Hunguri

Nomads
  • Content Count

    1,740
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Hunguri

  1. CL, ma anigaa waalan. I am in my sense. Mar danbe hadaad igu tidhaahdid. Hunguri is cryzy. Keep in mind, Googarada ayaan kaagasoo dhex baxayaa
  2. Northner, I am leaving on Thursday insha Allah! After the champions league! Jacaylbro loool hee what is with India . Ma meel fiican baa sxb lool
  3. Originally posted by cynical lady: I never get that, why do people have meher then the wedding in a month + time? Mmmmmmmm! to do more jug jug and jaq jaq in advance in parks and gardens!!! PS:- Northner, did you go to the wedding with the Khamiis you bought with the 40 Dirhams saaxiibow, make sure you dont look like the Egyptian man at Fanaaneen shisha shop with the big Azhari Khamiis loool. Jacaylbro, Somali land iyo Rayaale ayaa beryahan maskaxda kaa qaluuday loool Do you know what qalluud is loool! refer to your Bihi Bihi dictionary !!!
  4. In the middle East, or most of the Arabian countries. Honey,sweety, ya 3asal, 7abebti, all these words are very common. Its just so normal. Laakiin, wallee aniga waxa igu dhacday. A very pretty Lebanese chick at my work, who is totally on a different department, keeps calling me "honey,7abeebee" and many disarming,sweet words. PS:- I thought, she was upto something. And, my reply to her was like " Aaah waaryaahee tani waaba iska diyaar. Oo waa iska kaa rabtaaye". To a big suprise, I found her calling these words every body at work . A typical Somali dry man! Malaha Gaajaa i haysay xagga (sweety,honey,xabeebee) Waxaasoo dhan Xaliimooyinkaas madaxa waawayn baa ka masuul ah
  5. Abtigiis, Somali oo dhan baa Gaala dabada ku wadata. Ninkani sawir buuba meesha ku dhajiyee. Sowtan maaha Xabashi laba shaadh oo kala nooc ah watta, Somaliba kala qaybiyey. Ethiopia------>Somalia<--------Ereteria Allaw, ummadaadan u sahal!
  6. loooooooooooool@ibtisaama. You know what, Jacaylbro got shrinked now I think he is underneath his bed by now loool. Jacaylbro, saaxiib miyaad carartay lool. Waxba ha biqqine iskasoo bax niyow. Emporer, adiguna ninka makka baqday lol !
  7. Jacaylbro, you have been finally brought to public, with your dirty clothes washed by your big mouth!. Ibtisama , you may post that as a joke. But, seriously this guy works for those agents. I know him very well, halayska ilaaliyo . Abu Geeljire, waar adiga waxaasi ma fulaynimaa loool What is with SIS do they even exist lool waa 3,000 ignorent old men thugs hired by Riyaale. Wallee, maalin ayayba Hargaisa lacag iga xadeen. Belive me Its not a joke they pick pocket me in an amasing manner! Waar lacagtaydii yaa iiga soo celiya tuugta! Laakiin, hadda Hargaisa oo dhan baa wada SIS ah.....
  8. Laba Xiniiyood, let me tell you how. I am gonna tell you why all these groups and cohorts are equall. And, I will prove that to you with the leight of the holly Quran. Ina adeer, ma shakki baa ku jira marka u horraysa. Dawlada iyo Abdillaahi Yusuf kooxdiisu inay jaahiliin ka yihiin dhanka Diinta. Marka ugu horraysa, taas ma shakki baa ku jira, jawaabtu waa mayya. Ok, haddaba nin jaahil ah, ama aan diinta si fiican wax uga aqqoon. Waxba maaha, inuu waxkasta oo fal foolxuma ah ku kaco. Xittaa wuxuu gadayaa caruurtiisa iyo hablihiisa. Alright, hadaan qoladaas intaa kaga baxo. Waxaa soo hadhay. Qolada Maxkamadaha iyo Culimada magacooda huwan. Allah subhanuhu watacaalaa, wuxuu Quraanka ku yidhi. (1) Miyey simman yihiin, dadka wax yaqqaana ama cilmiga leh, iyo kuwa aan cilmiga lahayn. "Hal yastawe Alladiina yaclamuna, walladiina laa yaclamun" (2)Addoomada Eebaha Raxmaana, waakuwa u Socda Dhulka Xasillooni, markay la hadlaan kuwa Jaahiliintu, amaba ay af xumeeyaan. Waxay yidhaahdaan Nabad Nabad PS:- Xaashada 495,Aayada 63aad, Suuratul Furqaan. Hadda, waxaan kasoo wadaa. Waar bal kuwan Culimmada isku sheegaya, ee diintii garanaya. Ee wax walba kala og. Maxay tahay waxay Shicib-ka ugu naxariisan waayeen. Maxay tahay, waxa ay nimmankan Jaahiliinta ah, shicibka korkiisa ugula gorgortamayaan. Waa ogahay, Xabashigii ayaa meesha ku jira. Laakiin, waa wax mustaxiil ilaa Waxdaaniya Somaliyeed la helo, inuu Xabashigu kaa tago. Amaba kaa guuro. Marka, ninka ilaahay title-kaa u sameeyey. Hadeey diintu dhab ka tahay. He would have very much softened. They dont absolutely show no what so ever of tolerance. Waa extreme dry to the level of zero tolerance. Diintu waa dulqaad, Diintu waa xikmad, Diintu waa macaan. Nabi Mohammed SCW, when he used to write to the kings of Rome, and Persians, while knowing they were true unbeleivers, never the less, he used to avoid to provoke them. Wuxuu ku qori jiray. Waraaqihiisa! Assalamu Cala man Ittabaca Huda, Nabad korkiisa ha ahaato, qofkii Hanuunka raacay. That was after, Bismillahi Raxmani Raxiim, and Min Mohammed or from Mohamed prophet of Allah SCW. Hadda, waxaan kusoo gunaanadayaa. Ninkii, diintu dhab ka tahay. Ha muujiyo dulqaadkeedii, halla yimaado macaankeedii.!
