ansaar17

Nomads
  • Content Count

    335
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by ansaar17

  1. you are one confused human. may allah help lift that tribal cloak from your face and help you see the light.
  2. allahu akbar walilaahel hamdu. inshallah attacks on the kaafirs and their henchmen will double.
  3. Muqdisho,11,February-07 (Qaadisiya.com) Weerar ayaa caawa lagu qaaday Xarunta Saldhigga Booliska ee Degmada Madiina halkaasi oo ay degan yihiin kana hawlgalaan qaar katirsan Shaqaalaha Tikreega. Weerarkani oo loo adeegsaday Qoriga Jabshaha loo yaqaano ayaa waxaa ku dhaawacmay illaa 3-askari oo Soomaali ah kana tirsanaa Shaqaalaha Tikreega ee Xarunta Saldhigaasi kusugneyd. Majirin khasaare kale oo ka dhashay weerarka caawa lagu qaaday Saldhigga Degmada Madiina, waxaana xaruntaasi isaga cararay caawa sida aanu ku heleyno wararka Muqdisho inaga soo gaaraya wixii ciidan ahaa oo halkaasi kusugnaa. Raggii Weerarka kusoo qaaday ayaa ugu dambeyntii sida ay sheegayaan dadka xaafadda isaga tegay goobtii ay weerareen waxaana ay kusoo beegmeysaa xilli Saakay laga bilaabay Degmada Madiina baaritaanno lagu hayay guryaha ku dhaw Villa Baydhabo kadib markii xalay weerar lagu qaaday. Xabashida iyo Shaqaalaha Tikreega oo qaati ka taagan Muqaawamada hawlgalka kawada Magaalada Muqdisho ayaanan weli ka hadlin arrimahani inkastoo iminka sida muuqata ay Muqdisho sii dhaafeyso Muqaawamada oo ay Maantana ka bilaabatay Magaalada Kismaayo, waxaana weli la dhowrayaa Mujaahidiinta kale ee iyagu kunool Gobolka Hiiraan iyo Gobolada kale ee Dalka Soomaaliya.
  4. the relatives of the xabashi-lover try night and day to promote their "new govt" but to no avail their actions speak louder than words. give yeey 2 to 3 years before that liver stops working.
  5. 10,000 low life drug addicts, moryaans will fail. god willing the ethiopians and their stooges will be defeated. the question is what/who will you cheer next? may allah guide you from your tribal menace.
  6. Why aren't you in mogadishu defending your uncle lol. The earth belongs to allah. It is amazing how some people cheer the humiliation and occupation of their country.
  7. they aint go no where. let them be hunted down.
  8. does somebody here a dog barking...? these people have tribalism, cowardism, in their blood. they get a kick from bowing down to occupation and humiliation. go lick the boots of zenawi.
  9. Nice try DK. i thought your propaganda were bit more realistic. the xabashi-worshipers are going back to the same hotel that was bombed a day ago. Apparently they do not have any where else to sleep. They are testing their luck. note: this is the same website u branded a clan website.
  10. yeah, god willing they will include ethiopia as well.
  11. caano iyo Janno waa lo shaqystaa. si kale oo wax lagu raadiyo ma jirto, axmaaro qorika ak-47 kaa beey wax ku fahmaan.
  12. Weerar xoogan oo Caawa lagu qaaday Xarunta Villa Baydhabo kuna sigatay in Mujaahidiintu ay halkaasi la wareegaan. Muqdisho,10,February-07 ( Qaadisiya.com) Weerar xoogan ayaa caawa lagu qaaday Xarunta Villa Baydhabo oo ay degan yihiin Saraakiil Xabashi ah. Weerarkani lagu qaaday Villa Baydhabo oo la isku adeegsaday Rasaasta noocyadiisa kala duwan ayaa Mujaahidiintu waxa ay kudhawaadeen in ay lawareegaan Xarunta Villa Baydhabo inkastoo Markii Dambe Ciidamada Tikreegu ay lasoo baxeen Kaaro iyo waxyaabo kale. Dagaalka kadhacay Xarunta Villa Baydhabo Caawa ayaa waxa uu socday inkabadan 30-daqiiqo iyadoo intii uu socdayna la waayay cid u soo gurmata Xabashida kusugan gudaha Xarunta Villa Baydhabo. Ugu dambeyntii Mujaahidiinta ayaa isaga baxay Goobtii ay aaga ka galeen ee Villa Baydhabo iyadoo Tikreeguna ay ku sigteen in ay halkaasi isaga baxaan lakin markii Mujaahidiintu ay arkeen in ay kaaryaal soo diyaarsadeen Tikreega ay u arkeen Maslaxadda Shacabka in ay halkaasi isaga tagaan si Tikreegu uusan u weerarin Goobaha rayidka ay ku badan yihiin. Majirto illaa iyo iminka wax khasaare ah oo laga soo sheegayo weerarkii caawa ka dhacay Xarunta Villa Baydhabo, waxaana qoryihii loo adeegsaday ugu badnaa caawa qoryaha yaryarka oo uu ugu weynaa BKM, waxaana Maalmaha soo socda la arki Inshaa Allaah Saldhigyo kamid ah kuwa ay tikreegu fadhiyaan in ay kala wareegaan Mujaahidiinta Soomaaliyeed ee ka shaqeyneysa sidii ay dhulkooda u xureyn lahaayeen.
  13. so are you trying to say those people leading the unrest are doing so because the govt will take away the homes they stoled?
  14. most of those stuff is a lie. everything happens by the Qadr of allah.
  15. we need to be patience and see things through.
  16. the ones who have been destroying somalia for the last 16 yrs are in the so-called TFG. the wadaads just came into play last june.
  17. why is it black people associate themselves based on race? look at the world, people are aligned based on beliefs and ideologies not based on color.
  18. taanu waa tusaale cad. nimankan warlord kusheega weey usoo halgameen axmarada, qeybdiid in badan buu militia so ururiyey oo galkacio keenay, hadana siidi dameer la rartey ayaa meel lagaga tagay. waayo waxaa la helay dameero ka firfircoon. ha dhow na waa laga tagi oo dameero kale ayaa la raran.
  19. waa khayr hadaad manta fahamteen shaqsiga xukuma somalia, ato meles Zenawi. sababta siyum mesfin ugu yeeray qaabilkan waxa la dihi kara wuxu u malaynaya dadka rabshada wada in eey qabilkaan u badanyahey oo wuxu isku dayaya in uu kulataliyo in eey rabshada daayan. ama wuxuu raba in uu dagal qabileed ka kiciyo somalia, asago isku diraya qabilada waa weyn. waa ilaahey mahadiis mar hadad ogaateen in la aado adis ababa hadad rabto in aad ka hesho kursi dowladan gaalo raaca ah.
  20. did we expect anythin less from the christians?