Hunguri
Nomads-
Content Count
1,740 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Hunguri
-
Hello Folks, . Its about a president whose name is "President Abdillahi Yusuf Ahmed". He is the president of Somalia . I just wanna know, why Mr Faisal always talk about Qabiil when ever some1 talks about Somali land . The guy will eventually say, that Leader of Kulmiye "Siilaanyo" is from Burco and not a Hargaisa born lad . Waar bal mucjisadan iyo yaabkan annagaa wax aragny
-
Somaliweyn Media Center (SMC) Hargeysa 26/02/07 Cabdillaahi Yuusuf waxaan leeyahay xukunkaagu Xamar ku waari maayo, xaq darro ayaad ku timid xaqna waad ku tegi doontaa.” Guddoomiyaha Xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe.. Hargeysa(Geeska)- Guddoomiyaha Xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe, ayaa si kulul u cambaareeyay hadal ka soo yeedhay Madaxweynaha Imbigaati Cabdillaahi Yuusuf Axmed oo uu ku sheegay inaanay Somaliland ka go’I Karin Soomaaliya.... Md. Faysal Cali Waraabe, oo xalay u waramay Wargeyska Geeska Afrika, isaga oo daba socday waraysi ay BBC-du la yeelatay Cabdillaahi Yuusuf, waxa uu yidhi, “Cabdillaahi Yuusuf waxaan leeyahay xukunkaagu Xamar ku waari maayo, xaq darro ayaad ku timid xaqna waad ku tegi doontaa.”, waxaanu intaas ku daray, “Marka uu leeyahay Somaliland ma go’I karto, waa wax lagu qoslo waana hawo hadalkiisu. Waxaan leeyahay Somaliland iyo Soomaaliya way is yaqaanaan Cabdillaahi Yuusuf-na, Reer ahaan waanu isu naqaanaa ee waxba yaanu ku habsaamin Somaliland.” Hadalka Cabdillaahi Yuusuf ee uu Faysal Cali Waraabe cambaareeyay Waxa uu Cabdillaahi Yuusuf ku sheegay waraysi laga sii daayay habeen hore BBC-da waxaanu hadalkaas uu ku yidhi, “Anigan kula hadlaya waxaan aaminsanahay in Soomaaliya ay hal dal tahay oo mid ah. Puntland baan ka imid anigu. Puntland iyo Somaliland-na waa isa saaran yihiin oo waa deris waana isugu key mid aniga, Puntland-na ma go'i karto, Somaliland-na ma go'i karto, aniga ra'yigeyga weeye. Ra'yiga dadka leh waa go'aynaa, haddee anigu waa maqlayaayoo, waa ujeedaa, waxayse ila tahay sharci iyo nidaam baa lagu go'i karaaye iska go' ma ahan oo khasab ma ahan. Dowladdaan maanta dhisanna kumana talogelin mana rabto in ay dagaal wax ku xallisee, waxay doonaysaa in arrinta Koofur ka socota marka ay xasiliso oo ay dejiso in ay Woqooyiga Soomaaliya dadka ku nool oo walaalahayaga ah ay wada hadal la furto, wax walbana waxaan jecelnahay in lagu dhammeeyo wada hadal iyo siyaasad, ee dagaal in wax lagu raadiyo iyo qori caaraddiis marnaba annagu dooni meyno.” . Waar show kan Faysal Cali Waraabe maskaxba ma jirto. LoooL, ninku qabiil jecelaa . Cisho dhawna wuxu odhanayaa Reer Guuleed waan is naqaanaa . Anyhow, he is one of the Golden leaders of S-land. PS:- Madaxwaynuhu looks more peacefull . Madaxwayne aad ayaad u saxsantahay. Laakiin sidii aan aniga iyo JBaro sheegnay. Dawladaadu waxay u baahantahay "Education". Sheekh Aadan Madoobe waligii school ma galin waana Speaker of the parlement . By the way, who is gonna post the CV of the President Abdullahi Yuusuf. Halkaa waxaan rabaa inaan ka arko Sheekhu inuu waxsoo bartay isagu iyo inuu Dugsiga Military-ga kusoo booday . Any one will do that ???
-
Calanka waala taagay siday ina leeyihiin. Laakiin si fiican u akhri. Cidda taagtay waa caddahay . Warkuna waa is burinayaa. Oo mar waxay leeyihiin qolyo dhib abuuraya ayaa taagay. Marka kalena waxay leeyihiin Qolyo dhinacaa Ethiopian-ka kasoo baxay. Almuhim, Shabelle fartaa ku mudan. Warar suganoo aan seef la boodo lahayn waa inay sheegaan. Let me tell you the most impartiall Somali website. Waakan. I vote for it (No1)....... www.somaliweyn.com www.somaliweyn.com I like Siidi too . He is a good Somali reporter.
-
, Bilaal saxb. Shabelle Radio-ga iyo Web site kuba ilaa shalay. Waxay qorayeen war aan caadi ahay oo iskasoo daba dhacaya. Markaa Im sure, Qanyare dacwadiisii iyo warkii beenta ahaa oo ay fidiyeen ayaa cunaha ku dhagan. (Wadkeed korisooy waq waq makkaa yeedhay). Lool Yaa yidhi war been ah sheega.
