-
Content Count
6,963 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
7
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Haatu
-
Imtixaanka waan marey would be interpretted by most as 'I've sat the test'. PS: waan fadhiyaa oo buug iyo qalin baan sitaa Macalin
-
Kn: Maamulka Kismaayo ayaa bilaabay in la burburiyo cooshado sharci darro ah oo laga dhisey hareeraha wadooyinka magaalada, taasi oo looga gol leeyahay in lagu wanaajiyo bilicda magaaladda. Maanta waxaa la arkayay dad shacab ah oo iskood iyaga gacmahooda ku duduminaya dhismayaal ay iyaga leeyihiin kadib markii maamulka uu ku wargaliyey in ay sharci darro yihiin oo ay tahay in meesha laga saaro. Tani waxa ay keentey in wadooyinka ay waasac noqdaan, gaadiidkana ay si xanibaad la’aan ah u isticmaalayaan. Dad shacab ah oo la hadlay KismaayoNews waxa ay sheegeen in ay aad ugu faraxsanyihiin talaabooyinka maamulka uu qaadayo ee uu kusoo celinayo bilicda magaalada. Qeyb ka mid ah wadada laamiga ah ayuu maaamulka dhisme ku bilaabay, iyada oo qorshayaal kale dayactir ah lala damacsanyahay meelo kale oo magaalada ka mid ah. Nin ka mid ah shacabka Kismaayo oo oday waxa uu soo jeedinayaa tallo ah “maamulka waa in dhisme kasta ama meherad kasta ay ku wargaliyaan in inta isaga ku beegan uu iska nadiifiyo, islamarkaasina sameeyo wixii dayactir ah ee uu ka bixi karo” ayuu yiri. Magaalada marka aad dhex martid waxa aad ka dareeymeysaa dayacnaan badan oo muddo sanooyin ah soo jiitamaysay, balse dadku niyadoodu ayaa ah mid soo noolaatay. Dadku waxa ay bilaabeen in guryahooda ay rinjiyeystaan, halka kale ay dhisanayaan. KismaayoNews.com http://kismaayonews.com/2013/01/11/bilicda-kismaayo-oo-wax-laga-qabanayo-wadooyinka-oo-la-baneynayo/
-
Are the parties still going. Wallee these people don't ever experience a hangover
-
Xaaji Xunjuf;907502 wrote: Afsomaliga wax walba kalmad looma hayo marka imtixaanka u daa Haddeey saas tahey adaa duq waayo arag ah ee maad erey cusub la timaadid? Apo, FAIL
-
The Afghan ladies look like they're there for the tea party afterwards
-
Gartey waad mahadsantihiin. Aaliyah su'aashaas waan kula qabaa. Ma jiraa erey Af Soomaali ah oo u dhigmada ereyga 'Imtixaan'? Oba, sidee bey kaa noqotey sxb? Baasay ku lahaa
-
chubacka;906855 wrote: What would I like to see in Somalia, libraries, cafes, playgrounds, public transport, big open squares to spend evenings chatting. I'd love to feel anonymous and just walk around for hours. Visit Garissa in 10 years time IA. We're working on all you've just listed.
-
How about a little synopsis for those who don't speak Arabic yaa Maaddeey?
-
I've made this thread in the hope that more knowledgeable nomads can help me out with my linguistic problems. Su'aal: qofka markuu imtixaam galo, wuu ka dhacaa ama wuu ka baasaa. Marka su'aasheyda waxaa weeye, ereyga dhicitaanka gartey ee laakiin sidee baa Af Soomaali 'Pass' lagu dhahaa?
-
^According to your logic Somalis want to join with the Muslim Oromos as well?
-
Hashimi kulahaa. Naga daa sxb
-
War I know they didn't but the land part bugs me. That goes for all these land maamuuls. Ask XX, he knows.
-
Xaaji no matter how you turn it, the foreign name just kills the mood. Magac xumaa.
-
The process by which plants make food from water and CO2 using energy from the sun. There's two types: light-dependent and light-independent.
-
Abwaan, you're right I have no idea. And I do go to high school/6th form. I just had a Biology exam this afternoon.
-
Showqi;907128 wrote: Haatu sxb qaadka aad calaalinayso goorma ayaad adigu ka kaceysaa? Sxb ha i caynin. I don't chew.
-
This might just be the worst thing to happen at the current time. It will give Al SHabaab a base to regroup and relaunch their offensive. I hope federalism dies but I also don't want the republic to die.
-
Blackflash;907121 wrote: Your post should be directed towards the countless Facebook pages who attempt to ascribe tangible evidence to the Quran. We all know that physical evidence is governed by laws which can be logically deduced through observation. Yet they cry foul when logic is applied in the interpretation of scripture. I'm not talking about the scientific miracles of the Qur'an. Those are there to show mankind that what the Prophet PBUH brought was indeed the truth. What I said relates to belief.
-
^ Ouch! Fine be like that
-
Blue, don't mess with us. You're not bilingual (I'm counting Euro languages as one here )
-
chubacka;907070 wrote: ^ Your avatars keep getting wierder. You know you love them
-
^Hadith have been evaluated time and again with the narrators biology checked nuance for nuance. Hadith Science is a whole science in Islam. A lot of the hadith were fake and have consequently been thrown out (although they are still in the books they have been labelled as Da'if or 'weak'). The ones that are left are the genuine or 'saheeh/hasan' sayings of the Prophet. Muslims take the commands of sahih/hasan hadith as serious as they take the commands of the qur'an because that is what Allah has instructed us to do.
-
Jacaylbaro;907064 wrote: Your avatar says it all ,,,, Ar ka daa
-
Popular Contributors