Hunguri

Nomads
  • Content Count

    1,740
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Hunguri

  1. Daadax , haye JB since when have you become a Coffee boy ??? loool Hey CL, stop abusing men .
  2. mmmmm what can I say . I would say, idinma saamixin!!! You have been talking about me untill Ibtisama put me into a subject!. Waa inoo tahay yareey. I will wirelessly or virtually send you a kidnapping team, that will put your head on a ransom . Alla hayaaaay !!!
  3. Originally posted by Jabarjaan: why do guys hate Ethiopia horta? Koley naceyb kali ah oo meel fadhiyo wax ma qabtee, waxaa ila quman inaa ethiopia la saaxibno oo Africa la hogaamino, why not Hogaamintaaba dhacday. Waar innagaa hogaan laynaku hayaa. PS:- Jabarjaan, Sheekkaa waxay ahayd. Nin ayaa Adhigiisii dhurwaa ugasoo dhacay. Markaasuu ka wada cunay . Xaaskiisii ayaa ku qaylisoo tidhi. Waar Dhurwaaga adhiga ka rid. Waar dhurwaaga adhiga ka rid. This was his answer. He said, "Xabiibi isug anigaa jac la maagane". Ahahahahaha, hadda dee tii ayaynu ku jirnaa. "Sug innagaa jac la maagane"
  4. Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Filla Soomaaliya waa kasaa ha isgeeyo geesinimo hadduu u dhashay, intu dhahaayo meel walbaa kula dagaalameenaa asagoo waliba ku sugan minanka kaabalaadarkiisa ee Master Sanaawi. MM, I thought he is already in Villa Somalia. Are you talking about those days in Badoa???
  5. Cabdillaahi Yuusuf: “Dawladdaydu way la dagaalmi doontaa meel kasta oo ay joogaan…” Addis Ababa (W.Wararka)- Madaxweynaha Dawladda Ku-meel-gaadhka ah ee Soomaaliya, Col. Cabdillaahi Yuusuf Axmed oo haatan ku sugan magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia, ayaa shaaca ka qaaday in ay dawladdiisu la dagaalami doonto kooxaha soo weeraraya meel kasta oo ay joogaan. Madaxweyne Yuusuf, ayaa wacad ku maray in ay dawladdu iska difaaci doonto kooxaha soo weerar taga, haddii ay shacabka ku dhex dhuumaalaysanayaan iyo haddii kale intaba. Isagoo la hadlayey wakaaladda wararka Ethiopia u faafisa ee ENA, waxa uu Madaxweynuhu carabka ku adkeeyey in dawladdiisu qaadday tallaabooyin ay ku xakamaynayso, isla markaana ay wax kaga qabanayso amniga caasimadda Muqdisho. Arrimaha shirka dib-u-heshiisiinta ayaa Col. Yuusuf mar uu ka hadlayey wuxuu qeexay in ay ka qaybgali doonaan qabaa'ilada Soomaalida ee 16-kii sano soo dagaalamay, sida uu hadalka u dhigay. Sidoo kale Madaxweynuhu waxa uu tafaasiil ka bixiyey qorshaha keenista ciidamada nabad-ilaalinta Midowga Africa ee Soomaaliya, waxaannu qiray in ay ilaalin doonaan fadhiimisada dawladda, isla markaana ay tababar siin doonaan ciidamada dawladda. "Ciidamada Nabad-ilaaliyaasha Africaanku uma imanayaan dalka in ay shacabka la dagaalamayaan," ayuu yidhi Cabdillaahi Yuusuf. Mar uu ka hadlayey maamullada dalka ka jira ayuu sheegay in Maamulka Puntland ay dawladdu aqoonsadeen, isla markaana dawladdu ay aqoonsan tahay, balse maamulka Somaliland looga baahan yahay in ay maraan waddada Puntland oo ay aqoonsadaan dawladda KMG. Madaxweyne Cabdillaahi Yuusuf Axmed oo safar ku tegay magaalada London ee caasimadda dalka Britain, ayaa intii uu halkaa ku sugnaa waxaa uu kulamo la yeeshay saraakiil ka tirsan xukuumadda Ingiriiska. Jamhuuriya Online (Click the link below) web page PS:- Maasha Allah, waxaasaa Journal ah . Wallee nimankii Jamhuuriya waxay dawlada ugu yeedhaan "Dawladii Impagheti" maanta ayay runta sheegeen . Waakaasoo waxaan "Madaxwayne" ahayn laga maqli maayo.
  6. Belo!! Madaxwayne ayaa laga murmayaa. Markaasaad leedahay "Adeer iyo Aabe" . PS:- Kamalu Diin, what an smart man. So, you want ppl call him "Adeer" instead of "President" to bring them closer. LoooL, I think this one will work. Hey SOL folks. Maanta wixii laga bilaabo "Abdillaahi Yuusuf" waa adeerkeen. LooooL
  7. Originally posted by Socod_badne: This old geezer is a jokester. Look who is talking , and how old are you ??? Im sure, as same age as Mr Abdillahi Ma quuste .
  8. Nomadique . To be honest your avertor is the most biyuudhiful thing, I can see in the thread . PS:- Im allergic to "cillaan" sneezing already. "Hish Hish Hish"