  9. Sheekh Nur Ali Olow, was a true,Muslim Somali scholer. He was a decent man,sweet and full of knowledge. Waar nimanyohow, bahasha siyaasadda la yidhaahdaa yey idinla fogaan. Oo dadkii Alle iyo Diinta u shaqqeeyey idinku dirin. Koora Tuunshe, ina adeer dont you know he has thousands of scripts and books approved by one of the most well known scholars. Like Ibna Baz and Otheimen. May Allah all bless them. On top of that, Sheekh Mohammad Bin Abdull Wahab was a similler Islamic scholer, he has got nothing to do with Alshabab or any political entity in Somalia. Dadka iyagu is qarxinaya ama bambooyinka isku xidhaya, iyo kuwa kalee Xabshida hor kacaya wuxuba waa wax isma dhaanto. Waxaan hubaa, ninkii maanta dhiig Somaliyeed ku jiro, ama wax yar oo Iimaan ah ka dhex ruxmayo. Inuu ka xumaanayo, culimadii Tabliiqa ee masaajid-ka lagu dilay. Marka meeshan khayr kama jiro. Walaa Dawlada walaa kuwan Maxkamadaha isku sheegaya iyo Alshabaab!
  10. Qabiilkeey == Reer Libaax liqe Town == Qansax Dheere Hobby ??????? ( Madaxwayne halay yidhaahdo)
  11. Mmmm Waniyow, ma iska imaadaa. I am just thinking of where to go!
  12. Ok Ibtisama, peaceful ppl are the best. And, what is with the red face you and Malika are commnicating with !
  13. Well, by next week. Just a little reminder. Becareful, and dont shout at her. She will sumo wrestle u otherwise lol
  14. Ibtisaam, yes. How about a Kenyan? lol
  15. Well, Ibtisama!. Malika, dont be suprised. I was searching things with her university roll number I sneaked to the admission office and got some old yellow files with a bit of dust. But, like Somalia I fuuuuuuuuuuf waa affuufay. And a number + a name appeared What an English system yaar!
  16. hee warku sidaa maaha miyaa! Waligy ma arag qof aan isagu warba isu hayn loool. Khalaas, will apoint for u a secretary marka!
  17. lool he said. She must be very famouse! the Indian man was so much suprised dee. Coz, the google search engine was too friendly with your profile!
  18. I googled your name An Indian man sitting beside me said! Vadh a suprise yaar! Vadh a wamoush lady!
  19. Ibtisaam, I heard u got a job in London stock exchange. Is that true
  20. Northner, I am old enough to know the right from wrong, murdering Sheekhyo Tabliiq ah at a mosqoue is not something, that I will cheer or encourage. Laakiin, my support for Somalia to have a system and goverment under one flag, will never change Adigu, when will you compromise over your secessionism idea ?
  21. Nepathy, Anigu adigu meeshaad ku jirtid ayaan ku jiraa Almuhim, waar meeshan waxaa ka dhacay abtirsasho. Hebelaa adeerkeey ah, hebel baa ina adeerkeey ah. Anigaa reer Qansax Qawdhan kasoo jeeda. Nin-kan Duke isagu beri hore ayuu caddaystay warkiisa. Oo Abdillaahi waa adeerkiis. Laakiin, odaygii Xoogsade ahaa ayuu maryihii ka dhigay. Waakaas wuxuu marinayaa anigu reer hebel ayaan ahay!
  22. Horta, Allah haw naxariisto Sheekhyada. Runtii waa wax qofkasta oo damiir leh ka dhiidhiyo. When it comes between Xabashi Gaal ah and a Somali born blood,kinship Muslim brother, we should stand by our brothers. Laakiin, arrin kalaa jira. Sawirradan dee anigaaba garanaya kuwo fara badanoo aan reerkaas ahayne. Xoogsade,Nepathy,Jacayl bro and Northner. Nagadaaya qabyaalada . Wallee Somali bahashaa looga caal heli maayo. Abdillahi Yusuf iyo maamul-kiisu hadday khaldamaan. Maaha in la yidhaahdo qabiilkiisii ayaa shiriyey. Hadii kale idinka laftiina ayaa in laydin daaweeyo u baahan Waamaxy ummadan wada xanuusanysa
  23. This is so funny, it made me roll over the floor. Aw-koombe V Qawdhan http://www.youtube.com/watch?v=BURRKjy67-k&NR=1 Majaajilo Awkoombe
  24. Thanks to the moderators!
  25. Originally posted by LayZie G.: lol, why is that everyone who comes across things they dislike or are distasteful to them almost always blame it on ADMIN? ADMIN isn't a moderator, take it up with the MOD's, not him. PS:get over yourself eedo, its just an image. (if it helps, turn around) Awoowe, I have been seeing your reactions and posts. You are simply an attention seeker. Markaa beat up your drum aniga waxba iga heli mayside!!