Game changer

Nomads
  • Content Count

    476
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    3

Everything posted by Game changer

  1. Subtitle Kaas laakiin maxaad uga jeedaan badhyo culusey kkkkkk , Anaga horta gaalo badan baa nooshaqaysa kuwo badan waa useless. Qaarna kaalintooda way kasoo dhalaalen. gaal oo dhan intaanu reach garaynay cida keliya ee Aanu 100% isla Jaan qaadi karna waa Taiwaneseka shilling na noogama bixin. Anigu personally waxan aaminsanahay xoog iyo qabyaalad , intad xoog leedahay uunbaa laguu soo joogsanaya. Intad qabiilo badan Ku xidhan tahay uunbaanu influence gaagu gaadhsiisan yahay. Meeshuna waa geeska Africa. Cadaaladu waa qoriga xaakimkuna waa ninka ugu qoriga weyn.
  2. Unlike the tigrays Amhara can resist longer , they are numerous and have access to other lawless neighbouring countries. Abiy should use the amhara themselves to lead the war against the fano terrorists. He must also convince their leaders to accept the government proposal to eliminate regional militias , who became uncontrollable. The Oromos should support the government and consolidate as much power as they can grab. It's Their time to shine.
  3. In wartime we need the warlord. And We we are not complaining at all.
  4. We will take the opposite of what ever puntland suggests. Axdi qarana deni Uma jeedee axdi msjeedhaysan buu doonaya. Maalin dhaw shaashadaha Ka daawada isagoo leh somalia Waanu Ka go,onay, markaanu albaab walba kasoo xidhno .
  5. Waar laakiin rajaan idin gelinaya ee inta muuse joogo uunbaanu idin laynayna wixii intaa Ka danbeeya dhulka Inoo qaybiya from oog ilaa laascaanood J Siyaadsku ha maamulan under somaliland . from garowe ilaa kala baydhna garaadku ha maamulo under puntland. Inta kalena waa iska bariga dhexe. Dabeeto halays barbar dhigo nin walbaaba dhinaciisa siduu u hagaajiyo Anagu dawlad Isku kalsoon baanu nahay. One year baanu meelaan waxba ahayn caasimad Ka dhigi karna. Badhyo culustu waa iska qabiil yaroo na copy gareeya, fidnada uunbay Ka adagyihiin , xitaa fidno abuurkooduna waa xaga afka oo makhluuqay isku diraan laakiin wuxu waa iska halamash. Iyaga iyo kuwa loo galmooda way gudboon yihiin. Dagaal ka way Ku liitaan.
  6. Naf is geliya nacala aabihin Ku yaale , meeshan jooga waa maraaga . Biyahad cabtaan baan maamula wax kale iska dhaafe. Dagaalkuna dagaal siyaasaded maahe waa Ku qabiil. Somalidu waxay Ka matkhaati Ka tahay idinkoo kun video iska soo duuboo meel walba isaga habar wacday, oo Xitaa kuwiinii kalluumaysan jiray kamaydaan Iman. Somalidu waxay Ka matkhaati Ka tahay inaad aduunka meel walba dhaqaale iska soo ururiseen aad nagula dagaalantaan. Somalidu laakiin may arag durriyada oo is abaabulaysa , ama qaadhaan dagaal ururinaysa. Waxaanu nahay dawlada xaqa ah ee somalida , rag tashaday baanu nahay oo wanaag iyo xumaanba Ku talo galay. The fact aanad gurigaaga iga saari karin baa kuu muujinaysa how superior I am. Kani waa garaad kiini ninkii dagaal ka idin geliyey, wuxu Ku talinaya nimanku aynu ilaahay Ka barino in gawaadhidu la qalibanto.