  9. Originally posted by cynical lady: scar kir waryaa , hello ppl ibti mac mac CL mac mac (ibti cover your face)
  10. Dearest Sheekh Taliban. Are you still using the same unique font with the unique color. What an attention seeker . Anyhow, you are a good sheekh, coz you never smile or show emotional character. PS:- Taliban , saaxiibow adigana waa inaanu kuu furnaa Speciall thread in title of "Qub iyo Qac" loool Im sure, you will like it!!!
  11. Originally posted by cynical lady: ibti the old people home are making me eat blended chicken this is soo not fair (crying a river now) :confused: :confused: So, you 2 (ibtisama and CL) talk about Food and chicken . No problem, soon we will dedicate you an special thread in the title of "KFC chicken". B/W, I always knew CL was greedy. Sheekadii hadda Food ayay gashay . Allaw aanay kuwakani na cunin subhan Allah .....
  12. Ok Captain. Hadalkaagu waa soconayaa. Lool, hadii kale. I will be behind the bars
  13. , Jacayl saxb waa illawsho badnahay. Raali ahoow, waaka illaaway inaan madaxwaynahaaga . Madaxwayne ugu yeedho. PS:- Madaxwayne Rayaale ......
  14. , Well, Jacayl saaxiib waa saxsantahay. Laakiin hadana waa qaldantahay. Waa saxsantahay oo sawiradani waa Hand made . Waadna qaldantahay oo waxaad illoowday inuu "Amiin Camir" oo waxkasta sawiraa noolyahay . Dee cisho dhawayto wuxuu sawiray Odaygii Rayaale oo markuu NNS ta Daba galka ahaa ka niikinaya Xeradii NNS ta looooooool. Saakkana wuxuu soo sawiray Madaxwayne Abdillaahi Yuusuf oo ay qool ku hayaan, lugtana ku yaroo ******** u eg ka cunayo looooooooool. Waar bal mucjisadan iyo yaabkan. You may check here...... www.somaliweyn.com
  15. loooool@ JB, Im rolling over somewhere here laughting. Waaryaahee, waar saaxiib. I could be the father of the boy you described me . Nagadaa ciyaalka loool. Jacayl, Im trying to copy the fashion, that is awsome . Ooops, I 4got my self, that you told me to give up Macawus. LooooL. Anyhow, I like it. You know why!!! Coz, of beign free and comfartable (hola hola)
  16. , Taliban do you always stay up??? Second question . Why do you write a different font,colour than others in SOL??. Third question, Are you an attention seeker:)??. 4th Question kuu raacin maayo.
  17. I would like to thank you Violet . Will that do ?
  18. looooooooooooooool@ Taliban. Rageedii waar Sheekhii waakkaa. Taliban, knock him down . Jbaro, bal waydii how did he know if not smoked . Jacayloow ka dabaalo
  19. Sorry, waa illaaway inaan suaashan kale kuwaydiiyo. Are you your self holding a Western Citizen ship ?? Bal taana iigasoo jawaab!!!
  20. Mr Taliban, Sheekhoow suaal. What about, if some1 gets a Canadian Citizen ship and he is a Muslim/Somali. Will he fall onto that catagory ??? Secondly, Waxaan maqlay Abdillahi Yuusuf, his wife and kids are Canadian Citizens, while he is still holding his Green Somali passport, and never swore infront of the Canadian immigration. Alla hasahlo !!!
  21. Hunguri

    Motionless

    Puuja , since when have you fallen in love?? Maba ogayn inaad sidaa wax u jeceshahaye !!
  22. looooooooooool, JB,Aliya and Dabshid. Waar ninkii saaxiibkeey ee JB ayaa igu yidhi ha i fashilin. LoooL, JB, wallee waa sheegayaa runta. I still remember the sponsor we shared in Kenya. You were lucky, that you passed the interview and shaved every where loool. While, I could nt handle nothing and I was rejected. Hadda waakaa adigiina waxaa jirtaa 25 years old instead of 43 in USA coz of the Sponsor . Anigiina waxaan joogaa Carabta oo age-kaygii ayaa tu kale iigusii dareen loool. Dumn kuwan Carabtu maba naxayaan. They loaded me with a decade of years, that I've not yet blown its candles
  23. Originally posted by SYL: Waar bahalku qurux waynaa. Anigu arigiisa ayaanba ku mirqaamay . Saaxiib, are you virtually selling it ?? Do you have an online site, where I can apply and swap my credit card . Halakala shaqysto!!!
  24. Belo ! So, Taako man and Khalaf , waar cidna body guard hakka noqonina . loool by the way, Khalaf how sure are you, that this is a gril!! Nagadaa niyohow waa Virtuall world.