Hunguri
Nomads-
Content Count
1,740 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Hunguri
-
Waxaan mararka qaarkood aad ula yaabaa. Dadka Dawlad diidka ah. Waxaa jira Axaadiis Nabigu SCW inooka tagay. Oo madhax dhal ah. Waxayna xusayaan Axaadiistaasi. Xikmado meelo badan taabanaya. Waxaa ka mid ah. Inuu nabigu SCW yidhi. "intaasoo sannadood oo nin jaaír ah ama dictator ah idin xukkumayo ayaa waxay ka wanaagsantahay maalin Dawladnimo laáan ah". Sheekh Sucuudiga iyo dunida Islaam-ka aad looga yaqqaano ayaa cisho dhawayto, wuxuu Iqra TV channel kala hadlayay dadka Sucuudiyaanka ah. Wuxuuna u sheegay. Inaanay dawlada iyo barwaaqada ay haystaan ku ciyaarin. Sababtoo ah wuxu yidhi waxaad ku tusaala qaadataan Somalida. Wuxuuna yidhi waxaa haysta. Dhibaato ah, inaanay. (1) Koodii xanuusanayay dawayn karin. Waayo dawlad maleh. Hadii qof xanuusadana dayyac iyo darxumo ayuu u dhintaa. Ama waba la toogtaa (2) Reer ama Caaílad kala qaybsan. Oo haddii Aabahood ama Hooyadood Somalia ku geeriyooto. Midba meel looga yeedhayo. Waa hebel N-Zealand ayuu joogaaye halala hadlo. Hebla Denmark ayay joogtaaye taleefan haloo diro. Hebel-na Canada. Ku kalena Meel daran iyo reera Muskood. Cidiba isuma timaadee Odaygii dhalay ama islaantii dhashay Xabaal ayaa lagu awdaa. Almuhim, waxaan kusoo gunaanadayaa. Bal Dawlad diidoow dawlad diidaye. Wax walba ha ahaatee. Adigu waakaase Somali meel usaar. Akhriso sheekkadan. SOKOREEY MAXAMED: “Intii aan sidan ku noolaan lahaa waxaa la ii qaatay aniga oo is-dhinta” Arbaco, November 21, 2007(HOL): Sokorey Maxamed waxay ka mid tahay Dadka ka barkacay dhibaatooyinka ka jira caasimadad Soomaaliya ee Muqdisho, waxayna haatan ku nooshahay Deegaanka Carbiska oo u dhow Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose. 15-kii Oktoobar ee aynu ka soo gudubtay ayay qaxday gurigeeda oo ku yaala Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir, waxayna ahayd markaasi xaamilo bilaheedii Uurka dhameysatay oo ay kaliya u harsan tahay in ay umusho. Sokorey Maxamed oo ahayd Ugub waxay dhashay iyadoo aaney la joogin Umuliso, marka laga reebo gacan ay ka heshay qaar ka mid ah Dadkii ay Qaxootiga isla ahaayeen. “Dadka aan isla joognay Deegaanka Carbiska kuma jirin Qof Umuliso ah oo igu caawiyay in aan si caadi ah u dhalo, hayeeshee sidii aan muddo dheer u foolanayay markii dambe waan dhalay, aad ayaana u xanuunsaday”ayay tiri Sokorey Maxamed oo u warameysay Wakaaladda Wararka Qaramada Midoobay ee IRIN. Sokorey oo sii hadleysay waxay sheegtay in markii ay dhashay canugeedi ugu horeeyay ay aad u faraxday, laakin kadib lagu wargeliyay in ay aad u dhiig-baxeyso, isla makraana uusan wax dhaqdhaqaaq ah lahayn canuga ay dhashay, taasi oo naxdin ku abuurtay, “ Mid ka mid ah Haweenkii ila joogay ayaa ii sheegtay in aanan wel welin, dhiiggana uu iga joogsan doono, laakin waxaan aad u naxay markii la ii sheegay in uusan canugeygii badbaadin oo uu geeriyooday”ayay mar kale tiri Sokorey Maxamed. Sokorey Maxamed waxay sheegtay in uusan weli ka istaagin dhiiggii ka socday tan iyo markii ay Umushay, waxayna sheegtay in ay xaaladdaas adag ugu sii darsantay iyadoo ay ka xanuunsaneyso Kaadi-heysta, isla markaana aysan koontarooli karin kaadida, Waxaan ogaa in ay kaadi I soo dhaaftay marka aan qoyaan isku arko”ayay tiri Sokorey Maxamed oo ka mid ah Dadka ka barakacay magaalada Muqudisho. “Ninkeygii wuu iga tegay, isagoo ii sheegay in aanan soo carfeynin, isla markaana uusan ila joogi karin, sidoo kalena dadka aan wada nool nahay ayaan iyaguna rabin in ay ii soo dhawaadaan”ayay tiri dhibane Sokorey oo sheegtay in ay nolosha quus ka taagan tahay. Sokorey waxay ka cabaneysay xanuun dhinaca kaadi-heysta ka haya iyo weliba mid kale oo ka gaaray marinka ay ilmaha soo maraan marka ay dhalanayaan, waxayna sheegtay in aysan heysan dhaqaale ay isku daweys, “Aniga iyo Ninkeyga aad ayaan u faraxsaneyn, waxaana sugeynay canugeena ugu horeeya, hadda waxba ma heysto, ninkeygi waa uu iga tegay, waxaana ku noolahay cunto aan mar mar ka helno hay’adaha gargaarka iyo mid kale oo ay Dad i siiyaan, ma aqaano wax aan sameeyo, qofna igama caawinayo dhibaatada i heysata, lacag ma heysto aan isku daweeyo, mararka qaarkood waxaan is-iraahdaa nolosha aad nooshahay waxaa kuu dhaanta in aad iska dhimato”ayay tiri Sokorey Maxamed oo ah Gabar 20 jir ah oo ay dhibaato ka soo gaartay canugeedii ugu horeeyay oo ay ku dhashay meel aan dhaqtar iyo umuliso lahayn oo u dhaxeysa Magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia
-
Nomadique you put a big laughter on my face. And, why did you contribute ? To me you are the best!