  7. Hadaad beentay moodaysan inaad fulaynimada hido raacdeen bal taariikh da dib u eega , weligayaanu deris ahayn baroorwiish ta , cimrigood na tuulo yar xitaa nagamay qaadin midaanu yaga Ka qaadno mooyee. 20kii sano ee u danbeeyey every battle kasta puntland Dhul hor leh baanu Ka qaadanay , dagaal ka lascaanod na maalintay soo galeen halkii Aanu joognay baanu weli joogna , tamar xumo waxay Ka qabaan xitaa jidka garowe taga way naga saari Kari waayeen. Dhaawacooda hawdkuu kusii dhinta. Illeen anaga wadadii fadhine.
  8. Badhyo culusey xerta faroole oo aad u hubaysan baa garowe weli degan tahay . Ma dadkayagan ilkaha laga guray ee xitaa tooreyda laga uruuriyey baad Ka filaysaan dagaal aad Ku nefistaan kkkkkk hub aanu Isku dilnaba gacanta nooguma jiro. Halkaa rajo idiinkama soo muuqatee , wixii aad Zambia Ka soo ururiseen isku tijaabaya hal mar , bishan. Next battle hadaad waxba qabsan waydaan , D block baad ceeb Ku tihiine ordoo iskaga laabta meelahad Ka kala timaadeen. Liidnimadiinnu waa genetical , awaawshiin iyo aabayaashin ba waa Ka adkayn ,idina waxba soo kordhin maysaan.
  9. I accepted rule number 14, but rule number 5 is not well defined. Most users including you posts just to annoy other people, I have been annoying peaple since day one. Qodob kaasi ma la jiifiyan banaan baa Sakiin macruufaw . The whole purpose we are here is to argue and annoy peaple.
  10. Odaygaa yari wuxu leeyahay " bun hadii la waayo Bedel kiisu waa kanaa" gaalka iyo garaad useless ba waa laba tuug oo noosoo shaqo tegay. Garaadka reer kiisa hoose buugaba noogama jirto inaan dib u heshiino. Inaan gamta u joogsano maahee. Their service is no longer needed.
  11. In 1990 when the afwayne regime was bombing our capital , aideed saved us and removed afwayne from Mogadishu in few months . Look I don't come here to preach quraan , I came here to defend my peaple and most of you in this forum are anti somaliland. If this is a private room I am wrong if it's public forum then macsaro shouldn't do that.
  12. Yes the Mujaahid saved millions of my peaple from extermination. He smashed the head of the snake at a time we we were very tired to continue the resistance. That's the definition of humanity .
  13. Wixii sharciga site ka khuseeya waan kugu ixtiraaamaya laakiin aad haygu fogaan laangaab yahaw , thread kaygii Mujaahid caydiid waad xidhay for no reason , ayaan hore post aan soo dhigay waad censor garaysay markaasad rifriftay weliba. adigoo Ku andacoonaya yaan qabiilada la mention garayn , waan kula qaatay illeen kollayba magac kale uma waayayo rag aanu is haynee. Meeshani waa public forum kala aragti duwanaanshuhuna ceeb maaha. Cadaalada haka tegin inan gumeed yahaw.
  14. cadaabta ma Berked reer kiinu leeyihiin baad u haysataa.
  15. Democracy has too many varieties , this particular one we tested in somaliland. Is a total disaster , it brings more problems than good. I am completely against empowering the ordinary Somali peaple. The public should have the rights to elect their MPs and councillors . That's it , no ordinary faarax should be asked to choose the president. Waayo midwalbaaba kay isku qolada yihiin buu u codaynayna taasna dadka ayaa Ku kala qaybsamaya. Somalidu waa inay copy gareeyen 4.5 Ka Kaas baa ah nidaam saxa oo sustainable ah.
  16. I never liked the type of democracy these gaalo are pushing on us. It doesn't work . Anagoo bahasha reero Ku qaybsana baa kun jeer nooga fiican. System ka iyo dhaqan ka dadku waa inay iswaafaqsanaadaan.
