-
Content Count
6,963 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
7
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Haatu
-
*Blessed;908457 wrote: Wadani, They (soldiers and police) do that where this *diot man holds the Mayoral position. You'd think he'd have more pertinent issues to deal with. http://www.voanews.com/content/rights-group-demands-release-of-somali-journalist/1583358.html Usheeg dadkan with their misplaced priorities. Girls are being raped left, center and right on his watch and he has the cheek to talk about how a few women dress on the beach.
-
Abwaan, why wasn't the cusmaniya script adopted? Sababaha lagu diidey maxey ahaayeen. Marwalbo waxa aad adigu leedahay ayaa dhaamaa waxa ey dadka kale leeyihiin.
-
^Sxb, look at the Arabs. They don't have difficulty learning English do they? Just because we use a different script doesn't mean it becomes impossible to learn english and the latin script. I think when the curriculum is reinstated they should start to phase in Cusmaaniya and start to phase out latin.
-
lol so true I can already hear the automatic response 'Dee ma aqaano'
-
I read that it was because it was logistically easier because all the typewriters and equipment were in Latin. I have a feeling that the Somalis were pushed into this decision.
-
A report published in the 60s that sheds some light on the matter: http://www.kasmonewspaper.com/xayeesiis/1965%20Linqustic%20Coommssion.pdf
-
darn it it doesn't recognise it!
-
A tool to transliterate between latin and cusmaaniya: http://ab.tirsi.com/transliterate.php REMOVE THE DOT (.) AFTER THE ab For some reason that word is banned. Apo, do you have any info why that was? I hope it wasn't because of petty qabiil. Xabad, ?
-
This is an excellent pdf in Cusmaniya script (latin transliteration is given in some parts). I'm surprised even the numbers are in cusmayi not the regular 1,2,3... http://www.evertype.com/standards/iso10646/pdf/afkeenna-iyo-fartiisa.pdf Excellent script that fully deserves to be the script of our language.
-
Sida maqaalkaas aan meesha soo geliyey ku qayaxan, farta Cusmaaniga maanta waa far kombuutaraha lagaga isticmaali kara. Miyeysan imika habbooneen in aa qaadanno oo aan ka gudubno farta Laatiiniga ah?
-
Sida aad la wada socotiin, farta Af Soomaaliga waxaa loo doortey iney noqoto farta Laatiiniga sanadkii 1972-kii. Sidaas oo ey tahey, waagaas dhowr farood ayaa u tartamayey iney noqdaan farta rasmiga ah ee Af Soomaaliga. Farooyinkaas waxaa ka mid ahaa farta Cusmaaniga oo ah far uu unkey nin Soomaali ah (in kastoo magaciisa aa illoobey ) bilowgii qarniga 20aad sida aan jeclahey. In kastoo fartan ey dhinac walbo ka tahey far Soomaali ah oo inaga inoo gaar ah, afkeenna si layaab ah ugu qalma, nasiib daro ma loo dooran in ey noqoto farta rasmiga ah ee afkeena hooyo. Badanaa dadyowga ku nool duniddan aynu ku sugan nahey oo ka horumarsan dhinaca dhaqanka iyo hiddaha waxey leeyihiin far iyaga u gooni ah oo u qalma afafkooda hooyo sida Tayga (Thai), Hindida, Indhoyarka dhamaantood, Carabta, Yahuudda IWM. Haseyeeshee, anagu taan dayacney horumarinta afkeena hooyo intaas oo qarni oo ey Soomaalidu jirtey, markii la gaarey waagii la qori lahaa afkeena hooyo, waxaan dooranney far qalaad oo shaqo ku laheyn taariikhdeena iyo dhaqankeena. Waxaa fikradeyda ah in ey habooneyd in farta afkeenna aan u dooranno farta Cusmaaniga oo farooyinka qalaad aan ka fogaanno. Haddii Amxaaraddii aan deriska aheyn ey haystaan far iyaga u gooni ah, anaga maxaa ina d.aba dhigey far rag kale ey leeyihiin. Ma Amxaar baanu ka liitanaa yaabayee? http://www.evertype.com/misc/osmanya-interview.html Reer SOL arrinkan fikrad ka dhiiba.
-
Aleylehe Abwaan bilaash maanan lagu bixin. Ilsanarag. Waan ba ka heley Su'aasha xigta: sidee baa maadooyinka dugsiga sida maths, biology, chemistry, history... Af Soomaali loogu dhahaa? Su'aal kalena oo aniga ii gaar ah (i.e. anaa si gaar ah u weydiinaayaa), waayihii History Soomaaliya aad ka baran jirteen, maxaad ka xasuusatiin casharadiina?
-
What on earth nuune, did you used to play garangaris where you go into an empty tire and then you get rolled by your friends?
-
Sharma'arke, don't look at a relative like that in the first place
-
Carafaat;908183 wrote: Che, is from the Ethiopian branch of the trinity.They are well known to oppose evrrything. Che is an clear example. You got that damn right.
-
Ng, that's beside the point. Words that you assume to be the norm in qurbaha doesn't necessarily make them the norm back home. Hence why I want the Somali equivalent. Taleexi, waad mahadsantahey. Abwaan, su'aashaada jawaabteeda inoo sheeg.
-
oba hiloowlow;907990 wrote: ninyaho and you live in london? You dont know how to have fun iska guurso baan ku dhihi lahaa War that stuff stops being interesting after a while. We're not deprived like you living in the middle of nowhere.
-
Oba, being single is boring. I need someone to make my life a living hell
-
No it's not. I bet married life is 100x better.
-
Apophis;907941 wrote: ^How old are you this week? Last time you were 13 LOL How long are you going to keep milking this? Still 18 buddy
-
Alpha Blondy;907917 wrote: i think it was Aladdin and one of his adventures but the first proper book i read was called mercedes ice. i didn't get into reading until 18ish. i love biographies of dictators and political leaders. whilst in uni i developed a taste for reading abstract theories and stuff lol. my old bookshelf. they've probably burnt it by now LOL Someone liked Harry Potter. Ish This is assuming this pic is actually genuine.
-
Xaaji Xunjuf;907871 wrote: Are you sure thats possible with the new constitution so what will define you're Somaliness what if a Kikiyo speaks Somali and has Somali features. I still can. They changed it a bit but ethnic Somalis still can. Even if they change it again, my mum is a Somali citizen so I'll get a passport come what may.
-
Popular Contributors