-
Peacenow, are you one of them saaxiib? Aad ayan kaaga shakkiyey. Its just a simple question. Coz, since the day one I saw your posts regarding gays issues, you are on their side. Somaliyeey, ofcourse, gays have to be wiped off from our community. But, let us wait for the right time. For the time beign let them be what they are in the western world.
-
Peacenow, are you one of them saaxiib? Aad ayan kaaga shakkiyey. Its just a simple question. Coz, since the day one I saw your posts regarding gays issues, you are on their side. Somaliyeey, ofcourse, gays have to be wiped off from our community. But, let us wait for the right time. For the time beign let them be what they are in the western world.
-
USA does not have a blue flag with the white star. In fact, its more color oriented like yours. Thought, waligy aanan arag. Green,red, white isku dhex jira. Waar I am bouncing to work will talk to you later insha Allah saaxiib. By the way, Kool Kat nin-kan waa dawakhsanyahaye cashar kusii akhri lol
-
loooool@ Kool Kaat, ninkan Jacaylbro waa dhagga xidhanyahay. Waaryaahee saaxiiboow laba calan oo laysla meel dhigi karo maaha. Nagadaa muranka iyo qarjajacda Imagine a light blue sky clour with the white star. Wallaahi, the designer of Somalia flag must have been so geniouse. Nagadaa niyow alaabtan waa runteed Kool Kat waxaad moodaa ranji laysku wada qooshay looool. PS:- Waxaad tidhaahdaa dag dag ayaanu ku design garayny calanka. Laakiin dib ayaa laga saxayaa loool
-
Nin Waliba tuu calmado Waw Cambara Luule Bal waxaad shirka mar walba keenysid eeg. Waar anigu haddaan adiga ahay waan is qarin lahaa. Markii hore sawir ( too scarry ah ). Hadda laakiin ( after all waa gabadh Somaliyeed) Inantu way qurux badantahay laakiin dharka iyo calan-ka ay sidato marka ( Ashahaadada laga reebo ) Ma qurux badna.
-
Jacyl bro, saaxiib calan-ka laftigiisu is so beautifull. Cant u see the blue head scarf with the beautifull,blue flag printed on those chubby,sweet cheecks Mmmm Masha Allah ma cid lala simaa jira . Mida kale qof wayn maaha qoftani dee. SOL dumar-ka ku jiroo dhan ayaa ka wayn. Meeshan dadku waa wada 18 jir huh!
-
Jacaylbro, saaxiib ninkan calanku ku sawiranyahay muxuu ahaa?? Ma Ethiopian mesha la keenay baa loool Love Great Somalia See the picture below
-
Puja, will buy you a candy,baloon, Arsanal T shirt fun, and a little wistle to play Masha-Allah daadax Allaw hayga kaa qaadin Aliyah, Hangariisi miyaan ku sheegi karaa dee. Makka dhigaa ninkii Waraaqda walaalkii u diray ee Direct Transilation-ka sameeyey. This is the story... PS (Faarax writing a letter to his brother ) Concept of the story, is that Faarax divorced his wife, coz of personal differences, he had a little shop and he bunkcrapted too. And many misfortunes. So, Faarax has to mention all this to his brother in an English letter. Here, is what Faarax wrote ...... Dear Brother Warfaa, You know we are all Good (Alhamdu Lillah). But, there is a bad news moving arround. I opened my wife (he meant divorce) Because she cut my leg ( he meant way i luggoysay). And, do you remember our good shop. Walaalo it stood up ( He meant he lost the shop,bankcrapted). Dear Borther, no problem Allah will enter into my shoulder. (He meant Allah baa i garab galaya). You know the tree called a man should ressist such misfortunes. (H meant Geedka nin loogu yeedho waa inuu hal adayg uleeyahay dhibaatada ). People, keep talking about me, and I ask my self that am I mad or people singing from Adan. ( Ma anigaa waalan mise Cadan baa laga heesayaa). They want to stir their legs every thing (Waxkasta waxay rabaan inay lugta ku walaaqaan). Finaly walaalo my stomach is walking and I have to go toilet ( Faarax meant he had motions and should go to toilet ) To be contenued !! Aliyah, Dhug Dhug Laad maku adhfacy, in English Transilation waxa weeye. Yow Yow I kicked it well Sidaasaan filayaaye qolada Hangariisiga garanysa ha tarjumaan!
