Game changer

Nomads
  • Content Count

    476
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    3

Everything posted by Game changer

  1. What do you contribute ? Intad bariis nin kale Ka dheregtay hana caayine maxaad nagu soo kordhisay nacala aabaha Ku yaale, dadkad maagayso waxa kasii xun adiga oo kale oo hadaad doonto Isku dira kuwaa gaajaysan , nabad gelyadooda baaba khatar lagu haya maxay Ka fekeran horumar. Weliba anigu waxba ma qariyee sida loo Kala laangaab San yahay baa anti horumar loo Kala yahay. Mid sized Somali clans are the worst , beelaha waaweyn waaba kuwa ugu degan maanta. Somalidu waxay maanta Ka degi la,adahay waa qurjiile, dhuxulaysato, boon , beerlula (read xawaadle) , eelay and other like-minded ones. Waxad moodo in uurkii hooyadood lagu soo dili jiray . Hutuga , iidorka , dabayaco iyo cagdheer wallaahi horumar ka waa u diyaar nin belaayo rabaa naguma jiro. Hase ahaate aad umaanaan korin weli waa hubaysanahay , qashqashadaa hanalaka daayo baan soo jeedin lahaa. Hadii nalaka dayn waayo inta kalena waa gumaadayna. Ilaahay haduu doono cirka hana geeyo. Ma kulbay cidi denbigooda Naga jaraysa. Waxay inoogu wada badisa in lays ixtiraamo. Oo dadkeenana aqoon lagu biiriyo halkii naxli lagu abuuri lahaa.
  2. The market is huge for every thing you can grow. In berbera and hargeisa for example , we have two flour processing factories we can't even cover 10% of their demands. They bring their raw materials from other countries. If you are over 40 and earned well in qurbaha I don't understand what the fk you are still doing there , leave there now and go back to your village. Don't worry about the market at all . Period. Stop blaming the poor uneducated peaple , put yourself in their place.
  3. Based on my experience our soil is fertile and we have no shortage of land. I have discovered two major problems, first one is the water availability and the second one is the practical knowledge of how to farm and what to farm. An other problem is the fence, all these things costs minimum of 10 thousand US dollars. And that's the lowest I can think about for the very smart peaple . now ask yourself how on earth can poor, uneducated Somali person can get 10 thousand USD ? Don't blame our peaple. Blame our business cummunities , government and the diaspora In somaliland farming skyrocketed for the last couple of years, most new farmers are peaple returning from abroad, these new guys are some of the most patriotic peaple I ever seen in my entire Life , they really do help other poor families because their goal is reduce the amount of fruits and vegetables we import. They share knowledge how ever the water problem is still unsolved. I suggest few methods that I think we can catch the water or reduce the water consumption for farming The easiest one is balli or or surface dams . The second one is subsurface dams plus shallow wells. The 3 other methods I recommend are the drip irrigation, greenhouses and Aeroponics. Guys I like farming and I can tell you farming is not cheap to start. Even the birds are challenging. If you create a farm in the middle of no where most of your crops Will be eaten by the birds. Then you need machineries for harvesting . Our Somali peaple are not lazy they simply don't have the financial capacity to finance such kind of projects. I advise Those of you who can give away 50 thousand dollars To start a farming project in their own villages.
  4. Waar qadhaadh dhe, carrabka toosi intii laysku kaa dul haystay xitaa lahjadii baa kaa luntay. Kkkkkkkk
  5. Culusaw and his entire tol would never ever consider to employ some one who they can't work with or threat to them. Why would culusaw bring some qurjile with a begging bowl when he is in good terms with xamze and the cagdheer gangs who can contribute a lot more to Somalia. It's funny how Narcissistic these yaryar cummunities are without having any military strength or economical and geographic advantages. Who on earth cares if some merxans refuse to work with xamze, every body can understand he has done nothing to them they just hate his relationship to madoobe. He should simply suspend Their budget. All laangaab clans in Somalia heavily rely on the federal government. Alshabaab can retake the entire xawwdle territory withing few days , if they don't work with the government. dhubuq dhubuq dooda mooye dhan u dhacooda ha hubsadan beelaha yaryare kibray.
  6. Those regions are owned by multiple clans. Their desires can not be fulfilled.
  7. Inaga lafteenu waxayn isku layn doona wixii laga yeeli lahaa qurjiilaha , sababta oo ah wax faa,iido ahi inooguma jirto in dadkaasi nidaam keena kasii mid ahaadan. Awalba yadoo aynaan dhulkooda dhaqaale ka heli jirin bay dhibaato na abuureen. Inaynu magaalada laascaanood qabsano faa,iido inooguma jirto. Waxa Ka fiican inagoo maalgashana goojacade , reer walba oo isqi 20 KM oo Dhul ah ha calaamadsado. Muhiimadu waa Dhulka not dadka. Dhulkana ilaahay iyo ninkii xoog roonba leh . Siyaasadii ahayd inaynu dadka qancina is failed, we should learn few lessons from the jews .dad Ku neceb marku dhulku idinka dhexeeyo your priority number one should be inaad dhulka Ka qaado.