-
Yeah, I will start from Aadan Madoobe. The Speaker of the Parlement. For, he has never been to school . Waaryaa haddaba la soco. We will teach them 4.5. We need another 3 more teachers loool. Very booming project indeed
-
, JB, haa saaxiib. Dawlada yaan la diidin. Laakiin School halagu daro loool. It needs a tuition
-
looool, Very good formuler indeed. JB, I will try to put that into my head
-
Miskiin Macruuf , Saxiib Moderator-na waad noo tahay. Qabiil-na waad ka sheekayne waa sidee. Xoogaa haku yara fogaan. Xittaa, waxaad soo qortay haday jiraan. You should just be moderate and observe . I hope you will not abuse the power . Truth shines !!!!!
-
isha ayaad ka tuurtay. Waa runtaa " Soo jooge laga waaye soo jiifsaa laga helaa". . Drop the Gun Take a Pen and Book Go to School . (Goverment)
-
Taliban, laakiin sxb waligaa possitive face ma muujisid. Are you always angary sxb?? If you think the emotional faces are danbi . Bal marmar "Ahahaha ama waa qoslay" something like that soo qor. JB, waamaxy shaqqadaadii ma qabsanyside lool
-
loooooooooooooooooooooooooooool@ qosol awgii lugtaan kor utaagay. What a breaking record mirqaan.
-
saaxiib, I heard riyaha iyo Orgiduna way qayyilaan?? is that true ?? loool this Somali kat even affected the animal. I heard, a Somalian kid had a goat, and his mother used to milk the goat for her kid. The goat chews the left over kat of the men in the house. One night the mother gave the milk from the goat to her kid. And, the kid was unable to sleep. He stayed up the whole night "Mirqaan" sleepless. Waar mucjisadaan .
-
loooooooooool. Waaryaahee sowdigan sharraxayba. Wallee illeeyn ragga digaduu ka dhigaa . Refer to Abshir's poem . Waa waxaad igu diiday dee.
-
, JB aduunku waa nabad. Dee bal usheeg
-
Galeyr: Waa saxanyihiin kooxaha Muqdisho ku weerara dowladda
Hunguri replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
loooooooooooooool@ baalashlayaasha. Waar wallaahi waad iga qoslisay. Saxiib maya runtii inta badan Jamhuuriya ayaanba akhriyaa . JB, waa runtaa Somalinimo waa Somalinimo . Bal aan kugu diido. -
Originally posted by General Duke: The old man is a hero indeed The best picture . Niyohow sawirkaan ma iisoo diri kartaa . Wall paper ayaanba ka dhigane;)!
-
Looters === Kuwa wax bililqysta . Like those displaced the inhabitants of Jamaame,Baraawe,Marka and Mogadisho it self. Occupiers ?????
-
Galeyr: Waa saxanyihiin kooxaha Muqdisho ku weerara dowladda
Hunguri replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Originally posted by Jacaylbaro: Meel kasta waanu ku jirnaa ,,, somali is still a somali haday 30 dowladoood xataa u kala goáan Loool Jacaylb, saaxiib 30 way badantahay. Ma Somali land ayaa 30 noqotay. Nagadaa dee loool. PS:- Yeah, I agree with you, that you are in every where. Waxaanba maqlay ICU-dii. They were mainly from Burco . JB, warkaa maxaa ka jira saaxiib? -
Geedi V Dad Faarax Geedi returns from his first day at school and immediately questions his Father. " Dad, today we had a Spelling Class - All the other kids could only say half the alphabet, but I knew the whole thing. Is that because I am a Somali?" "No son, that's because you are intelligent. " Gaawe seeming content with the answer, asks his father another question, "Dad, today we had Math class - All the other kids could only count from 1-10, I could count from 1 to 20. Is this because I am a Somali ??" "No son, that's because you are intelligent," replies his father. Happy with the answer! Geedi poses another question to his father, "Dad, today we had Medical Examination, all the other boys were shorter than me, I was at least twice their height. Is that because I am a Somali ??" The father replies, "No son, that's because you are 31 years old." Huh, Geedi was brought as young as 8 years Old, while he was 31 years Old . Odaygu ciyaalkuu ku dhex dhuumanayay looool. Now, the question is !!!!! How many of us were taken to N-America or Europe in the Style of "Geedi" Ahahahahah. I hope all of us
-
looooooooooooooool@ Kaare buul mooday. JB, wali ma maqqashay kii mirqaamee. Intuu habeenkii badhkii kacay. Ayuu Arbeelkadii ama Hudheelkii uu daganaa. Hablihii iska lahaa dharkoodii(Duruucdii,googaradihii, and the other accesories) waxaasoo dhan intuu soo ururshay ayuu habeenkii oo dhan maydhayay. Loool Mirqaan awgii wuxuu moodayay inuu (Cali Fallaaxyadiisii maydhayo) Are you sure, that was not you???
-
I found nothing good , all Qub iyo Qac!!!
-
ahahahahaha waa cajaaibe. Markaa macnaha ma xagga Marathon Stumna Exercise-ka ayay dumarku leeyihiin buu ragga ka caawiyaa . I thought Abshir Bacadle composed a poem about that. Remember . Qalbi Qooqan ****** Aan wax Tarin Qaadow adigaa leh. Lool, nagada beenta niyohow. Isagaa saxsane
-
Sheekha ha isugu tagina . One by one please!
-
JB, did you mention how old are you???. I hope you will not be "Cirroole caruur ku dhex dhuumanaya" !!!!
-
rudy , told you earlier. Your glasses does not help much. Sxb, you hop to Jokes thread not the politics . This dude has been overwhlemed by politics. Calm down dee .
-
Popular Contributors