-
Haayoo hadii Musas la fago Masas baa kasoo baxa isagii baa Tukkobo wayn sita markaasuu anigii igu leeyahay waa cajjuus By the way, who took you to Addis-Ababa. Some one must have been with you to help!
-
Sheekha-Jacaylka, Can you plz take some pictures of Galilei/Makel Bole Hotel ?? Just take a picture of the very first office room of that Hotel.. And, stay away from ( Aabaa Yaabay ) Beleive me, hadii kale sidii Odaygii Mirqaamay, sheekadiisa ayaa kugu dhacysa .. PS:- Oday ayaa mar dhexdaas ah wuxuu ku qayyilay laba marduuf oo ah Aabaa Yaabay . Habeen badhkii ayuu isagoo Hotel-ka dagan wuxuu is yidhi waxaad maydhataa dharkaaga. (Macawuso iyo shaadhadh ) Guess what he did... He started collecting some women clothes of the Hotel staff. Like, (Duruucdii,Googarado,Bras and all the body guard belongings of the women ) He started washing,cleaning and drying them. The whole night shaqqadaas ayu hayay He was still like, well my clothes !!!
-
Dahia thanks, Abwaan ninkan Sheekha jacayl-ka ayaa anigii igu leh daasado ayuu jiidhay Jacaylb, anigu maalinkaan daasadaha jiidho. I am sure, you on your side some1 will even mush the food for you. No teeth, no good memory and isku dhex yaac caadiya loool
-
Originally posted by xiinfaniin: ^^Wax waalan. Marka gabdhaha da'dooda lasoo gaaro, Hooyday keliyaa iga weyn adeer ! Xiin-Faniin, you remind me one old man neibghour of mine back home. He had a lovely old wife, and as the old man's sight were weak. His wife used to give him oral directions from the house on his way to the mosqou. Every prayer he is going to the Masjid, his wife had to stand right infront of the door, and give him the direction as the masjid was too close. Like, when he loses the balance on the way to the Masjid, she would say ( Jaamacoow Bidix, Bidix isu badi ) and he listns to his wife and goes to the left side, then she says ( Jaamacoow haa waad saxsantahay ) The most funniest part was, when young girls see Mr Aw-Jaamac with his wife giving him the oral directions they just laugh at him Alla waa odaygii madaxa adkaayee aan Dáda qiran jirin . To cut the story short, Xaajigii Aw-Jaamac ahaa, One of the days, he lost the voice of his wife. Kadibna wuxuu jiidhay daasado iyo alaab waddada tiilay. Every one arround him started laughting at him Laakiin he replied and said..... Dhug Dhug Laad makku Adhfacay See still in denial of the age
-
Originally posted by Naxar Nugaaleed: sometimes a little thinking is necessary sxb "the issues of the boys the Puntland police mercilessly shelled in their house." I can't believe these shufto were let go! [ Can you please give a sufficient,evidence to establish your little cheap text as true. I know, you just bluntly wrote it. Controll your hatred emotions. And, spare something...
-
Hore ayaan kuugu sheegay. Ninkan magiciisu waa Dabin-Kabood. This may seem impossible to you, laakiin he will stick to his decision. Laga yaab Odayga Halyeey iga dheh.. PS:- Sheekha Jacaylka , Barigii Abdillahi Yuusuf Puntland madaxwaynaha ka ahaa. Ma xusuusataa Xildhibaanada Sanaag iyo Sool. Waxay daraja Rayaale ku waydiisan jireen. Waar Korneelkii ayaa Xuduudihii Puntland oo dhan soo xidhayee lacagta iyo darajjada kordhi Haddana waad aragtaa waxa ka danbeeyey. Somalidaa tidhaahda. ( Meel Aar ka kacay Attoor Sakaaro Fadhiisay) Niyow nagadaa wax intaa ka baddan masii wadi karnee Baaqiga Aabaa yaabay ayaynu kaga wada hadli doonaa!