  17. Pintland took the same system that's destroying somaliland. Majority will always win the president , no compromise, every body knows boosaaso inhabitants are the majority. While reer Garowe are the least numerous compare to the other two maxamuuds. This will automatically put them the third place or 4th In every election. That's Why they are against it . Imagine faroole still demanding his tare 10 years later. Imagine if the 2 maxamuuds form a jeegaaan in puntland , because that's how this system works , what do you expect from the third maxamuud. Political instability and rebellion. The other problem is how the eastern Sool horgalayal can be elected , and who do they represent, Puntland or khaatumo ? This is a major issue in my opinion. because it's against khaatumo aspirations to stand alone. And it will also encourage the horgalalayal in hargeisa to push their agenda. Maanagunba meesha nalaka kicinayey , ayey Ku doodi doonan, oo garowe baa reerka loo waday. Waa Su,aal buuqeeda wadata runtii.
  18. 1st August is the official memorial day of muj caydiid , the badhyo culus celebrates this day , because he used to karbaash them.
  19. Anagu hadaba wixii baxaba waa laynayna si badheedha oo cad. Hala kala adkaado. Weligayana anagu system ka somaliland Ka bixi mayno , in fact we gonna use it's resources rightfully to abuse the enemies of the state. Soomalidana waad taqaaniin Ka wax dilaya wax la waydiiya. Hadaanu Cid u naxariisanayno qurjiilaha baanu nabad gelin lahayn , anaga waxa naga go,an in 100% geeska oo dhan ololo ama in dadka loo abuuro nolol iyo nidaam Ka fiican ta aynu maanta haysano. The choice is yours saaxiibayal.
  20. Laangaab yadaasi yagu meesha caqli iyo cilmina toona Kuma karkariyan , ee inay Isku baroor darsadaan bay Somalia online u joogaan. Waaryaadhen waxa la yidhi islaamaha hablaha guda intay gudo naago kale Ka shaqaynayan , bay gudahooda dayacaan. Jamhuuriyada waa u talinayna ee tiina ha ilaawina.
  21. We tried and it never worked effectively. Our social structure encourages talo wadaag, so why not let every clan/region elect their own representative at the executive committee. We don't even need political parties since we have no Idiologal differences . Candidates can compete independently. All we need is to upgrade the educational requirements of the candidate to PHD level , in this way we can put our most educated ones at the top level. Reer walba kooda ugu cilmiga badan buu keenaya gaal iyo Islam wuxu doono ha ahaadee . Hadiiba dhaliili timaado lixdooda oo isku dhanba dhaliisha yeelanaya. Reer reer Ka cabanaya ma jiri doonto , iyo asxaab boolatiigaysa midna , qof walba as a muwaadin xor ahbu dhaliili kara ama taageeri kara nimanka xukunka haya. Region walbaana wuxu la xisaabtami karaa oo keliya baarlamaankooda. Gudiga fulinta waxa la murmi kara oo keliya baarlamaanka oo Ka wakiila shacabka .
  22. We should dismantle the guurti and office of president as well. Instead it's better if we introduce new system in which each region can elect Their own governor. Collectively they are the EXECUTIVE Committee or golaha ( golaha fulinta) their term can be extended to 12 years , they can choose one among themselves for every 2 years as the head of state. This system brings the only one thing we need the most, 'stability' it removes the feeling that someone and his community are mis using power , how ever every thing else will remain Centralised. somalida tuhun baa waalay. Kuwaa hadhaw intay mid doqona kusoo darsadan golaha fulinta odhan doona waa nala khiyaamayey. . Anagu hadaanu bariga burco Nahay 2 qodob ba diyaar baanu u Nahay in system ka hada jira la difaaco oo ilkaha laga daadiyo wixii lidi Ku ah , in system ka lagu bedelo mid Ka fiican sida Kan aan hada soo jeediyey oo kale . Rag waxa u liita midaan arina keenin aqbal na hayn.
  23. How the money in his dahabshiil account can be confiscated by turkey ? Ma lays odhan karaa halkaa milixdaad Ka yara badisay.