha baarlamaanka Prof Maxamed Cismaan Jawaari waxaa uu xildhibaanada yu sheegay inay u codeeyaan wax ka bedelka ama diidmada qodobo ku jira dastuurka oo xubno ka mid ah baarlamaanka ay soo diyaariyeen. Dood xildhibaanada is dhaafsadeen kadib, ayaa cod gacantaag ah oo baarlamaanka uu markaa ka dib qaaday ayaa waxaa in qodobada la laalo {gebi ahaanba meesha laga saaro} ku codeeyay 169-mudane, halka saddex mudane ay diideen, waxaa ka aamusay hal mudane oo kaliya. Gudoomiyaha baarlamaanka Prof Jawaari ayaa intaa kadib ku dhawaaqay natiijada isagoo sheegay in baarlamaankauu guddi u saarayo qaar ka mid ah qodobada kale ee baarlamaanka u arko inay khaldan yihiin ee ku jira dastuurka. Haddaba waa kuwee qodobada dastuurka ku jira ee baarlamaanku laalay? 1- QODOBKA 67AAD; KALA DIRISTA GOLAHA SHACABKA Qodobkan ayaa oranaya; “Lama kala diri karo Golaha Shacabka ka hor dhammaadka muddadiisa afarta sano ah marka laga reebo haddii uu Goluhu awoodi waayo in uu ansixiyo golaha wasiirrada iyo barnaamijka Dawlada sida ku xusan qodobka 100aad © ee dastuurkan. Qodobkan waxaa lagu soo koobay; “Lama kala diri karo Golaha Shacabka ka hor dhammaadka muddadiisa afarta sano ah” 2- QODOBKA 7AAD; DHULKA JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA Qodobkan waxaa laga saaray faqrada 3aad oo oraneysa sidan; “Dhulka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee khilaafaadka soohdimaha caalamiga ka dhasha in xalilintooda loo maro tub nabadeed iyo iskaashi waafaqsan qawaaniinta Dalka u degsan iyo kuwa Caalamiga ah.” Qeybtan gebi ahaanteeda waa laga saaray dastuurka cusub ee Soomaaliya. 3- QODOBKA 135AAD; Xilalka iyo Muddeynta Hay’adaha mudnaanta sare leh iyo Guddiyada Madaxa Bannaan ee uu Baarlamaanka Federaalka... Qodobka 135aad ee dastuurka ayaa u qornaa sidan; Qodobka 135aad: Xilalka iyo Muddeynta Hay’adaha mudnaanta sare leh iyo Guddiyada Madaxa Bannaan ee uu Baarlamaanka Federaalku ee Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Aasaasayo. (1) Haddii aan si kale loogu sheegin Dastuurkan, Baarlamaanka Federaalku ee Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya wuxuu magacaabayaa xubnno aan tiradoodu ka badnayn sagaal oo ay yeelan doonaan guddi walba oo Madax Bannaani. (2) Baarlamaanka Federaalku wuxuu asaasayaa hay’adahan iyo Guddiyadan Madaxa Bannaan ee soo socda iyadoo muddeeynta halkan ku cadna la raacayo, kuwaasoo hirgelaya marka la aasaaso Golaha Wasiirrada: (a) Golaha Adeegga Garsoorka – 30 maalmood (b) Maxkamadda Dastuurka – 60 maalmood © Guddiga Xuquuqul Insaanka, Ilaaliyaha/kormeeraha (Ombudsman), Guddiga Amaanka Qaranka, Guddiga Ilaalinta/dabagalka nabadgelyada ee rayidka ah – 45 maalmood (d) Guddiga Adeegga Baarlamaanka – 15 maalmood. (e) Guddiga Qaranka ee Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Guddiga Xuduudaha iyo Federaaleynta – 60 Maalmood. (f) Guddiga ka Dhexeeya Dawlad Goboleedyada – 1 Sanno (g) Guddiga Runta iyo Dib u Heshiisiinta – 30 Maalmood (3) Si hadaba loogu sahlo Baarlamaanka Federaalka ah in uu hawlihiisaa guto, Guddiga dib-u-eegista ee Farsamo ayaa soo diyaarinaya qoraalka sharciga loogu baahan yahay in lagu abuuro guddiyadaa iyadoo la raacayo Dastuurkan, si Guddiga Kormeerka iyo Guddiga dib-u-eegista iyo Hirgelintu ay u soo gabagabeeyaan uguna gudbiyaan Baarlamaanka Federaalka si uu uga sii baaran dego , si aan looga dib dhicin waqtiyada kama danbeysta ah ee ku cad faqradda (2) kore. Qodobkan ayaa sidoo kale baarlamaanku meesha ka saaray. Waa markii labaad oo baarlamaanka Soomaaliya uu laalo ama bedelo qodobo ka midah dastuurka ku-meelgaarka tan iyo bishii Agoosto ee sanadkan markaasoo ahayd markii ay fadhi ugu horeeyay yeesheen mudanayaasha baarlamaankan cusub. Bishii Sebtember ayaa golaha baarlamaanka waxay laaleen labo qodob oo ku jiray dastuurka kuwaasoo ku saabsanaa doorashada madaxweynaha. [HALKAN KA AKHRI QODOBADAAS] Qodobo kale oo laga doodayo Sida uu maanta sheegay gudoomiyaha baarlamaanka, waxaa sii socon doona shaqada baarlamaanka ay ku kala hufayaan qodobada dastuurka cusub oo qaarkood u baahan dib u habeyn. Gudoonka baarlamaanka ayaa sidoo kale sheegay in guddi mudanayaasha baarlamaanka ka mid ah loo saarayo soo diyaarinta qodobada leexsan ee ku jira dastuurka iyo sidoo kale sameynta xeer hoosaadyada baarlamaanka oo beryahan fadhiyada baarlamaanka looga hadlayo. RBC Radio
  8. ^ I haven't had that luxury yet. Me and my friends are still young
  9. Apo, not quite a steel mesh but definitely jareer by Somali standards but no where near a Malakote But yes, jet black and nothing else Blue, seeing a Somali guy with brown hair IS freaky, unless he's really light. But a girl with brown hair is just xaax