  8. Pintland is about to spread her legs for ciidanka qaranka.
  9. Laba ey oo is haysta lama kala celiyo Sababta oo ah kollayba kaad taabataaba waa nijaas. Badana eydu markay islayso waxoodu bootuu u badan yahay. Wah way wah Wah , waar nimanyaw eelaygasi niiko badana ma boqorad Zanzibara dhashay.
  10. Hooga waar nimanku intii aan filayey wayba Ka dareene
  11. MJ yagoo wada socdaba waa Ka adkayn waxba nooma tarayso dagaalkoodu, waa wax yaga u gaara. Anagu munaafaqad kuma shaqaysano dagaalkayaga iyo qabyaaladayaduba waa very clear. Inaad heshiisaan baan idiin rajaynaya si aanu idiin wada karbaashno. Hal mid baan laakiin Ku amaanaya ciise maxamuud waa niman danaystayaal ah oo dantooda aad uga shaqeeya taasna ceeb maahee waa raganimo. Hadaan MJ ahaan lahaa I wouldn't fight for qurjiile. Sababta oo ah maba ogola inay hrti wax la yeeshan , dhuxulaysatada baan u dagaalami labada , waayo atleast Kuwaasi ma diidana puntland.
  12. Waar adeer waad da,a yaratahee maad Ka joogtid yaanad Ku ceeboobine.
  13. Waar bal indha adaygan arka , waar walaahi Kii la dhirbaaxay cabdulahi yuusuf buu ahaa not culusaw, Nacalaa hooyadiin Ku yaale hanagula soo galgalanina ceebtiina , idinkaa qaranka soomaliyeed amxaarada Keene. Laangaab kaas xunee farmaajo na weligayo dooran mayno. Isaga qof ahaan maba nebcin laakiin eyda wadataanu diidnay, ee aad Ka mid tahay. Anaga wasna somalinimada lafteeda , who are you. Somali madaxwayne hwiye oo miskiina been Ka sheegaya waa munaafaq.
  14. Adeer fadeexad aan jirin baad la wareegaysa cida la dhirbaaxay waa cabdulahi yuusuf not xasan sheekh. Madaxwaynuhu waa laandheere goofkiisa jooga waanuna taageersanahay shaqada fiican ee uu Ka qabtay argagixisada.
  15. Who on earth can take him out by force. The guy is supported by all his tol , farmajo was also supporting his tol against madoobe. No body trusts any other clan's leader. Obviously we gone back to 1991 , the good thing is we somalis have no flying machines to wipe out each an other. The UN security council made us a favour to put arms embargo on us.
  16. Lascaanod war is the most boring war , all sides are avoiding to take risks. It's turning into a war of words. One thing is for sure muuse will keep the army in laascaanood, the fact that he is bringing more troops is a clear indication that he is not going anywhere. He is confident that the militias can't remove him from goojacade . And he is not interested to remove puntland from lascaanod. This is only bad for the civilians who used to live this city, most of them may never return any time soon.
  17. There won't be a war in gedo , the mother of all wars is about to happen in buaale. Alshabaab, Ahmad madoobe, MRXN militias, SNA and other igad forces will be involved This war, the stakes are very high. The problem is not the president , it's the clans. Regional identity based federalism is failing in Somalia. Each clan wants to dominate their sphere by themselves. Even In puntland each hrti section wants to be Their own thing.
  18. He was quite crazy and disliked other hiiran clans , the government wants all hiiraans cummunities to rise up against the terrorists, but jayte never had good relationship with the gaalo jecel gugudhabe and others stake holders of hiiran. That's why he lost his job I believe.