-
Aabbaa Yaabay - The last version of Khat in Somaliland
Hunguri replied to Jacaylbaro's topic in General
Sheekha-Jacaylka, You have been selling, and telling guys, that I know better Runta iska sheeg niyow lol -
Dee sow millitery man maaha. Waad ogtahay inuu hawada isku laba rogee Magaciisa ma garanaysaa. Waxa la yidhaahdaa... Dabin-Kabood
-
I dont have no doubt, that all of them have links with Ethiopia. However, the old man does not listn to every crap, and non-sense. Bal odaygii Rayaale ahaa iyo S-land tii eega . Allah kariim. Who is a reall stooge??? WARDHEER NEWS Itoobiya oo wada qorshe hoosaad lagu kala qaybinayo Soomaaliya WardheerNews, 31 Oct, 2007 ( WDN) - Qoraal uu soo gadhsiiyay wardheerNews wariye Tamrat Nega oo uu fadhigiisu yahay magaalada Addis Ababa ee xarunta Itoobiya, ayaa uu ku sheegay in ra’iisal wasaaraha Itoobiya Md. Meles Senawi uu wado qorshe lagu aqaansanayo maamulka Somaliland. Qorshehaasi oo ka danbeeyay hawlgal uu Md. Meles uu u diray khabaro uu hormuud ka yahay wasiiru dawlaha arimaha dibada ee Itoobiya Dr. Alemu Tekede in ay daraasaad ku sameeyaan sidii xal looga heli lahaa siyaasada cakiran ee ka taagan Soomaaliya, iyaga oo ka duulayo danaha Itoobiya ee Geeska Afrika. Khabaradaasi ayaa la sheegay in ay u gudbiyeen Md. Senawi talooyin ku aadan xalka Soomaaliya, kuwaasi oo ka koobnaa sadex qodob: Inay Itoobiya aqoonsato maamulka Somaliland, isla markaana ay qaado olole ay ku raadinayso aqoonsiga Somaliland. In Soomaaliya loo qaybiyo afar maamul goboleed. Kuwaasi oo kala ah 1) Puntland, 2) Hawiyeland, 3) Rahenweynland iyo 4) Jubaland. Maamulka Sooomaalida Itoobiya oo xooga la saaro sdii loo xadidi lahaa xidhiidhka uu la leeyahay Soomaaliya. Warkaasi ayaa intaasi ku daray in Md. Meles uu wadahadal ku aadan qorshahan la yeeshay madaxweynaha maamulka Somalind Md. Rayaale, madaxweynaha DFKMG C/laahi yuusuf iyo raiisal wasaarihiisii hore Geeddi. Md. Rayaale ayaa la sheegay in uu si aad ah u soo dhaweeyay arintaasi, halka uu C/laahi Yuusuf gaashaanka ku dhuftay. Qorshahan kala qaybinta Soomaaliya ayaa la sheegay in macaaradka Itoobiya in ay si aad ah u soo dhaweeyeen. WardheerNews Copyright © 2007 Wardheernews.com
-
Aabbaa Yaabay - The last version of Khat in Somaliland
Hunguri replied to Jacaylbaro's topic in General
loooooooool@Jacaylbro. I am salvating -
Runtii, waxan ku qoslay ( the Jinni part ) Waniyow, Juuje iyo Duke-na waxay isku noqdeen Tom and Jerry. Hadda arrinkii Mingis iyo Xaalal ayuu isu roggay!
-
Xiin-Finiin, mayee Ninka kashbacayee,kammanka wayn yeeshay waa Rayaale. PS:- Waniyow, waa iga daacade. Aniga Kismaayo wararkeeda waalaygaga dheereeyaa. Waxa ka socdase wax wanaagsan maaha. Kollayba dulmi baáni waa jiraa.
-
Me, the best,most vivid part of Ismail Mire's gabay, which is the right (ma7al Shahid of the current affairs) is ........ Mid kuwaa ka dhiggan baan arkoo Kibis u laabnayne Inta uu kashbacay oo Kibroo Kaman Wan wayn yeeshay Yuu niman Karaamiyo Colba leh Kiish ka buuxsadaye Ka shib Dhaha Addoomahoow Naftii Kii ladnaa gadaye Bal car garo!
-
Is this guy(c/yusuf) politician or Gang Nassib leh?
Hunguri replied to Yaabka-Yaabkiis's topic in Politics
Abdillaahi Yuusuf, is a true hero politician man. He is a decisive,charismatic Leader. He is a militery man,politician, and very wise as well. -
Is this guy(c/yusuf) politician or Gang Nassib leh?
Hunguri replied to Yaabka-Yaabkiis's topic in Politics
Abdillaahi Yuusuf, is a true hero politician man. He is a decisive,charismatic Leader. He is a militery man,politician, and very wise as well.
-
Popular Contributors