  10. Zack's right on this one. The general in Harar is fighting tooth and nail to keep him.
  11. Yeah Ngonge it's the same tree. Ibtisam, do you know why it's called the Garanwaa? It's because when the tree first appeared in the north, the Northern nomads had no name for it because it's an alien species so they simply called it Garanwaa (Unknown)
  12. Imagine a Somali with brown hair? Bloody freaky...
  13. Read this: http://www.issg.org/database/species/reference_files/progla/Mwangi&Swallow_2005.pdf
  14. This tree is a real problem. Some know it as Cali Garoob, others know it as Garanwaa. It was introduced to Somalia/NFD/Somali Galbeed in the 80s if not earlier by foreign NGOs claiming that it will stop desertification. But this tree is a disaster. It kills all other plant species in its vicinity and spreads very quickly. When animals eat its leaves and seeds and later deposit dung, the seeds in the dung start to grow very rapidly and occupy even more territory. It's a hard, tough tree able to survive in the harshest of conditions with roots that go meters into the ground. It's a real pain in the a*s for motorists as well with its pincer-like needles. For the safe-guarding of our flora, there needs to be a Somali peninsula wide purge of this tree.
  15. I'm brown too with hazel eyes. What colour is your hair aa? Naga daa sxb. I have brown hair ma soconeyso
  16. ^ I'm just amazed at how a skinny pirate could out-muscle me
  17. Read this on another forum earlier. It's amazing what so-called uneducated people can achieve.
  18. It's not just Horseed, RBC reported it the other day. I even made a thread about it but for some reason the thread was removed. Someone obviously didn't want it to remain Yunis baa ka markhaati eh
  19. Illeen this is what wyre meant when he called me that Tillamook, I'm grateful that you conveyed me in all of my 6'2" glory
  20. Nairobi (RBC) Waxaa maanta magaalada Nairobi lagu qabtay kulan looga arinsanayey doorka hawlgalka ciidamada AMISOM iyo Urur Goboleedka IGAD ee ku wajahan dhanka rayidka kadib hawlgalada militari ee hadda ay ka wadaan Soomaaliya. Kulanka waxaa dhanka dawlada Soomaaliya uga soo qeybgalay danjiraha dawlada Soomaaliya u jooga wadanka Kiinya Maxamed Cali Nuur “Ameeriko” oo hadal ka jeediyey kulanka, kana hadlay arimo fara badan xaalada dalka ah. Danjiraha ayaa uga mahadceliyey ciidamada AMISOM iyo Urur Goboleedka IGAD sidii ay ucaawiyeen dawlada gaar ahaan dhanka amaanka oo uu sheegay inay gacan fiican ka geysteen. Hase yeeshee wuxuu si adag u difaacay mowqifka dawlada Soomaaliya ee ku wajahan arinta Kismaayo iyo maamul u sameynta gobolkaasi inay tahay arin u taalla dawlada Soomaaliya. “Arimaha gobolada Jubbooyinka iyo Kismaayo waxay dawladu wadaa qaab maamul loogu sameynayo, waxaana u aragnaa shaqo u taalla dawladeena, IGAD kaliya waxay ku ekaan doontaa caawimaad oo kaliya” ayuu yiri Danjire Ameeriko. Danjiruhu wuxuu cara baababay in ay jireen kulamo dada deegaanada Jubbooyinka ay wadeen, isla markaana looga arinsanayey arimaha Jubbooyinka isagoo sheegay in arimuhu ay mar walba yihiin kuwo Soomaalida ku eg. Hadalka ee maanta jeediyey danjire Maxamed Cali Nuur ayaa soo baxay xilli shalay dawlada Soomaaliya ay cadeysay in maamul u sameynta gobolada Jubbooyinka ay wado oo meel dhexe ay marayaan. Dhanka kale qaar ka mid ah ergooyinkii farsamada ee maamul u sameynta Jubbooyinka oo haatan dib ugu laabtay magaalada Nairobi kadib markii ay socdaal dhowaan ku tageen Muqdisho ayaa iyaguna ku cawday in dawlada ay kala kulmeen cadaadis iyo cagajugleyn markii ay wadatashi ugu tageen saddexda masuul ee dawlada ugu sareysa. RBC Radio Xafiiska Wararka Nairobi
  21. Eng, you're mad sxb, simply mad. This is not the 90s anymore and no one is being sidelined in this process. But then again you probably believe Caydiid was a national hero