  19. @galbeedi Cashuurihii custom yadana waanigaa kuusoo sawiray. Ookiyalaha u xidhoo sabeeno u bedel xisaabtaas. Adiga farta lagu geliye . In kasta oo saylac wado xuntahay custom keedu waa one of the 3 main gates of somaliland. 6 daa sabeenod buuna soo saaray. Gar cadaawe hadaynu dhigano 6daa sabeenod waxa keenay gabdhahayaga firinfircoon sida haboon deeqa iyo qadan hoodo ee djibouti kasoo qaada waxyaabaha faransiisku sanceeyo ee laysku bukhuuriyo ( beauty products) idinku fihiima hinda laylana xitaa malihidin kkkkkkkkkkkk. Ganacsiga bilaaba huunoy idinkaaba af macaan oo dadku idiin soo joogsanayane. Beriba mid ii adeeri tuulo hudheel Ka furtay , hudheelKa Ku xigana waxa lahaa suldaan yalawyalaw, odayga xamdi kalgacal dhalay, inanta baraha bulshada Ka qalaada ee gabooye, Suldaaku waa nin shaxshax badan oo bulshaawiya islaantiisuna waxbay Karin taqaan. Kii adeerka ii ahaa oo raga magaalada ugu tirada badan Ka dhashay baa nafar laga iibsan waayey. Maalintii danbuu qori lasoo baxay, Kulaha gala hudheelKa nacala hooyadiin Ku yaale. Maalintaa customer badan buu helay laakiin dib ugumay soo laaban
  20. @galbeedi Waryaa horta si kasta oo aan kuu maago waxaygu waa constructive criticism ee cadaawad aan kuu qabnaa ma jirto aniga iyo tolkay toona, Cid aan la collawno drod baa nagu filan. Waxan kugu canaantay inaad Ku liidato ganacsiga adigoo suuq haysta. Qodobkaa waan Ku adkaysanaya. Marmarsiiyaha jooji buug yahaw buuga sitaa. Hadaad maanta berbera kasoo dejesid qalabka beeraha noocay doonan ha ahaadane , waa tax free. Shilling lagaama qaadayo. Kabasoo qaad in habruhu kudaafad yihiin , djibouti maxaad horumar uga gaadhi wayday ganacsiga. Waxaa company somaliland Ka dhisan kala badh waxa leh rag djiboutian issaqa. Weligay ma arag qof samaarona oo shilling kala yimid djibouti. Ethiopia bal arag , weligiin baad system Ka Ethiopia Ku jirteen , wax alaale waxad Ka tihiina ma jirto. Xayle salaase oo lugeeya buu xoogsade marcedes Benz lahaa. Maantana kii yaraaye ciid daahir dhalaaba maamula haayada ugu saraysa ee maalgashiga Ethiopia. Laangaab masiib badan baad tahay , xagaa waxa kaa xiga ciisse oo ilaahay wuxu soomali abuuray ugu wanaagsan. Dhinacaa kale waxa kaa xiga ogaaden oo ah somalida kuwa ugu dhaqanka wanaagsan. I don't believe inuu mustafe maanta kuu diidi lahaa waxad xaq u leedahay, oo wallaahiya. Isq baa kuusoo hadhay somalida nooga markhaatiya sidaanu kuula dhaqanay mudadii aynu Isku system Ka ahayn . Intan Ku empower garaynay baanu weliba koodh iyo kabo birra kuu gelinay. Talo soo jeedin, dadka wax idinka dhexeeyan qurbaha haka soo caayina ee dhex gala. Qofka gaddabursi mar alaale marku qurbaha galo halkii uu tacab samayn lahaa cuqdad buu kasoo qaadaa , waxay coffee ga la cabaan munaafaqiin mjreten , marrxan iyo qurjilayala oo aanay waxba Ka dhexayn, Kuwaas oo Ku abuura cadaawad . Maxaa kuu diiday ind ragad wax la leedahay Ku dhex jirtid. Tag shirarka ururada iyo xisbiyada somaliland , habraha marba mid wasss. Nafaqayso warya. Tag shirarka djiboutian Ka, kuwa mucaaridka iyo kuwa muxaafidkaba , yaakhi barjee, Cagdheerta lasoo dhaante onlf iyo kuwa kaleba. La fadhiiso ganacstada , beeralayda iyo dadka horumar ka Ka sameeyey mandaqadeena oo Ku dayda.
  21. Hadaynu qiimayno awooda dhaqaale ee CBB , waa almost zero. Shilling ma haystan dulmihante , ilko yarta, dhuxulaysatada , iyo reer waajidku kuba Xitaa primary schools kooda mushahar ma siin karaan macalimiinta , waa dad ducafo ah oo 30 sano Ka hor laga adkaaday. Waxa kuusoo hadhay dhabar macaanta yagu way isku filan yihiin laakiin cidna waxba kama qaadi karaan military ahaan xaga afka uunbay Ka noolyiihin. Xaga awooda military , 90% Isq iyo hawiya gacanta Ku haya wax alaale wixii hub soomali lahayd. Weliba nooca ugu culus ee wax gumaada hadii loo baahdo. Ilaah baan idinku dhaarshee bal waa ayyo soomaliga maanta Irrir wax Ka qaadaya iyo weliba cagdheer oo aanu isku afkaar dhawnahay. Dadkiinan beelaha yaryar Ka dhashay waxan leyahay dabar goyn baad qarka u saaran tihiin walaahi oo iga daacada. Taariikhda ha moodina 2023, waxaynu dib ugu laabanay 1991 . Weliba waxan si gaara ula hadlaya raxanwayn ta idinka cidina idiinma roona including me all Somalis are your enemies . Hub oromada u doonta. Kuwaas baad atleast Isku baho dawarsato tihiine
  22. Only God can dismantle the alliance between xamar , hargeisa , kismaayo and djibouti . The beggars have no choice. Let's be realistic guys .
  23. Tooxaw oo cay nafta uga qaaday raxweynta argagixisada ah . Reer waajidku horta miyaanay lahayn dad baraha bulshada uga qayliya. Jawaarkii oromada kale xoreeyey kuwan muxuu Ku ilaaway horta.
  24. Wax alaale wixii daaroodi ha dareeraan kharash ka nagaga baxa geeska Africa oo dhan baanu Ku qabsan karna , weliba haday dareeri waayaan naagaha iyo caruurta isqa baanu leenahay Ku mudaharaada. Drod keliya waxaanu is fahmi karna nin warlord ah oo aanu dagaal iska kaashan karno. Wixii civilian ah ee dawlada Ku jira faa,iido nooma laha.