  22. Xasan Raage is playing a dangerous game. He risks losing a lot of support. Very unwise decision.
  23. http://www.raxanreeb.com/2012/10/guddigii-maamul-u-sameynta-kismaayo-oo-soo-bandhigay-qorshe-hordhac-ah-iyo-500-ergo-oo-laga-soo-xulayo-beelaha-gobolka-xog/
  24. Muqdisho (RBC) Isqab-qabsiga Maamul u sameynta Gobolada Jubooyinka iyo Gedo ayaa gaaray meel xasaasi ah ka dib markii ay Madaxda Dowlada Fedraalka Soomaaliya ay damaceen inay iyaga la wareegaan hawlaha maamul u samaynta gobolladaas taasina ay keentay ay ka hor yimaadeen beelaha dega jubooyinka.Guddi ka kooban dhammaan beelaha dega gobolada Jubbooyinka iyo Gedo ee koonfurta dalka ayaa toddobaadkan dib uga noqday magaalada Muqdisho kuwaasoo ka yimid magaalada Nairobi ka dib markii ay madaxda dowladda isku qilaafeen maamul u sameynta Gobolada Jubooyinka iyo Gedo. Sida Raxanreeb ay u sheegeen xubno ka mid ah guddigan waxaa markii ugu horeysay ay sameeyeen guddiga hindise hordhac ah oo ku saabsan qaabka loo sameynayo maamulka gobolada Jubbooyinka iyo Gedo oo la isku yiraahdo “Jubbaland” illaa hadda qorshahan ma ahan mid kama dambeys ah, sida odayaasha qaarkood ay u xaqiijiyeen Raxanreeb balse waxaa jira wada tashiyo dheeraad ah oo ku aaddan waqtiga iyo sida loo dhisayo maamulka goboladaasi yeelan doonaan. Madax-weyne Xasan SHiikh Qorshahiisa. Guddiga odayaasha beelaha Jubbooyinka (DHanka dowladda) waxay soo jeediyeen in la ururiyo ergo ka kooban 500 ergay oo ka kala socota dhammaan beelaha degan gobolada Jubbooyinka iyo Gedo kuwaasoo u fariisanaya shirweyne “dib u heshiisiinta iyo maamul u sameynta Jubbaland” kaasoo lagu qaban doono magaalada Kismaayo ugu dambeyn bisha Disembar ee sanadkan, sida qorshuhu yahay. Shanta boqol ee ergay ayaa u dhigma sida ergadii 825 ee ansixinta dastuurka ee Muqdisho isugu timid bishii August ee sanadkan. Ergada shanta boqol xubnood ka kooban ayaa soo xuli doona baarlamaan heer gobol ah oo ka kooban 65 xildhibaan oo lagu saleyn doono habka 4.5 (afar beelood iyo bar) kuwasoo meteli doona golaha wakaiilada ee maamulka Jubbaland, sida ilo wareedkan sheegayo waxaa la qorsheynayaa doorasho madaxweyne maamul goboleed oo ay dooran doonaan baarlamaanka 65 xildhibaan ka kooban ee gobolku yeelanayo. Waxaana arrintaan ka soo hor jeeda beelaha deegaannada Jubbaland oo iyagu in muddo ah soo waday shir ay maamul ugu samayniyaan deegaannada Jubooyinka iyadoo waliba uu ku soo biiray maamulkii horay loogu dhawaaqay ee Azaaniya, kuwaasoo sida muuqata aan aqbali doonin in geedi socodkii nabadeed ee ay soo wadeen la burburiyo laguna bedelo qaab ka duwan rabitaankooda, waxaana arrintaas taageeraya beelaha gobolka xooggooda iyo dawladaha deriska ah oo ay Kenya u horayso. [AKHRI WARBIXIN HORE] Marka la soo afmeero olalaha iyo la tashiyada ay xulafada Madaxweynaha hadda ka wadaan Muqdisho, ayey ballantu tahay in odayaasha ergada ah (dhanka dowladda) ay tagaan Kismaayo halkaasna laga furo gogosha beelaha ay ku kulmayaan si loo sii ambaqaado dhismaha maamul goboleedka cusub ugu dambeyn bisha Disembar ee sanadkan. Dawlada cusub ee madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo horey culeysyo badan ku saareysay odayaasha in iyada loo hogaansamo ayaa qorshahan u aragta mid suurtagali kara, isla markaana qancin kara dhammaan beelaha degan gobolada Jubbooyinka iyo Gedo oo qaar badani horey ay shaki uga muujiyeen dadaalada qaarkood ayna sheegeen in faragelin shisheeye ay ku lamaantahay, iyadoo ay qaar kalana ku doodayaan in dalka oo dhanba ay faro gelinta shisheeyaha ka jirto. Raxanreeb.com